Wallhi wa layaab taariikh umada Somaliyeed ay wada leedahay una So wada halgantay inu qabiil gaar ahi Iska sheegto subxanallaah war cidaan Isaaq ahi been un Bay isku sheegaan Ma maantaa dhulbahante guushiisii Idinku sheeganaysaan o ad leedihiin Darwiish baan nahay waalidu ma mida Ad ku madhateene uga dhulbahante Dhulkiisa.Gaalki koofi iyo taariikhdiisa Ad xustaan baan inku nacaye Hargaysa baad ku xusteen o ku dul Ooydeen.maantana ma taaladii darwiishtu u dhisatay xasuusta in Ingiriis iyo gaalo lagu jabiyey bad Idinku farxad iyo dabaaldag koofi Ugu jirtaan war iskaga taga mesha Bentana umada ka joojiya huuhaada Loma baahnee.taarikhdan dad gaara Ku suntan mahan idinku mid ad ledihine.Darwiish Allaha kor kadhigo Ilaa guushaas Bay noo so hooyeene
Waad ku mahad Santihiin Shaqada Fiican Balse Tariikhdan Dhamaan Somali Ayaa iskaleh Aan ku Faano Ogada Ninka Xadkii ingiriiska ku doodaya Ama midnimada Diidan kama Turjumayo Fekerkii Darawiish Ee Somali Oodhan Midnimadeda Utaagnaa
Waxaas oo dhami haddii ay huwantu hayso si ay u faanto inay garoon keento oo tidhaahdo waxaas oo dhan baanu qabsanay baa ka suurageli lahayd. Wixii intaa ka sokeeyaaba waa been iyo faan aan raad la raaco lahayn. Riwaayadaana huwantu ha isku seexiso.
Taalada waa in aad iyo aad loo ilaashaa waayo Waa markhaati cad oo aduunki la gumaystay an Dheer nahay iyo meelihi diyaarada lagu garaacay waa mid aan Africa oo dhan dheer nahay.lagu na mag qadaan kaaro beri
ISAAQ waa layaqanaa waa kuwii Gaalada ingiriiska soo dhawaystay oo adoomada unoqday. Loona adeegsaday in lagu jabiyo Daraawiishta. Taariikhda yan laga been sheegin.
Tarkhda ku Dara darawish iney ka soo bilabantay gobolka nugaal magalada Ayl mrki ugu horaysy sayidku dagana 11sano kadib soo dagay talex,waligey ma maqal sayidka oo dagan waqoyi,Ayl mrku dagana sayidku wuu barwaqaysna xoolo beero ayu laha,lataliyhiisa aya ka taliyey inay talex u soo guuro.sayidku dagalada wuxu ka soo qadi jiray xaga iyo nugal daganaansho ma daganeyn waqoyi
Universal TV waa Inuu raalli gelin ka buxiyo Taariikhdan laga been sheegayo. Somaliland cadowgii Daraawish bay ahayd oo waa Taariikh aadan waxba ka bedeli Karin.
@@mustafehussein288 Malinkaas Sayyidka adinka aya gaalnimo uga dhawaa. Sababto ah gaalo raac aya ahaydeen. Isaguna Mujaahid dalkiisa iyo diintiisa difaacaya ayuu ahaa. Marka Taariikhda yan laga been sheegin.
Maanta saa u socoteen miyaad daraawiish sheegateen alla maxaa is ceebeyseen uf indha adeegaiyo doqonimada iska daaya caqli yeesha iyo xis isma dhaanto garaad xun oo aan waxba isku kordhin war heedhe maxaa idika qaldan oo caqliga idin wada tiray
Ingariis baa dhul IDOOR siiyey & Halgankii hormuudki Darood ee Sayid Maxamed Abdulle Hassan & Darwiishtii SSC baan ka mid ahaa waxay la mid habartii Adna ee tudhi : Diimahu wey wada siman yihiin. Qoom waalan oo wareersan wadkooduna waayahan dambe carro SSC dul heehaabayey ayey Idoor noqdeen.
