Qeybta 1aad: Wareysiga hoggaamiyihii hore ee Soomaali Galbeed Sheekh Ibraahim Dheere.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 ปีที่แล้ว +4

    Shiiq ibraahin dheere runta in uu kahadlaayo caadi ayaa loo dareemaa wlh ani aqoon umalihi laakiin wuxuu sheegaayo aniga waarumeestay.
    In laga guuleestana wuu sheegay. Sida xal ka kujirana in uu raacayna wuu sheegay marka waxaan leeyahay maashaa alaah

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 ปีที่แล้ว +7

    Waxana wariyaa lagaa dhahaa wallhi daadka muhiimka ah buu keena Ee wareeysta sii xaqiiqada lo ogadaa good job wariyaa farah Abdikadir

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 ปีที่แล้ว +3

    Aniga markaas jeel ogaden ayaan ku jiray waxuu dhahay shaqo fiican iyo waxbarasho ayaad haysatan wan ku faraxsanahaye allah yaa itusa manta

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 ปีที่แล้ว +4

    Farahow maanta nin hadal yaqaan ah oo degan baa ku helay guuleyso Mujaahid sheikh Ibraahin

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว +2

    Sheiq Ibrahim mashallah wa siyaaasi ugu fcn deganka somalida

  • @dreamboy618
    @dreamboy618 ปีที่แล้ว +14

    Wll hadaad ujeedo saliga nabiga ku sali scw

    • @mohamedibrahim-yc1gv
      @mohamedibrahim-yc1gv ปีที่แล้ว

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد، وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد عدد خلقك ورضا نفسك وزنة عرشك ومداد كلماتك

  • @abudarda00
    @abudarda00 ปีที่แล้ว +1

    Wariye wa yaqaana maashaAllah. Ilahay Somali galbeed wax khayr qaba ukeen hadda nimankani waxba masoo wadaanee.

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 ปีที่แล้ว +3

    Sh ibraahim nin ay waayuhu soo jeexjexeen

  • @aminhaji312
    @aminhaji312 ปีที่แล้ว +17

    Farah abdulkadir well done best journalism in the year and future keep going bro. Sheikh Ibrahim dheere is well educated and respectful person 👏 I.A one day we wish that you lead us

    • @aminhaji312
      @aminhaji312 ปีที่แล้ว

      @@yonisman2089 Mr. Grammar sxb maba xuma inaad I toosiso ee adaa I Bari grammar kaad sheegi ee af soomaaligaad qortay iska sax horta kkkkkkkk mxd tidhi yaad isku tustuseeysaane

    • @aminhaji312
      @aminhaji312 ปีที่แล้ว +1

      @@yonisman2089adaa mudan lkn waayo yonis man ula baxday adna iska badan intaa English ka ah hadaad jeceshahay. Mahadsanid

    • @axmed_173
      @axmed_173 ปีที่แล้ว

      @@aminhaji312 11 qq

    • @axmed_173
      @axmed_173 ปีที่แล้ว

      @@aminhaji312 qqqqqqqqq

    • @axmed_173
      @axmed_173 ปีที่แล้ว

      @@aminhaji312 qqqqqq0qqq

  • @alishaami9249
    @alishaami9249 ปีที่แล้ว +6

    Sxb aad baan ku salamay Farah Abdukadir waan kaga mahadnaqayaa sida wacana ee aad nolawadaagto xogaha muhiimaka ah ee loo baahnaa hore soco waxa aan rajayanayaa in aad horu mar balaadhana ka samayn doonto saxafda keep goining

  • @abdihakimmaxamed8664
    @abdihakimmaxamed8664 ปีที่แล้ว

    Maan sha Allah Wariye soomaaliyeed Farah Abdiqaadir guuleyso idamka Allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Sitti360
    @Sitti360 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah halagama ibraahim dheer

  • @ahmetdool2446
    @ahmetdool2446 ปีที่แล้ว +13

    Waxaa xaqiiq ah in WSLF iyo ONLF midna ineyna guuleysan, bal ay ka dorbideen qabyaaalad. Somali-galbeed ayaan daran😭

