Mashruuc cusub | Naadi Akhris | kusoo biir hada oo isdiwaangali !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Waxaan daahfurnay oo aan xadhiga kajarnay Naadi cusub kaas oo aan u qaadan doono ugu yaraan Dhawr boqol oo qof ama ka yar Rag iyo dumarba
    magaca Naadiga ( Naadiga Iqra )
    Naadigan Hadafka aan Ka Leenahay wa in aan ku midawno oo aan ku tusno dhalinyarada tabo iyo Tusaalayaal nool oo ay u mari Karaan Wax akhriska .
    Meelaha la igala soo xiriiri karo .
    ---instagram www.instagram....
    ---Telegeam t.me/+8ygYwLan...
    ---Twiter ( X ) x.com/Marwan33...
    Fadlan kanaalka gaarsii ugu yaraan 5 qof
    Linkiga channelka waaka / @marwanmedia

ความคิดเห็น • 86

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 21 วันที่ผ่านมา +9

    Ku saliya nabi Muhammad scw❤

  • @deeqmaxamuud3980
    @deeqmaxamuud3980 19 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa Allah waa waxwanaagsan runtii waxanannka mid ahay dad aadka ugubaahan

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  19 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks .
      Numberkan Nagala so xiriir +251975700037

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 21 วันที่ผ่านมา +4

    Aniga wax waa aqriyaa Balsa waxaan Akhriyaa Buugaagta Shareecada Khuseeyo❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา +5

      Dhinacyada Kalee Noloshana wax Ka akhri

  • @caawiyetube
    @caawiyetube 21 วันที่ผ่านมา +1

    M.a ustaad ilaahey ha idiinka abaal mariyo ❤❤

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 20 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waa shaqo wacan oo manfac badan yeelan doonta aad ayan idinku dhiirigalinayaa inaad sii wadaan

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  20 วันที่ผ่านมา

      Allah Yacizak .

  • @CabdixakiimAxmed-cg7sd
    @CabdixakiimAxmed-cg7sd 19 วันที่ผ่านมา

    Waaaar waara heen sidee la,isu diwaan galin

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  19 วันที่ผ่านมา

      Numberkas la xiriir wll
      +251975700037

    • @CabdixakiimAxmed-cg7sd
      @CabdixakiimAxmed-cg7sd 18 วันที่ผ่านมา

      Wicitaan baa khadka kuma shaqaynayo

  • @UbaxQoordheere
    @UbaxQoordheere 21 วันที่ผ่านมา +5

    Marwnow dad bdn oo wadnaha farta ku hayey waad ka gubteen oo Fee ga waa 1$ oo marmarsiyo ma jidho😂❤ jasakallaH wllo

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา +3

      Si aanay cidna u awoodi wayinba 1$ 🤣

  • @ISMAHAN-7
    @ISMAHAN-7 19 วันที่ผ่านมา

    Mnsha Allah wllo garabkiina allaha galo waa fikrad saliim ah o ladhihikaro hadey dadkena helan guushuba ay gacantoda kujirto wxd umuqata ruux waxbdn bulshada kuso kordhin dono wna idinrajeynaya
    Aniga ahan maihi shaqsi wax aqriska neceb bal ee wan jeclahay daganashiyo ad ahna wnkudarema hadi aqris kali ahan laheyd madashu may be inan isku dayi lehen kuso biirideda lkn waxyabaha kaled racisay yanba lagajogi karin all in all wad mahadsntihin rabi garabkina hagalo insha allah inagana wnu soxadiri dona hadii rabi no ogolado MAHDSNID MARKASTA! 🩶🙏👏

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  19 วันที่ผ่านมา +1

      Wll ismahan Sharfanid Marwalba ❤️
      Allah Yacizak .

