The one and only genius that was Kuluc. Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo. Waxa aan laakiin ka xumahay 35 uu dhegaha dhukay buuxiyay ay halkan soo booqdeen.
dad waa isku dad isku dayina in la tago tasina xagga iyo koonfurta dan ayaa uGu jirta kala tagga cabba lafka iyo muuska haddaad naga go,aad ma shaqaynayaa heesahana kuwa naga naga ayaa nagu ma garateen aniga America Ayaan joogaa dad iyo dalka waa inoo mid siyaasadda shaqo aan ku leeyahay ma jirto,Laakiin hiiran Ayaan ka soo jeedaa dowladda haatan joogtana ka mid ma nihin wadajirka somaliya waan jecelnahay.
allaaaah yaa raxma, ramt waa sica, _ CUMAR DHUULE IYO MAXAMED AXMED KULUC, DAMBIGINA ALLAHA DHAAAFO , JANADA ALLHA IDNKUGU BISHAAREEYO, AMIIN YAA RABI YAA RAXMAAN
Amy Fadi aamin sxb
kuluc iyo dhuule agtayda qiimo weyn bey ku fadhiyaan alle ha u naxariisto aamiin.
dhaqanka ilaaliye dhalinyaroy kuwani waa holywoodhkeenii OO Aad Uga qemaweyn ilaahey ha unaxariistoo lada fanaan Anagana hanooga dabanaxatiisto AAMIN
Kadiiray waxaan darxuma qabayoo halkii idaluushay leydamaqyoo mid iidaran dooro ley yidhiye axyaa fanaan love dhuule allh hakuu naxariisto
Illaahoow idiin naxariiso janatul firdoowsal aclaa allaah swt ha idiin geeyo walee ragii somaaliyeed waa ragii hore 😢😢😢😢
Kuluc fanan iyo badh allaw kuu naxariiso
Habeen khamiis soo galeyso Abaare 10:00 habeenimo 09/dec/2020, Waa gabaabsi Sanadku, Howl badan ka dib waxaan nasasho u soo doontey fanaanka intabadan heesihiisa aan dhageysto Cumar Dhuule AUN, waqti walba wuu nala jooga.
xabibo.xasan toxow iyo abwan bare maxamud fudoe Allow cimre dheer idin sii
Cumar iyo kuluC ALLOW u naxariiso
Cumar dhuule Ali & Mohamed Ahmed kuluc ilaahay baan oga baryayaa Inuu naxariistiisi siiyo
Fan nuxur leh idinkama dambayn Adinka
Abdullahi Hussein aamiin
Boqorkii mashraxa umada somaliyeed m a kuluc iyo cumar dhuule alle hawnaxariisto
yaaa cumaR wax walba saga ayaa kasii heesaY ku dhawad 50 sano....👍
RabiH janadi hakugu casuumo aabe...
yaa salaam Allow khamra janaad kas waraabi aamiin.
WAARIMEYSIDE WANAAG wll Mcn Umar dhulle haalke kudiintaaay
Alloow unaxariiso labadaba Amiin
Dad Waa Waqooyi Faylasuufyada Afka Somaliga
Ilaahay haw naxaristo kuluc iyo cumar dhoole jano Alle hakawaraabiyo marxuumintah
10:30 Pm Goobtu Waa Nairobi Sanadku uu yahay 2021 Aug, Waxaan ku helay muuqaalkaan si kadis ah anigoo TH-cam'ka iskaso galay....hase ahaatee kuma qasaarin!!! Cajabeey Cajiib!! Xawaaley maxaad dad haysaa ilaah ha u naxariisto hoboladeena intii dhimatay inta noolna ilaah ha u barakeeyo cimrigooda...anagana ilaah haino dambi dhaafo....Ameen
Wa hurdoodaye haiga kicinina buuqa IGA yareeya👂👂🕕🔊🎸😑😑😑😑😑😑😑😑😑😑😑
Hesta cumar dhule igu cawiyo plz magced
Alaha unaxariisto maxamad biyo cumar iyo m.xmd mooge
Hees dareen taabad leh axyaa Cumar Dhuule AHN❣
Athena to Patra
Mon.june.2020.....
13:48 " Baroordiiqdu meydka, waa ka badhe
Bagaanad is lahayn, biyaan qubay
''
ALLAA YA-RAXMA. AAMMIIN.
Aamiin allaha u naxariisto labadaba
Ilahow naxaristi jano geemanshalaa waa fananti soomalian
ALLAH HA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD AAMIIN
12 juin 2021
illaahay qabriga haw waasiciyo dambigoodana alle ha dhaafo cumar iyo maxamed illaahay naxariistii jano haka waraabiyo aamiin aamiin aamiin
somaliland ha noolaato cadawgaadu ha jabo aamin
The one and only genius that was Kuluc. Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo. Waxa aan laakiin ka xumahay 35 uu dhegaha dhukay buuxiyay ay halkan soo booqdeen.
Allah has kuu naxariisto Aamiin AaMiin
Heesta Cumar dhuule qaadaya magaceeda layska rabaa?
