Wax yaabaha aasaaska u ah ee borsada makeup ka gabdhaha bilowga ah (gabdhaha barbrdka ah )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • I'm Fathia ku so dhawow my channel
    Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
    waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
    qaabka iyo noocyada ..........
    & waxa ku habboon qof kasta.
    Makeup kii fananada Halimo Gobaad heesti Ku Caawi || baro cut crease makeup af somali.
    • Makeup kii fananada Ha...
    Makeup qurxoon fudud gabar walba ku so baxaya || af somali toutorial
    • Makeup qurxoon fudud g...
    Iskuday inaad naftaada waqti kaliso ad boqorad Ka dhigtid || somali Makeup
    • Iskuday inaad naftaada...
    Make up Aroos ama Xaflad | tutorial af somali
    • Make up Aroos ama Xafl...
    Makeup kii fananadi Miss Xiis Heesti Bbe 2020 || somali Makeup
    • Makeup kii fananadi Mi...
    #somali
    #SomaliMakeup
    my Gmail : FathiaUmKarim
    My instagram :fathiaumkarim
    Fb: Fathia Robleh

ความคิดเห็น • 221

  • @dramaqueen9455
    @dramaqueen9455 2 ปีที่แล้ว +32

    1:primer
    2:foundation
    3:concealer
    4:beauty blender
    5:loosepowder
    6:brush zunyaha yara buuxibuxi
    7:qalin indho kuul ah Qalinka buzhimaha
    8:eyeshadow basic colours
    Thanks me later 🖤

    • @xanaanmustaf15
      @xanaanmustaf15 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abayo ❤

    • @hibaali-zz4nw
      @hibaali-zz4nw ปีที่แล้ว

      Waxyabaha dadka bilowga so ibsanayab miya

    • @xanaanmustaf15
      @xanaanmustaf15 ปีที่แล้ว

      @@hibaali-zz4nw .Haa wa waxa aad ubahantahay marka aad bilowga tahay.

    • @FardowsoLiibaan-g8n
      @FardowsoLiibaan-g8n 5 หลายเดือนก่อน

      Mahdsnid wlshey mcneyy❤

    • @Saabrin-gx1an
      @Saabrin-gx1an 2 หลายเดือนก่อน

      Intaas waa meeqa abayo lacgteda

  • @Nimcushxsen67
    @Nimcushxsen67 ปีที่แล้ว +2

    Xili aan kuu baahnaa ayaan kuhelay thanks apayoh ❤❤❤❤

  • @deeqadarajo8877
    @deeqadarajo8877 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sister 3 sano kadib ayan daawaday video gan mash'llh horay usoco abyo

  • @nasroxusencali7827
    @nasroxusencali7827 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah walshay qali yey mahadsanid 🎉❤❤

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +4

    waa la iimariya hada ayan rabaa inaan kaa barto waad igu cusub tahy Mashallah

  • @ifrahmahad8412
    @ifrahmahad8412 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah sis shukran 🥰🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan qali

  • @SaynabXasan-nj9ur
    @SaynabXasan-nj9ur 6 หลายเดือนก่อน

    Thnks qlbi❤

  • @nimcomaxamed5031
    @nimcomaxamed5031 3 ปีที่แล้ว +1

    mn sha allah macalin 💋💋💋

  • @الاميرههبوش-ظ4ز
    @الاميرههبوش-ظ4ز 4 ปีที่แล้ว +9

    😍😍معلومتك دائماً جميله ❤️استمري حياتي

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      تسلمي لي حبيبتي غالي هبه ❤❤🤗🤗🥰😘

  • @umulkhayrhassan2378
    @umulkhayrhassan2378 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh alah abyo ani reer mekap mahi lkn meelaha mariya mikyaajkooda wajiga uu iga halleeya aada ugu baahnaa macluumaatkan shukran fatxiya

  • @xamdaaadan7834
    @xamdaaadan7834 3 ปีที่แล้ว

    Shukran xbbti jazakallah khayr 🥰🥰❤

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial ปีที่แล้ว

    Xili aan kuu bahnay ayaa ku hely qapi thanks❤

  • @oumalkhaireisman491
    @oumalkhaireisman491 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah thank you habibty👸😍🥰😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah I learn soo much sister from you thank you, runtii wax badan ayaan kaa faaideystey shukran

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️❤️❤️😍🌹

  • @ruweid4ali790
    @ruweid4ali790 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh wllshey mahadsanid

  • @najuumadam3702
    @najuumadam3702 3 ปีที่แล้ว +7

    Baayo mcnto wax badan baa ka faiday aad baad u mahadsantahay 🙏🥰

  • @umabrar4322
    @umabrar4322 4 ปีที่แล้ว +1

    تسلمي كتير حبيبتي استايلك كتير حلو ماشاء الله و فيديو فادني كثير وفوراً هنفذ كلامك حرفيا قريبا هرسل لك صوره بشنطه ميكاجي الصغيره جديده 🥰

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      حبيبتي 🥰🥰😘سعيدة جدا بكلامك شكرا ..وارسلي حبيبتي يسعدني اساعدك🤗🤗🥰😘😘😘

  • @amirainamohaedmohamed7784
    @amirainamohaedmohamed7784 2 ปีที่แล้ว

    Abyo Mahadsanid Wllhi wx fcn bn ka faiday allah ku sharfo qli ❤️❤️❤️❤️

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Alh yaxfdk Xbbti qali 😘😘❤️

  • @nimaahmed9748
    @nimaahmed9748 4 ปีที่แล้ว +2

    Really aad ayan uga fa'idaysaty xbti aad ayad u mahadsantahay😘😘 can't wait next video

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      🤗🤗🤗🤗 cawfn xbbti nima I'm happy to hear that 🥰🥰🥰

  • @hibofaarax4221
    @hibofaarax4221 3 ปีที่แล้ว

    asc abyo khayr alle haku siiyo waxbadan ayaan kaa faaiidaa jazaakallah💝💝

  • @bellabaeuty6065
    @bellabaeuty6065 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 👍👍👍

  • @hodancali5002
    @hodancali5002 ปีที่แล้ว +2

    Waan cusubahay qalbi wn kusalamayaa aad

  • @ikraanabdilaahiabdi9075
    @ikraanabdilaahiabdi9075 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh mcalimadayda

  • @hoodoosman1304
    @hoodoosman1304 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow 👏sida sunayaha u samaysatay wankahelay manshallah walal

  • @faraxmaxamed4599
    @faraxmaxamed4599 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah keep going sister,

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran qali

  • @nadiyalajecley6829
    @nadiyalajecley6829 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll qali

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah🥰🥰🥰🥰

  • @aragsanahmed446
    @aragsanahmed446 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsnid abyo Insha Allah wan smynaya adan ujclhy lkn wqtiga mhyo shqo sacudi joga kuma samxyso Ind isqurxo lkn Insha Allah mlin wansmynya Inan brta muhim ah❤adad umhdsnthy

  • @Mira-J783
    @Mira-J783 4 ปีที่แล้ว +4

    😊 thanks for the tips , mashallah keep up the good work!

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti thanks alot for your positive comments 🤗🥰🥰😘😘

  • @aizaana7031
    @aizaana7031 2 ปีที่แล้ว

    Thanks that is so useful

  • @gregouk
    @gregouk 3 ปีที่แล้ว

    Your beauty is amazing.. 👑💯💝⚘⚘⚘🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti qali ❤️❤️

  • @oubahlove5927
    @oubahlove5927 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much , wllo it much help me wlhi merci bcp 😘😘😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti qali welcome. Waa ku farxsnhy inu ku cawiyay .cafwan 😍😍🥰🥰❤❤

  • @zeinabibrahimcabdullahi2302
    @zeinabibrahimcabdullahi2302 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah hagar la aan aa noo fahan sisay

  • @aishascooking9504
    @aishascooking9504 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow wllo mcn waad icaawisay runtii thank u so much am new subscriber 🥰🥰🥰🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Welcome Xbbti ❤️❤️

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah huuno Thanks 🥰🙏

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Cawfn xbbti farhia🌹🌹🌹

  • @farhioabdikadir3495
    @farhioabdikadir3495 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you sami 🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️❤️

  • @daganmohamed1471
    @daganmohamed1471 4 ปีที่แล้ว +1

    تسلمي حبيبتي في كل فيديو بستفيد منك 😘 ممكن تسوين مكياب فنانه اجنبيه 🤩😘

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      حبيبتي 🤗🥰😘😘 شكرا كتير غالي ..قريبا ولا يهمك🤗

  • @teammotivation1952
    @teammotivation1952 3 ปีที่แล้ว

    Thank you so much abyo reero makeup ma ahyn but hdan raba inan bilabo video adbu ii cawiyay🥰🥰🥰 and plz haaa jojin channel

  • @hamdihassan.6394
    @hamdihassan.6394 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Edo

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti 😍😍😘😘🥰🥰

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sis thank u🌹🌹❣️👏🏼👏🏼👏🏼

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Cafwn xbbti 😍🥰🤗🤗

  • @nafisadaahir7124
    @nafisadaahir7124 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah maclimadeyda ❤️

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti 🌹🌹🥰

  • @maysuumhussein5441
    @maysuumhussein5441 3 ปีที่แล้ว

    Thnkz xbbti🥰🥰

  • @mariasheik7933
    @mariasheik7933 3 ปีที่แล้ว

    Thnks sister 🥰🥰❣👸

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mekupartist954
    @mekupartist954 3 ปีที่แล้ว +1

    ووااوو ماشاء الله تبارك الله حبيبتي الله يسعدك يارب ويوفقك مرره حلو 😘😘

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      الله يسعدك حبيبتي

  • @amalbayle7359
    @amalbayle7359 2 ปีที่แล้ว +1

    Shugrn walashy

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️❤️

  • @sumayaabdirashid5577
    @sumayaabdirashid5577 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid xppty khyr badn hel 🖤 hadan raadinaya 😍

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Cawfn qali sumaya ❤❤🥰😘🤗🤗

  • @AllthingsMarwa
    @AllthingsMarwa 4 ปีที่แล้ว +1

    QUruxleey Mashallah! so happy to see this video

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      🥰🥰😘😘 xbbti marwa thanks alot qali 🤗

  • @qaalidxasan3042
    @qaalidxasan3042 2 ปีที่แล้ว +1

    m.ha allh abayo qoral mahadcenintada kuma so kobi karo

  • @marwadiidanjiraha6535
    @marwadiidanjiraha6535 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah huno aad baad umahdsantahay wankuso dhawaynayaa ❤❤❤❤hbbt hore usoco

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali shukran ❤❤🤗🤗🤗🌹🌹🤗

  • @Filsaniita
    @Filsaniita 2 ปีที่แล้ว

    Thank you wllo mcn

  • @noloshuwaasamiriyodulqaad5052
    @noloshuwaasamiriyodulqaad5052 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Abayo Mahadsanid wan kugu cusbahay

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Welcome xbbti 😍❤️❤️❤️❤️

  • @caashojimcale4600
    @caashojimcale4600 3 ปีที่แล้ว

    Asc sis i like the way you wear the scarf. Can you show us plz

  • @neimaomarhassan7210
    @neimaomarhassan7210 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah hun aad ayan kaga faiday mahadsanid

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว +1

      Cawfn xbbti neima🤗🥰 waa ku fraxsnhy

  • @AllthingsMarwa
    @AllthingsMarwa 4 ปีที่แล้ว +4

    Fathia wan kahelay video gaan Mashallah waan ku aamin sanahay 🥰😍🙏🏽❤️❤️

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      😘😘😘🥰🥰❤❤xbbti qali marwaa i ♡ u thanks 😘😘😘😘

  • @luul.andabdalla1097
    @luul.andabdalla1097 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah habo guuleyso wan ku cusub ahay makeupka

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว +1

      Habo qali so dhawow ❤️❤️❤️😘

  • @ifkabea9704
    @ifkabea9704 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti 🤗🤗🥰

  • @sirtaquruxda
    @sirtaquruxda 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah keep going my dear🥰

