Madaxwayne-ku-xigeenka Somaliland oo dadnimadiisa muujiyay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 50

  • @HadiyaabdurazakMohamedabdi
    @HadiyaabdurazakMohamedabdi 37 นาทีที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah MD xigeen

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 35 นาทีที่ผ่านมา

    Codkar, diinta, akhlaaqda iyo Naxariista.
    Waxa usii dheer. Naxariista Xayawaanka iyo duurjoogta ah
    Ilaahay haku barakeeyo❤

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 38 นาทีที่ผ่านมา

    Wlhi wuxuu uqalmaa Madaxweynenimo maanshaa Allaah🥰🙏

  • @AminaHassan-l1i
    @AminaHassan-l1i 27 นาทีที่ผ่านมา

    Maansha alaa ilaahayow madaxda sidaa nooga. Wadayeel

  • @libaaxaqaahira4537
    @libaaxaqaahira4537 45 นาทีที่ผ่านมา +1

    Masha Allah tabarakalah legend waa shaqsiga kaliya ee 3 Dal safiir kasoo noqday ampdorku med cali aw cabdi mwne Ciro kuxigeen u aha rushka kadib buginka iyo talyanigaba safir bu kaso aha wasarda a.dibada isga mamula

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlhi waa legend horay usoco ❤❤❤❤❤guul somaliland

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahow Dadkeena Quluubtooda Midee Aamiin🤲🏽

  • @HoodoMaxamed-k6b
    @HoodoMaxamed-k6b 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah waa sheekh ❤❤madaxwene Ku xigeenka Somaliland

  • @Cadnaanpedro
    @Cadnaanpedro 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa masuul qaran dadnimo udheertahy xata dadki oo kaliya mahee Ila xayawankii ayuu biyo gaardhsiya dhahay mashaallah inta manta ka fakarta xayawanka in biyo lasiiyo way yartahy balse isgu wuu ogyahy madaxwayne hore usoco dadku iyagaa iska daali

  • @mustafemohamed9528
    @mustafemohamed9528 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    qofka afka gaaban waa qof xikmadi ka buuxdo masha Allaah madaxweyne ku xigeen hore u soco

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 54 นาทีที่ผ่านมา

    That is true. He is a decent human being. Waxay isku mid yihiin Mooge. Mooge waa daacad shaqaynaya laakiin shaqadiisa aan aqoon. Tuugga shaqadiisa yaqaan isagaa ka fiican.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa sax in dhamam la Qabsado. Madaxwayne Muuse Biixi ayaa in oo Bilaabay.

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allaah,

  • @IbrahimMahmoud-jb6if
    @IbrahimMahmoud-jb6if 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanshallah tabarakallah somali xayawaana umanaxariustaan waana waxyaabaa Allah ugunaxariusta

  • @fosiyaseadmahamoud6551
    @fosiyaseadmahamoud6551 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin aamiiin aamiin ilaahay ha idin waa fajiyo xaqa

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshalaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah guul somaliland

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanaagsanaa madaxweyne xigeenku maasha Allah aloow barakee

  • @UmumacaadUmumacaad
    @UmumacaadUmumacaad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allaah Allaah haydiin fududeeyo xilka dhamaantiin

  • @SumayaMuuse-r2l
    @SumayaMuuse-r2l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashalaah❤❤❤❤

  • @SumayaMuuse-r2l
    @SumayaMuuse-r2l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dani waa seeto❤❤❤❤❤

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR ODAYGU WAA NIN MACQUULA.
    MAHAFSANID madaxwayne

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cajiib ⁉️😮👏👏👏

  • @mohamedali3724
    @mohamedali3724 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshaa allaah. Ilahay ha kuu fudaydiyo wax waliba.

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    beesha samaroon waa dad misaan waayn leh inta badan ma dhacdhacaan sida beelah isaaq. oo iygu isu jawaba. aqoon badani aany ka muuqan

  • @izmailomer8637
    @izmailomer8637 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan waacaajiibi

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Msha allh guuulayso

  • @ahmedsaladmohamed9718
    @ahmedsaladmohamed9718 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MADAXWAYNE ku Xigeenku
    Waa Nin Sharaf Lehe,
    Dadka Ddaab Daran Oo Aan Illahay KA Xisoonaynin.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa diplomacy rug cadaa ah oo dadnimo iyo tayo leh, qof afgaaban waa qof buxa xikmad

  • @alimahamud9780
    @alimahamud9780 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta siyaadas bariis karaadiyas oo somalia ah waxa ila wanagsan ninkan iyo xamsa abdi bare wayo alle kacabsi aya kamuuqda qofki alle kabaqa adoomadiisana kanabadgalaan

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madxwaynaha iyo M/kuxigeenku waxay ka simanyihiin
    1.in labaduba ka baxeen maxadkii siyaasada ee SIMAD somalia
    2 wa 2ba duplmenc ah
    3 wa 2aba bin oo afgaaban, shaqadoodna ficil ku muujiya tusaale sidu boorma iyo hargysa ay ugu garaaceen xisbigii xaakimka iyo madaxweynihii ba

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muu odhan Umada Somaliland.

