Yaa bixiyay Hawada Somaliland? Prof. Axmed Wiiwaa, Agaasimihii W. Duulista SL, ayaa bayaamiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Yaa bixiyay Hawada Somaliland? Goormaa se la bixiyay?
    Prof. Axmed Wiiwaa, Agaasimihii W. Duulista SL, ayaa bayaamiyay
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 239

  • @Madadaal
    @Madadaal 7 หลายเดือนก่อน +5

    Good job Prof. Wiiwaa, you explained very well something that was hidden from the public, which people of Somaliland should have known a long time ago.

  • @bulsho2796
    @bulsho2796 7 หลายเดือนก่อน +5

    Waa wadan aan isla xisaabtan jirin oo wali aynu difaacayno kii masiirkeenii cunay Mxamuud xaashi waxa uu cunay 1- Hawadii 2- Lacagtii Dawlada Kuwait ugu deeqday Airportka Hargaisa. 3- Mashruucii Biyo balaadhinta xunbo wayne.

  • @mohamadaxmed2315
    @mohamadaxmed2315 7 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaallah what about the employe

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 7 หลายเดือนก่อน +20

    Alla maxaad dad liita kolba dadka soo hor fadhiisanaya, adeer caqliga dadka ixtiraam.

  • @2011BARO
    @2011BARO 7 หลายเดือนก่อน +12

    Hawadda Soomaaliya waa hal mida ,qabiil qabiil ma aha , Ilaa hadda HARGEISA WAA MAGAALO KA TIRSAN DALKA JAMHUURIYADDA FEEDARAALKA SOOMAALIYA.

    • @maxamuudxasan261
      @maxamuudxasan261 7 หลายเดือนก่อน

      Waa heer caqliyeed kaaga, ama garashadaada.

    • @ifraaxmaxamed980
      @ifraaxmaxamed980 7 หลายเดือนก่อน

      Ninka dadka ugu ildher ba dadka ugu ayan daran wax cid arkayba isagu umuuqda adokale llomabahna wayo ada somali mideyay
      ayaba somali mideyay

  • @alisamater-yi5cs
    @alisamater-yi5cs 7 หลายเดือนก่อน +3

    Beutifull intrview Well done

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 7 หลายเดือนก่อน +8

    This gentleman he is a true professional AITA expert knowledge long live to u and ur entire family insha Allah ameen

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 7 หลายเดือนก่อน +8

    Viva Somalia

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 7 หลายเดือนก่อน +5

    Waa run waraysigasi

  • @user-wx7wl1nl7f
    @user-wx7wl1nl7f 7 หลายเดือนก่อน +3

    Inta aan is qabyaladeyneyno waxba wadanka u qabsan mayno dadka madaxda noo noqonayo daacad uma aha dalka iyo dalka.

    • @Haybe75
      @Haybe75 7 หลายเดือนก่อน

      Well say idinku maydin dooran, ama qabiil ahaan ku doorta ama nin jeclaysi waa kuwa aad u doorateen waddanka.

  • @user-xd4zc4gg2h
    @user-xd4zc4gg2h 7 หลายเดือนก่อน +8

    😂 Very obvious, Inaa Xaashi. Including the Kuwaiti 🇰🇼 fund for the rehabilitation of Egal's Airport 🛫 . Corruption is widely a major part of SomaliLand. Yes & Yes, it should be fought vigorously 💪🏽 InshaAllah 🙏🏾🙏🏾🙌🏾🙌🏾💜

  • @alisamater-yi5cs
    @alisamater-yi5cs 7 หลายเดือนก่อน +6

    We need more interview like these
    Great job

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 7 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢 ina xaashi aabaha musuqmaasuqa SOMALILAND lacnatulahi calayk

  • @2011BARO
    @2011BARO 7 หลายเดือนก่อน +6

    Dadka yaan la qaldin, maamulka Hargaysa ma laha sharciyad, waa qayb ka mid ah Federal Republic of Somalia.