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว

      isbadalku waa imaanayaa hadii aadan isbadalin 😥😥

    • @mgure19
      @mgure19 ปีที่แล้ว

      Wadaadka waxa uu sheegaayo inta badan waa wax xaqiiqda ka fog. Waxii ay kuheshiiyeen asaga iyo Ethiopia runta kama uusan sheegin

    • @ahmetdool2446
      @ahmetdool2446 ปีที่แล้ว

      @@mgure19 muhimadaa ah inuu Ethiopia gumeysigeeda aqbaley, walow uu markii hore ka dhiidhiyey

    • @ahmetdool2446
      @ahmetdool2446 ปีที่แล้ว

      @@abdikanisuleimam9543 Zxp Qanacada Liidata ma ficna lkn deegaanka ma wax isbadalaa kaga muuqda, Ethiopia waa Ethiopia uun, Shatiga cusubi yuuna ku qaldin

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว

      @@ahmetdool2446 haa Shaatiga Cusub waxba ma soo kordhin kaliya waxuu noo cadeeyay Ehiopia waligeed cadaalad laga helayn

  • @odayfarah8598
    @odayfarah8598 ปีที่แล้ว

    Faarax abdulqaadir wariye wayn soo xusha dadka qarsoon ee xogta badani ku duugan tahay

  • @cabdullahicali5695
    @cabdullahicali5695 ปีที่แล้ว +3

    Me I am Fast like and comment
    Walalkey Waan ku wataa

  • @oldmanlast1417
    @oldmanlast1417 ปีที่แล้ว +8

    Waa ninka kaliya aan ka cabsanin ethiopia ee Sida saxda ah ooga hadla xaqiiqda taala DDS iyo ethiopia waana aqoonyahan🎉❤

    • @hgpoi4952
      @hgpoi4952 ปีที่แล้ว +1

      Muuqaalka dhamayso afkiisa ayuu ka qiranaayaa iney itoobiya ka baqeen oo ay ka cabsadeen, sidaas daradeed uu isku dhiibay!!

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 ปีที่แล้ว +1

      @@hgpoi4952 maxaa keenay inuu isdhiipo nacasoow cabsi uu kaqabo in adi lagu dilo weeyi

    • @oldmanlast1417
      @oldmanlast1417 ปีที่แล้ว

      kama hadlayo taas waa toban sano ka hor siyaasada maanta taagan ninkan kama cabsado ethiopia meesheda yuu hadalka dhigaa

  • @saidismail6007
    @saidismail6007 ปีที่แล้ว +4

    keep going Farah

  • @tokte-zp6sr
    @tokte-zp6sr ปีที่แล้ว

    Ninkan maa kamid dadka somaliya ugu lacagta badan

  • @Soyaalka12
    @Soyaalka12 ปีที่แล้ว +4

    Thanks 👊

  • @abumohamed7950
    @abumohamed7950 ปีที่แล้ว +1

    Kalaam run ah kama usan soo bixin ibrahin dhere waayo degaanka baan jogay xiligii cakirnaa ee uu lataliyaha u ahaa ina iley Malaha sheekhu ma dhimanayo

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sheikh ibrahim good educated person

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

      Markaan Kenya u qaxay ayaa secondary School Ka dhigtay
      TPLF ayaan Xamar Ku haynay
      🤣🤣🤣

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว

      @@batulasmail8261 qoralkada imaso baxayo wll maxa tiri

  • @abdilahishakaal8960
    @abdilahishakaal8960 ปีที่แล้ว +1

    Wariyuhu mid suaashisa jawaabteeda sugaya uma eke wuxu u egyahay mid lacag kaso qaatay mustafe

  • @yusuffarah351
    @yusuffarah351 ปีที่แล้ว +1

    quiet informative

  • @sihaamzezytv8364
    @sihaamzezytv8364 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh Ibrahim markan wareysigisa dhageysto xisbigisan kubara I hope inu malin un isagana madaxweyne noqdo 👍 Next xisbiga onlf 🙏

    • @yusufgirow5977
      @yusufgirow5977 ปีที่แล้ว +2

      mgacn reerka ah inad badashan isku daya oo deeganka kaligin madaganidin lkn majority tihin

  • @sms2437
    @sms2437 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sualahan qabnay bad nowatdisay

