Cudurka Oof Wareen (Pneumonia)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ค. 2020
  • #CaafimaadNews
    Marka aad caabuq sanbab qabtid, kiishashka hawada ee sanbabada ayaa waxaa ka buuxsama jeermis ama xab.

ความคิดเห็น • 10

  • @user-ih2vx9kd6m
    @user-ih2vx9kd6m 7 หลายเดือนก่อน +1

    mayelan karta bila qufac o fedhuhu ku xanunan

  • @suldaanmaxamuud720
    @suldaanmaxamuud720 4 ปีที่แล้ว

    Wcs Dr

  • @sawiradedadhamaan1725
    @sawiradedadhamaan1725 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan ninkaan waan ubahanahay xageen kala xariiraa

  • @sowdoyuusuf9234
    @sowdoyuusuf9234 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr anaba la xanunsan sacadas xamilana wan aa hay dr fadlan ii cawi

  • @faadumokaliif3674
    @faadumokaliif3674 ปีที่แล้ว

    Dawo malahan miyaa wll 16 sano baan jiraaye😢

  • @maryanhassan8777
    @maryanhassan8777 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanta ayan darema qandho neefta idhibta iyo dhiig aya tufaya waran ba igu tagan socodka waa idhibaya

    • @mamadoujama5627
      @mamadoujama5627 ปีที่แล้ว

      Aaahay caafimad ha ku siiyo wllo kolay waa pneumonia ama waa tuberculosis labadaa mid

  • @shukricadullaahi5469
    @shukricadullaahi5469 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa sababah limoniyada

  • @abdihaji6339
    @abdihaji6339 ปีที่แล้ว +1

    Niyow burukiitada see loo daaweeyaa

    • @mamadoujama5627
      @mamadoujama5627 ปีที่แล้ว

      Way isku eegyhin wllo pneumonia iyo Broncos