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti zynb shukran qali❤❤🥰🤗

  • @mariasalad3899
    @mariasalad3899 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo thank you side ku oganaya in ey yihiin original

  • @najka3165
    @najka3165 3 ปีที่แล้ว

    Touha Bella ilahay kheyr hakaa siiyo walaahay aadan aga faa'iday shukran love you

  • @AmuunCabdi-b7f
    @AmuunCabdi-b7f 10 หลายเดือนก่อน

    Wllo midabkayga saan ku ogada inan mekeup Mars Adam rabaa

  • @hodanhassan8596
    @hodanhassan8596 4 ปีที่แล้ว

    Merci jidaan hbbbti tooha wan u bahnaa video gaan keep gowing❤️❤️😍💋💯💯

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali barwaqo 🤗🥰😘😘❤ shukran jidan for your positive comments ❤❤🥰

  • @xamdixaraago6683
    @xamdixaraago6683 3 ปีที่แล้ว

    Xbbti wanka helay zxp hore uu soco

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti ❤️❤️🌹🌹

  • @fadumaadan8300
    @fadumaadan8300 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xabiibti❤❤❤

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti faduma shukran 🤗🤗🥰

  • @rahmaynwa
    @rahmaynwa ปีที่แล้ว

    touha aboya ani wajigeyga finan malaha lkn waxa raba inan nadiifiyo markaste marka iisheg waxa mariyo

  • @inaosoble4820
    @inaosoble4820 3 ปีที่แล้ว

    Can i use vitamin c serum instead of prime?

  • @bilanbellaofficial6662
    @bilanbellaofficial6662 4 ปีที่แล้ว

    Thank you abayo

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      caftan xbbti

  • @fatouali4923
    @fatouali4923 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaALLAH ma soeur j'aime bien regarder tes videos

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk 3 ปีที่แล้ว

    Hadan kugu soobiiray i like wllhi

  • @shukrisharaf3523
    @shukrisharaf3523 2 ปีที่แล้ว

    Walal mcn mak up magacyadodada

  • @ifrahhassanhilaac2782
    @ifrahhassanhilaac2782 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah keep going Apayo

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti 🤗🥰shukran qali Ifrax

  • @ikraanyusuf4464
    @ikraanyusuf4464 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti 🤗🤗🥰

  • @deeqaabdule4404
    @deeqaabdule4404 2 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga waxan ku dhibanahay fandeshion

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo qaali waxaan raba ina bilabo make up fudud ma icaawin

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 3 ปีที่แล้ว

    Walalo what eyelashes are you wearing in this video?

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 2 ปีที่แล้ว

    Nafaqaada aan ka horaysiiyo iso sheeg wallo

  • @naemaabdikarem4419
    @naemaabdikarem4419 3 ปีที่แล้ว +1

    حبيت ❤️❤️❤️👏🏿

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️

    • @deeqofaarax9613
      @deeqofaarax9613 2 ปีที่แล้ว

      Sida fuduud aan ku baran karo

  • @Nimcoxayd
    @Nimcoxayd ปีที่แล้ว

    Wlzhy gcllo ani hadan kugu soo biray maykabna maa aqano isoo dhaway

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 4 ปีที่แล้ว

    Asc touha Bella masha Allah Xabiibti keep going allah ha ku barakeyo Xabiibti waxaan rabaa inaad ii sheegto wax haraha wajiga u fiican Xabiibti

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti dawo ma aqano you have to see dr. Lakin makeup waa ku qarin karta lakin muhim ina dawyso

  • @istahiali2789
    @istahiali2789 4 ปีที่แล้ว

    I'm new subc you're Best mashalllh 🖤💥💥😱💎🦋💙💙👑👑

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti istahil 🤗😍😍🥰🥰 shukran qali 🌹🌹🌹

  • @nnouraluush8968
    @nnouraluush8968 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah aniguba jadiidban ku ahay inaan Barton makeup ka waxa igu kalifayna waa dadkan ka marsanayo ma garanayan waxa igu so baxaya khakh bay iga dhigayan uun fa shukran walalo insha qllqh heerban kaa gadhi adiga

