gurigaaga isha kaga saar ruqyadaan |Sheikh caydaruus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 100

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  5 หลายเดือนก่อน +25

    SHURUUDAHA GURUUBKA AKHRISO KADIBNE FARIINTAAFA GMAILKA INOOGU SOODIR
    docs.google.com/document/d/1d5DiH0oKajGcJIghDaRG1w-qvU79lbDtBsMTp_oHnqo/edit?usp=sharing

  • @amiiraali9491
    @amiiraali9491 5 หลายเดือนก่อน +7

    Waxa anaga na haysta weeye illahyow naga dulqaad anaga iyo dhamaan umada muslimka ah♥️🤲🏻jasakallah khyr sheikh caydruus

    • @jibriilmohamed6080
      @jibriilmohamed6080 5 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka wax sixta mxa ka qaldan kk

  • @hoodoabdi3634
    @hoodoabdi3634 5 หลายเดือนก่อน +6

    Jasaaka allahu khayr sheekh abaalkaaga Janada alleh haka dhigo

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sh fadlan umu ziyibaan iyo jinn caashaq labaad baa na dhibay ee ruqiya baabiisa noo soo samee

  • @NasraNuux-nf6qq
    @NasraNuux-nf6qq 5 หลายเดือนก่อน +4

    Shekhar aniga gurigyga waa wada cayayn iyo wada dagaal Anna wan bukaaa iyo odyga weliba isku meel na xanuunta. Sheekh bal ka warn

    • @umumarsum6847
      @umumarsum6847 5 หลายเดือนก่อน

      Wllo illahay ha idinka dul qado xageed joogta inaad la kulanta fican sheekha waad ka fadi

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 5 หลายเดือนก่อน

      @@umumarsum6847 hargysa wll iminka xaguu joogaaa tlow

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 5 หลายเดือนก่อน

      @@umumarsum6847 aamin hno hrgysan joogaaa tolow xaguu joogaa iminka

  • @hanimahamed1849
    @hanimahamed1849 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqow waxaa ii sheegtaa caanaha malabka lagu daro kuwo gasac malaga dhigi karaa ama kuwa lo'ada

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 5 หลายเดือนก่อน +5

    Anaga bay arinkaas nahaysataa
    Uunsiga xataa Carruurtii baa diideysa !!
    Hadaan guriga rusheeyo xataa ma ogola
    Xataa uunsi ma ogola , marmarbaan shidaa uunsi iyo Luubaan way qayliyaan markay yimaadaan hada waan la daayey shididii

  • @user-rw1xp4sq2g
    @user-rw1xp4sq2g 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh caydaruus lanbarkaga isoo dir qof ayaan quraan saari lahayde sheekh

  • @zaynabmaxamed833
    @zaynabmaxamed833 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah.ilaahy haku .xafido.sheekh..wan.kamid.noqanaya.gurii.haga.wan.kaa.guura.mara.kasata.kumana.xasilo.

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh caydrus jinka miyuu sababi karaa neerfe intuu qofka ku dhaco oo maskaxda dhan kala gadiyo pls jwb😢

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m 4 วันที่ผ่านมา +1

    Jazakallah qeyr sheekh

  • @nasraabdillahi5900
    @nasraabdillahi5900 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mucjiso ayaaa haysato mana fahmikaro waxan kuriyooda marwalma anigu ayaayada watabacuu matatulshayaadiin anigoo akriyayo sixir sosaraya

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN 5 หลายเดือนก่อน +2

    maxaa macaamiisha ninkan wada dumar ka dhigay horta? jinku ma dumar uun bu ku dhaca? DUMAROW ALLE KA BAQA Allah cidna idinkama xigtee idinku quranka isku aqriya. hantidiina yan la idinka dhicin.