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 7 หลายเดือนก่อน +4

    Baduna bari weeytagi kulhaa itoobiya markeey qaadato matagerysa miyaa taasi inaad dib umaamushaan umaleeymaa un Sh alha

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 7 หลายเดือนก่อน +5

    Professor ayuu sheeganayaa Rasuulka caleyhi salaatu wasalaam xitaa ma yaqaan sida loogu saliyo..

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 7 หลายเดือนก่อน +6

    Madaxweyne muuse biixi ninka sawirka ah ee ku magaccaaban agaasimaha duulista iyo hawada waa inuu xilka ka qaada ninkan ku badalaa -- lax baa meesha inoo dhex fadhida indho la dhago la

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 7 หลายเดือนก่อน

      Air space Hargeysa inte kakeni bal waxan arka prank le kujurtiin wlh so tii diyaradi Muqdisho lagacelye😂😂😂

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed556 7 หลายเดือนก่อน +12

    Bal waalida eega ma dawlada aan la aqoonsanayn baa "SECURITY COUNCIL". aadi karta ???

    • @Latara297
      @Latara297 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkk

    • @alisamater-yi5cs
      @alisamater-yi5cs 7 หลายเดือนก่อน +1

      Illahay ha ku shafiyo horana waa loo tagay iminkana waa lla tagaya xaasidnimo kaa hadlinaysa
      Somallilnad waa qaran jiraa
      Mesha aad joogta ha kugu fillato
      Cadowga somalliland ha jaboo
      Ka naxow nafta waaa
      Yes
      Allah bess somaliland

    • @hallad598
      @hallad598 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkan maalinba mid baa TV u soo fariista oo khayaali uga sheekeeya. Waa uun drone tii 18 Maydii hore gaadhiga korkeeda lagu siday.

    • @Latara297
      @Latara297 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa diyaarada lagaa celiyay u difaacan weesay kkkkkkkk

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 หลายเดือนก่อน +12

    Canda ayuu Cayr ka qaadanyey oo guryaha wayeelka ilaalinjirey ayaa hadda hadlaya

    • @june6206
      @june6206 7 หลายเดือนก่อน +1

      Jarbanu ahan jirtey abihii buu keenay cay dhan u dalbadey isagaba soo responser garer yey wala da wee yey aql uu marka iibsadey bay dawlada Canada ku tidhi wan iibin hadad lacag tii uu caydh abaha ku qatey ad keeni weydo miskiin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adigu maxaad qaban jurtey
      Mida kake wuu shaqeyn jiraad tidhii xataa haduu cleaner ahaa waa libaax

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 7 หลายเดือนก่อน

      MID BAA SOO QOREY CANADA JOOG SHAQO DADKA WAAWEEYN LA ILLASHO LA CAWIYO QABAN JIREY TOLOW MA CAAY BUU U HAYSTAA QURBAA DHAQAATIIR PILOT DALAL KALE KA YAMI BAA SHAQOYINKAS ILAA NADIIFE DHUL QABTA OO DIB SCHOOL U GALAA KOLKAA HADAAD WAXAA MAQASHEY CAAY MA AH WAA SHARAF QOFKA SHAQEYSTAA SHARCIGA DAG DAG BUU KU HELAA

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 7 หลายเดือนก่อน

      Somali oo dhan aya caydh wada qaadate maxaad sheegi xaasid fooqal xaasid waa mutacalimiin ilma wiiwaa ee dilaaaaac usgagyow 👎👎🖕

  • @walicabdi
    @walicabdi 7 หลายเดือนก่อน +5

    Great man. Really one of the best ppl I met.

  • @user-xh6zy3dy6c
    @user-xh6zy3dy6c 7 หลายเดือนก่อน +6

    Sidee bad ku wareejiseen ma dawlad ayaa ahaydeen dadaka ben ha uisheegina waad jah wareeriseen

  • @MmmI-pt7yd
    @MmmI-pt7yd 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mxmud xaashi cadeyntii uu raadinayey xlay sowlamasiin 😢

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 หลายเดือนก่อน +13

    Hawada Somali baa inpo haysee bal Badeena Saylac Xabashi iyo Oromo ha inaga siinina!

