LOGO MADRASAD QURAAN | BARO SIDA LOO DESIGN GAREEYO LOGO DUGSI QURAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Halkan Ka Degso Resources-ka Logada
    drive.google.c...
    Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadea...
    #logo #logodesign #graphicdesign #design #adobe #adobeillustrator #illustrator #tutorial #illustratortutorial #today #learning #learn

ความคิดเห็น • 38

  • @dhalintamaanta1391
    @dhalintamaanta1391 ปีที่แล้ว +1

    Ustad mahadsanid marwalba

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 8 หลายเดือนก่อน

    mahadsaned ustdaad guuleyso cadowga alah hakaa qabto waxbadan kaa faa iiday

  • @abdullahimuhumed7520
    @abdullahimuhumed7520 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso sxb shaqo fiican baad noo haysaa

  • @cismaanmaxamed7162
    @cismaanmaxamed7162 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad جزاك الله خير
    100% waa noo hagar baxday👍

  • @ZakariaMohamed-su9ho
    @ZakariaMohamed-su9ho ปีที่แล้ว +1

    Allah ku sharfo ustaadow

  • @hanadzead7056
    @hanadzead7056 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaad u mahadsan tahay ustaad waxaan kaa codsanayaa inaad soo samayso web banner sida loo sameeyo thanks

  • @hamsebeeroof
    @hamsebeeroof ปีที่แล้ว +1

    Ustd caleemahaa intee ka helaa😮

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      qaybta link description-ka aan soo dhigay ka fiiri

  • @Motivationer288
    @Motivationer288 ปีที่แล้ว +1

    very nice teacher

  • @GUULEEDMOHA
    @GUULEEDMOHA หลายเดือนก่อน

    colorka jaalaha sidee loo hoos mariyaa ustaad

  • @enjinercabdi9008
    @enjinercabdi9008 9 หลายเดือนก่อน

    ustad waxan jecla laha logo foundation in la sameeyoh hadey macqul tahy

  • @mohamedAhmed-eh6kv
    @mohamedAhmed-eh6kv ปีที่แล้ว +1

    Ustaadi sharaf korkaga ha ahaado ustaad waxan raba inaad igu caawiso casharada indesign iyago full course ah makaa heli kara wa u baahanahay

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      Ustad Cashiradas iima wada diyaarsana ee malinka aan soo dhigayo uun baan soo duubaa lkn insha Allah waan dhamaynaynaa sida photoshop iyo illustrator aan u dhamaynay oo kale

    • @mohamedAhmed-eh6kv
      @mohamedAhmed-eh6kv ปีที่แล้ว

      @@SAMEWADEACADEMY sharafi korkaga ha ahaato ustaad Guulayso

  • @Hassan_Nor_Hassan
    @Hassan_Nor_Hassan ปีที่แล้ว +1

    Ustaad resources logada coos bes leeba soo degaayo kuwa kale maba soo degayaan

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Ustad dhamaantood waaye Illustrator kuso fur kuli waa iskugu jiran

    • @Hassan_Nor_Hassan
      @Hassan_Nor_Hassan ปีที่แล้ว

      @@SAMEWADEACADEMY ustaad mahad sanid

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy ปีที่แล้ว +1

    ustaadow waxaad noo sameysa Boor Aroos 300 * 150 cm haday macquul tahay inshallah

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +1

    Macalin muuqaalada meel ku kaydso maxaa yeelay gaaladaan way dhib badan tihiin Maclin Abakar Jinni TH-cam-kiisa SomGuide Hawada Lagu Cunay Si Khasaaro kugu dhicin

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Hyeh Ustad Mahadsanid, Been ma ahan wax kasta walaga filan kara

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      @@SAMEWADEACADEMY xaqiiq maclin adaana mudan jazkallah jannah

  • @abdirahmanfarah6662
    @abdirahmanfarah6662 8 หลายเดือนก่อน

    Sxboo linkigaaga masha qeenaayo

  • @enjinercabdi9008
    @enjinercabdi9008 10 หลายเดือนก่อน

    Ustad inteh kali krah book iyo calentaba ado mahdsan

  • @saahilabdilaahi7066
    @saahilabdilaahi7066 ปีที่แล้ว

    Allehakuxfdiyo prother lkn ustaad Application Adobe halkeekalasoodagikaraa

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Aaaamiiiin Aaamiiiin Ustad halkas igala soo xiriir t.me/SamewadeAcademy

  • @mohamedabdulahi143
    @mohamedabdulahi143 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadi xogta loogada telegramka noso dhig swrada

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +2

      hyeh ustad inkasto qaybta description-ka aan soo dhigay

  • @yacquub111
    @yacquub111 ปีที่แล้ว +1

    Macalin inaad barto aaaaaadan ujeclahay photosho freee ah waanla ahy😢

  • @Hassan_Nor_Hassan
    @Hassan_Nor_Hassan ปีที่แล้ว +1

    Ustaadi mahad sanid kun iyo kow jeer

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 8 หลายเดือนก่อน

    ustaat likiga ma dagsamaaye

  • @AbdisamedAdanxasan
    @AbdisamedAdanxasan 3 หลายเดือนก่อน

    I