  • @Almacarif
    @Almacarif ปีที่แล้ว

    Bathiya saliga Nabiga scw اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @mohamedibrahim-yc1gv
      @mohamedibrahim-yc1gv ปีที่แล้ว

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد، وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد عدد خلقك ورضا نفسك وزنة عرشك ومداد كلماتك

  • @halimo3956
    @halimo3956 ปีที่แล้ว

    Guuleyso wariyaha qaranka adiga iyo horfadhi media suleymaan xaashi

  • @hodanabdi2352
    @hodanabdi2352 ปีที่แล้ว +2

    Farah. Horay usoco Guul iyo goponimo

  • @libanahmed5394
    @libanahmed5394 ปีที่แล้ว

    Farah abdulqadir we'll you're the best journalist you Amazing person and careful some ppl they see you are journalist put you're the best 👌 and 🙏 be careful u have a lot of enemy

  • @a-b9206
    @a-b9206 ปีที่แล้ว

    gaylan media guul iyo gobanimo

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 ปีที่แล้ว

    Aar ninkan walaashiis ayaan mcalin u ahaan jirey ku salaamay

  • @garaadka
    @garaadka ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah guuldaradaada inaad qirataaba waa guul lkn jawxo guuldaradeeda maqiranayso waxay ku odhanayaan calankii waan dhalinay

  • @maxamedmaxbuub5891
    @maxamedmaxbuub5891 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqda dhabtaha sheekhu muusan ka hadale wuu baal marayaaa

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 ปีที่แล้ว

    Abuu Zeylici, isu diyaari Guantanamo ha Somalia ee JILICOOW. AL SHABAAB ka weeyn.

  • @amiinmohamed6717
    @amiinmohamed6717 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin wll

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 ปีที่แล้ว

    Allshabaab faarax Allshabaab wariye Allshabaab ah

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nin khaatumo xumo ku danbeeyay Ibraahim, wixii raggii Soomaaliyeed ku dhamaaday ee Xornima Soomali Galbeed ma raashin buu ka doortay?! Alle ha u gargaaro wadaadkan

  • @soomane5828
    @soomane5828 ปีที่แล้ว

    Sixid gayla meida inaga sax
    Gaylan media ✔️

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 ปีที่แล้ว

    Wariye sare faraha abdulkadir guuleeyso

  • @alisalaad4507
    @alisalaad4507 ปีที่แล้ว

    Ibraahim dheere waxaa ii muuqata in dheef aduun ku bedelatay jihaad soomali galbeed

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 ปีที่แล้ว

    Gaylan Media Owner aad baan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad Barnaamijyada usoo diyaariso...

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว

    Sheiq Ibrahim waxa suali lahaay xisbigada deganka Somali xafis ma kuledihin

  • @Somali-One
    @Somali-One ปีที่แล้ว

    *Qofna ma sheegan karo wixii uu bi'iyey ilaa qof Alle ka cabsanaya mahane, abdi iileey Somali waa xasuuqay. Waxaan xasuustaa in gudaha Somalia dad laga soo qafaalan jirey. Asxaabtey aabayaashood ayaa ka mida*

  • @shaaficiabdi7732
    @shaaficiabdi7732 ปีที่แล้ว

    Wariye farah abdiqadir waad dadalaysaa
    Halkaa kasii wad dadaalka.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +2

    Ibrahim dheere mujrib waaye waa in lagu xiraa oo aad cabdi iley xabsiga liinta kulacabta.

  • @safwaanismail6062
    @safwaanismail6062 ปีที่แล้ว

    Gulayso Saxib wariye xirfada hibo Hadal u dheertay baa tahay warysiyo dhawr masuul ka qaday wan la dhacay raga so qabo Wali

  • @calicade3834
    @calicade3834 ปีที่แล้ว +1

    Anaa

  • @OmarMohamed-bt9fe
    @OmarMohamed-bt9fe ปีที่แล้ว

    Asc. Dhan kastoo laga eegaba Ibraahim waa nin fashilmay waayo wuxuu qancay in ummaddisu addoonsi ku jirto waligeed.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 ปีที่แล้ว

    Kan indhaha cala kuda leh markii Fahad Yasin uu waraysanayay sawtii aad moodaysay in la gawrici rabo maanta miyuu hanjabayaa

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 ปีที่แล้ว

    Ninkan Wajigiisa Dhiig ayaa Ka Muuqda

  • @hodanabdi2352
    @hodanabdi2352 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👍👏

  • @hodanabdi2352
    @hodanabdi2352 ปีที่แล้ว +1

    👑✅✅✅✅✅

  • @ajubragis6435
    @ajubragis6435 ปีที่แล้ว

    waa nin halgan aaminsanaay oo laakin is dhiibay. Xaqiiqda wey xanuunbadantahay laakin halgan walbo wuxuu leeyaahay qaaain!