    • @popular7493
      @popular7493 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 7 หลายเดือนก่อน +9

      😂😂😂😂 Umada hargeysa been le losheega Air space Muqdisho le laga hagaa Somalia oo idil

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 7 หลายเดือนก่อน +1

      Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Labo dhaxal isku haystaa imisaa isku jirtaan lama yishaahdo." Maamulka hawada Soomaali ayaa haysa ee badda yaan laga mashquulin.

    • @amiinali8969
      @amiinali8969 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ziilka hooyadaa usheeg

    • @abdihafittism9422
      @abdihafittism9422 7 หลายเดือนก่อน +1

      Haah wlee😂😂

  • @abdilkarimmohamed6808
    @abdilkarimmohamed6808 7 หลายเดือนก่อน

    machallah waa miicnee ficaan walahi

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 หลายเดือนก่อน +7

    Professor Marqaamka mafrashka ayaa la wareysanyaa ninkani waa nin qalaaweysanya oo malabsanya khaad badan soo cuney

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 7 หลายเดือนก่อน +1

      Xaasha e nin libin kaa xistiyay xumihii waa yaabe
      Axmed wiiwaa aqoontiisa iyo jaamacaduhuu ka baxay waa public record in United States and Canada sida xirsi afar degree oo beena jaamacad sida dukaanada loo furtay kamuu iibsanin isaga iyo walaalkii cabdirisaaq oo ah golaha deegaanka oo ah civil engineer from California USA xaasid cadawga gudahaa wax baro dee

    • @mmhhgg22
      @mmhhgg22 7 หลายเดือนก่อน

      Ma hooyadaadi jajabanta ahayd baa la qayishay xaaraami

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 7 หลายเดือนก่อน

      @@jamaadnuura10 reer Soomaaliland now waa inaad fahamtaan qoraalada qadaadweynta iyo huwantu ay idinku soo dhextuurayaan. Hada qofkan professor ka caayayaa waa.cadowgeena u fiirsada waxa uu qoray wuxuu yidhi ( Khaad ) isagoo u jeeda ( Qaad ) waa inaad u fiirisataan wuxuu qoray qof waliba intaydaan u jawaabin. Waayo waxay rabaan inay iska keen horkeenaan si ay isugu keen diraan. Waa inaad jawaab sax ah siisaan markaad fahamtaan inuu huwan iyo qadaadweyn yahay. Soomaaliland allow guulee cadowgeedana jebi. Aamiin

    • @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf
      @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf 7 หลายเดือนก่อน

      Runta lama noco😢😂

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 7 หลายเดือนก่อน +10

    Absolutely 💯 he's real citizen bravo 👏

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulka aad maamulka ku ahaydeen saw idinkaan la idinka qabsaday Khatumo state of somalia 🇸🇴.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 หลายเดือนก่อน +6

    Badda yaabixiyey ayaa lagu murmidoona mardhow

  • @ahmedegal3278
    @ahmedegal3278 7 หลายเดือนก่อน +6

    Thank you, Prof., You have illuminated a dark spot which the then Aviation Minister has failed to accomplish, and later made a blind scapegoat. And possibly he might have had a fat ulterior motive behind that!!!

