"Wuu mahadsan-yahay abwaankii sameeyay Heestan in Ethopia inaga xigto Somalia.. Faysal Cali Waraabe.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #SKY_CABLE_TV
    Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
    Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
    Facebook : / skycabletv.tv
    TH-cam : Https://www.youtube.co...
    #Skycabletv #Skycablesports

ความคิดเห็น • 62

  • @fadumaabdillahi9266
    @fadumaabdillahi9266 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan wax ka naxa malaha miyaa😂may doctor geeyaan😅 إنا لله وإنا راجعون

  • @Salugla
    @Salugla 3 หลายเดือนก่อน +5

    Maanta odaygii ma ka saaray awal wuu waalaaye ma dharkuu dhigtay waa maxay tabeebuhu

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waligaa maalin madow baad ku jiraysaa inta aad nacayb iyo cuqdad qabto ma amxaaro aad ama yahuud utag marna ma xoroobaysid

  • @degan4
    @degan4 3 หลายเดือนก่อน +2

    Itoobiyo kumaad qaxine soomali galbeed baa ku qaxday😂😂😂

  • @MaxmedCabdi-x4x
    @MaxmedCabdi-x4x 3 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi qaran guul somaliland guul somaliland

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Geesi QaraN Noolow cadawgaaHa Jabo guul guul soomaalilan ciidanka qaranka difaaca noolaada GUUL soomaalilan 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪❤️💪❤️💪❤️💪❤️❤️💪❤️💪❤️❤️💪

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 3 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم اهدي شيخ فيصل أنه لايعلم ما يقول ولا يتكلم مايعرف. ياشيخ فيصل لاتفرغ بين المسلمين وخاصة بين الصوماليين . الوحدة أمة احسن من تفرغ والانقسام التي لا يأتي الضعف وعدم القدرة الدفاع وقلة المال وتخل أعداء الخارجيه.

    • @Sakariye-km6ry
      @Sakariye-km6ry 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @degan4
    @degan4 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faysalow runta noo sheeg kolar soomali waad jeceshaye innantaad Amxaar ma u guurin kartaa??????

  • @sahalelmi7330
    @sahalelmi7330 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 waar maanta muxu madaxa kuu siita odaygii wareersana 😂😂😂

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 หลายเดือนก่อน +2

    RIJAAL FAYSAL ALI WARAABE GEEZI QARAN WEEYE WALAAHI NINKANI

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alimuse7779
    @alimuse7779 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal Geesi buufi nacabkq hanti qaran Ayaad tahay

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanaallah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @princek802
    @princek802 3 หลายเดือนก่อน +2

    Caadi bu uwashey duqi warabe aha imika wxey wxu madaxa kuxidhey hadana😂.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allllah faysal nolow❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

      Hhhh ciidagale ha.xoreeyo horta oo muse hooley haka xoreeyo inagumedku🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 3 หลายเดือนก่อน

    Meeel. Gabal. U. Dhaxa. Shisheeye. S. M. Albaabada
    Kasoo. Xidheen. Ayuu. Soo. Fadhiyaa. Waar. Orod. Umad. Ooridaadii ka. Ag. Dhawoow. Maradii. Midabada. Badbeyd
    Fashilantay'e. Maaluntii. Dulmigii. Reer. Ssc. Kusoo. Qaadeen. Ee. Eebe. Iyo. Kuwii. Cirdigooda. Sharaf. Tooda. Maal. Kooda. Daafacanayey. Hubkii. Idiinka. Dhigeen. Ayey. Soi. Afjarantey. Wixii. Loogu. Yeedhijirey. Land. Oo. 90jir0. 80jiro. Ku. Xoolo. Uruursanjireen. Odaygan
    Maxakamad. Suge. Ee. Dhiiga. Xabayey. Nus. Qarnii. Wuxuu. Uruurinaayey. Intuu. Gurigii. Morgan. Dhex. Yuururey. Waxaa. U. Kaarteeyey. Ayaan
    Igu. Maqaalo. Ah. Oo. Yidhi. Lacagta. Kusoo. Xereyso. Bangi. Ku. Yaala. Jabuti. Ka. Dibna. Waa. Laga. Qafushey. Ayaa. Iguu. Aqaalo. Ah. Hadana. Waxaa. Xigtey. In. Laleeyahay. Awdal. Ayuu. Dhisayaa

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk, maalin walba iyo laxan Cusub. The propaganda will end engr, what will next ?

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 3 หลายเดือนก่อน

    Mj daris manih8n iidoorow ee SSC baad dsris tihiine iska afgartoo canshuurta iyo baada baxsha hadii kale waanu idin qabsanaynaa

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 หลายเดือนก่อน

    Odeygii finaaqa ahaa in lagu xareeyo xeryaha dad xanuunsen.isaaqow magaciin ba dad xanuunsen baa igu batey idiina taliya. Wer laan dhamaaye soomaali kusoo biira 😮

  • @NuraAdan-t4n
    @NuraAdan-t4n 3 หลายเดือนก่อน

    Cawa ma weer madow bu so xidhay!!! 😂😂😂😂 illeen faaruq waa faaruq💩💩💩

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wadh rabbi kabaq hadaad muslimtahay

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 3 หลายเดือนก่อน

    Comments kayga waxaan u arkaa in uu yahay beenlow oo uu been u sheegaayo dhalinyarada reer Soomaaliland aqligiina aaway ma idinku jiro mid aqli leh oo wax bartay oo kala yaqaano Riyadh beenta ay iyo qayaaliga ay idiinku aqrinayaan Odayada ka haray dowladii Soomaaliyeed ee madaxwayne Siyaad Bare oo weli idin duminaayo ayaga oo iska dhigaayo in ay Soomaaliland ay siin jaraan gooni isku taag. Shalay wuu ur ursanaayey calanka buluuga ah Naan taba dhalinyarada aan waxba ka ogeen ayuu been ka dhaa dhicinaayo.

