Hees Cusub Xubi & Jaceyl Qomal & Maryan Mursal - Xubi & Jaceyl Song

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.พ. 2012
  • Hees Cusub xubi iyo Jaceyl 2011 Erayadii Abwaan Mohamed Deeq Alfa, Laxankii Qoomaal, Codadkii Fanaaniinta Qaranka Mohamed Ahmed Qoomaal iyo Maryan Mursal - Xubi Iyo Jaceyl Song Musigii Mustafa karaama, Studio karama
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 72

  • @munaabdiomar599
    @munaabdiomar599 ปีที่แล้ว +17

    Wxn dhageysanaya 3 june 2023 malin sabti ah 9:24am
    Wx kle wye wlle hestan
    Wxn dib u dhageysan dona ano xaas ah insha Allah ❤❤❤❤

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 ปีที่แล้ว +20

    After 10 year’s baan dawanaya ilaahey cimriga hanoo dhereyo ❤️🤲🏽😢

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow ปีที่แล้ว +3

      Gabdhii tiktok 😂 xidiigtii naftaydaay ubaxan xariirta iga gudoon ❤

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 8 หลายเดือนก่อน +1

      Amein wlshy diamond 💎 ❤❤

    • @SabariinAhmed-rj8tc
      @SabariinAhmed-rj8tc 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 หลายเดือนก่อน +1

    Mid kamida shumicii fankeena hore iyo xidigtii hobaladii waa bari iyo hooyo soomaaliyeed maryan mursal ciise haka reebin cod libaax laha maxamed axmed qoomal labadaba cimri iyo caafimad hees sigaar aan uga jeclahay inta kale🙏🫡

  • @ahmedmohmoud7191
    @ahmedmohmoud7191 2 ปีที่แล้ว +29

    Dad badan ayaan nasiib u yeelan inay arkaan ama maqlaan heeestan.
    Xasuus hore iyo Burco meelahaas 2011-aadkii

  • @qamarfaqieh2140
    @qamarfaqieh2140 3 ปีที่แล้ว +15

    Xubigaga inanyahow xoog buu i hayaayo naftu kama xiisto😘ciilow

  • @ayala1627
    @ayala1627 2 ปีที่แล้ว +10

    Kampala ayaan ku dhagaysanayaa oo aan faalladan ku qorayaa hadda. Qiyaastii lix sano ka hor baa heestan iigu dambaysay. Mirqaankayga ayaad samayseen Qoomaal iyo maamo Maryaneey e, Alle ha idin daysto.

    • @abdullahiosmanhassanhassan467
      @abdullahiosmanhassanhassan467 ปีที่แล้ว

      0l

    • @user-jd5pw2yj1z
      @user-jd5pw2yj1z 12 วันที่ผ่านมา

      Sidookale manta Kampala ka dhagaysanayaa

    • @user-jd5pw2yj1z
      @user-jd5pw2yj1z 12 วันที่ผ่านมา

      Sidookale heestan Hore waan udhagaystay❤manatana kamapla kadhagaysanaya saacaduna waa 3:41 galmanimo

  • @liibaannuurcusmaan1518
    @liibaannuurcusmaan1518 ปีที่แล้ว +4

    Qoomaal iyo maryan mursal waa laba fanan aan aad ujeclahay hesahoda jiro joga ❤

  • @JamaalMohamed-k6w
    @JamaalMohamed-k6w 23 วันที่ผ่านมา

    Dad waa dadkii hore😢❤🎉

  • @Caruurtasomali
    @Caruurtasomali ปีที่แล้ว +3

    Xuural caynti dunidaay xaaskeyga rumaadeey RAMLAAY ogsoonow xurmaan kuu hayaa❤

  • @laahoorrestaraunt
    @laahoorrestaraunt ปีที่แล้ว +10

    2023 ayaan daawanaya waxaan usoo laaban doona maalintu alle hamigeyga ii rumeeyo hada waxaan jogaa muqdisho somalia waxaan jeclahay inaa tago qurbaha hada waxaan ka shaqeeya maqaayad ku taalo howl wadag hottel alhabib lahor restaraunt 2030 i.a yahye abas

