6 maxbuus oo dil ku xukuman oo fuliyey Baxsadkii ugu khatarta badnaa abid 🤔 || Qiso cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • #Like #Subscribe #Comment #Share
    #Qiso #Qisooyin #dhacdo #dhacdooyin

ความคิดเห็น • 196

  • @ILEYSS
    @ILEYSS  11 หลายเดือนก่อน +32

    Sxbayaal instagramka 10k ma igaarsiin kartaan?👇
    instagram.com/ifiyenuur?igsh=dWw4MTQ3a2Nld3Z2

  • @inaraapi629
    @inaraapi629 ปีที่แล้ว +31

    Caawa fiidba soo dhigtayy ano youtobe ku jex jira lkn xilgayygi baan u dhiganaya 2 ila 3da😂😂😂 saan hadhwto wax aan dhagysto ugu baahan, like na waa sii saarayy❤

  • @IammillionerRichpoi
    @IammillionerRichpoi 6 หลายเดือนก่อน +3

    Awoowe sheekoyinka dhaca bankiyada soo badi ❤😊

  • @Safwaan2
    @Safwaan2 ปีที่แล้ว +14

    Qisooyinka hore ayaan wax ka basdbaadhansyey balse notification ka ayaa isoo dhacay mahadsanid wiilka habar yar xaliimo 😂soo badii hackers ka,baxsadka xabsiyada,dyaca banks iyo wixii kale ee aad ku dari karto🎉

  • @CuzerZuper-lj9og
    @CuzerZuper-lj9og ปีที่แล้ว +15

    Noso badi shekoyinka tugada iyo dhaca bankiyada iyo gangs plz anago ah reer Nairobi isli 🏆🏆🏆🏆👌👌1million coming soon bro 🏆🏆🏆🏆👌👌👌👌

    • @ShukriAliSalat
      @ShukriAliSalat ปีที่แล้ว

      😊

    • @NasriBarqadle
      @NasriBarqadle ปีที่แล้ว +3

      Aniga wan cabsade waxan joga usa

    • @CuzerZuper-lj9og
      @CuzerZuper-lj9og ปีที่แล้ว +1

      @@NasriBarqadle sorry jidka hada ma iska mara ,🙃🙃🙃🔥🔥🔥🤣🤣🤣

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k ปีที่แล้ว +28

    Asxby aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @KhadiirAli
    @KhadiirAli 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ileys zxp wlhi waan farxay markan kuu arkay 140k

  • @BarwaaqojaamacIbraahim
    @BarwaaqojaamacIbraahim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qisaadan qatar waye❤❤❤

  • @nasteho-nani
    @nasteho-nani ปีที่แล้ว +10

    Waxan another levell waye waaban ka seexan wayey ila ay qisadu dhamaty xamaasad hadane waxaba iga daran qisada dadkan dilaayasha geesiyal i noqdy taagerayy😂 flim ila noqoty wixi

    • @BisbisBisao
      @BisbisBisao 6 หลายเดือนก่อน

      Waxa iga qosliyay wardiyaha orod ladhahay orday😢😂

  • @maxamedabdulaahi5703
    @maxamedabdulaahi5703 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid libaax soo badi ku waan camal😢😮

  • @Maskamadow1
    @Maskamadow1 ปีที่แล้ว +15

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @Cabdullahi100
      @Cabdullahi100 4 หลายเดือนก่อน +1

      صل الله عليه وسلم 🤲

    • @Xanaano
      @Xanaano 2 หลายเดือนก่อน +1

      S

  • @Salmo_sheeko
    @Salmo_sheeko ปีที่แล้ว +7

    Inshallaah waad gareysaa ❤❤❤300k dedaala wangaar siin karanaa ❤❤

  • @SUPERGLADSUPER
    @SUPERGLADSUPER ปีที่แล้ว +8

    Ifiyow nabad galiyo iyo naxaris xaga Alle ka ahaatey korkaag ha haato❤ qisoyinka mafiyada iyo dambi baarista so badi sxb ❤❤

