Sidee looga Baasaa Challange Account ? Taajir Academy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Maku wareersan-tahay sidii aad uga baasi lahayd Challange mana kala kulantaa caqabad joogta ah sidii aad uga baasi lahayd Challange.
    Hadaba Casharkan kooban waxaan ku soo bandhigaynaa hababka kala duwan oo aad uga baasi karto Challange -yada adiga oo aan wax dhibaato ah marin .
    Ha ilaawin inaad ku soo birto Telegramkeena oo aad kala socon doonto xogaha Fundmentalka ah .
    TELEGRAM :t.me/fxcoaching

ความคิดเห็น • 26

  • @taajiracademy
    @taajiracademy  ปีที่แล้ว +4

    Ma Qorshaynaysaa inaad Challange ka qayb-gasho ?

  • @aadamciise131
    @aadamciise131 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad wixii dhan waan dhameeyay lkin waxaan rabaa inaad iga caawisid qofka kusoo wacaaya markaad dhamaysid talaabooyinka hadaadaan aqoon english maxaa xal ah

  • @abdialimohamed9884
    @abdialimohamed9884 ปีที่แล้ว +2

    Keep smilling always my ustaadi

  • @somtechacademy
    @somtechacademy ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid macalin adbad u mahadsantahay arimo muhiim ah ayad ka dhawajisay👍

  • @Afrikaan_booy7
    @Afrikaan_booy7 11 หลายเดือนก่อน

    Kheyr alle hakadhigo

  • @mohacaafi7196
    @mohacaafi7196 ปีที่แล้ว

    waxadd dhalinyarta ku eedyso adeepa kaa keen ustaad mala oran karaaa

  • @hasanwalibarqeeste
    @hasanwalibarqeeste ปีที่แล้ว +1

    Ustd calamadaha kumujinayo inuu dhaqay tradka inaa kordhiyo lot maxa wayey hee

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  ปีที่แล้ว +1

      Walaal tan kordhinta waa mid ku xidhan khibradda qofka.

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 11 หลายเดือนก่อน

    Wll wx iga suaal ah maxa ugu baahnay in account challenge qato :
    Muxu muhiim igu yhy
    Mise iska dhaafi kara jwb inshallh

    • @user-kq3ek3oq4f
      @user-kq3ek3oq4f หลายเดือนก่อน

      Wad u bahantay sabbto ah ma hayaid lacag 5k ama 100k oo aad ku trade gareysid

  • @kaafi203
    @kaafi203 9 หลายเดือนก่อน

    18 trade sl wd ku nasiibsanaysay ader😅😅😅😅

  • @daldoontv4377
    @daldoontv4377 ปีที่แล้ว +1

    Xagee kaala soo xidhiidhnaa telegaramka user gooni ah oo lagaala xidhiidhi wuu ii muuqa waayay

  • @qalbi-zame1000
    @qalbi-zame1000 ปีที่แล้ว

    ustaad Adigu dadka ma ubaasisaa mise

    • @mohamettdalnurshe1189
      @mohamettdalnurshe1189 ปีที่แล้ว +6

      Weligaa zhp cid ha u daba fadhiisan in account laguu baasiyo 10 account gub ka 11naad baasiso wlahi naftaada ayaad ku raaxaysanaysaa.

    • @qoslaayem6142
      @qoslaayem6142 ปีที่แล้ว

      @@mohamettdalnurshe1189 xaqiqdii walalkaan hadal qiimo badan io dhiirigalinba waad siiise zhp
      Anigga mrkii aan kucusbaa FX wxaan kubiire VIP group markii aan kubiiraaye Aqoon malaheen qasaaro maahane wxbo kama faaiidin
      Xqiiqdi halsano oo barasho ah kadib guul ween baan gaaray

    • @qalbi-zame1000
      @qalbi-zame1000 ปีที่แล้ว

      Dhamantiin waad mahadsantihiin sxbyal

    • @fatxeycali2906
      @fatxeycali2906 ปีที่แล้ว

      @@qoslaayem6142 intee wax kabrtay 1sano? Ani wa cusubhy in aan barto rabaa

  • @zaragozazaragoza1740
    @zaragozazaragoza1740 ปีที่แล้ว +1

    18 consistency stoploss , so you are not best trader or professional 🙄🙄