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 7 หลายเดือนก่อน +2

    Aabihiin wasa Somaliland qowlaysato ayaa baa biyisay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sababta loogu soo wareejiyey soomaalya saxbay ahayd in kenya laga soowareejiyo

  • @massmass8300
    @massmass8300 7 หลายเดือนก่อน +2

    arinkaa wxn ka xasusto hayada ackw
    wxy doormiday nabad gelyo ahaan io istarjiyad ahaaanba in hargaysaa
    laga maamulo hawada somaaliya mar hadii nairbi lagaso wareejinayo
    lkn nasib daro somaaliland xageeda
    ayaa laga carqaldeyy😮😮😮😮😮😮

  • @cabdilaahicumar3485
    @cabdilaahicumar3485 7 หลายเดือนก่อน +2

    dawlada somali land waa in ay talooyinkaa professor ka ay qaadataa hawasha hawada ee ay khasintay ee sda jujuubka ee bilaa dhrciga sh ay ula wareegatay ay si tab iyo xeeladle uga soo celisas dawlad ku sheegaa horarka ah ee doonaysa in hawadeena sidaa ku qaadato. ku ladi maysi maysid.

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂 Wa air space wadan la aqonsanya unba leh Somaliyana O Dan Muqdisho aya laga hagaa

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 7 หลายเดือนก่อน +1

    Well done ahmed faarax wiwaa❤❤❤

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂 diyaaraddu hadday JIJ kasoo kacdo uma baahna permission Somalia. Waa xeer cusub 😂. There has to be a flight plan for any flight and permission to cross another airspace.

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hadal iyo dhammaan Soomaaliya ayaa hawada lagu wareejiyey maadaama ay haysato aqoonsi caalami ah. S|L indhaha hadday dhiig ka keento hawo lagu wareejinayo ma jirto, waayo dal la aqoonsan yahay ma aha. Waxba dadka ha waalina ee runta u sheega shacabka.
    Saddex nin oo reer SL oo la waraystay baan dhegeystay, mid keli ah oo shacabka run u sheegaya ma maqal.

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 7 หลายเดือนก่อน +3

    Somali ,inay Caddaaladda kafogtahay waxa cadayn u,ah majiro qof eeddiisa ogol inuu qaato,midwaliba cidkaluu kunabayaa

  • @abdimohamedahmed-jb7mw
    @abdimohamedahmed-jb7mw 7 หลายเดือนก่อน +2

    Khayaali sovereignty madax banaani yaahawada lagu maamulaa

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 7 หลายเดือนก่อน +5

    In lagu aqoonsado ayaa kahoreysa in hawo lagugu wareejiyo Dowlada soomaaliya iyo calenkeedaba 1954 ayaa ladiwaan galyay. Hal dalweeye soomaaliya ee Waali cas iskadaa beentana iskadaa yaku aqoonsan oo wax kugu warejinaya. Waku arkaa shaqo ayaad aburaneysaa koley waxba kenimeyside lcgta haka qasaarin

    • @AyanAyan-rm5lu
      @AyanAyan-rm5lu 7 หลายเดือนก่อน

      Fahan qaramada midoobay waxay ku wareejisay sabab sababtaas oo ah inay somaalidu heshiis ka tahay.ilaa ay dhexdooda ka heshiiyaan laguma warejiyeen muhiimadu waa intaaa.marki maamulada oo dhami saxexeen ayaa qaramada midooday ogolaatay inay wareejiso oo dad iyagu ismaamulikara oo heeshis ah weeye filinka jooji somalia malaha dowlad dhaxoo awood leh maamulka gobolkastaa waa inuu saxexa heshiiskasta oo xukumada xamar galayso haday putland iyo haday somaliland tahayba

    • @user-ie8ws3hj1m
      @user-ie8ws3hj1m 7 หลายเดือนก่อน

      walagabax xiligii kumeelgaarka hada dowladu waa dowlad buuxda gobolna saxiix ulama baahna

    • @AyanAyan-rm5lu
      @AyanAyan-rm5lu 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-ie8ws3hj1m ku meel gaadha maaha .. ee waa maxay u talin kartaa weeye xukumada xamar ka jirtaa ????? fahan !! xukunkeedu ma dhaafo hal magaalo oo muqdisho ah sidaa darteed malaha awod sharci oo dhamaystiran ok filin iyo riwaayad iyo sida aadigu jeceshahay maha wa fact qaramada midoobay ay ogtahay ok markaa somali oo heshiis ah uun bay ku warejisay hawada meeshay rabaan 18 gobol ee somalia inta maamul leh wa inay saxexaan ok waxana maamul sax ah lahaa laba maamul o ah somaliland iyo putland labadaas O an ogolaan lama warejiyeen hawada .xukuumada xamar awood kaligeed ma haysato xukunkeeduna dalka kama shaqeeyo indhaha ha iska tuurin