  • @Nasrisigad2
    @Nasrisigad2 ปีที่แล้ว +4

    Tuugo ama maxbuusyada aan dhamaadkoodo qabashada ahayn ayaan aaad u jeclahay

    • @maxamedabdulaahi5703
      @maxamedabdulaahi5703 11 หลายเดือนก่อน

      Sxb kuwa bangiyada iyo lacagaha waxas dhaca waa caadi lkn kuwa dadka dila ayaan necbanahy kuwaas in aan la soo qabanin

  • @abdiladifahmed
    @abdiladifahmed ปีที่แล้ว +5

    Soo badi qisooyinka noocan ah wll❤

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 ปีที่แล้ว +23

    Caawa Qisadii ugu Shidneed 🔥❤ Channel ka Ileys Ku soo Tuurtay 👍💯

  • @GuleidAhmed-oj3vy
    @GuleidAhmed-oj3vy ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ifiyow

  • @garabcasetube1360
    @garabcasetube1360 ปีที่แล้ว

    Sxp waad ku mahadsan tahay soo gudbinta barnaamijyada qiimaha badan eed wakhtiga galisay go forward bro thanks ❤🎉

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 ปีที่แล้ว +4

    qisoyinka carabta so badi

  • @abdirashiidcali4582
    @abdirashiidcali4582 ปีที่แล้ว +3

    Dadka Like Ma Sarayaan I Don’t Why Waa Iga Heesa Like Mudane

  • @Zakariyemohamet2222
    @Zakariyemohamet2222 ปีที่แล้ว +1

    Afduub ka diyaaradah kuwaas inoosodhig❤❤

  • @MumtazMaxamed-r1u
    @MumtazMaxamed-r1u 2 หลายเดือนก่อน

    From sowda qaalib

  • @xaliimosacdiyo7010
    @xaliimosacdiyo7010 2 หลายเดือนก่อน

    Sowdo qaalib❤❤❤❤🎉kasocdaaa

  • @abdiazizelmi5886
    @abdiazizelmi5886 11 หลายเดือนก่อน

    Safar dheeer baaan wlhy Ku marayey war sheekooyinka dhaadheeer ka dhig thanks

  • @MaryamoMire
    @MaryamoMire 5 หลายเดือนก่อน

    Sidan udawanayey shekoyinka xabsi kabaxsashada waxan umaleynaa INA si kas ah inaa dambi ugeeysto kadibna baxsado xamasad eyba igu heysaa😂😂😂❤

  • @NiyuuNafisa
    @NiyuuNafisa ปีที่แล้ว +5

    Qisada xigta Bank 🏦 waaye waanna lasoconaa😊😊😅

  • @abdifataha.habbane3036
    @abdifataha.habbane3036 ปีที่แล้ว +2

    Waa cajiib wlhi

  • @Abshir65
    @Abshir65 ปีที่แล้ว +3

    Qorshe fiican ayay ku baxsaden lkn gadaal bey iskaga cayaren wow o

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sxb

  • @mohammedbarkhadchanel7460
    @mohammedbarkhadchanel7460 ปีที่แล้ว

    Thnks sxb wad dadaashay keep going

  • @ebrobash
    @ebrobash ปีที่แล้ว +2

    Hori usoco sxb ifiye

  • @CraxmaanMuxumed-jz2jt
    @CraxmaanMuxumed-jz2jt 10 หลายเดือนก่อน +1

    Soobadi zhp you are thanks

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 ปีที่แล้ว +6

    HURDADII AYA TIMID MNSHAA ALLAHA SXB IFIYE SXB SARE HORAY U SOCO ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sircaynaasheinasuldaanahme8226
    @sircaynaasheinasuldaanahme8226 ปีที่แล้ว