Waxay rabaan bay ku hadlin balaayo waa cid waaln
Wallhi wa layaab taariikh umada
Somaliyeed ay wada leedahay una
So wada halgantay inu qabiil gaar ahi
Iska sheegto subxanallaah war cidaan
Isaaq ahi been un Bay isku sheegaan
Ma maantaa dhulbahante guushiisii
Idinku sheeganaysaan o ad leedihiin
Darwiish baan nahay waalidu ma mida
Ad ku madhateene uga dhulbahante
Dhulkiisa.Gaalki koofi iyo taariikhdiisa
Ad xustaan baan inku nacaye
Hargaysa baad ku xusteen o ku dul
Ooydeen.maantana ma taaladii darwiishtu u dhisatay xasuusta in
Ingiriis iyo gaalo lagu jabiyey bad
Idinku farxad iyo dabaaldag koofi
Ugu jirtaan war iskaga taga mesha
Bentana umada ka joojiya huuhaada
Loma baahnee.taarikhdan dad gaara
Ku suntan mahan idinku mid ad ledihine.Darwiish Allaha kor kadhigo
Ilaa guushaas Bay noo so hooyeene
haliimogoodir
daraawiish
isaaq baa dhisay oo markii daarood la afgananwaayay ayaanu burburinay
@@trenck1d683 Tabartaad daraawiish ku dhisaysid kuna burburineysid maad lafahaaga isku difaacdid Gooja Cadde & Maraaga. 32sanno Qaran beynu nahay & 30kun ciidan ah wax miyey kuu tari waayeen.
Wiilwaal ayaa lagahayaa maxaa waranka iyo weedha kulmiyay.?
Isbadalka sool hada kadhacay iyo sheekadan maxaa kulmiyay?!!!
Masha Allah. Waa ku mahadsantihiin inaad noo soo bandigteen taariikhdaan qiimaha badan. Maamulka somaliland waa inay xafidaan oo la hagaajiyo meeshaan oo laga dhigo meel dalxiis loo yimaado.
❤🇸🇴
Benta waa dambi
@@ElyasOmar-ep7cu maxaa been ah?
Darwiiish waa Sayid Moxamed Cabdulle Xasan,
Daraawiish waa ciidamadiisii,
qabiila badan bayna ka kala yimaadeen haba ubadnaadeen reer Abtigii
Wa runta darwiish waxa hugaminya sayid maxamed cabdulle ad darwiish ta is shaqayan hada so halgam magcan halgank waxa ba wa sayid
Meesha lagu aasaasay iyo Abaanduulayaashi ugu horeeyey Isaaq ayey ahaayeen 🫡
Darawish qaabiil ma aheen Somali qabiil an ku jiirin ma jiiro daadkana badan kiisu wa wada Darawish be ahayeen
Taariikhda waa kaaluntay. Sayadku. Baydhabo waa tageen. Waxay shiiq. Aweys. Ku dileen biyooley. Baydhabo. Waa tuulahaa. Afmuslin iyo afgaalo. Aan mid inku imaado. Waa ceel barde
Barnaamij ka soo badiya kirit waa magaallo taariikheed
Taariikhdaa been ayaa ka sheekteen aniga waxa iiga sheekeeyey ragii joogay marka sidan iyo si u dhawna ma aha
Asc wllyaal Qaadku Tariiq aad laheyn sheego ayuu ku yiraah iyaah maqal ma jiraa.