    • @user-ie8ws3hj1m
      @user-ie8ws3hj1m 7 หลายเดือนก่อน

      @@AyanAyan-rm5lu waakaa Rodol ii marqaati kacay

  • @wabaxa
    @wabaxa 7 หลายเดือนก่อน +2

    WALHI DADKA MARQAANSAN HADA GOORMEE HAWADA SOMALI
    EE FARAHA UGU JIRTAY ISAAQ HADA. GOOR MEE
    MAXAAN BEEN IS KU SHEGAAN HORTA

  • @tahliil5567
    @tahliil5567 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan macabsanyahay mise waa iska yeel yeelaa bal hadalkiisa qiimeeya

    • @AbdihamidMedio
      @AbdihamidMedio 7 หลายเดือนก่อน

      Hh walal cabsana ee ilkaha ayaa loo galiyey😊

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 7 หลายเดือนก่อน +1

    Airspace ka Somaliland waa in Ethiopia laga kireeeyaa muddo 40 sano ah ictiraafka miiska ha saareene!

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 7 หลายเดือนก่อน

    Ahmed wiiwaa waa aqoonyahan Somalilander dhab ah . .

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waligood un umasan yeerin maba taqaano sland kursiba kuma laha waa maamul goboleed see un ugu yeertaa waa beentod dadka ayeey ku qancinayaan

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 หลายเดือนก่อน +2

    Un ta awalba somaliya ayuu u yaaley yaa yaqaan sland kkk

  • @sacathmaydhane6782
    @sacathmaydhane6782 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xukuumada waxan leeyahay ninkaa halaga dhigo wasiirka duulista iyo hawada si an uguulaysano

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 7 หลายเดือนก่อน +2

    Si doqoni unbaad u hadashay reer miyigiina iyo aqoinyahankiina waa isku aqli hawada UNka waxay xanibtay 1992 somaliland hadey wax jirto tahay maxaa hawadeeda maxaa loogu Madax bananeyn waayey

  • @popular7493
    @popular7493 7 หลายเดือนก่อน +3

    Somalia waa mid 🇸🇴

    • @janomusic4783
      @janomusic4783 7 หลายเดือนก่อน +1

      Haday mid tahay iyo haday laba tahayba anagunbaa Somaliland ayunbaa somali sax ah -- waxa kale waa garan waa qashin iyo qudhun qadhaadh xitaa aan awoodin inay is maamulaan bal hada eeg 33 sano oo somaliland idinka maqanayd waxa idin ilaalinaayaa african iyo ajaanib idinku isma maamuli kartaa hadii laydinka dhex baxo sida dugaaga ayaa is cunaysaan --

    • @june6206
      @june6206 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@janomusic4783soomaliland micnihu wa dhul soomaliyed😂

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 7 หลายเดือนก่อน

      Ha kuu ahaato mid . Jubalnd. Punt land . Galmudug . Koonfirwest land .😂😂😂 how many lands got. ??? Guul Somaliland Allaah akbar ❤❤❤❤

    • @popular7493
      @popular7493 7 หลายเดือนก่อน

      @@janomusic4783
      Oromo aamu fadlan

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 7 หลายเดือนก่อน +3

    Recognition is first before
    Waxaan oo Shimbirayohoow heesa ee uu Aqoon yahan isku sheegani uu hunqaacayo
    Malaha haduu kasoo luqluqday.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 7 หลายเดือนก่อน

      Aqoontiisu muran maleh Axmed Wiiwaa degreegiisu waa public record in United States adigu aqoontaada iyo ta cadawga gudaha ma cadayn kartaa