    Qisooyinma dhadheer soo badi sxb mahad sanid

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    legend horay u soco🎉❤😊

  • @maxamedxasaanbarre521
    @maxamedxasaanbarre521 ปีที่แล้ว

    Soo badi waa shekoyinka heerka ah

  • @CabdiRaxmaan-rt8pz
    @CabdiRaxmaan-rt8pz 10 หลายเดือนก่อน

    Zxp waku tageeraa

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว

    Horay u soco

  • @abdiwalicabdisalaan4343
    @abdiwalicabdisalaan4343 20 วันที่ผ่านมา

  • @Crazy-youtube1234
    @Crazy-youtube1234 9 หลายเดือนก่อน

  • @yuusufmacalinka6765
    @yuusufmacalinka6765 ปีที่แล้ว

    Keep going ifiye

    • @HikamIndho
      @HikamIndho ปีที่แล้ว

      Waan ka haya seedi naga soo nooley any time 😂😂😂

  • @jalaqsan
    @jalaqsan ปีที่แล้ว

    allaha dadkii dhamaa Askar ayey noqdeen

  • @Abdinajiib-kq7dv
    @Abdinajiib-kq7dv ปีที่แล้ว

    Waaa qiso cajiiba

  • @AbdiAli-h9k
    @AbdiAli-h9k 3 หลายเดือนก่อน

    Haalis

  • @nimahaider1921
    @nimahaider1921 10 หลายเดือนก่อน

    waa war hore

  • @HooyoGini
    @HooyoGini ปีที่แล้ว

    Hor nowad taliye legend bathe

  • @MaxamedJamac-p2x
    @MaxamedJamac-p2x 11 หลายเดือนก่อน

    Waa sheeko macaan mahadsanid sxb

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 5 หลายเดือนก่อน

    Anuga waxan rabay in ay ku guulaystaan hawlgalkaas ay intaas oo dhan soo plan gareyay

  • @Wadani11133
    @Wadani11133 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb shaqa Adaga no hesa 🙏

  • @nagiibabdullaahi3365
    @nagiibabdullaahi3365 ปีที่แล้ว +3

    first ka hya❤️🤴

  • @faarafnuur4443
    @faarafnuur4443 ปีที่แล้ว +1

    Ifiyow filmki sijiin waxa laga shegayo ma runba kaso hadal ado mahadsan 😢

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj
    @KeyCAbdirizakh-qb8uj ปีที่แล้ว

    am the first one Woooo

  • @nimconajax1755
    @nimconajax1755 ปีที่แล้ว +3

    🎉hore usoco .❤baryahan madawan waan uxisay qisoyinkada hda so dhacay😊

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 ปีที่แล้ว

    Fantastic ❤

  • @abokorxasan
    @abokorxasan ปีที่แล้ว

    Zhp ino zobadi❤❤

  • @ZakarieM.49-vu4bg
    @ZakarieM.49-vu4bg ปีที่แล้ว +2

    Xabsi laga baxsanayo lee film kasamey sxbow😅

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 ปีที่แล้ว +1

    Dhamaantood waaa Black ⚫😂

  • @bakarsadiiq7141
    @bakarsadiiq7141 ปีที่แล้ว +2

    Thanks sxb sare noso badi shekoyinkan oo kle

  • @AxmedQani-rw8dq
    @AxmedQani-rw8dq ปีที่แล้ว

    wlhi qisoyinka sidaan ah marka dawado waxa is dhahaa nio tuug iska noqo ama dilaa waxaso dhana waa xamaasada ayaa iqaada

    • @BisbisBisao
      @BisbisBisao 6 หลายเดือนก่อน

      Qofmuslim ah Kuma fakaro dhiigislam iskada xamasad wl

  • @garabcasetube1360
    @garabcasetube1360 ปีที่แล้ว

    Sxp waxad igu caawisa magaca filimka laga sameeyay qisadan thanks 🎉

  • @JabirIbrahim-b8x
    @JabirIbrahim-b8x ปีที่แล้ว

    Nooso badi saxiib

  • @xamsecabdikariinaxmed
    @xamsecabdikariinaxmed ปีที่แล้ว

    Linwood brayly dilkii oo gaysid mad sheegin😊

  • @TallMan-jk7qo
    @TallMan-jk7qo ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤😢gyvgd the most popular 😅