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 21 วันที่ผ่านมา

    Jasaaaka laaaah abowe aad baad umahadsan tihiin,, abaalkiina alle jano ha idiin ku badalo❤❤❤

  • @BurhanMedia-v2w
    @BurhanMedia-v2w 21 วันที่ผ่านมา

    Masha allah Ustaad Marwaan Keep going bro 🙏

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Allah Yacizak

  • @RamzieMohameddaher-rm1sy
    @RamzieMohameddaher-rm1sy 21 วันที่ผ่านมา +1

    Legend ❤❤❤

  • @maxamedmacruuf8207
    @maxamedmacruuf8207 21 วันที่ผ่านมา

    Allah yacizak macalin 🔥

  • @MaxamedJamac-wu8kw
    @MaxamedJamac-wu8kw 21 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid lpx❤

  • @AbdishukriQalif
    @AbdishukriQalif 21 วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله

  • @CabdixakiimAxmed-cg7sd
    @CabdixakiimAxmed-cg7sd 19 วันที่ผ่านมา

    Sooo jawaaba degdeg

  • @mohamedbaariofficial
    @mohamedbaariofficial 21 วันที่ผ่านมา +2

    Marwaan lkn whasapp ku fiicneed inaad ku sameyso

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Wan Ka dhigi karna hadi loo bato .

  • @MohamedAhmed-ly4yg
    @MohamedAhmed-ly4yg 21 วันที่ผ่านมา +2

    Ani nadi sas oo kala ban abuuray oo dhalinta aan dhanka luqada aan kaga caawinyno alx hadda meel fiicn buunoo marayaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      M....a
      Guul wacan

    • @CaashaFaarax-kw1kh
      @CaashaFaarax-kw1kh 21 วันที่ผ่านมา

      Wll ana siden idinkugu soo biiri karaaa pls

    • @MohamedAhmed-ly4yg
      @MohamedAhmed-ly4yg 21 วันที่ผ่านมา

      @@CaashaFaarax-kw1kh haa

    • @CaashaFaarax-kw1kh
      @CaashaFaarax-kw1kh 21 วันที่ผ่านมา

      @@MohamedAhmed-ly4yg sideen ku helaaa marka groupka

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 21 วันที่ผ่านมา

      Wll anagana nagu dar

  • @faafintadiintenaislmka1361
    @faafintadiintenaislmka1361 20 วันที่ผ่านมา

    Ustaad xagee kaala so xiriiraa telagaram ka ma gali karto la igu dhaxay yee😢

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  20 วันที่ผ่านมา

      Instagramka .

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 21 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah inaba caadi maaha xawli togon ayaad ku socotaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Allah Yacizak .

  • @HooyoFadumo-eq6ke
    @HooyoFadumo-eq6ke 21 วันที่ผ่านมา

    Horey usoco sxp ❤

  • @ReshidAhmed-f4j
    @ReshidAhmed-f4j 21 วันที่ผ่านมา

    Thanks wllken lkn anaga ahan kuwa ethiopia joga imisa birr ban bixin dona ycn lacagta ethiopia

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา +1

      Wll Boqol birr lee oo Ethiopian ah .

    • @ReshidAhmed-f4j
      @ReshidAhmed-f4j 21 วันที่ผ่านมา

      @@marwanmedia ok bro

  • @جلالالدينمحمد-ش2م
    @جلالالدينمحمد-ش2م 21 วันที่ผ่านมา

    Xageed kunooshahay ustaad

  • @AbdishukriQalif
    @AbdishukriQalif 21 วันที่ผ่านมา

    Asc sxb waan ubahanya

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Instagramka inagala soo xiriir

  • @JaamacAhmed-m3p
    @JaamacAhmed-m3p 21 วันที่ผ่านมา

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 21 วันที่ผ่านมา

    wll ma awodo 1$ cid laga yela majidhe 😀aan ka faidesano ustadka mahadsanid ustad

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Masul wixiba wan La Fahanay walalaheen 😀

  • @MUUMIN252
    @MUUMIN252 21 วันที่ผ่านมา

    Luqada qofkii aanay isku wacnayn sidee ayuu ula jaanqaadikaraa (English or Arabic)

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา +1

      Somali ayaan kusi bilabayna luuqadaha kle wan u gudbi dona mudo kadin i...a

  • @CADAAWE1200
    @CADAAWE1200 21 วันที่ผ่านมา

    Ma.❤

  • @somalitiktok638
    @somalitiktok638 21 วันที่ผ่านมา

    Second

  • @MunmunIbrahim
    @MunmunIbrahim 21 วันที่ผ่านมา

    First🤝

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi 21 วันที่ผ่านมา +1

    Luqadee lagu aqrinaayaa ustaadii ani english xoogaa kasaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Somaliga ayan kusi bilabayna Kadibna Labada Kle wan u gudbaynaa .