Somalia guul tariikh waynu lenanahay
TVGAN WAXUU ISKU BADAALAYE ISAAQLAND TV OO PRAPOGADADA LOO ISTIICMALO IYO TARIQDA BEENTA AH EE GACAAN KU RIIMIISKA AH 😂😂😂😂
TARIQDA BEEN HAAKA SHEEGIINA IDOOROW 😂😂😂
Waad ku mahad Santihiin Shaqada Fiican Balse Tariikhdan Dhamaan Somali Ayaa iskaleh Aan ku Faano Ogada Ninka Xadkii ingiriiska ku doodaya Ama midnimada Diidan kama Turjumayo Fekerkii Darawiish Ee Somali Oodhan Midnimadeda Utaagnaa
Hadadba tiri daraawiish somaliland ayay aheed taariiqda dib ugu noqo waayo ciidankii sayidku somali oo dhan ayay ahayen Mid wan idinku racsanahay ah in goobtan laga mamulo somaliland ee dib iskugu noqda
Qaniimadii SNM ee uu Leylatul Qadarka Keenay ee Gooja Cade & Maraaga SSC ku Furatay
(1) 41 Abdi Bille
(2) 10 ZSU -37 Auto Cannons
(3) 30 ZPU Auto Cannons
(4) 2 - BM 21 Grad
(5) 11 APC's PersonalCarrier
(6) 3 Type 63 Multiple Rocket Launcher
(7) 3 Towed Arltilary
(8) 15 Trasport Trucks
(9) 7 T 54-55 Tanks
(10) 5 Trucks Shidaalka
(11) 20 Mashiinada Qodista Dhulka & Dhismaha iyo hub kaloo tiro badan lacag 30 Million usd oogu fadhiyey SL Muuse mahada kaliya & abaalka ay SSC u heyso waa ka qeyb qaadashada Dhisida degdega ah ee ciidamada Qaranka SSC halka SL 32 sanno ku qaadatey ayuu SSC ooga hibeeyey 3hrs ONLY waana guul & galad Allaha sxwtc bixiyey Ibn-Aadan sheegan karin, waan qoom daalimiin ah ee qooqey jabkoodii Adduunku ka marqaati noqday. Allahu Akbar
Waxaas oo dhami haddii ay huwantu hayso si ay u faanto inay garoon keento oo tidhaahdo waxaas oo dhan baanu qabsanay baa ka suurageli lahayd. Wixii intaa ka sokeeyaaba waa been iyo faan aan raad la raaco lahayn. Riwaayadaana huwantu ha isku seexiso.
@@being_abdirahman Harti nimaan oqoon baa yiraa hadalka qaarkiise, Waa nimaan hurmuud wada ah iyo hanadyo waaweyne, Waa nimanka haybtoodu tahay Haashinkaas kore e.
Waa nimanka deeqdii hanbaday hibo Ilaaheeye, Waa niman intay hodon yihiin hoog ku sii daraye, Waa niman gob baa lagu hirtaa lagu hagaagaaye.
Waa nimanka daaraha hurdiyo harac dallaal weyne, Waa niman xariira huwanoo huga ku laafyoone, Waa nimanka haashaarka gole marada haafeeyne
Waa nimanka doonyuhu Hindiga uga himbaartaane Waa niman haruur iyo bariis hoyga loo dhigaye, Waa nimanka haanfuuqayee timirtu hoos taale
Waa niman haleeliyo horweyn heel ka buuxsadaye, Waa niman adduun lagu huroo maal hareeriminne, Waa niman intay wada habceen heeshiguun dhiciye
Waa niman hingaar lama watee haybad guursada e, Waa niman hablaha ay qabaan halalac leeyaane,, Sida heegadoo curatay bay shuqul hillaacaane
Waa niman hub iyo dowladnimo haysta waligoode, Waa niman u heenseyn fardaa halabsigoodiiye, Waa niman halqooqaha rogaal,heegma weligoode
Waa niman hadday rag is-hayaan huriya baaruude, Waa niman madaafiic higliyo haaliggii ridiye, Waa niman hanaanaca kufriga hoor ka soo qubiye
Daaroodku waa wada halyeyvkalase heyb roone Dadka kalena waa wada hulqiyo huuba doora lehe, Waxse heerle haad ferenji iyo harabka Iidoore,
Kuwa fuudka heeminahayoo himishku duulaayo Aan tan iyo Haabiil dheryah lagula hawshoonnin Iyana heer inay leeyihiin hubantidey weeye,
Hiliblaha dukaaminahayoo horori ceeriinka, Oo dhiigga soo hililiqlayn haysha ka caseeyey, Iyana heer inay leeyihiin hubantidey weeye
Nimanka hablaha soorta guri ku hargawaaxaayey, Ee tii wax hoomey tiraa kula haliilaayey, Iyana heer inay leeyihiin hubantiday weeye.
Nimankii hawaaree sidii habas u kowdiidey, Oo aan futada haawineyn hogobka aad mooddo, Iyana heer inay leeyihiin hubantiday weeye
Nimankii sidii awr hayina hilayga qaadaayey, Hinjigiyo culayskii kuwuu hoolay dhabarkooda Iyana heer inay leyihiin hubantiday weeye.
Halgamaa Abwaan Mujaahid Sayyid Maxamed Abdulle Hassan Naxariistii Janno Allaha ka Waraabiyo
Ma taariiqda muuqato ayad rabtan in aad badeshaan isaaqow sheeq uways dheere waxa dilay Jidle waxeyna ahayeen daraawiish waxeyna ku dileen bakool ma bakool aya somaliland ah ?mise Jidle ayaa soamaliland dega?
Daraawiis iyo shabaab waxba isma dhaamin qawaarij ayay ahayeen
Sidi naag dhaliweede ebahe wiil siye ingiris dhaalado xaage ka dhunkada awoowga ba gabeygan ingiriska ugu gabye
Maanta yaad dadkii gaalka raadkiisa yaad daadinaysaan ood ingriis baa nasiiyey leedihiin
SNM waa waasheen waa haraagii faqashta.
Waar ninka aad dheegeysaan ( ina Cabdille Xasan ) waxba kamuu tarin xorriyadda Somaliland iyo Somalida kale midnaba. Wuxu caan ku ahaa dhaca iyo dilka dadka uu deegaankooda joogey iyo xataa kuwa joogey xaruntiisa . Waa ninkii la yidhi waar xarunta ka daa ' uu xujoobey , xidha iyo xabbad ku dhufta ' . Waana taas sababta uu isagu u jabay ay meel fog kaneecadu ugu dishay وبالله التوفيق
Kkkkkkkk maa iska dhadid taariiqada waxaalahaa dhulbahante ❤❤❤❤
Kanaalkani tariikhda makadhacsan yahey ,daraawiish waxay aheyd ciidan cidwalba oo somali ahi ku jiraan ,, balse somaliland hadaa isaaq kawado iyagaaba ladirirayey daraawiishta oo lasocdey ingiriis intooda badan ,, ,, saldhigyada daraawiish,,waxey ahayeen ,, taleex, eyl iyo meela kale ,, hadaad ssc utaqaanid somaliland tariikh dooni meyside deegan baad dooneysaa ,, warkaas wakhtigaa kaaga hawaabaya by
Kaxaynta ama sifaynta gaalka iyo gaal kalkaalka ayey hayaan ahaan ugu tageen Daraawiishtu Carigaas kkk
Ingiriis ingiriis ayaa dhisay soomalina madhisin
DAANYEER DAANYEER DHALAY SACMA DEEQA MA ISAAQ BAA LEH ISAAQ WAXA UU XAMBAARSANAA INGIRIIS DHULBAHANTANA WAA LA DIRIRAYAY IIDOOR TAARIIKH MA LAHAN
Sayidku tuug buu ahaa somaliland cadaw buu ku ahaa taariikh madaw waya sayidku nin dadka dhacayay buu ahaa
Asalaamu Caleykum
Waa ceeb in taariikhda been kaga sheego
Taalada waa in aad iyo aad loo ilaashaa waayo
Waa markhaati cad oo aduunki la gumaystay an
Dheer nahay iyo meelihi diyaarada lagu garaacay waa mid aan Africa oo dhan dheer nahay.lagu na mag qadaan kaaro beri
Hadaad nasab tahiin gaaladad nicilahaydeener
😂😂😂 togaa anagaa leh markhaati adigaa ka ah xadka dhulbaahante iyo isaaq wuxuu ahaa unuunley waan usoo socona snm eey adeer ma markaad jabtaad daraawiish ku waalatay adigu waadigii ingriis cadoow futada makaa dhunkadaa lahaa kirid inta ceel ee kutaal dhulbaahante ayaa leh
Idoor Daba dhilf Ingariis ayey ahaayeen. Halka Sayid Mohamed Abdulle Hassan & Beesha Darood u badnaayeen ay ahaayeen Daraawiish
Soomaalilan jaajuusbay ahayd hasheegato cidna kuma haysato ingriiska abaal gud haka doonato
Anoo ah wiil darwiish,
Hadaydan joojin beeta aad sheegaysaan , ogow daraawiish way ku dul taagantahay, hadhowna futadii waynayd baad kala qaban.