  • @csalaanmaxamed7626
    @csalaanmaxamed7626 ปีที่แล้ว

    Zhp tuga teif carlos video ka soo zame plz waa codsi

  • @cabduraxmaanaxmad9078
    @cabduraxmaanaxmad9078 ปีที่แล้ว +2

    Muqalkan waad so xadday
    Wax cusub maxa kuu diiday
    Qisooyin cusub lakalay iska ilaali (copy and past)
    Chanlka aad ka soon xadday waa (قرية العجائب)

    • @yonisshobare8167
      @yonisshobare8167 ปีที่แล้ว

      Jaahil ayaa tahay ninka hadoo oo soo xaday xitaa woo turjumay oo dadkisa ayaa ufasiraya ee adiga maxaa ku daba dhigay😮

    • @kalitfarah3734
      @kalitfarah3734 ปีที่แล้ว

      Runta ayuu sheegaye Muxu Sameyay vediogan ninba wakhti ku bixiyay isaguna Wuu so qaatay Xita Muu shegin inu Ninka kaso qaatay ​@@yonisshobare8167

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 10 หลายเดือนก่อน

    Hada ka hur aa wiil somali ah ay jeclata nag gal ah will kii ay tashkelisay ugu dan ben wey dhacday lkn mexay sameysay wey qaresay elekabbtar galada ku radiyen 5 sac kadib aa la ware

  • @abdisabriye
    @abdisabriye ปีที่แล้ว

    Shekadaan wax la.sameyey waaye oo la jiley, baxsi inta uu ninkaani noo sheegey iskuma aadi karto hadaan dad kale bananka ah iyi kuwo ilalada ku jira aysan qorsha wax ka ogeyn, marka isku soo duuboo sheeko la sameyey oo aan dhicin waaye

  • @CashoCudoon-x8u
    @CashoCudoon-x8u ปีที่แล้ว +1

    Will jones kaynta markuu joogay yaa muuqaalka ka dubayyy

  • @csalaanmaxamed7626
    @csalaanmaxamed7626 ปีที่แล้ว

    Zhp tuga teif carlos video ka soo zame plz 👏🙌

  • @xamsecali5211
    @xamsecali5211 19 วันที่ผ่านมา

    Flimkan wadawady

  • @alhajiabdalla3820
    @alhajiabdalla3820 ปีที่แล้ว

    ifiyow music background ka ku soo dar muuqalda

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 ปีที่แล้ว +1

    Kittaab hadhihine buug dheh kittaab ka ilaahay umbaa ladhahaye

  • @SiikaweAdan
    @SiikaweAdan ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 ปีที่แล้ว

    80 kaa dollar lafteedu sow lacag maaha maxaa dhacay nio dadka ku daawada rag & dumar ba way iskugu jiraane xadgudubka ka daa dumarka ka daa hadii kale waanu kuu dayn ba chanelkaaga

  • @Axmedzaki-n2p
    @Axmedzaki-n2p ปีที่แล้ว

    frist one

  • @Ciltirex9
    @Ciltirex9 11 หลายเดือนก่อน

    shp marna waxa tiri dil aya lagu xukumay marna waxa tiri xabsi daa ‘im lagu xukumay 🤔

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 11 หลายเดือนก่อน

    Hebelow jones ba iga qosliyay 😂😂

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 ปีที่แล้ว

    Horto masbiis xabsi marekanka ah ka baxsadey o aan la soo qaban ma jiri karayo miyaa Anigu yaabayee 😂😂
    Wn ku sallaaamay ifiye 👋

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 9 หลายเดือนก่อน

      Way jiraan waliba kuwa baxsada ayaa kabadan kuwa lasoo qabto. Lkn kuwa baxsada sidaasaa lagu ilaabaa cid qisadooda og malahan ileen way baxsadeenbee kuwani marka lasoo qabto iyagaa kasheekeeya