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 7 หลายเดือนก่อน +3

    Noocan dadkay hurmuudka u yahiin miyad caqli iyo inaay xor sii ahadan ka sugeysa waa xaqiiq inay xabashi idan qabsan doonta haduusan ilahay cid idin bixinin

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 7 หลายเดือนก่อน

      OO WAA KEE KAN DHAAMA DHAMMAAN WAXA MADAXTINIMADA SHEEGANAYAA WAA SIDAAN SI KADARANE

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa hada soomaali bay wax ka dhexeeyaan waa in arimaheena soomaali ahaan u dhamaysanaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 หลายเดือนก่อน +3

    Markii ay Dowladii dhexe dhacday hawada Soomaaliya waxaa loo wareejiyey Kenya oo laga maamuli jiray.
    Waxaan ogeyn Maamulka Soomaalilaan inuu iskudayey inay is hortagaan inaan hawada lagu soo celin Soomaaliya. Dadaal dheer kadib Soomaaliya hawadeedi way la soo wareegtay.
    Maamulka Soomaaliland kama xishoodaan inay Shacabka been u shagaan.
    Bal eega ninkaan ma xishoodaha ah wuxuu been buufinayo

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅

  • @user-pc2bt6nb8j
    @user-pc2bt6nb8j 7 หลายเดือนก่อน +1

    si fiican ayuu isu baraxay. ninkani waa asal asal

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 7 หลายเดือนก่อน +6

    Fariid fariiid dhalay geesi waa xaqiiq weeye hadalkiiso This is the Truth 😅

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yaan waxba leys edeeyn malinti soomaaliya kumelgaarka lagasaaray ayaa waxwalba lagu wareejiyay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliland waligeedba may maamuulin hawadeeda kenya ayaa laga maamuli jiray kadib waxaa loo baahday Dalkii in dib loo ururiyo arimihiisa dabadeed waxa lagu soo wareejiyey muqdisho waxana bilaabmay wada hadaladii xal uraadinta sidiibay soomaaliya u ogolayd dalka hawadiisa iyo magaalooyinkiisa diyaaraduhu tagayaan in aan la carqaladayn.
    Sidaasay ku socotay hada waxa bilaabmay catqalado.

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nin shaqadiisa gabay ba cid kle farta ku fiiqin isku amuu camuu kkkkkkkkkkk

  • @aisha665
    @aisha665 7 หลายเดือนก่อน +1

    RER MARQAAN MAXA HAWADA IDINKA GALAY ILEEN DALKA DOWLADU LEEYAHAY O BAD IYO BERI DIFAACEESO

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 หลายเดือนก่อน +2

    BEELYO IDIIN LAA HAADASHEY YAAN LAA HADLAN SOMALIA MAAFIANKA😮😮😮😮😮😮😮

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cidaan dagaal qiira japaan u baahan mooyee agaasim siyaasad, miyir iyo caqli u baahan ummaan direen iska daa in aan ku aaminnee

  • @adanahmed6656
    @adanahmed6656 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ummad Dhulkoodi ay xabashi ku hor qaatay Reserve and Hawd area 1957 maanta rabo in ay hadiyad ku siiyo xabasho dhul iyo bad ma maamuli karaa Ummaddooda waa miya hadaba illaahay ah ku madiyeen walaalahood ay taagan difaaca dhulka soomaaliyeed.mid gumeysi u shaqeyo oo dhaqasle ka raadinaayo la waaynaayo laakinse wuxuu hilmaamey in ay soomaali ka badan tahay inta uu wiil iyo gabar naga dambeeyaan dhul iyo bad xabasho ma qaadan karto soomaaliya,soomaali baa leh

    • @jamalanbar5528
      @jamalanbar5528 7 หลายเดือนก่อน

      Jaahilkan badhi culus XAAROOD. Orod dumarkaaga 2 dollar lugu wasayo Amisom,Mogadishu, Dubai, Nairobi, Saudi Arabia. Free Siil. Orod ka xuree qashin fawq qashin.

