Ha dhayalsan hadii aad isku aragto calaamadahan iyo GARAB XANUUN JOOGTO AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 94

  • @sadiaabdulkarim5567
    @sadiaabdulkarim5567 2 ปีที่แล้ว +12

    Alla wlhi aniga a day 1000 mg pain killer ah ayaan qaataa Uk ayaan joogaa Dr X-ray baa liga saaray wali result ga ma helin markuu xanuunkaas garabka dabadiisa iyo gacanta iskala keey qabto mood ka dhan baa iga qaldama allah ayaan caafimaad weydiisanaya ii duceeya adinakana

    • @wllanwar5622
      @wllanwar5622 11 หลายเดือนก่อน

      Allaha kaa caafiyo

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 ปีที่แล้ว +3

    Waxa uu I xanuunaa muddo 7 sano ah waxaane ahay wiil arday ah isbitaalane waan kudaalay balsa hadda cinwaanka ayaan aqriyay aan dhegensato warbixintaada waa ii muhiime mahadsanid dr 🙏🙏🙏

  • @MuuseZpu
    @MuuseZpu 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll Dr waa I xanuunayaa ilaa xad kama Seeman Karo garabka ee xagee kuugu soo hagaagaa dr

  • @FunnyAbyssinianCat-iv4sj
    @FunnyAbyssinianCat-iv4sj หลายเดือนก่อน

    Run ahantii dr wililkeyga 10sano hit waxaa kala baxsan garabga bidix dr iga dhaliyay kala bixiyay waxaan ahay khaxooti ma awodo dhaqtar haysada raja isoo sartay waxayna ishekeen inuu qalin Rabo oo ubahan yahay bir la iskula xiro lafta baxday 10sano mashaqeyso xitaa marada walogasha hada mudo bil ah wuu kacabta way ixanuneysaa ayuu dhahaa hayda qalin kasugayana waguren mana awodo qalingisa wana agoon😢😢 runtii murugo badan iyo fagar iguhaysaa

  • @QueensLady-r6g
    @QueensLady-r6g 27 วันที่ผ่านมา

    2 sano I xanunay walhi naqaska I qabanya murqaha I wada adkaday walhi ale oga xanunay iga haya Dr xagaad joortaa

  • @mowliidibrahim-gg3fl
    @mowliidibrahim-gg3fl 22 วันที่ผ่านมา

    Dr murqa garbka midig ayaa wax kuuskuusan igaga yaalaa sida seed xirmey cml habenkiina xanunyara ka dareema hada ayu bilowyhy maxam sameya

  • @ubahyacin1110
    @ubahyacin1110 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo Dr halkeed joogtaa aniga Yuu i canuunayaa muddo 6 sano ah

  • @user-wn9be8pi7k
    @user-wn9be8pi7k 2 หลายเดือนก่อน

    Dictor 27 casho bay i xanuunayeen garbaha gacmaha aad bay ii xanuunayaan xal ii sheeg

  • @AhmedSaid-bk6on
    @AhmedSaid-bk6on ปีที่แล้ว +1

    2016 ayaa garabka midig iga goay muruqiisa xanuun badn kadip 2018 ayaan isbitaal digfeer la igu samameeyey baaritaan MRI waxaana la xaqiijiyey inaa qaliin u baahanhy Alxmdulh waa lagu guuleestay inkasoo qaliin kaamirad aynan ahayn
    Hdda muddo isbuuc laga joogo ayaa garabkii kle ee bidixda sidi yoo kle la iiga qaptay marka waan ka walwalsanhy isoo duceeya I. A 😊
    Adinkana. Allah ha idin caafiyo I. A

    • @wllanwar5622
      @wllanwar5622 11 หลายเดือนก่อน

      Allaha kuu caafiyo

    • @batuulohaji642
      @batuulohaji642 11 หลายเดือนก่อน

      Allaha ku caafiyo

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax 😭😭😭 hada ayu ihaya yaa rabi icafi

  • @qaaliladangemilcom1711
    @qaaliladangemilcom1711 6 หลายเดือนก่อน

    Dr aad baan uxanuunsanayaa waxb ma qabsonkaro ma fadhikaro ma jiifi karo ilaa misigta ilaa faraha lugta karaac saayada leyay waxaa ley dhahey waa xidid waxyaabah keena isheeg ma neerfa mise xididku waa xakale tankale dadkeyga soomaliyeed ilaahey daraadi isoo duceeya waa bilrabadaane😢😢😢😢