  • @Randa17
    @Randa17 21 วันที่ผ่านมา

    Ayy video waaba dhamesan lahay xiisaha uhaayo lee😂😂

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Soo orod hee 😂

  • @MohamedAhmed-ly4yg
    @MohamedAhmed-ly4yg 21 วันที่ผ่านมา

    Nadi sas oo kle ah ban ku jiraa one month baa qof bu ku soo akhrinayaa ka dib waa la gorfaynayaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา +1

      Midkana Tijaabi .

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 21 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi waxaad Samaysay wax Bulshadu u baahantahay

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 21 วันที่ผ่านมา

    Muhiimadeyda hada waa wax aqriska social media kale uma baahniye mise qasab ayey igu tahay inaan barto social media

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา +1

      Si bay qasab kuhu tahay wayo Maanta waxa loo guuraya Duni Casri ah oo Qaabka ay wax u shaqeeyan ay tahay in aad Fahanto si aad ula jaanqaado .

  • @معراج.صديق
    @معراج.صديق 20 วันที่ผ่านมา

    Ustaad waa uu diidaye

  • @CaashaFaarax-kw1kh
    @CaashaFaarax-kw1kh 21 วันที่ผ่านมา

    Lkn marwaanow wll ka waran haday dano kale ka soo dhexgalaan wardigaas oo marmarka qaar an haleli wayno adna waxad shegtay inan cudurdar la ogolayn

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Cudur daarkaas Hal mar iyo 2 waa La aqbali Karaa wll

    • @CaashaFaarax-kw1kh
      @CaashaFaarax-kw1kh 21 วันที่ผ่านมา

      @@marwanmedia hye

  • @mohamedbaariofficial
    @mohamedbaariofficial 21 วันที่ผ่านมา

    Nio aniga kenya jogaa maxaa sameyaa marka lacagta sidee ku bjxin karaa wllo mcn

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Wa Caadi wll Edahab bad kuso diri number ban ku qori igala so xiriir ---instagram instagram.com/p/C-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3bTdycDJxZw==
      ---Telegeam t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk

    • @mohamedbaariofficial
      @mohamedbaariofficial 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@marwanmediaKenya edahb laga isctiamlaa

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 21 วันที่ผ่านมา

    Wllhi aad baan u rabi lahaa ameey howlaheyga kale iga mashquulinayaan oo buugaa la aqrinaayo bishii hal book somaha mise wey kabadan yihiin wll

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Kama Mashqulinayan Wax wlba oo culays kugu Noqonaya wan Xalinaynaa Hadad Adigu Diyar tahay .

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@marwanmediadiyaar baan ahay wll

  • @MaxamedTaatiko
    @MaxamedTaatiko 21 วันที่ผ่านมา +1

    Aaway talagaramka wll

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      --Telegeam t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk

  • @abdullahimoktar9953
    @abdullahimoktar9953 21 วันที่ผ่านมา

    Buugagta ma English ba mise soomali,

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Wll Luuqadaha dhanba wan ku Akhrin doona Lkin Hada Afsomaliga ayaa lo batoo aan kusii bilaabi doona .

  • @HafsaIsmacil-tu2tn
    @HafsaIsmacil-tu2tn 21 วันที่ผ่านมา

    Buuga maa ii soo dirysaan

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  21 วันที่ผ่านมา

      Kala xiriir halkaa Bahda Marwan ---instagram instagram.com/p/C-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3bTdycDJxZw==
      ---Telegeam t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk