Even the once that live abroad are the same, faadi ku diriir, qabiil hebel iyo bilaa camaal waaye! Even with Education the old somali folks still remain the same. The country needs proper Education system for the youth RIGHT NOW & very URGENT.wlh!..For a bright future the country needs the teach its youth NOW. Doni B looks like a chill dude,big ups mse!more of the same au sio
The best podcast
Somalinimo ha waarto noo Qabiil iyo qabyalad 🙏🏽
Legend weyn shata so qabty
Waa war fican ❤
Even the once that live abroad are the same, faadi ku diriir, qabiil hebel iyo bilaa camaal waaye!
Even with Education the old somali folks still remain the same.
The country needs proper Education system for the youth RIGHT NOW & very URGENT.wlh!..For a bright future the country needs the teach its youth NOW.
Doni B looks like a chill dude,big ups mse!more of the same au sio
Kenyan taageerayay aa ala maxaad hurudaan somali sijuu alaha idiin sahlo
Anagu Ethiopia iyo Somalia haday noqoto
Somalia la safanaa anagoo somali galbeeda ❤
Somali ban nahaay laakin Soomalia weligeyn maana arkiin, Kenya ayaan ku dhalaney oo nabaad iyo horumaar na siisey sxb.
Soomalia wanu jecalnahay laakin idinka ayaa xanuunsan sxb, markaad daashan nasoo raadiya idinkoo cafimaad leh oo fiyaaw!
Nabad, Naxaris iyo Nolol!
Safanaa ma yidhaahdaan soomali galbeed kkkkkkkkk reer xamar
Doni somali umarabo goni goni ❤
Dadka fanaane u heystaan ANIGANE funny buu ii yahay
Aad iyo aad
Actually aad Baan ugu faraxsanahay in dhallinta sijui GA ah sidan ufekerayaan
Ninkaan sijuwi ma aha
Dirito fikir dhalinyaro oo aad u fiican
Hhhhhhh aqoon waa iftiin sinjo waa jinju
🎉
Bulshadu waxay u bahan tahay wacyigalin kala duwan. Dhanka dugsiyada,jamacadah, iyo goobah bulshadu isugu timaado iwm.