Nin maseeraam sida uu xiiqsan yahay. SSC baa taariikhda leh ee dabacayuun maleh. Afkaaga baad ka qoreeysaan in Ingriis Burco deganaa, Ciidamadiisa Isaaq ahaayeeen, Sayidkana Taleex uga soo duuli jiray. Sayidka Ilaa Eyl buu deganaa. Ingriisna Dabacayuun baa horgal u ahaa.
Tariiqda been ma sheegto darawiish waa la yaqaana isaqow beenta naga daa
Baydhabo iyo Ceelbarde maxaa isu keenay,
Baydhaba waa Gobolka Baay,
Ceelbarde waa Gobolka Bakool.
Ceelbarde iyo Yeed af Raxan wayn kuma hadlaan.
😂😂😂😂😂
Warheedhe Soomaalidii waa waalatey! Subxaana Allah!
Sheekadii waxay isubadadhey! Adaa Kaahinoow jiitey oon Goojacade joogeyne😂
Kawaran hadii SSC-Khaatumo halkaa idiinkuyimaado! War Somalidiina dhinackaraaca Dabocayuun!
Taariikhda hayskusoo faqinina😂
Daraawiish 2024, 100sano baa u buuxsamaysa waa in dib loo soo kiciyaa say somali dib u midowdo oo khawaariij uga sifayn lahaayeen👍🥰🇸🇴💪
Bal adigu noo sheeg daraawiish ciday ahayd
ISAAQ waa layaqanaa waa kuwii Gaalada ingiriiska soo dhawaystay oo adoomada unoqday. Loona adeegsaday in lagu jabiyo Daraawiishta.
Taariikhda yan laga been sheegin.
Xabad cdaan ah oo disheen maxaydun kaga faani waligiinbuu cadaan idiin sareeyay oo idn adoonsanay soomaali oo dhan
Bal waxay soomaali ku faanayso eega caruurtooda cunooyin qax iyo qaajo isdaba jooga ku faana
Kuwiii gaalka ingiriiska ah berbera ilaa Sheekh xagaaga naxashka ku soo qaadi jirey waa la yaqaanaa
Dhuuxow maanta ma waxaad xayaysiinsysa ninka shacabka Somaliland geel iyo adhiga ka dhicijiri ilaa Rabbi u soo diray ciddii eryatey
Taala taal marabno taalo Geedi soomaaliyeed baan rabnaa
Reerkan iyo ingiris maxa kala haysta😅
Tarkhda ku Dara darawish iney ka soo bilabantay gobolka nugaal magalada Ayl mrki ugu horaysy sayidku dagana 11sano kadib soo dagay talex,waligey ma maqal sayidka oo dagan waqoyi,Ayl mrku dagana sayidku wuu barwaqaysna xoolo beero ayu laha,lataliyhiisa aya ka taliyey inay talex u soo guuro.sayidku dagalada wuxu ka soo qadi jiray xaga iyo nugal daganaansho ma daganeyn waqoyi
Maxay been isu sheegayaan ( war Daraawiish reerkay ahaayeen waa la yaqaanaa )
Adunyo mantana ma darawish baad shegenaysan sota dhihi jirten ingiris quroxow 😂
Ma taariikhdii ka dhigteen food saar daba saar loo rogay
halka wax meshan laga dhaqan galina ah darawishi waa somaliland
Isaaqow seed ku sheeganeysan waa idinkii laha “Muslinnimo nin aan kugu dhaqayd muminimo qaasa gaal maxasta kuu dhora oo magansataa dhaama” waan necebahay guroobkii qawaarijta darawis laakiin somaliland ma sheegankarto
Marka uu sidaa lahaa Abwaan Cali Jaamac Haabiil waa markii ay Isaaq ka baxeen, Sayidkuna waxa uu joojin waayey dhaca xoolaha iyo Dadka cidii ka hortimaado ee uu dilo, anigaa imika ku leh khawaarij ayuu ahaa, Dhulbahantane halganka muu qaadan ilaa la dilay Garaadkoodii Cali Garaad Maxamuud oo uu sayidku uu dilay 😮
Asc..ismaciil..iyo.sayidkuba..waxayi..ahayeen..daarood..waxa..gaaladah..laga..xoreenahyi..isaaqkkkkkk
❤❤❤😂😂😂😂😂
العوذ بالله انكونوا من الجاهلون
Universal TV waa Inuu raalli gelin ka buxiyo Taariikhdan laga been sheegayo.
