DEG DEG: GEESIGA DIIDAY DAMACA DAMU JADIID AXMED MADOOBE & QORSHE LA RABO IN LAGU XIRO MUQDISHO OO..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

ความคิดเห็น • 12

  • @afbile1
    @afbile1 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sayid Madoobe ha noolaado waa geesi noqdey halyeey qaran

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    geesigaasi waa kii horayna udiidey damacii damu qadiim aylahaayeen hada ka hor guuleyso geesi

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma oga miyaa in Xasan mooryaan ciidamo shisheeye asaga laftarkiisa meesha ku hayaan? Caqli darida dadka haysata.

  • @MohamedHassan-t5d
    @MohamedHassan-t5d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye waxaa kaa muuqda beegsigii iyo ku kintii qabiil
    wali wad dambeeysaan kuleeyahay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somaliland Markay ka tashatay Maafiyada meeshaas isugu timi waa ku saxnayd ,meeshees dawlado kala dano ah kala ujeedo ah ayaa midwalaba mid ku xidhan yahay ,Waa arkayseen Lafta gareen in baryo lagu keenay muqdisho asagoo ilaalo boqol kor u dhaafaysa wata oo aan naftiisa ku aamini karin madaxtooyadii fadaralka, Dani horay buu uga istaagay wada shaqaynta muqdisho ,Kuwa ku Hadaaqa somaliland oo ku khasaartay midowdii hore intii ay la laabatay xornimadeediina ,horu marka ay samaysay iyo nidaamka dawladnimo tiiyoon cidina ka caawin ,iskana ilaalisay faro galin dibadeed ,marka laga tago xasad iyo xiqdi somaliland hambalyo iyo duco ayay mudantahay

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ahmed Mohamed Islaam waa nin Ismail Jaberti meesh Tolkiis lagu Burburinayona Hawiye kayeeli maayo.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaalku waxaan u arragna wax ah wadar ogool ayadoòn dalķa nabadgalyadiisa la fiirinayo iyo horay u socodkiisa oo laýsu tanaasulo.
    .

  • @Drum-d8n
    @Drum-d8n 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalka tastuurka asasagiina badashay marka dadka wax dhaxeeya majiro

  • @MohamedHassan-t5d
    @MohamedHassan-t5d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopian asaga makeenin mandatka ku joogaana waa kuwa afhayeenka aad u tahay ee dhegta isqabo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    PUNTLAND WA MAAMUL JIRA, LAKIIN DEGMADA LAASCANOOD MAXA LAGU SHEEGI KARA, ADEEROW NAGA JOOJI BOOTADA DAROOD, AXMAD DHUXULEESTE OO KENYA KISSIMAYO KU HEYSO SIDU DHIRTA JUBBADA HOOSE U LEYN LAHA, ISAGABA QAXOOTI DHAGAXBUUR SHALEY KA YIMID IYO XERYOYINKA KENYA QAXOOTIGA U KA SOO URUURSADAY, KOL DHOW WEY IS WADA RAACI DOONAN.