Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo go’aan ka gaartay kiiska Sayid-Cali | Qubanaha VOA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน +3

    Viva Dowlada dhexe e Somaliya kiska maxkamada sare e ay manta ku racday ti magalada muqdisho wa guul iyo Cadalad iyo hor mar la sameyay e Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 หลายเดือนก่อน

    waa guul iyo cadaladi oo guulaysatay mar hadi lasoafjaray kiiski siyad cali waana guuldaradi qaran cali xalane iyo kuwi lafikirka ah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน

    Wa guul iyo Cadalad ay sameyen hayada dowlada dhexe e Somaliya insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedmoussaMohamedmoussa-l7m
    @MohamedmoussaMohamedmoussa-l7m หลายเดือนก่อน

    Voilà 😂😂😂😂 bay bay ali Daouda

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Dowladi dhexe e Somaliya way so noqotay guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Sandheere.

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye หลายเดือนก่อน

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Shirwac.

  • @CiisaCiise-u2g
    @CiisaCiise-u2g หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 หลายเดือนก่อน

    Siyad cali cadaald ayu rob

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    LEYRARKII SOLAR KA AYA MAALIN LABAADKI MAANTA, GAWAARI AYA BATTERIGI WADA QARXEEN, MA DHICI KARTA IN SATTALITE KA U SHAQADAN HAYO.

  • @mohamedSagal
    @mohamedSagal หลายเดือนก่อน +2

    shiicada kama naxaayo waa ragii suniyiintii syria iyo iraaq ku gubay diyaaradihii ruushka

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p หลายเดือนก่อน +1

    Come on VOA baando maafiyo

  • @ahmedqaadi7119
    @ahmedqaadi7119 หลายเดือนก่อน

    🎉❤

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +1

    Aniga iyo inta Somalida Xalaasha ah ee wax u qarsoonayn walahi NINKAAS HADALKIISA sidaan u aragno waa - Wixii Ethiopia 🇪🇹 taageersan waa garac garac dhalay sabab cadowgeena qofka garab siiya iyaguu katirsan yahay waa sirdoonkooda walahi 😤👎🏼🇪🇹🗑️🤢
    Xitaa anoo Reer Somalilander ah maanta Muuse biixi waxaan u arkaa garac Oromo ah inuu yahay oo noo qarsoonaa qabiilkeenana kusoo gambanayay sirdoon ahaan waa nacalad Isaga iyo Madaxda la’mid ah ilaahayna saxariir ha’uwada dilo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Kalkaaliyahaas wado ha’u xaadhina adeerayaal alla kacabsada Akhas calaykum 👎🏼🤮🇪🇹🗑️💩🤧 Waxayna istaahilaan walahi in Somalinamadooda laga celiyo sabab qofkii cadowgeena taageeraa waa sirdoon’kooda in la’daldalo ayay istaahilaan wayna Iman InshaAllah 🤲🏼 qofkii ku’taageerana kuwaas ilaahay nacalad idinku rid oo tafiirtiina rabbi idinka qaad idinka iyo Cadowga Somaliya meel’walba ayjoogaan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @GBallone-rh4sh
    @GBallone-rh4sh หลายเดือนก่อน

    No English no comprendo bla bla bla 😢😢😢😢😢👎

  • @Keenadiid100
    @Keenadiid100 หลายเดือนก่อน

    Nin jiran hala dilo. Micno samayn mayso? Siyed Cali. Wuu jiranaa Psychologically,nin masayrsan yuu ahaa. Isku reer manihin,waase Soomaali laga gardaran yahay. Nin jiran naagtiisa u dilay maseyrmarkii hore yuu Pychologically u jiranaa. Kas nin Naagtiis,Nin ooga shakiyey. "Kas" Meesha waa ka baxee,waana nin yar wax badan Tari kara!

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 หลายเดือนก่อน

    Waa in lagubo sidii uu ugubey masaakintii awooda uu sheegtey nijaaska si dhakhso eh hala gubo

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali หลายเดือนก่อน +1

      Waa la dilayaa, lakin sharci ma ahan in lagubo!!!! Sidaas ula soco