Somaliland cadowgii Daraawish bay ahayd oo waa Taariikh aadan waxba ka bedeli Karin.
Ader somali geesi kama dhalan aan aheyn seyd maxed . Tarikhdana been yaan laga shegin.
Sayidku gaalbuu ahaa dadka xoolahooda dhaca dadkana dila….isaaqbaa wasay
@@mustafehussein288
Siilkaga qurmun baa gaala iyo khaniska aad tahy adiga gaal ah oo jahanamo madaxa madax ugu dhici kuna wearing.
Aqliga xun iyo foolxumadada iyo khanisnimada intabo cadabta la gal
@@mustafehussein288
Isaq sleeve gaalki awowga dusha u ku qadi jirey baad u xiistey..ader hurti iska celi seydka wa tagey janno ayu ku jiraye
Iska celi mj .iyo darwiish wakas goojecade kugu xasuqey ma adigaa hadliboo wali nool war xishoo oo jiga niqab xiro gunba tahaye. Jamuriyafii baroda weyned ee 33sano jirtey
Ragga hrley oo xasuuqey baga kkkkk
Jecliya jabkina noore lans kmmm
Hadaba aan iswaydiino yaa gaaladii askar unoqday oo Daraawiishtii loo adeegsaday? ilaa Kenya iyo Tanzania askartii ingiriisku geeyey yey ahaayeen?????
😂
Isaaqbay ahaayeen oo gaalkii Sayid maxamed ahaa eryey…..
@@mustafehussein288
Malinkaas Sayyidka adinka aya gaalnimo uga dhawaa. Sababto ah gaalo raac aya ahaydeen. Isaguna Mujaahid dalkiisa iyo diintiisa difaacaya ayuu ahaa.
Marka Taariikhda yan laga been sheegin.
@@saidhashi2856 ehehehe mujaahid kulahaa…shalaad dhalatee ragu sheeko kaa roon…diinta banaysay dadka in la dhaco oo la dilaa waa diintee….
@@mustafehussein288
Hadaas adiga miyaa goob joog ahaa??
Ruuxii udagaalama in ay kalimada Allah kor noqoto waa Mujaahid. Sayyid Abdulle Hassan wuxuu kadagaalamay cadowga gaalada ah ee wadanka kusoo duulay oo umada inay gaalaysiiyaan rabay.
Hadii qalad kadhacay dee waa wax kale oo ruux macsuum ah majiro. Mujaahid inuu aha uma diidayso.
Daraawiish reer garoowe iyo reer qardhaba way ahaayeen isaaq ma ahayn ee waxay ahaayeen wiilal harti Ah
😂😂😂😂😂
Darafishe wa qaldanin reer qasare .siikasta huuro wa iska hori
Waqooyi dhaha Somaliland wax la dhaho ma jiraane ay baa cunay filinkaase 😂
Seyd maxed wa awoowgeygii 3aad in been laga shego ma ogoli
Taariikh been ah ayaad rabtaa inaad samayso. 1913 Xaggee ka jirey dalka SL la oran jirey? Soomaali oo dalkooda leh iyo Gumaystayaal ayaa dagaalamayey. Talada Gaalka la.diley maxay macno samayneysaa..Waa raad xun oo dalka lagu dhexsamaysay
Asckkkkķķķķdarawiisi..waxayi..ahayi..soomaali.
Oo..dhan..isaaq.baa..lagxoreahyikkkk