Ninka kabanka u tumaya Kuluc waa Ismaaciil Cabdi (Ismaaciil Yare) AUN, 2009 ayaan Hargeysa ku aasnay, wuxuu ahaa Fanaan, Abwaan, Laxamiiste, Saxophonist, Kabaniiste, iyo Alta-daba wuu Tumi jiray Hobolladii Waaberi Hargeysa, ka horna wuxuu ka tirsanaa Walaalihii Hargeysa
Ismaaciil Cabdi Geri ( Ismaaciil Yare) haddii aad u jeeddo 2003 ayuu dhintay. alle ha u naxariisto
Kuluc heesha wuxuu ku macneyn jiray gacmihiisa.masriciyada aabaheed buu ahaa.
KABAN SIDAN U GARAAC AMA XISHOO WAAW DHUULLE KABAN IYO COD,,,,
indhuhu nexe artidaadii,
ildoogsaday eegmadaadii
haw baqan,ana ii bushaaree!!!
arooryada hore daruur onkodiyo
ufada roobku way udgoon tahay,
haw baqan ana ii bushaaree!!
awood li,idayda taan arkadaay
eedaadkaga waad idoontaa,
haw baqan ana ii bushaaree!!!
heetu waa qalin darays sidaa awgeed ayay qaafiyadu ukala duwantahay!!!!
sareedo axmed - suugaantu way kugu jirtaa
sareedo axmed wax an kugu tilmamo ma aqan tolow murti dhaaris madhaha sareedo cimri dheer allaha kusiyo wl
Gabadhaan cajiibsanaa MashaAllah tolow wax ha ibartee ma iso jawaabi doontaa haday nooshahay!! 🤔
Allh unaristo they were legends that we have seen once and gone lastly
Aun labaduba waa geeriyoodeen
Axyaa fanaan. eesh qiyaasak.Alkah ya raxma.
rest in peace cumar Mahdi what a lagand🏓🏓🏓
gabadhan waxan u maleynaa xabiibo xasan tooxow oo yar
happy new year google.
Cumar dhule ali allaha u naxariisto. waxaa ku xiga M.A.Culuc oo ay saxiibbo ayahaan.
dhamaan alaha u naxariisto fanaaniinta somaliya.
Anigu daawadeyđi la iidiidyo idershen kuwii dad iixigayoo
waa berigey burco kacaanki shuuciyada u jidboote,,,dumarku wax meherin jireen waxna furi jireen, Alla maxay maryooley masiibo soo martey!!!
WAARIMEYSIDE WANAAG hhhhhhh
WAARIMEYSIDE WANAAG dumar waxba ma mehrin waligood Allah ka baq..
happy new 2015.
jantai Taiwan sended
KULUC YASALAM
Alle how naxriisto labada fannaan waxaan anigu hada ka noolahay ma garanayo ismana dili karo oo waa dambi
1 cumar mahdi
2 maxamed axmed
3 maxamed saleebaan
4 maxamed yuusuf
5 cbdullaahi qarshe
6 xuseen aw faarax
7 singub
8 cali sugulle
9 baxsan
10 magool
11 dalays
Hadaan waayey maxaan dunida ka qabanayaa
dad waa isku dad isku dayina in la tago tasina xagga iyo koonfurta dan ayaa uGu jirta kala tagga cabba lafka iyo muuska haddaad naga go,aad ma shaqaynayaa heesahana kuwa naga naga ayaa nagu ma garateen aniga America Ayaan joogaa dad iyo dalka waa inoo mid siyaasadda shaqo aan ku leeyahay ma jirto,Laakiin hiiran Ayaan ka soo jeedaa dowladda haatan joogtana ka mid ma nihin wadajirka somaliya waan jecelnahay.
Illaahow unaxariiso
Waayo waayo
Saaaaas ayaaa loo karaacaaa ama waa leeyska daayaaa
#abdi adham waxaa heestaas qaada o leh xabiibo xasan toxow
Saciid Sare Hada Ma caqliyaysatay Lol beriga beerta ku jirtaye kkkk
ANIGA DAAWADEYDI LEY DIIDYOO,
I DEYRSHEEN KUWII DAD II XAGAY,
MID II DIRAN DOORO LEY YIRIYE,
KA DIIRAY WAXAAN DAR XUMO QABAYOO
HALII I DALOOSHAY LEY DAMAQYOO,
MID II DARAN DOORO LEY YIRIYE,
CUMAR MAHDI KABAN IYO COD WADA SOCDA, ILAAH HAKUU NAXARIISTO,,
Wlallo hestas magceed
@@hassanaqyaar5170 Waxaa la dhahaa Nugul
Ninka u tumaya tooxow wa bare maxamed fiidow leento sida u kala garta dadka somaalay
Mahadsanid. Yaa boongaha garaacaya? Aun Kuluc.
@@roblemaer4834 ninka si fiican uma arko kamanka wa xasan gareet
Bumberclart that's all I gotta say Hargeisa cabbaye 150street
mid ii daran dookhu ii qabay anigu doobyey oo furay.
Hesaha bare maxamud fidow otumayo
Noo soo.badi aad buu u gacan macyahay
Codka xabiibana waa uu da nanayaa uk
Ku noshahay bare waxa uu jogaa xamar
Please somebody tell, who that woman is singing " eed maleh naftaydaa ku ogolaatee". Shes amazing singer.
abdi adam waa xabiibo xasan tooxoow
Thanks bro, waad mahad san tahay fuaad abdi..
abdi adam waa xalimo x.tooxow sxb
Yaasalaam Omar dhule Ali and Mahamed ahmed kuluc V V Sgrs
olax
1