  • @Luul-mh6zo
    @Luul-mh6zo 3 หลายเดือนก่อน

    Dictore waxan daramaya xanuun dhanka naaska midik hoostiisa oo aad moodo in uu naqas IGA dhagyo ma neefsan karo waa mxy xanuunkayku

  • @simanabdalle9610
    @simanabdalle9610 6 หลายเดือนก่อน

    Dr sariir ayan kadhacy gacanta garbka wax igagaray maso celin karo kor uma qadi karo xnun daran bey igu hysa raajo ayan tagy jab majiro liidhahy😢

  • @faadumofaarax3400
    @faadumofaarax3400 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr waad mahadsanid xanuunkaas anaaqaba waxaa I dilaacsan laba seedood maxaad iga caawinkartaa

  • @kacaankageeska715
    @kacaankageeska715 2 ปีที่แล้ว +5

    I met him yashoda hospital in Hyderabad. Very welcoming and hard working. Keep going bro 20 million somali in East Africa are waiting you💯

    • @DrYusufOQalib
      @DrYusufOQalib  2 ปีที่แล้ว +1

      Mostly welcome 🤗

    • @nasteexoshirwaccali5402
      @nasteexoshirwaccali5402 2 ปีที่แล้ว

      @@DrYusufOQalib digtore xagee kaalasoo xidhiidhaa

    • @nasteexoshirwaccali5402
      @nasteexoshirwaccali5402 2 ปีที่แล้ว

      @@DrYusufOQalib anaa xanuunkaas qabo

    • @DrYusufOQalib
      @DrYusufOQalib  2 ปีที่แล้ว

      @@nasteexoshirwaccali5402 instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/ halkan igala so xidhiidh

  • @hibohasan4629
    @hibohasan4629 9 หลายเดือนก่อน

    Dr hooydayd ayaa aad igag xuun san intaas waa lgu sheegy waa tabacan Dr icaawi bilis

  • @cabdulaahiaduunyoofficial3691
    @cabdulaahiaduunyoofficial3691 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr, waxa nosharaxdaa cudurka fangal muhiim u,ahay

  • @eshwaksirman3114
    @eshwaksirman3114 5 หลายเดือนก่อน

    Muruqa garabka hostisa aya markasta I xanuna manta sidi halay I xanunay bu. I xanunaya maha xanunka sikaga biiya mudo ayu igu so noqnoqonaya gabadh dhalinayro ah an wan ahay plz

  • @xamsebarkhad2486
    @xamsebarkhad2486 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shekh lkn aniga way ikala baxda , Ethiopia wan tagay 2 jeer hargeysa, mid anan tagin ma jiro, hadana gacanti wali xalkedi lama helin dr: maxd igu cawin kareysa ilahey danbigaga ha dhafee

    • @caynijamaac5259
      @caynijamaac5259 2 ปีที่แล้ว

      Asc wll xal ma uheshay ana la dhibane

    • @xabiibonuur3454
      @xabiibonuur3454 ปีที่แล้ว

      Allha na cafiyo dr dhhay ayaan arkay gaska ayaa keeno

    • @xabiibonuur3454
      @xabiibonuur3454 ปีที่แล้ว

      Dr timo jilic youtobka ka fiiri🙏

  • @user-nm8ln7nt5l
    @user-nm8ln7nt5l 6 หลายเดือนก่อน

    Asc director xanuunkan ka warantey dhamaantod wax aad ixanuna garabka midig iyo lugta jilibka iyo babacatada hose iyo dhabarka xanuunka adkahadashey wn qaba ee maxa talo isin

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga anoo shaqeynaya aya dhaawac iga gaarey garabka isbitaal ayaan galey ka dib waxa la ii direy 3bilood fysiyo trapi

  • @hibaaqmuxumed2204
    @hibaaqmuxumed2204 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc dr garba xanuun iyo madax xanuun joogta sido kle qoorta meregyada iga xanuuni maxaa u dawa jwb plz

    • @user-dd3yq6hs2w
      @user-dd3yq6hs2w 11 หลายเดือนก่อน

      Wlhi dhib taas anaa kula qaba maxaad sameeyaaa

  • @user-jt8md5he8j
    @user-jt8md5he8j 9 หลายเดือนก่อน

    Asc waxan raba inan kula soo xiriro halkeen kala soo xirira dhiktòr

  • @haania2495
    @haania2495 9 หลายเดือนก่อน

    Dr all my body waa jiran yahay waxaa laygu dhahay protein kaga ayaa high ah musqusha ma Fariisan kari laba garbood na shut down ayay I noqdeen waxay I siiyeeen laba kaniini marka aan qaato kaniinigaas sida fardaha ayaan u boodaaa laakiin aniga waa kuli murqaha korkeegayga ku jira waxaana ugu wacan cuntooyinka aan qaato sida Caanaha hilibk digirta iyo kaluunka hadaan cuno waa lay qadaaa waa lay dhigaaa iyo ukunta