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dameer waliba cidbuu cambaaraynaa oo qabyaalda iyo inuu cid muduci ku yahay xisbiga wadani cidbuu muduci ku yahay adeer cid waxkaa dhegaysanaysaa ma jirto circa la qabo warkaaga

    • @mmhhgg22
      @mmhhgg22 7 หลายเดือนก่อน

      Ma ciyaal kii kiniisaddaad ahayd, waqtigiinnii wuu dhamaaday, viva somalia anoo hargeisa jooga

  • @iSomaliland
    @iSomaliland 7 หลายเดือนก่อน +1

    They called a prof and he accepted ?

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka maskaxda ka xanuunsanaya waa dadka SOMALILAND goor danbe ayey SOO tooosaan sida xuushada

    • @Haybe75
      @Haybe75 7 หลายเดือนก่อน

      Waxaa ka sii xun kuwa kuwaa doortay😢

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 7 หลายเดือนก่อน +1

    XAMZE XAYD MA WAXAAD KU QOSOSHAY professor

  • @user-kp5ip4xt4p
    @user-kp5ip4xt4p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamuud xaashi Umada. Somaliland.wakhayin wadan

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 7 หลายเดือนก่อน +1

    HADAL BADAN DANBAA DHAANTA EE MAANTA UMAD
    NOQDA OO WAX ISKA CELIYA.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 หลายเดือนก่อน +1

    SIIRANYO IYO KHASHINKA LAA SOCADYE BAA INAA BAABASHEYE😮😮😮😮😮

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa soo bada Yaa awdal state

  • @akhalif579
    @akhalif579 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopia jeclaa waa cajaaib.

  • @user-sg7jr8yx3l
    @user-sg7jr8yx3l 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada waa in ay hawada idin celisaa😂😂😂😂😂😂😂😂hhhhhh

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayw caqliga iyo cilmigaba ha kuu siyadiyo shakhsi fiican oo wadani ah .

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wiiwaa wiiwaa bay ku dhamaatay 😂

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 7 หลายเดือนก่อน

    waa war laga dharagsanyahay cida wareejisay waa lagaranayaa markii ay ku dhawaaqeen in ay la wareegeen soomaaliya waxaan waydiinay ina xaashi waxan dhacay waxa uu noogu jawaabay waydhacday soomaalinimo ayay igu xarfadeeyeen laakiin maanta wuu dafiray in uu isagu wareejiyay.

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dawlad matihidin s/land way kala go,day dadka sooraaca😂

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qaramamada midoobay naga daayee igad nageeya hadii aan dawlad nahay hadi kale aan idinka qayilno.

  • @shucaybshucayb2974
    @shucaybshucayb2974 7 หลายเดือนก่อน

    Prof,ahmed wiiwaa waxanu kaacodsanaynaa hadanunahay bulshada somaliland sidadban iyo sidoosaba wixii aad hawada dalkaaga ugu qabanlahayd ugu qabo dawladana somaliland iyo madaxwayne muuse biixina waxanu ka codsanaynaa agaasime ama prof,wiiwaa indib loogisoo celiyo shaqadiisii agaasime si uu hawada dib somaliland ugu soocelinlahaa waatalo

  • @alix02511
    @alix02511 7 หลายเดือนก่อน +1

    Long live Awdal State and the Somali nation. United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂 u r already falled for approx. 40 years. The TERRORIST State of Somalia 🇸🇴. The Failed State of Somalia 🇸🇴. That's what is known Ur no man's land of So called Somalia.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 7 หลายเดือนก่อน

      Awdal is forever Somaliland few unemployed jealous guys who their main way of living is welfare can not do anything.