  • @axmedgaaciye4812
    @axmedgaaciye4812 ปีที่แล้ว

    Asc Farah Abdulkadir waxad weydisa 1500 ama 1700 o adso deysey magacyahoda iyo liiskoda mahaysa dheh beenlowga

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Farah C dulqaadir wariyaha kaliya ee wareysigiisa isu
    Dheeli taranyahay
    Keep going

  • @abudarda00
    @abudarda00 ปีที่แล้ว +2

    Walle wa la helay. Waxyaabo badan ayuu ninkani ku qaldamay. Inay iley la shaqey cagjarna la cadownoqo caqli ma galeyso ilaa wax qabiyaaladnimo ahayn

  • @boqran101
    @boqran101 ปีที่แล้ว

    Umala doox iyo bahadlikii ka jiray s galbeed ayu qabka ahaa waa kii jeel intu tagay laha waa goob waxbarasha oo aad u wanagasan

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 ปีที่แล้ว

    farxaan🙏🙏

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi4333 ปีที่แล้ว +1

    Ninkasta inta uusan xilka qaban runta wuu sheegi yaqaana lkn maalinta xilka loo dhiibo kii la yaqaanay maaha

  • @abudarda00
    @abudarda00 ปีที่แล้ว

    Yes badanaa kkk

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 ปีที่แล้ว +1

    Next so Qabo madaxweyne "muuse biixi Abdi xildiid xabiibuL malaayinkii

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 ปีที่แล้ว

    Free Somali state galbed DDS✊✊✊

  • @adamisxaaq5160
    @adamisxaaq5160 ปีที่แล้ว

    Ninkaan weyn wuxuu ku hadlaayo bal fiiriya intaas oo dhalinyaro oo shuhado ah dhiigooda ayuu aduunyo yar siistay waliba wuu kusii faanaa ilaaheey waxaan kaaka baryay xabashida aad hoosta ka gashay inuu kuku salido sida walaalkaa cabdi iley ku dhacaday khaa,in yahoow

  • @mubaarighassan2725
    @mubaarighassan2725 ปีที่แล้ว +2

    Shaqo wacan faarah 👍

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 ปีที่แล้ว

    Free Somali galbed ✊

  • @saidabdiazizwarsame1560
    @saidabdiazizwarsame1560 ปีที่แล้ว

    Hal content baad almost 30 Minis ku celcinaysaa “Heshiis baad qaadateen”

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 ปีที่แล้ว +1

    Waligay dabadhilifnimo lagu faanayo ma arag tan ka hor!

  • @brarug
    @brarug ปีที่แล้ว

    Shacabka inaad wareysato ayaa ila haboon anagaa waxaa jira

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 ปีที่แล้ว

      Shacabku mxy ogyihiin tolow 🙄

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 ปีที่แล้ว

    intaas oo aqoon uu sheeganayo gabagabadiii jabhad buu hogaal u noqodey somalida halka ka qaldan waa kalkaa mana arkaan qof walbaa asagaa isla quman

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 ปีที่แล้ว +1

    Wax kasta, annagaa bilownay weyaan jawaabtu. Lkn, sidaas fudud xaalku, aad ayuu uga fogaa. DDS, waxyabihii ka dhacay, waxay ahaayeen waxyaabo maqalka, maanka iyo aragaba aad ugu adag aqbalkooda.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว

    Wslf ayaa kasaxan Onlf somali galbeed barnaamijkedu waa logic halka Onlf inadhadayga iyo qar iska xoor wax kuwaday.. From Somaliland