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday ปีที่แล้ว

    0p soo badi waan kahelay

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 ปีที่แล้ว

    Wow 😮

  • @AaminoAbdalle
    @AaminoAbdalle ปีที่แล้ว +1

    Asc jaalle❤

  • @MohamettAbdukadir
    @MohamettAbdukadir ปีที่แล้ว

    Ifiye gabar marookaan ah heshay nasoo gaadhey

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 ปีที่แล้ว

      Kkkkk waa iga qoslisay .waliba ku dar ifiye gabdhaha quroon buu raadiyaa

  • @BASHIIRAFRICA-h3t
    @BASHIIRAFRICA-h3t 11 หลายเดือนก่อน

    Iamin wan lasocdey aniga😂😂😂😂😂😂 dr inla kugsado anaa amrey

  • @a_afro1
    @a_afro1 ปีที่แล้ว +1

    Dhamantod doqomo ahayen 😢

  • @CuzerZuper-lj9og
    @CuzerZuper-lj9og ปีที่แล้ว

    Waxa nosodiyarisa qisadi MAFIYADA leader EL CAPONE plz bro 🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌🏆🏆🔥🔥🔥🤏👏💯

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 ปีที่แล้ว

    War shekadii gbrta xanunka ilowshuhu ku dhacay waala qiroday gaar ahaan marka uu abtigu wiilasha dibada jiifa u yimid nolasha nocasa iyo marka maalin irid ku furanto qofka so maray ookaliya aya dareemi kara

  • @Bedrimaudoss
    @Bedrimaudoss ปีที่แล้ว

    Saxib imisa cishan Kula soo hadley Carabta iga dhaaf Kuwan ku hystaaaye

  • @FaadumoAbgr-fo8qg
    @FaadumoAbgr-fo8qg ปีที่แล้ว +1

    Sababta ma aqaan lkn markay maxaabiistu baxsadaan wxn dareemaa inan iyaga la jiro ilaahay amarkiis
    Khaaimad miyaan ahay tolow😂😂😂😂

    • @Sadiaharbi
      @Sadiaharbi ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅

    • @Gamar-e1n
      @Gamar-e1n ปีที่แล้ว

      Xit aniga😂

  • @farxaancade3199
    @farxaancade3199 ปีที่แล้ว +3

    Horay u soco sxb wan kugu xiranahay❤❤

  • @HodaYusuf-s7o
    @HodaYusuf-s7o ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤🎉😊

  • @ZayidShucayb
    @ZayidShucayb 10 หลายเดือนก่อน

    saxib beebta nagada Hadii kaLe maLinta akhro wanku qabsanayn😅😅😅😅😅😅😅

  • @Mohammed.Moallim.H
    @Mohammed.Moallim.H ปีที่แล้ว +1

    Masha allah, is it suitable to tell us more about illuminations, i wish you will do😊😊😊

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 11 หลายเดือนก่อน

      Acudu bilaah why you interest illustrations kkkkkk

    • @Mohammed.Moallim.H
      @Mohammed.Moallim.H 10 หลายเดือนก่อน

      @@aliderie4978
      Waxaan rabaa in aan qolodas wax-badan ka ogaado

  • @munaliizamohamed6508
    @munaliizamohamed6508 11 หลายเดือนก่อน

    Wan ka naxay inamada kursiga kortada lagu dilay😅

  • @faadumocali50
    @faadumocali50 ปีที่แล้ว +1

    codka soo qurxi

  • @MahadCabdi-fb7mm
    @MahadCabdi-fb7mm 11 หลายเดือนก่อน

    sxb qisadaan caadi maha waa qiso cajiiba

  • @MohamedAhmed-d1q
    @MohamedAhmed-d1q ปีที่แล้ว

    Maxa 50km soo digiii lahaaaaa Virginia ayey ka yimadeen North clorina ayeey siii dhaafeen oo magaalo kale ayeey tageen markaaa maxaad uledahey gadhiga waxa laga Heley meel 50km u jirta xabaiga ay ka baxdadeen

  • @MaryanCali-f9w
    @MaryanCali-f9w ปีที่แล้ว

    😊😊

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว

    Film ka laga sameyay magiciisa soraaci please