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m 5 หลายเดือนก่อน +3

    Asc inaan si khaasa kuula hadlaan rabaa ee telkaaga igu caawi

  • @MustafeMuse-b4z
    @MustafeMuse-b4z 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahu sheekha caydurs kharsi

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq caydarus wlhi suma wlhi qurankaka isbadal ween ban ku darema 5 sano sixir la iku wada dhibatoyin badan ba ibeysato ee haljen ka hela

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah kheyr sheikh yuqyada markan dhagesanjiray isbadan ayaa iigu iman jiray waxan shekayo iyo wax kale ma l kale ogeen lkn hada alx wax isbadan ah iikuma imaado sheikh marka aan ku arko xanun i haan ayaa i qaban jiray lkn alx alx wlhi wn ku duceya marwalba aan xaramka tako lkn waxajiro kacbada marka aan qabsado ani oo miir lahen ayaa la iiga soo baxshaa

  • @Raage11
    @Raage11 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakalahu qeyr sheeq ceydurua

  • @abdirashidmohamedyusuf111
    @abdirashidmohamedyusuf111 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Allaha ku xafido sheikh inagana Allaha naga xafido xaasidka na sixraya oo waxba inoo quurin

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan4238 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh

  • @maqdishassan4443
    @maqdishassan4443 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqaan waxaan u imaaday anigoo dadka is badbadlayaan oo cabsi farabadan ihayso hawaynkai la idalaayo sfcn aan useexa karin hada boqolkiiba boqol waan fcnhay inkastoo wili quraanka igu socdo ninkaan xaruntiisa dad quraanka sfcn uyaqaanaa joogo halka faa iidaysto

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl 5 หลายเดือนก่อน +4

    Mash alh

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waan kufaaiday mahad alle iska leh adna mahadsanid❤❤❤😊😊

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ruqyoyinka aad so dhigtana wan dhagaystaa

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shikh markan iscilaajinaayo jinka wuxu sheegaa in kuriga sixir yaalo meel ayuna itinmaama meeshii markaan baadho waxbo kuma jiro

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allha ku barkeeyo shiikh 🤲🤲🤲❤️❤️

  • @ubaxmahamud1704
    @ubaxmahamud1704 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh jazakallah

  • @Cartoon4kids-b1v
    @Cartoon4kids-b1v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Please share dhaha like tana saara wlalayaaal dhamantiin jasakallhu kheyran 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-qr9oh9dz8h
    @user-qr9oh9dz8h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheik umu ziyibaan taa iyo jiin al caasaq ino sogali❤❤❤❤

    • @nouriaahmeth8499
      @nouriaahmeth8499 5 หลายเดือนก่อน

      Way ku jiraan wll ee chenelka ka baadh

  • @FaadumoAbati
    @FaadumoAbati หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq jazakala Allah qer❤

  • @maxamjemis-ln3xq
    @maxamjemis-ln3xq 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeq00w qeer allh hku siiyo cilaakjka sixir mowdka iyo maradka noo samee

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha kuxafido aduun iyo akhiro

  • @abdiqadirdiriye2111
    @abdiqadirdiriye2111 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxaa kuwaydiinaa caanaha lo'ada malabka lagu daro caanaha gasaca maloo isticmaali karaa

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s 5 หลายเดือนก่อน +3

    Yarabiii yarabiiii ya wadud adonkaka ika reeb sixirkoda ku celi

  • @yusricabdulaahi2002
    @yusricabdulaahi2002 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad umahadsanthy🥰🥰

  • @SuleekhaJaamac
    @SuleekhaJaamac 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wan Raabe iin leygudaro qaybata talgarank

  • @SuleekhaJaamac
    @SuleekhaJaamac 4 หลายเดือนก่อน +1

    Manisha Alhambra igusoodar

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran shiikh, jazaakallah

  • @anisoaxmed9501
    @anisoaxmed9501 5 หลายเดือนก่อน +2

    Salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi

  • @NuraElmi
    @NuraElmi 5 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير

  • @SacdiyoMohammad-sz5jn
    @SacdiyoMohammad-sz5jn 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤maashllh xafidullh sheikh