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 ปีที่แล้ว

    Free Ogadenia ✊

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 ปีที่แล้ว +1

      Dal qolo loogu magac daray dal maaha waligeena xoroobi maayo FREE SOMALI GALBEED

  • @oldmanlast1417
    @oldmanlast1417 ปีที่แล้ว

    🙌🙌

  • @mrcali4743
    @mrcali4743 ปีที่แล้ว

    faarax c/qaadir salaan waxaa kugula talinlahaa in aad gobolada dowlad Deegan ka oodhan aad lugta soowada marisid min gobol ilaadagmo

  • @user-yc1xi6kg4c
    @user-yc1xi6kg4c ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 ปีที่แล้ว

    Hebel dheerahan indho adkaa asoo hebel ileey la soo shaqeyay ayuu hadna caaynayaa ina iley

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +1

    Males Zenawi ayaan la heshiinay aaa!!!😂😂😂

    • @ahmednoor8886
      @ahmednoor8886 ปีที่แล้ว

      Oo ma ayeyda ayu la heshiin lahaa xoolow

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmednoor8886 😂😂

    • @abdiazizhamza5866
      @abdiazizhamza5866 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmednoor8886 😂😂😂😂

  • @cabdimajiidhussein6082
    @cabdimajiidhussein6082 ปีที่แล้ว

    Khaain umadda somaligalbeed dhabarka Ka jabiyay taariikhda ayaad baal madaw kaga qormi diinta.

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 ปีที่แล้ว

    aniga ma dhageysano itobiyo muhim maa ahen hadalkisa iyo sheikh nimadisa kalab waayey haadi mar itobiyan yahay nacala ku taal

  • @calicade3834
    @calicade3834 ปีที่แล้ว +1

    Ugu sohoreya

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 ปีที่แล้ว

    Cdksaguu zaid ayuu ugaabanyahy

  • @Abdulwahed.m45
    @Abdulwahed.m45 ปีที่แล้ว

    Wadaadku bachelor Qur'aanka ah ayuu haystaa haddan Master politicalka ah ayuu qaatay. Way iskukay qaban wayday.

  • @guhaadalley3312
    @guhaadalley3312 ปีที่แล้ว

    ONLF warausigooda ayaan kaa sugayaaa waayo kuwaas suaalo badan ayaa dul taala kuwaas ceebo ayaa dul taala

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 ปีที่แล้ว

    SI FCN OO MILGO IYO MAAMUUS LEH OO AY XIRFADI KU DHEEHANTAY YAAD U WARAYSATAY ISNA KUUGU WARAMAY QODOBKAA UU LEEYAHAY WAAN FARAXSANAA SI FCN UMUU CADAYN WAAYO WAX LAGU FARXO SOO KORDHAY MA JIRIN KALIYA INAY IYAGU IS BADBAADIYEEN WAA TA KALE MARKUU LA TALIYAHA AHAA EE UU LEEYAHAY WAX BADAN BAAN QABTAY MAXUU ISLA ISAGU HADIIBA UU ARKAYAY GABOOD FALAYADA DHACAYA EE SOCDA UU UGA SOO HORJEEDSAN WAAYAY

  • @abdiasiskafi6621
    @abdiasiskafi6621 ปีที่แล้ว

    Qoriga uu dhiibay waxa uu udhiibay liyuu police iyaguna waxa ay kulaynayeen shacabkii uu u tudhayay Nasiib daro. Haba loogu mar marsoodo onlf.

  • @ahmedjrsalah7529
    @ahmedjrsalah7529 ปีที่แล้ว

    Naagtan Sharmutada ah Ee Qaylada badan oo warka Naga Dhex Gelaysa Naga jooji 😊

  • @matanmatan2199
    @matanmatan2199 ปีที่แล้ว

    Naanaysta Sheikhnimadu ma dhamaato miyaa!!!!!?

  • @mubarakimohamedhussein775
    @mubarakimohamedhussein775 ปีที่แล้ว

    Nin maqal Buu igu ahaa lkn nin aan u qalmin inuu wax hogaamiyo balse xataa eedihiisa aan ogayn ayuu ila eegyahay.
    Dadkan oo kale Ina cagjar haka dhanaansado shirkadahoodana ha xiro waa diin ku maxaabsadayaal.