    • @Hello-pd8xy
      @Hello-pd8xy 3 หลายเดือนก่อน

      Caano miya garbo xanuun kena wall ani waba isku arkay xanun garqbka yurub joga wana lay baray wax ma qabtit lay dhaha sidee kula so xariira jwb🙏

  • @asmaqoofal
    @asmaqoofal 7 หลายเดือนก่อน

    Dr culays ban manta qado gacantu adbay ixanunaysaa maxaan samey

  • @jihaanyusuf2425
    @jihaanyusuf2425 2 ปีที่แล้ว

    Dr garabka ayaa leyga hayaa marka dhaqtar wa tagay dawo wan qatay walina wa ihayaa

  • @mushtaqahmett8712
    @mushtaqahmett8712 2 ปีที่แล้ว

    Dr adoo raali ah jimicsiga la sameyo maad no sheegtid

  • @nimo5432
    @nimo5432 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid dhaqtar

  • @apdizalamhero8901
    @apdizalamhero8901 ปีที่แล้ว

    Kalxanta aya i xanunta marar badan muruqa kawrn dr

  • @nasraahmed-rm3kh
    @nasraahmed-rm3kh ปีที่แล้ว

    Wlhi anigaa caawa koomo galay garabka ikala baxay sabantana ma aaqaano 😭😭😭

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 ปีที่แล้ว

    Dr Aad ayaa u mahadsantahay, Aniga ayaa dhib kan iheysto 5 sano kabdan Lawada Garab waaye hda aan kula hadlaayo xitaa Garabka midig ayaa i xanuunayo oo daraad Banooni aan ciyaarayey ka imtay.
    Halkee kaala so xiriiraanah Masul?

  • @InnocentCardGame-wj8dk
    @InnocentCardGame-wj8dk 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @ayaanhajiqaliif2206
    @ayaanhajiqaliif2206 2 ปีที่แล้ว

    Khyr alle ha ku siiyo wlh sidaa ayaa lay hyaaa

  • @bestlfcfun
    @bestlfcfun 8 หลายเดือนก่อน

    Rajadu digtoore ma sheegtaa.
    Kor xanuun iyo kaar fara badan ma leeyahay

  • @siidcalimuumin7481
    @siidcalimuumin7481 ปีที่แล้ว

    Habiyarte aya gacanta xanuneso wax juga amjiran Gali waxee dareemesaa xanun elaqadin Karlin wax nabara majiran maxaa genikaro waa gof ween

  • @mohamedabokoradiye7268
    @mohamedabokoradiye7268 2 ปีที่แล้ว

    Man sha alah hore u soco gudomiye

  • @user-vu2sx6ds5e
    @user-vu2sx6ds5e 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo dhaqtarkagu waa xagee

  • @saidhirsi5727
    @saidhirsi5727 2 ปีที่แล้ว

    dr. waxaa ka soo hadashaa achilles tendon

  • @ugaasmacnaawi5388
    @ugaasmacnaawi5388 4 หลายเดือนก่อน

    Alle kugu dhaarshe kaso hadal gacanta oo xididada dhiiga xinjirow qabeanyoh sida lagu daweeyo

  • @Bilannita
    @Bilannita 6 หลายเดือนก่อน

    dr gacanteyda xanunka shegte ba hays talefan xata kuma qaban karo xala ugu dared waberigi ba sexde xnun waba lakala siiba heer dhandho uqabata mara dhabarkina 2 inoqde ilahow icaafi😢

  • @saybacabdi3626
    @saybacabdi3626 ปีที่แล้ว

    asc xagee joogtaa dr saas baa layhayaa

  • @ismacilabdiibrahim3403
    @ismacilabdiibrahim3403 2 ปีที่แล้ว

    Garab xanuun baa i haayo gacanta wax yar hdn ku khaado wuu igala baxaa

  • @liibaanali8261
    @liibaanali8261 ปีที่แล้ว

    Dr number kisa soma qorin xaruntiisana mashegin dawayntiisu yutup Lee may ku egthy