    • @ifaatjamaal
      @ifaatjamaal 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      My ranked team mate.

  • @XasantoXasan
    @XasantoXasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    xabad ipad 7 mini iska iibso sxb axmed seeko ilaahay baa faxane kkkkkkkkkkkk.

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa nin ilaahay kacabsada marka aynu hadalkiisa eegno

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The more you know the less you need to say it, Qof Aamusan ha kuso deg degin 😉😎

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    السكوت يدل على الحكمة

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adkamide kkkkkk seko kkkk

  • @HamseGaraadAliBuraale
    @HamseGaraadAliBuraale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkani waa nin islaam ah danbise faraha loo galiyay oo lala doontay !

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    In dawlado shisheeye maalgashadeen baa lagu eedaynayaa oo aanay daacad u ahayn umadii ay isbedelka beenta u sheegeen wuu ogyahay waxa jira arintaase Carr hadduu ilaahay ka baqayo oo ay ka dhab tahay ha caddeeyo waxa sida qorraxda uga muuqda iyagoon bil qudha joogin ee Caddawgii Somaliland oo dhami u dabaaldegayaan meel welba oo dunida ka mid ah yaa loo abaabaynayaa ee abaydin ah ? !

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Buuni baad la caqli tahay iyo Xinif hadayna ka caqli badneyn ba, Adeer shekadaa cadow waa la dawaday 2017 iyo somali weyn, madaxweyne Cirro shacabka Somaliland baa doortay intii ugu badneyd abid oo diiday nimankii kulmiye ee umada isku diray ee xadkii Somaliland burco keenay ee cidankii Goojacade kagasoo cararay 😂

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Madaxdan cusubi way daacadsan yihiin kuwii ay doorashada kaga guulaysteen ee Muuse Biixi hogaaminayey. Muuse Biixi waxa lagu wareejiyey Somaliland oo 6deedi gobol u dhamaystiran yihiin oo dadkeedii midaysan yihiin, oo dhaqaaleheedu dhisan yahay oo caalamka oo dhan laga qadariyo. Maanta Muuse wuxuu wareejiyey 3 gobol iyo Togdher oo Buuhoodle ka go'day, Sool iyo Sanaag way ka go'een Somaliland. Gobolkii Sool waxa uu Somaliland kaga go'ay kacdoonkii ka bilaabmay markuu Muuse ka qaatay Ganacsigii/Kolaygii jaadka ee Inajabuutaawi, dagaalkaas waxaa ku baa'ay Ciidankii Qaranka ee 30ka sanadood la soo dhisaayey, waxa la inaga qabsaday 300 oo gaadhi oo technico ah oo bilaa shidaal ah, 5,000 oo askari oo bilaa raashin ah oo bilaa rasaas ah baa wax la dilay iyo wax la qabtay laga dhigay. Muuse Biixi iyo Nuux Taani ayaa shidaalkii, raashinkii, rasaastii iyo mushaharkii ciidanka qaranka ka cunay oo baabiiyey waana dambiilayaal la soo qaban doono!!!!! Dawladda Cusub ayaan uga fadhinaa inay dalkan baaba'ay badbaadiso

    • @ifaatjamaal
      @ifaatjamaal 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waar niyow reerki aan ka dhashay Sacad muuse sowkan mucaaridnimadi khlad fahmay😂😂😂

    • @sakariyekhadar6093
      @sakariyekhadar6093 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wlahi markaa vision waydi baad waxad dhahdaan iyo xamar ba nalagu wada iyo waxas cadaw ah bal yrs maxd qabateen kaad tageersaneed waa kii kasoo caray 180 400 ciidan ahna ka xidhan yihiin kaad utaqaanid mujaahid iyo dalku ufiicnaa somaliland sharfteedii baa dhulka gashy zxp amxaar oo imika aad aragti ki dafiray baad siiseen bad oromo tiraahdeen waan nahy iyo irirsamel waxan la garaneen abid guuldaradii ugu wyaneed somaliland siyaasi galo baad gasheen wax qabad daa shaqo qaran ba hayaa oo diiq ah lkn just dawo kan oo fursad sii mila xigmad yahy

    • @AsmaAbdirisak
      @AsmaAbdirisak 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Subxaanallaah sharkiina allaah haydinku koobo bi idnillaahi kariim adiyo waxa kula fekerka ahba fanacuuthubillaahi subxaanallaahi cammaa yasifuun

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Koley wuxuu kani dhaamaa kii Curiga ahaa ee Saylici