    • @mubarakimohamedhussein775
      @mubarakimohamedhussein775 ปีที่แล้ว

      War qeybtii labaad Soo daawo bal anigu yaabaye ma yaabteen, dadkaas ayaa ku dhihi dal ayaan dhisaynaa war kan xata ani waxaro Kuma haleeyeen wlhi.

  • @mulidabdilahi7218
    @mulidabdilahi7218 ปีที่แล้ว

    War ibraahinoow waxba ma hayside iska aamus

  • @abdihakimadam9304
    @abdihakimadam9304 ปีที่แล้ว

    ninkaan waa nimankii al itixaad ee Somali virus ka iyo isqarxinta u keenay waa kuwii alshabaab dhalay waxba yuuna magaca wslf dadka ku qaldin, waan ka xumahay in magaca jabhadii wslf ee sharafta lahayd sidaa loo kufsado, maamulka dds waa inay iska ilaalilyaan ninkaan iyo dadka fikirka wahaabiga xambaarsan

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว

    Wslf ta ma itixadki bey ahayen

  • @cabdiqaniabdi9967
    @cabdiqaniabdi9967 ปีที่แล้ว

    Sinbal wishaaa

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 ปีที่แล้ว

    Nin waxaagii xooog kaaga qaatay xooogna aad kaga soo ceshan kari wayday baryo muuuu kugu siiiiin???

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wuxuu noo sheegay Halgankiisi in uu ku soo gabagabeeyey
    heshiis TPLF iyo deeqihii Carabta uu maamule Ka noqay
    Jeel ogaadeena uu Ku tilmaamay meel dhaqan celin.

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran ปีที่แล้ว

    Waa ninkii intu jeel ogaadeen oo dadka lagu ciqabi jiray tagay yidhi waa jamacad waxbarashi ka socoto

    • @garaadka
      @garaadka ปีที่แล้ว

      runtii ayay ahayd ee waanad fahmin

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 ปีที่แล้ว

    What does Gaylan mean in Somali

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 ปีที่แล้ว

    Buuhoodle...
    Waxa aan xasuustaa in Buuhoodle isku laayeen shacab hubaysan iyo ciidamada liyuu police, waxa aan xasuustaa in ciidamado maxaabiis ah laga beryay shacabku inay dawlada ku soo wareejiyaan
    Dagaalkaas waxaa sabab u ahaa qaad. 🥴
    Waxaan dhihi karaa dhulbahantuhi waxa uu ahaa qabiilka aan wax weyn loo geysan halka umada kale la xasuuqay, Cuqubuu ahaa ina iley.

  • @use_996
    @use_996 ปีที่แล้ว

    Qof walba awood kooban buu leyahay o mel ku dhamata , markay awoodu kaa dhamato wixi ad kuso daashay dib loma tirtiro

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 ปีที่แล้ว

    Onlf xoriyad uma dagalamaynin
    Ee waxay ahayd ganacsi
    Tusaale dhaqalaha Ugu badan
    Bay dadka kaga arursanjireen
    Inta madaxda iska sheegi jiray ba qaybsan jiray lkn sheikh Ibrahim
    Dheere wax badan buu qabtay
    Marka aad dagan ku jirayna
    Waxa laraba inaad darasad samayn natiijada ka dhalan karta
    Faaido iyo khasare labadaba waxayna ku tusinaysa inuu nin aqoon diiniya iyo maadiba laha ibraahin Dheere lkn kuwa
    Onlf hogaminayay ay ahayeen johalo
    Asn aqoon, diin iyo maadiba lahayn

    • @dahfur2735
      @dahfur2735 ปีที่แล้ว

      Ninkan ONLF maaha ee waa UWSLF

    • @maarmaar6136
      @maarmaar6136 ปีที่แล้ว +1

      @@dahfur2735
      Ibraahin dheere
      Waa from wslf to uwslf to Al,itaxad Islamic lkn waxan isbarbar dhig kusameyay isaga iyo onlf
      Legend ibraahin Dheere
      Onlf ZERO 0⃣ for 40 Sano
      Fashil

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว

      ONLF jabhad xaq-udirir bay ahayd ee ganacsato maahayn

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 ปีที่แล้ว

    codka xoogaa ma wacna