  • @somalitech102
    @somalitech102 3 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia markay kuso hubaynaysau danteeday fiirsanaysay o wadanka somalia oodhan bay rabtay inay burburiso o jabhado kufurto si aanay somali galbeed uso hawaysan adiguna xamaalbad u ahayd oo wadankagi baad gacmo shisheye ku burburisay in laydin laayo ayay ahayd ee inad maanta hadasho mabay ahayn ethiopia abal ay umad somali ugashay ma jiran ee been haysku maaweelin.

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta Umada kala hor tag cimri kuuma dhino ee Illaah ka cabso

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 3 หลายเดือนก่อน

    Doqonkan in yar oo laaluush ah buukaqaataa muuse bishii

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 3 หลายเดือนก่อน

    Intaa waxaa lagaala dagaalamayay gaalaraacnimo oo lagu lahaa gaalada kasoo hadh tii unbaad cadaysatay orad kufriga daba nashlee oo ku jano tag kkk

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 3 หลายเดือนก่อน

    kkkkkk Odagaan waxbaa u dhimman malaha ,Maalin walba wuxuu ku hadlayaa hadallo kala duwan sow isma maqlo kkkk wallee waa yaab ,

  • @CabdirisaaqDarmaan-o9j
    @CabdirisaaqDarmaan-o9j 3 หลายเดือนก่อน

    Faysal faaruqow hada caaqil sanyare waa ku maqlayaa

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 3 หลายเดือนก่อน

    DHIBAATADA YAA KA MASUUL AH BEENAALE FAQASHTII AADAA KAMID AHAA

  • @abdiahm9184
    @abdiahm9184 3 หลายเดือนก่อน

    Warkani miyuunalaheyn aakhiro

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 3 หลายเดือนก่อน

    Adinka xitaa bareeg u qaban maayo😂

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 3 หลายเดือนก่อน

    Habargiri hasooqaadinkkkkk

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 หลายเดือนก่อน

    😤😤😤😤😤🍼🍼🍼🍼🍼 Ooy dee

  • @xasansiiaragxasansiiarag7217
    @xasansiiaragxasansiiarag7217 3 หลายเดือนก่อน

    Iyaak xasan qaatay waynayd ah

  • @omaraliidleh9907
    @omaraliidleh9907 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk wuu asaasaqAy

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 3 หลายเดือนก่อน

    Fadhi kudirir kkkkk

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 3 หลายเดือนก่อน

    Nacamleeykkkkk

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 หลายเดือนก่อน

    faysal faaruq

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhh fataal dayuus.ah ciidagale xoree horta ina gumed yohow laangabka.ahi🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 3 หลายเดือนก่อน

      Ciidage waa Boqorada Somaliland
      Ee soo baro Horta

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

      @@sahraj3885 hhhh waa adoonta muuse hooley nayaa ina sahra hoosta ka halganey🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 3 หลายเดือนก่อน

      @@awiladen7814
      Maan fahmin qoraalkaaga
      Ee ma Af Soomaaligaa kugu adag
      Aanu kuu dhignee????
      Modaxweyne Muuse
      Boqoradaa Ciidagale ayaa dhaley
      Ee Boqoradana lama adoonsado oo ayagaaba wax adoonsan jirey
      Ee Taariikhda dib u baadh boowe

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

      @@sahraj3885 hhhh nayaa maanigoo nin daarood ismacil.ah ayaad afsomali iidhigaysaa adigoo oromo iyo amxarad.ah hhhh waa gii baryana hayb cusub sheegta oo nasabadadii dafiray hhhh na.urur samale mee hhh na oromadii ma.xabashi baad ku badashay hhhh barina yuhuud baad sheegan 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 3 หลายเดือนก่อน

      @@awiladen7814 waaryaa faankaagu iyo jaahilnimadu waa kaa aad Dalka ku baabi’isey

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 3 หลายเดือนก่อน

    Feysal faaruq xamar baanu kugu sugyaa doqonow ee maxaad ku hadi doontaa

  • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
    @abdulraziqahmednbfreddetik1768 3 หลายเดือนก่อน

    Ala maxu dab isku qarinaya ninki dimarka u keni jirey madaxda somaliya aya wali wax u shegaya umadan lunsan

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 3 หลายเดือนก่อน

    SNM ta aa ku faanaysid waxaa aasaasay nin hawiye ah oo murusade ah Dr Cali Wardhiigley , ilaahay ha u naxariisto, abaal ma la hidina

  • @HodanAbdi-d1z
    @HodanAbdi-d1z 3 หลายเดือนก่อน

    Tabebaha uu madaxa ku xiirtay
    Muxu ka wada 😂😂😂😂😂

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 3 หลายเดือนก่อน

    Hawiye waa kii siyaad bare kaa dhiciyey xamarna waa tii aad ku noolan jirtay mantana xabashiga buuryo qabka ah aad u oynaysaa waxaa iska cad inaad waali ku sii socoto

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed9180 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xabashi uguura

  • @Umo580
    @Umo580 3 หลายเดือนก่อน

    BOQL JIR MEEN TALANOOL SUBXAANLAA

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 3 หลายเดือนก่อน

    Amiga lama yaabani in ay go, aan isaaq lkn qabiilada kale ha qasbinina

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 3 หลายเดือนก่อน

    Weer madow malaguu xidhay faqash adigaa number one ka ahaa

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅 haye isniino cali warabe ii waran 😅😅😅