Ifiyow wll qaliya wlhi qisoyinkaga LA antod waxbaba ma qaban karayo wayo yagan ku shaqeya wlhi markan dhageysanayana maba daremo inaaan hawl qabanayo ee abwe cawa bila qisoyin hana dhigin qisoyinka carapta ee dhadher noow sow gali cawa plz🙏💞
Sidaan ilays u bartay warbixinteeda waaba iska dhaafay youtubeyadi o kale habka u sheekada u sharxayo iyo erayada u adeegsanayo mar kaaga qoslinayo caadi maaha😂❤
Wan dawaday qisadan saas mahayn ifiyoow iska hubi wilkan horay bu reerka iyo xogta u soo xafiday dadka caruurtu ka maqanty waliba wiilka u ska dhigayay poliskana ka u wacay misexaruunta 😂😂😂
Niyaw waad caajistay waayadan xalay ayaad sheeko hore ku soo celisay waanan kaa xishoonay hadana tan oo mar hore ahayd ayaad ku soo celisay. Naga xishood niyaw waan kugu xisaabtanaaye.
Wll hadalka ka firso wilkan ifiye qisoyinka haduu mar soow dhigo kumaba soow celiyo ee janala kale ayad malaha ka soow firsatey ee wilkena ifiye khaladka maleh
Walaalayal ii soo duceeya in ilaahay caafimad isiiyo 🙏
ilahay hakucafiyo wll😊😢
Ilahay ha ku caafiyo wllo 🤲
Alle haku càfiyo wll alle Bari inbadan
Amin wll allaha ku caafiyo
Alle haku cafio wll
Ifiye is the best storyteller I have ever heard 🎉
ifiye qisoyin wax so dhig hee 😊pls manta wax la.an hana dhigin😂
Qisooyinka carabta soo gydbi Xp sare❤
Ifiyow marki kobadba waxan la yabana sapapta ay inanka walashi albunka sawirada u tusaysaY 😅😂
ifiye sxb sare soo dhowow ❤❤❤
Ifiyee keep going bruv❤
Xili horaad kala tuurtay maanta libaax😂😂❤
Ifiye nuur ❤
Only 20k ayaa ka dhiman wllkeen ifiye ❤🎉😢
Ifiyooe. Zaxiip qisooyinka carabta ma ilawday noo soobadi zaxiip❤❤🎉🎉
Arooryo suuban❤
Anuu inta aanan bilaaban qisada waxa aan eegaa inta aysoconayso 1hour Aad baan ugufarxaa walaahi🎉
War ifiyow shekoyinka inaga hupi shp 👍🏽❤️
Waa xariif weynaaday 7 sanno oo
Cimrigiisa ah buu inkiray😂😂😂🙆🏽
Wllhi wa iga qoslilsey😅😅
hhh sakaa see cml lipaxeygaa waat nagaaday wlhi😂😂😂
Saka xili hore so dhigaty
Sxb ino so badi wa ku takeera video kisaska dambiyada adag lagu wareero 👍🏾
ifiyow nooga soo sheekay qisada ninkii kabaxsaday xabsiga Kuuriyada waqooyi shiny please
Anaa soo horeyo 😂😂😂
Ifiyow wll qaliya wlhi qisoyinkaga LA antod waxbaba ma qaban karayo wayo yagan ku shaqeya wlhi markan dhageysanayana maba daremo inaaan hawl qabanayo ee abwe cawa bila qisoyin hana dhigin qisoyinka carapta ee dhadher noow sow gali cawa plz🙏💞
Ileyso maclina ku soo baxaysa sidad wa no fahansinaysid❤
shekadaano kale waxa kamaqlay ruwayda style shekadi ranw❤❤😢
Sidaan ilays u bartay warbixinteeda waaba iska dhaafay youtubeyadi o kale habka u sheekada u sharxayo iyo erayada u adeegsanayo mar kaaga qoslinayo caadi maaha😂❤
Asc❤
Wcz
Asc❤thkz.mamo🎉❤
Sxp sare waa kulasocdaa
Waar subax soo dhigtay baaa waawo🎉🎉❤
Waa sheekada aan kayaabay
😂😂Alla ilahee waa aftahan dheh🎉
Anaaa uhoreeyo🎉😅
ZheekooYinka qaar FiLim baad mooday ba 😂
War niyow xalay dhan kusugaye wanaga sodahisay hada shaqo joga cawa le dawana i.a
Waa cajiib 8/10 ayaan ku qiiimeeyay
😅😅😅😅 Mafia da iga dheh I love your story really ifiye 🫡
kkkkkkkkkkkkkk hey masha allah
Ifiyow channelkada Ifiye show wax badan soo dhig waan ka hele sidaa utabaneso
hooyadeyna ileedahay nin argagixiso aa ku dhalay kulahaa😂😂😂😂😂
Ifiyow boowe qisooyinka carabta nosoo badi 🙏
Mahadsanid
Caaadi ma ahan wlhi😂❤
100 qofuu iska dhigay nin ayuu ahaa😂😂
1:14:49 anaa ka followers badan legend ka
Ifiyow qisooyinka soo dhig plz ❤
Wow gold voice
😢jmkkkkkkkkmkmkmkklollkilkmkmmllkmkkjǰkoʻkiikjkmnnynmkhnlpkmmkjnjominnmmmmhjjnb mk nkkkkk0pokbijm.m
.tm.n 17:45
Waana kutagera🎉
Waa wax lalayaabo lafaha waawayn ee u dhexeeya cunug 13 jir ah iyo 23 jir
Subax wanagsan
Mr ifiye 😁
Zxp ifiyow waa kujeclhy❤
M.a zhp ifiye😁🎧
❤❤❤❤❤🎉
Waa xariiif😂😂😂😂
Ilaahey janada hakukeyo
Siday sheekadu usocodty een islahaa halkay kudhamaandoontaa ...
