Qisada nabi Yusuf & Xaaladda Somalia - Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi [HD]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAlLaah waa walaal aragti fog’ah leh ILAAHAY swt ha’noo xafido InshaAlLaah Aamiin🤲🏽🤲🏽🤲🏽 yaaRabbi!!!

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว

    MaashaAlLaah walaahi waa farxad weyn magaalada ugu’horeysa hadaaba anaga ka’adimeyno ee qoraxda ka’soo baxda💞 waa sax waxey ka’mid tahey meesha ugu’horeya ee ay’qoraxdà ka’soo baxdó waana magaaladii uu ninkii waalnaa oo cadaanka ahaa uu ku diley muslimiintà labà masjid ayagoo Jumcah tukanaaayey 😔ILAAHAY swt ha’ugu badelo Janatul firdowsa alAclaa InshaAlLaah🤲🏽 Aamiin!!!

  • @abdifatahabdille5459
    @abdifatahabdille5459 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله نسأل الله التوفيق والسداد

  • @mohamedabdi2157
    @mohamedabdi2157 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Masha Allah
    Illahay umada Somaliyeed dibka heysta xaka dulqado nabad iyo barwaqo Illahay xaina siiyo
    Iyo dhamaan umada Muslimka ah mel walba eey jogto
    Galada iyo munafiqinta Illahay Illahay xijabo xalak iyo musibo Allah kurido intu xanun la rabo maxane

  • @abdullahishiqeyadawe5626
    @abdullahishiqeyadawe5626 3 ปีที่แล้ว +1

    manshalallaah Jazakumulllhi Khyr ShiikH Abdirakiim ShiiKH Ali suuFi Allha Ku xiFdiyo wllhi Wx Badan baa Naga FaaiiSay 🙏❣️

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 3 ปีที่แล้ว +2

    Raabi wana tusikaraa inagoo mida oo diinta iyo dalkaba ugargareyna insha allaha

  • @jijahajikhaliif2943
    @jijahajikhaliif2943 3 ปีที่แล้ว +1

    Barakallah sheikh abdihakim

  • @cabdiqadicalixuseen1691
    @cabdiqadicalixuseen1691 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shiakhan niyada ii dhisay ilahey hano rumeeyo jizakal allahu kheyr

  • @lailaabdullahi6632
    @lailaabdullahi6632 4 ปีที่แล้ว +1

    shiikh alle ha ku sharfo rajo god dheer ku dhacday ayd rajo wngsn noga iftimisay

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 5 ปีที่แล้ว +3

    illahow wadanka noo hagaaji ya rabi🇸🇴💓🇸🇴

  • @cm4221
    @cm4221 4 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillaahi
    Allaah baa mahadleh
    muslimiin naga dhigay
    Allow muslimiinta ugargaar
    meel ayjogaanba
    allaah islaamka iyo muslimiintaba
    waa aw ugargaarayaa eaanu sabarno
    iimaankeenana kudadaalno suu uziyaadi
    lahaa , acmaasha suubannna hanofududeeyo , muslimiiney jihaadka
    aanu isudiyaarino ayado ay dar allaah
    nagatahay , wa allaahu aclam .

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 5 ปีที่แล้ว +4

    masha allah shiiq cabdixakiim allah ku xafido

  • @cqaadirmahamedahmed673
    @cqaadirmahamedahmed673 3 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allh❤❤❤❤🇸🇴🤝🏽

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha AllahToban oo so'alood oo dinii ah hadii aad hifdin rabta halkaan ku dhufo hadii aad aragtid sii gudbi so'aalahan 👍
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    th-cam.com/video/YZbwfRb9GRQ/w-d-xo.html

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว

    Somalia waaba dalkeena waan fahmay Bin Zaid kaan xoow ahaa?

  • @shariifhaaruun4857
    @shariifhaaruun4857 4 ปีที่แล้ว

    M.a alhh alaha inoo rumeeyo

  • @ambored2967
    @ambored2967 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheikhan wlhi niyadu ii disay raja an igujirin buu iga liyey

  • @shaficiwardid574
    @shaficiwardid574 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a azxpy sax miyaa sh cali suufi ma dhalay

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq c.xakiin masha alaah lkn nabiyulaahi muusa cml iinsha alaahuma dheh feuger Alabama mustaqbal marka aad ka hadleeyso iinsha alhu yaa sheeq cabdul xitaa alaah kuu ziyaadiyo cafwan sheeq wsc warxmtlhi wabrktu

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว

    🤷🏻‍♀️ adiga ma’laga yaabaa inaad Qur’aanka’ u’duubi la’dahey ku’xurmeyn aad ku xurmeyneysida walaalkaa kaa’weyn 🤔 laakiin ogow waxaad tihiin laba’qof oo kala’duwan wiilashiisa waxey ku’jiraan dadka akhriyà masaajidadanà wey’ka tujiyaan pls meesha ka’kac oo noosoo duub Qur’aan koo kaamil ah step by step we love your recitation walaahi 🙏🏽 InshaAlLaah ILAAHAY swt ha’kugù kheyró Aamiin.

  • @lilxashi7522
    @lilxashi7522 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh dar alle ayaan ujeclahay numberkiisa ayaan ubaahanahay

  • @abdinasirofficial9432
    @abdinasirofficial9432 3 ปีที่แล้ว

    Eebe janada hainagukulmiyo sheikh