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hada albaqran guriga ka shidaa

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed287 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @sihamfarah-vx5wm
    @sihamfarah-vx5wm 5 หลายเดือนก่อน +1

    ‏جزاك الله خير❤

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh aniga ilmaha way iska kay necebyihiin midba midka kale ma la hadlayo

  • @user-rw1xp4sq2g
    @user-rw1xp4sq2g 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh inan si khaasa kuula hadlaan rabaa ee telkaaga igu caawi

  • @user-py7px7ui4h
    @user-py7px7ui4h 4 หลายเดือนก่อน

    Jasaa kalaahu khayrun sheekh alaah haku xidiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊

  • @NadiiraCabdilahi
    @NadiiraCabdilahi หลายเดือนก่อน

    Sheekha lamberkiisa iso sheega wllo

  • @user-cw8dw5cs9d
    @user-cw8dw5cs9d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Halaaqyo ayaan joojin waa yeey markan dhagaystay

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 4 หลายเดือนก่อน

    Pls waa idin baryaa 😢😢 xaruunta muqdisho meshe ku taalo iso sheega walhi wan dhibanahy😢😢 pls isheega

  • @saynabmaxamed-gq4vw
    @saynabmaxamed-gq4vw 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakalahu khayr shikh

  • @AnnoyedBasketball-ef3mf
    @AnnoyedBasketball-ef3mf 3 หลายเดือนก่อน

    Manshallaah sheeq jasaklahu qeyer

  • @nasrimuxumed5978
    @nasrimuxumed5978 4 หลายเดือนก่อน +1

  • @roukyismael287
    @roukyismael287 3 หลายเดือนก่อน

    Alaha ku barakeeyo

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqow siqasa baankurabey xagee kahelaa

  • @hawoahmed8650
    @hawoahmed8650 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq caydaruus arinkaa ayaan dareemayaa ee xagee kala soo xariiraa

  • @runningnone6507
    @runningnone6507 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shiiq luubant ka waran

  • @raxmasalax4714
    @raxmasalax4714 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @nasriinakayf942
    @nasriinakayf942 4 หลายเดือนก่อน

    alha kubarakeyo sheek

  • @NataliaWarsame
    @NataliaWarsame 18 วันที่ผ่านมา

    Ameen yarabi

  • @user-jz5ng5it1x
    @user-jz5ng5it1x 4 หลายเดือนก่อน +1

    Errrrtt 10:01

  • @XaliimoCabdi-o9n
    @XaliimoCabdi-o9n วันที่ผ่านมา

    Manshaalal❤❤❤❤

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Masha Allaah ❤❤❤❤

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw y

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw

  • @user-xg4cp3ce2e
    @user-xg4cp3ce2e 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw

  • @SaafiFaarax-n1h
    @SaafiFaarax-n1h 16 วันที่ผ่านมา

    Shii xagee liska diiwaan gashaa

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shugran❤❤❤❤

  • @KaynuunBixi
    @KaynuunBixi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Azc

  • @user-ww9wy6pj9p
    @user-ww9wy6pj9p 2 หลายเดือนก่อน +2

    💀💀💀💀💀💀☠️☠️☠️☠️

  • @YusuftheShire
    @YusuftheShire 3 หลายเดือนก่อน +1

    Khadro

  • @user-so8yj8dh8zmuunacabdi
    @user-so8yj8dh8zmuunacabdi หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @user-qn9be3uk4b
    @user-qn9be3uk4b หลายเดือนก่อน

    😇🤲🤲🤲💞🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @HALIMAHASSANHALIMA
    @HALIMAHASSANHALIMA 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah

  • @feysalomar5926
    @feysalomar5926 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @MustafeMuse-b4z
    @MustafeMuse-b4z 5 วันที่ผ่านมา

  • @user-so8yj8dh8zmuunacabdi
    @user-so8yj8dh8zmuunacabdi หลายเดือนก่อน