  • @saybacabdi3626
    @saybacabdi3626 ปีที่แล้ว

    Xagee laguugu iman karaa dr ma adigaa sameeya qamaliyada

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 ปีที่แล้ว +2

    Dr tefoon kaaga ama rugta caafimaad ee lagaa heli karo

  • @fadumodhugad3296
    @fadumodhugad3296 2 ปีที่แล้ว +6

    Anaaba igahadlesa soobati

  • @zamzammohamed1035
    @zamzammohamed1035 ปีที่แล้ว +1

    Dr gacanta bidix baa I xanunysa ila garabka ila naaska Dr iso jwb

    • @shukrihoodo5239
      @shukrihoodo5239 ปีที่แล้ว +1

      Abyo maku raysatay gacanta mcny

    • @MohamedAhmedSaid-db4cr
      @MohamedAhmedSaid-db4cr ปีที่แล้ว

      Aniga dareemayaa sidaas

    • @shukrihoodo5239
      @shukrihoodo5239 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmedSaid-db4cr gabar ma thy mise wiil

    • @MohamedAhmedSaid-db4cr
      @MohamedAhmedSaid-db4cr ปีที่แล้ว

      Wiil wallaal telkaaga isoo qor adigo raliya bal la warayste sida lagu qabto iyo waxa aan ku bogsooday

    • @amiiroosman5999
      @amiiroosman5999 ปีที่แล้ว

      ​@@MohamedAhmedSaid-db4crwll ani isheeg

  • @user-kc5zr2ej2k
    @user-kc5zr2ej2k ปีที่แล้ว

    Dr arintaasi anigay dhib igu haysa

  • @axmedsaleban7588
    @axmedsaleban7588 2 ปีที่แล้ว

    Mshllah

  • @iqraiqra1759
    @iqraiqra1759 ปีที่แล้ว

    doctor ani saaid leega sbbto ah sixun u dhacay wxn iskaga shakiyay in an jabay sacuudi aan jooga

  • @israidil428
    @israidil428 2 ปีที่แล้ว +2

    Waliba garabkaa waxa ii raacsan inuu naasku ibararay

    • @kifahsaidmohamed4601
      @kifahsaidmohamed4601 ปีที่แล้ว

      Anaa kula mida xitaa muqara kilkisha ixanuuna☺️😥

    • @raxmaibrahim2568
      @raxmaibrahim2568 ปีที่แล้ว

      Abayo Setahay garabka jog igagarte

    • @cudoonmursal9993
      @cudoonmursal9993 ปีที่แล้ว

      ​@@kifahsaidmohamed4601 abaaayo sidee noqotay 😢

    • @abdisalamahmedmohamed1585
      @abdisalamahmedmohamed1585 ปีที่แล้ว

      @@cudoonmursal9993 abaayo adiga see lagu haya

    • @cudoonmursal9993
      @cudoonmursal9993 ปีที่แล้ว

      @@abdisalamahmedmohamed1585 waa fiicanahay abowe wax sidaa u badan ima hayan Alxm

  • @geudihassan983
    @geudihassan983 ปีที่แล้ว

    Maxa lagudaweya

  • @user-nm8ln7nt5l
    @user-nm8ln7nt5l 6 หลายเดือนก่อน

    Age kaygu 33 jir

  • @fathiadahir4855
    @fathiadahir4855 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @BATTELAWRENCE-fh9vp
    @BATTELAWRENCE-fh9vp 7 หลายเดือนก่อน

    batte Lawrence

  • @aaminoabdilahi237
    @aaminoabdilahi237 ปีที่แล้ว

    Dre xage kala soxirara

  • @bintifardoza5061
    @bintifardoza5061 2 ปีที่แล้ว

    Dr.su 'aal maxa xiliga habiinka ah Ayan dareema gacmaha tabardaro way iskadhacayaan awood la'aan xitaa anoo jiifa telka mahaysan karo

    • @leliadaudmohamed6717
      @leliadaudmohamed6717 2 ปีที่แล้ว

      Wll xage laga helaaa arintaas ayaa mud ihaysato aaan lajoogi wayy lajoifan wayy wan yabanahay ilaa hada xaladayda masaxna

    • @abuabdi7423
      @abuabdi7423 ปีที่แล้ว

      Waa laga caawi kara ila so xarir habab jiro iyo daawo

  • @muniiraidil2159
    @muniiraidil2159 2 ปีที่แล้ว

    dr xagelagahelaa

  • @Nima99992
    @Nima99992 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alh

  • @user-nm8ln7nt5l
    @user-nm8ln7nt5l 6 หลายเดือนก่อน

    Age kaygu 33 jir

  • @xaliimoaxmed9386
    @xaliimoaxmed9386 2 ปีที่แล้ว

    Asc

    • @abdirahman4934
      @abdirahman4934 ปีที่แล้ว

      Wala wada sab maledaha

    • @abdirahman4934
      @abdirahman4934 ปีที่แล้ว

      Ada ayan kubahanha murqvayaa ixanunayo