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hirsi waa geel waxa uu garanayaa ma jiirtto waxan hagar daamo haayn hooyadii waase qaranka ku mahaayo meel walba isaaga dhooqeeya

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 หลายเดือนก่อน +1

    Muxuu yiri Qareen iyo Dacwad
    Waa dad khiyaali ku nool😅😅😅

  • @Fariid
    @Fariid 7 หลายเดือนก่อน +1

    waxaan ogaa sidan umaan fahansaneen laakii waxaan barigaa maqlay dhalinyaro reer somaliland ah baa tobobaraaya taawaradii muqdisho kadibna dhalinyaradii may soo noqon ba sidii ayey ugu shaqayaan somalia xitaa humen resource keenii baa la wareejiyey af ganbi caadiya ayey ahayd arintaasi

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waar hawada waa lasariftaye, bal dhulka iyo bada intaan lasarifan ha layska qabto qudhmiye.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 7 หลายเดือนก่อน +1

    XUBIN IYO XUBIN IYO XUBIN
    DHEH OO AFKAAD U DHALATAY EE AANU KU FAANO KU HADAL.
    HAL IYO HAL IYO HAL
    HA ODHANINE.
    MAHAD SANID ADEER

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 7 หลายเดือนก่อน +1

    Axmad wiiwaa sheeg raga raga diiday lacagta qareenada

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 หลายเดือนก่อน

    Masiirkaasi waxay ahayd hawadeena in kenya xukunto in soomaali xukunto waxa la doorbiday in soomaali lagu sooceliyo.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkani wa muwaadin assalah

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 7 หลายเดือนก่อน +1

    dowlada somali a waxaan ka codsanayaa in dadkan wallN ay challenge ku samaysaa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kulahaa inta somaliya io sland heshiinaso waa been waxay ahad inta soomaaliya nabad noqonaso

  • @user-zr2hs2zq5p
    @user-zr2hs2zq5p 7 หลายเดือนก่อน +2

    HARGEISA BURCO BERBERA IS PART OF SOMALI MIRQAN LAND STOP LYING 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂 u r already falled for approx. 40 years. The TERRORIST State of Somalia 🇸🇴. The Failed State of Somalia 🇸🇴. That's what is known Ur no man's land of So called Somalia

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 7 หลายเดือนก่อน

      Intaa Midna lagama NIIKIYO. qoomluudki Futada foorarin jirey makhanuudi WAX ba haysta. Dunida wa ka jeesatay Niiko lagu dhalay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland waa burburtey lagu kala tag AWDAL STAT AYAA XIGE

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 7 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii xukuumadan Kulmiye inuun dan ka leedahay anigoo og in aanay dan & muraad midna ka lahayn Gudi ha saarto oo cidii masuulka ka ahayd in gacanta loo galiyo hayadda ICAO Dawlada Somalia lana soo taago Maxkamad .

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 7 หลายเดือนก่อน +1

    3 sano ka dib waxad iswaydiindoontaan Badda yaa bixiyay kkkk
    Marka hore beenta iska daaya.
    Shacab been lagu maaweeliyo oo iska taageera qabyaalad kkk

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa uu hada sheegayo
    Muxuu awal usheegi la aa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 หลายเดือนก่อน +1

    AKHAAS TUUGTE MAAFIADA REER KOUNFURADA BAA KHEEYMEYSE WEELE WAXAYE RAABAN INAAYE IINLA WAAREGTO MAAFIDAU😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 7 หลายเดือนก่อน

    1960 wa lana khiyaameyey
    1918 wa lana khiyaameeyey

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland ma dal baa? Su’aasha ayaaba qaldan

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 7 หลายเดือนก่อน

    Axmadow ictiraaf ma heesanaa aan yuu inka aan ku la murano soomaalilya

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 7 หลายเดือนก่อน

    Qabyaaald uun bayda garxajis did walan siyasada reer osla.baqayaa hj

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 7 หลายเดือนก่อน

    MARKA HORE GOORTA SOMALIYA HAWADA LAGÚ WAREJIYEY SHEEGTE GOORTA LAYNAGU WAREEJIYEY SHEEGA
    DEE