Barnaamijka Gocasho: Qisada Cabdulqaadir oo lug iyo gacan is dhaaf ah ay Khawaarijtu ka jartay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 20

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 ปีที่แล้ว +10

    Ilahoow waa bil ramadaane argagixisada Al shabab dalkeena nooga saar amiin amiin Inshallah

  • @degan4
    @degan4 ปีที่แล้ว +3

    XasbunaAllah wa nicmo wakiil

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waa qiso aad umurugo badan waana dhacdo saameen igu yeelatay nolosheydi ilaa iyo hada kama soo kaban qaracanki aanka qaaday waxan kamid ahaa caruurti goob jooga u eheyd falkan guracan ee lagula kacay dhalin yartaan xili galab ah bey eheyd waxan joognay barxada banooniga ee lafaha loo yaqaano halkas aya nalaga so raafay anago aad uyar yar oo daawaneyna kubad wixii galabkaas indhaheygu qabteen qaracan iyo argagax anka qaaday ilaa iyo hada ma iloobin wlhi 4 dhalin yaro ah ayey ahayeen xerada maslax ayey falkaasi ka geysteen waxana gacmahooda lasuray suuqa xoolaha gar ahaan biya dega tabeela kuyaala wlhi dulmi ka weyn goob joog uma eheyn ee qof shacab ah lagula kaco degaanka waxan ku eheyn qax 2009 ma arag meel lagu maxkamadeeyay iyo cadeemo lahor keenay shacabki joogay xerada maslax waxana dadka u cadeed in falkani yahay fal qasab ah iyo dhalin yaro lasoo afduubay xitaa anagi daawashada la inoo keenay qaarkeen wey matageen qaar wey suuxeen qaar wey daawan waayeen aniga waxan xusuustaa galabkaas in albaabka dibada nalaga so celiyay markan argagaxa aragnay madaama an caruur eheen an xamili weynay waanala celiyay qaarkeen waala garaacay maalinkaas baa iigu dambeesay xerada maslax ilaa iyo hada majecli xitaa in aan maro wadadaas wayo waxan daremaa xusuuso iyo argagixi an gobjooga u ahaa wana ka xumahay walalkey iyo qof kastoo argagixisada dhibateesay alle ha ubooga dhayo runtii anaga xitaa ilaa iyo hada saameenta inoo geesatay kaman soo kaban alle dalka haka sifeeyo khawaarijta alle ha ino siyaadsho amniga iyo xoriyada dowladeenna inoogu dadaashay waxan ku dar daarmayaa meel kasto dalka kamida khawaarijta halaga ciribtiro alle heyna dhaafiyo waqtigooda wuu dhamaaday allow walalkeen iyo shacabkeena la dhiban gumaadki argagixisada inoo wada geesatay alle heynaga caafiyo khawaarij diinta islaamka weyka fogyihiin alle hadabar jaro wlhi xusuus murugo leh ayan dareemay walalkey wankula daremayaa xanuunka kugaaray alle hakuu booga dhayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 ปีที่แล้ว +5

    Al shabab ilahey ciil idinbad amiin amiin amiin amiin inshallah

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan is lahaa saaf amase seef ayey kaga gooyeen gacmaha amase lugaha.markii uu idhi waxay ku gooyeen mi'di aan af lahayn walahi waan sawiran kari waayey xanuunka iyo masiibada ku dhacdey wiilkan.subhan Allah.

  • @shamsadii
    @shamsadii 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢wa ka xumahay

  • @baari3297
    @baari3297 ปีที่แล้ว +2

    Waaan kaxumahey dhibaatada dhalin yarada loo geysto

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 9 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah abaalkada waa jano habo and I’m sorry this happened to you

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 7 หลายเดือนก่อน

    Wariye khibrad le ayan jeclayn in barmamij yada nocana ina udhiibtan

  • @atikaabdulrahim7657
    @atikaabdulrahim7657 10 หลายเดือนก่อน

    Ax kuwaan dadka allaha ka qabto😢😢

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 หลายเดือนก่อน

    Allow alshabab adigaan kaaga dacawoonay

  • @degan4
    @degan4 ปีที่แล้ว +1

    Cadawgaaga how jabin

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 7 หลายเดือนก่อน

    Dowladu wax ha uqabato magecada waxyeladu kuso gadhay

  • @user-bj3xw6yg9g
    @user-bj3xw6yg9g ปีที่แล้ว

    Samirku waa qaali iska samir maalin waxaa imaan doonto xaqaaga dib uheli doonto

  • @somalilegend8676
    @somalilegend8676 ปีที่แล้ว

    Sxb Jaajuus Ama Qof Banooni Cayaaro Lug iyo Gacan lagama jaro😂 Runta sheeg Tuugo inaa aheydeen Oo Qaadicu dariig aheydeen😂 Inaad ka waana qaadato ayey aheed, Hadana been ayaad ayaad wali wadaa

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 หลายเดือนก่อน

      Alshaabab ayaa tahy waxb Alle kaga baryay waxa ku dhacay wilkan iney adigana kugu dhacdo oo mujrimintan ad tagereysid ayey kugu samayaan damiir lawe ayaa tahyye

  • @somalilegend8676
    @somalilegend8676 ปีที่แล้ว

    Sxb Jaajuus Ama Qof Banooni Cayaaro Lug iyo Gacan lagama jaro😂 Runta sheeg Tuugo inaa aheydeen Oo Qaadicu dariig aheydeen😂 Inaad ka waana qaadato ayey aheed, Hadana been ayaad ayaad wali wadaa 7:29

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 11 หลายเดือนก่อน +1

      Qof Samir leh matihide dadka ha u gafin bal qiyaas waxa wilka ku dhece hadi adiga kugu dhici lahayen duuliga tahay waase

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 2 หลายเดือนก่อน

      Kaalay nacasow shacabkaan masaakinta ah oo maalin walbo qaraxa lagu dilaayo ayagana ma qaadicu dariiqaa mise waa tuugo war shabaab diin ma wataan ee diinta ayey rabaa iney nacsiiyaan dadka kale oo soo islaamaayo diintayna ayey wax xun ka dhigaayaan