Ayay sheekaba sheeko ayay ii dhiibtaa ma maqashay.....🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Yaab😮😮😮😮
Tuug doqonnimo ai😅😅😅
Hhh waa qisadi ugu qosolka badneyd aan dhageysto 😂
Bro im first Évry Time ifiyow i need tell you some one
IFIYOW gabadha aafiya sididue plz ka soo hadal
Sxb ifiyow wankaa sugeyna barnaamij kii huckers ka😂
Armay gabadha gacan ugu dhacayday
Lakin waalaga yaabaa wayna ubadantahay inuu been sheegayo
Ayaa 100/ 99. Awalba beenale ayuu ahaa waana xaarami googo ay
Aniga gor dhow Somalia gabiigeedabaa inkiirii rabo🧘😂😂😂
Guul
Waxan layabay hooyada iyo gabadha sidee ayey ugaran wayen ilmahooda yab
Go
Maxa hadana soo noleysiyey marii uu jason dhahayey kulankii kobadba wan Ogadey inuusan walal kiis Ahyn 😮
Waa iagahaysaa😂😂
200k waxaa nooga dhiman kaliya 20k waana gaaraysaa saaxiib dad waxaa jira hal maalin 100k ku gaaray hadana wax micna leh sooma dhigaan
ifiye wankusalamay zxp kasoo hadal ahraamta masar zxp
Ifiyoow wll maxaa noogumashquushay beryahaan
Asc wr wb somali maxamed
Nin walan waye kan mdr imaw San A hadasamey Kali samay
Dhib bdna midkan ama anba sidan sameya aniga
Wan dawaday qisadan saas mahayn ifiyoow iska hubi wilkan horay bu reerka iyo xogta u soo xafiday dadka caruurtu ka maqanty waliba wiilka u ska dhigayay poliskana ka u wacay misexaruunta 😂😂😂
Ogaal cusub ka hadalay ahed dhowr sano ka hor qisada wilka yar bo ku bila bay ahed
Lakin markii horeba maxay udiideen dna. Ga inlaga qaado oo ay udagaalamayeey hadaanay wax qarinayn
Rer maxaa sika,ahaa? Wiil 2sano kaliya kamaqnaa sideey ufahmi waayeen?!
Nio saan inaa sameeyaa rabaa cid ilmo madow ah kamaqanyahay 🇺🇸 igasoraadiya😂
Niyaw waad caajistay waayadan xalay ayaad sheeko hore ku soo celisay waanan kaa xishoonay hadana tan oo mar hore ahayd ayaad ku soo celisay.
Naga xishood niyaw waan kugu xisaabtanaaye.
War abayo chanel kale ayaa wax kasoo dawatay hadalkaaga kafiirso😂😅
Wll hadalka ka firso wilkan ifiye qisoyinka haduu mar soow dhigo kumaba soow celiyo ee janala kale ayad malaha ka soow firsatey ee wilkena ifiye khaladka maleh
Waa runta wll@@arabrauo
Jason Abihii sowdiga dhahy wuu dhintay iso wiilka laradinayo maxa halkas ka khaldan
Waxrif
Mag
Subax Layskuma Ogayn Ifiyow😂
Sxb muqalada so gaali sidey xiiso u yeshan maxa waye muqalkan halka kac soconayo
😂😂😂😂
Asc
Ifyow hadaan link u tabto amuu ishegta 😂😂
Xooga ku jiro inu intaasoo been ah sheego an ka yaabay.Runtiisa iyo beentiisa yaa kala yaqaanba.Laga yaabo inu nolol xun ku so korey.
Ar ifiyow😂😂ninkan bentisa angba ka hele😂yaibaro hai shekeye😂😂😂
Family in ey dilen cunugo iyo in kle lama ogan miya
1h15 aad bay u badantahay inaga soo yar gaabi legenow
Wcs libaaax
IFIYOW I salute you 🫡
th-cam.com/video/k1RRWzMYiYE/w-d-xo.htmlsi=KX3znBQieLo-ass0
Asc ifiyow subax WnaagsN ❤
Subax wanaagsan