Somalia Madaxweyne nooce ah ayay rabta mid shacab ah mise military. aniga waxaan dhihi lahaa mid shacab ah haddii la rabo hogaan dalka horumar u horseeda si an dunida u gaarno. Lkn Markaan dib milicsado Somaida anshax xumadeeda, qabyaladeeda horumar la antooda waxaan dhihi lahaa military afka ka garaaca seysan Janis u helin ay wax ku kala guraan.
Abdiqaasam waxuu ahaa basaasintii ugu weyneyd Afweyen hadan sheekh buu isga dhigayaa yaa soo baadhaa inta qof ee ogyahey ee loo idley siyaasad ee wax ka ogaa wagii siyaad barre taas baa la rabaa in la waaydiiyo abdiqasan mida akle aniga sidaan dhawer jeer ka maqley snm oo xaq dirir aheyd waa ninak kaliya caayaa ee dawaldii hore ah kolka snm xaarantii uu ku cuni jirey xamar baa ak burbursheen
c.qaasim waa nin nabad jecel oo aad waddani u ah lkn somalidu ma fahmi karaan ninka sidan oo kale ah qabiil iyo wax aan fiic nayn ayey wax ku taageeraan
Ma ninkii Kismaayo 100ka Tiknikada ah u soo diray baa hadlaaaya Inkaar Qabe,Waxaa laga hayaa ninkaan Morgan Kismaayo Ma joogaayo..Indhacadde ayaa wakiil Uga ahaa kismaayo...TUUG....waa lagu Ogyahay!!!!!..??????.Khaain....
Realest Somali leader out there. Dr Abdiqasim salad hassan we salute you
Maansha Allah ilaahey afka kaama gooyo maxaad kahadashey xaqiiqda guul iyo gobonimo wadani baada tahey ee ha iilan insha allaah
Masha allah ilahey haku xifdiyo mudane madaxweyne abdiqasim salad hassan muwadin dhab ah ba tahay
Waa nin weeyn oo waxog caqlina badan xafiduhulaH
Mw hore cabdiqaasin salad xasan sheeg runta shacabka wax Ka guul gobonimo ilahay xifdiyo
Masha allh
Madaxwene qali ah
Somalia Madaxweyne nooce ah ayay rabta mid shacab ah mise military. aniga waxaan dhihi lahaa mid shacab ah haddii la rabo hogaan dalka horumar u horseeda si an dunida u gaarno. Lkn Markaan dib milicsado Somaida anshax xumadeeda, qabyaladeeda horumar la antooda waxaan dhihi lahaa military afka ka garaaca seysan Janis u helin ay wax ku kala guraan.
Xaqiiq ninkan cabdiqasim ah waxbadan buu kashabahaa aabihii wanaaga somalida marxuum madaxwayne aadan cabdulle cismaan naxariistii jano alaha siiye.
Thanks Mr President for teaching us the history of Somalia in 15 minute. 👍 🎉
Masha allah
Aun jale siyad
Abdiqaasam waxuu ahaa basaasintii ugu weyneyd Afweyen hadan sheekh buu isga dhigayaa yaa soo baadhaa inta qof ee ogyahey ee loo idley siyaasad ee wax ka ogaa wagii siyaad barre taas baa la rabaa in la waaydiiyo abdiqasan mida akle aniga sidaan dhawer jeer ka maqley snm oo xaq dirir aheyd waa ninak kaliya caayaa ee dawaldii hore ah kolka snm xaarantii uu ku cuni jirey xamar baa ak burbursheen
Dahaalkii 1977 waqooyi iyo Hargeisa kaliya ka soctey muqdsho hal cisho maay dareemin dagalkaa xanuunkisa diyaarada xabshid a maay rusheyn jirin xamar dhaawaca lama geeyn jirn xamar ee hargeisa yaalen cuntada iyo taakulynta a Hargeisa aheyd lakiin ciidmada somali Hargeisa abaalkeedii waxey uga dhigtey duqeyn
Dawadda kacaanak waay burbursey somaliya waxe wadankiiba keenety xamar qofka raba jamacad qofka raba shaqo tacliinta waqooyi waxey aheyd eber hal jamacad kamey furnneyn macalmiinta waxey u badnayaan schoolada dhigaa 90% dad aqoon hooseysaa wax warshada wqooyi kamey shineyn xataa hadaad dhoofeyso waxaad ka dhoofaysey xamar
yaa hayaa kan oo somaliland la waydinyo oo dafiraya oo leh ma aqooqno markii la doortey. hada la soco waxaan maqley alllaay raxme madaxweyen cigaal somalialnd baa yadhi u carar doorshada somali oo taageerey
Dagaalkii 77, dagaal Somali ku qasaartay oo ku burburtay. Dagaal aan laga fiirsan oo lagu degdegay.
Siman Adaa been sheegaya. Waxana aan aqoon wadanka wax laga qabtay ma ogid. Halbeen ah kuma uusan daran.
Hooyada caqli xumada ka was, kuwii culimada laayey, ee Siyaad Barre kaba qaadka u ahaa.
c.qaasim waa nin nabad jecel oo aad waddani u ah lkn somalidu ma fahmi karaan ninka sidan oo kale ah qabiil iyo wax aan fiic nayn ayey wax ku taageeraan
haday labadii gobol maxaad s/land u ogalaateen wixiiba idnka ayaaqaatay ma sidaasaa dawladnimadu umad dhan baad masiirkeedu burburiseen hadaa tihiin kooonfur markaasaad islaqumantahy kadarane qabyaalad ku hadlaysaa war wuxu damiir daranaaaa
Kan waa afrikaan xaarka faraha iskagasoofaga 🐴uf uf
Tuuuuug koofiyad dheer ilahy ka cabso
Typical somali wallahi. Watch your language Dumb ting.
Walee soomaaliyey ninkii runta idiin sheegana mucaarada kiibeen idiin sheegana taageera magaranaayo meel Aad usocotaan
Siman kalay.
Runta baad necel tahay
Masha allh
Siman ma qoys naceybaad ku cayeysaa Alla maxaad qudhun tahy
Ma ninkii Kismaayo 100ka Tiknikada ah u soo diray baa hadlaaaya Inkaar Qabe,Waxaa laga hayaa ninkaan Morgan Kismaayo Ma joogaayo..Indhacadde ayaa wakiil Uga ahaa kismaayo...TUUG....waa lagu Ogyahay!!!!!..??????.Khaain....
Mohamed Mire . Indhacade iyo Moorgan yaa Kismaayo udhow? Indhacade waa Galgaduud Moorgan waa?
@@Shimba-uh2lx
Indha cadde Galgaduud ka imadey kismaayo maxa ka yaala imsa kilo matir moryaan hbargidr shiiq & shariif ma leh