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Waa runta Xbbti inshalh waad baran ❤️👌👌

  • @Amalhassa
    @Amalhassa 3 ปีที่แล้ว

    So gali wll hooyo Baby pushchair wadata qabka ugu haboon ee ay u labisan karto

  • @hafsalucky1866
    @hafsalucky1866 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah. Mahad sanid Bella 🥰

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti Hafsa 🥰

  • @muxsinmclin1607
    @muxsinmclin1607 3 ปีที่แล้ว

    Abayo mnta channelkada igu horeso wxana aad iso jitay sharxada anasinesid mhdsnid abayo waxa codsi iga ah ina noso gilisid video ad ugu hdlesid contour io highlight ayelasheska sidalo dhajyo ee dadka bilawga ah sida ugu fudud ekusame karan mhdsanid🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti Welcome ❤️❤️ Eyelashes waa so sharxay channelka ku jira kaso dawo countor inshalh waa sharxy murhba 👌👌👌🤗🌹🌹

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 3 ปีที่แล้ว

    Wan imadan 🤝👍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️

  • @kunkaroon8166
    @kunkaroon8166 3 ปีที่แล้ว

    Abyo ani waanba fahmi la ahay sida lomarsado si fudud noso gali

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial ปีที่แล้ว

    ❤😮

  • @fadumasalad369
    @fadumasalad369 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah horay usoco huno

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      xbbti qali shukran 😍😍

  • @sabirinali8564
    @sabirinali8564 3 ปีที่แล้ว

    Mkup fulxumo kunoqdaa mxnto mxaa neh

  • @roditamahdi3669
    @roditamahdi3669 4 ปีที่แล้ว

    توحة هل في فونديشن ينفع واقي شمس

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      ايوا في فاونديشن يحتوي ع spf
      وحسب الحمايه spf15
      Spf 30
      Spf50
      بس مش بيكونو حلوين في صور لذلك اشتري كل واحد لوحده

  • @hawomohamed8775
    @hawomohamed8775 2 ปีที่แล้ว

    Asc xabiibty no sawir primer kan

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว +1

      Haye video primer ku sharaxy so wada ❤️❤️

  • @rakiadyhwerar
    @rakiadyhwerar 4 ปีที่แล้ว

    كريم العين ايش اسمة

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      مش شرط مثله لو مالقيتيه..اسمه CAUDALIE paris

  • @sdfyyxtyuaertyyfd5103
    @sdfyyxtyuaertyyfd5103 3 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti wankusalamay waxad iishegta haduu jiro indhaha waxa cadeeyo yacni cascasanka kanadiifiyo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      haa xbbti wu jira dhibco pharmasy waydi

  • @xidigtareemustafe550
    @xidigtareemustafe550 3 ปีที่แล้ว

    keep going abaayo

  • @roditamahdi3669
    @roditamahdi3669 4 ปีที่แล้ว

    هل يمكن احط واقي شمش وبعدين فونديشن

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      حبيبت قلبي هنا ❤ ايوا دا الصح اصلا لازم واقي شمس بالنهار سوا بعده فاونديشن أو لا🤗🤗

  • @raaxoaxamuud4132
    @raaxoaxamuud4132 3 ปีที่แล้ว

    Asc fathia qali makeup ka maxan isticmalo nabruu iga so saara maxan sameyaa oo icawiya wallo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Nooc makeup ka original inu hado muhim iyo nooc wajigaga nasibayo

  • @aasiyah2601
    @aasiyah2601 2 ปีที่แล้ว

    Shugran abayo waxbadan ban ka fahmay wllhi m.a

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti 😘😘

  • @khadrahappychannel
    @khadrahappychannel 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo horay usoco

    • @Fatia
      @Fatia  4 ปีที่แล้ว

      Xbbti qadra qali shukran alot 🤗🥰🥰😘🌹🌹

  • @سعادابراهيم-ب1خ
    @سعادابراهيم-ب1خ 3 ปีที่แล้ว

    😍🤩😘

  • @quenaisha3928
    @quenaisha3928 3 ปีที่แล้ว

    Xbbti make upka fake sidee ku grn karnaa🥰