    • @liibanpro3106
      @liibanpro3106 ปีที่แล้ว

      Son aa so socdo hesa iska day

  • @CaishaAadam-ez9hh
    @CaishaAadam-ez9hh 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dad wa. Dad.ki.hoRe😢😢😢😢❤

  • @SihaamMohamud-go7hs
    @SihaamMohamud-go7hs 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xamdi eebe weye alfow xusuusnow xaskagi baan ehee😢🥺

  • @Mahamoudnajah
    @Mahamoudnajah 10 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan waxan dhagaysanya 23/9/2023🎉 alx Waxan Kaso Baxay Malmo Mugdi ah cawana Waan faraxsanahy alx❤🤲

    • @tiyaamoofficial
      @tiyaamoofficial 10 หลายเดือนก่อน +2

      😮😮isku wqti

    • @maryansakin384
      @maryansakin384 9 หลายเดือนก่อน +2

      m.a

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 8 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢😢😢 anigay I hastaa

    • @Mahamoudnajah
      @Mahamoudnajah 8 หลายเดือนก่อน

      @@somaliyameni202 illahy haka dul qado dhibatada walalo🤲🤲

  • @zahraashhajji6252
    @zahraashhajji6252 ปีที่แล้ว +1

    Axsan dance 💃 mama maryan mursal allow cimriga ku barakey mi fav singer 👩‍🎤 🎤 🎶 🎼

  • @sharmakeabdewhb5298
    @sharmakeabdewhb5298 11 หลายเดือนก่อน +3

    2023/8/19 🥰 xasuusnaw xurmaan kuu hayaa zamzamey

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 6 หลายเดือนก่อน

    Best song wlhi labadan fanaan waan jeclahay hesahoodi waa old gold waxaa dhageysanayaa 20/1/2024 ila dhageysanaysa ismuujiya🤟🎉

  • @user-xd8yr2mq8k
    @user-xd8yr2mq8k 7 หลายเดือนก่อน +1

    waxan dhagaysanooyaa 1 1 2024 maalin isniin ah ❤❤❤ hadad iga dabaysoo sanad wanagsan all people of soomaali ❤❤

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 6 หลายเดือนก่อน

      Wakaa qaaday zxb iskumid ana 2024 dhageysanayaa 🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +2

    AXSAN caleeg old is gold

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayyyey Hestu Waa Wada Xabib Iyo Wada Xabibi

  • @Apdirisaaqxazan-rb8mw
    @Apdirisaaqxazan-rb8mw ปีที่แล้ว +1

    Xusus qomaal iyo maryan mursal

  • @munoshaafici8419
    @munoshaafici8419 2 ปีที่แล้ว +2

    Xerka qoys lahan jiray xajiyow hasi deyn

  • @nechmanour8622
    @nechmanour8622 9 หลายเดือนก่อน +2

    One of my favorites🎧❤

  • @dahabside1813
    @dahabside1813 2 ปีที่แล้ว +3

    Maryan mursal ciise bootaan waxaan xasuustaa heestii adaa beeray jacaylka hadana baabinayee miyay hayd

  • @caashociise3916
    @caashociise3916 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi hestan markan dhagesto dareenka qalbigeyga aye iga tabe indhaheyga ilin ma kala jojayaan ❤inta 6/6/2023 waa idin salamay

    • @gmfy8768
      @gmfy8768 ปีที่แล้ว

      anaa kula dhageesanooyo 6/6 maalin talaado ah 2023

    • @gmfy8768
      @gmfy8768 ปีที่แล้ว

      Xasuus igu qaali ah

  • @aminacabdi2895
    @aminacabdi2895 ปีที่แล้ว +2

    Lascanood ayan joga wana fadhiya Hestan ayana ku murqama mobile ka dhagaysanayana gabadh ba leh 2022 bishi 9 -16ki sepber sowtu raxma maryan mursal io qomal 🤩✋✋✋✋✋

  • @ahlukheyr11
    @ahlukheyr11 ปีที่แล้ว

    2012 xasuus dheer telephone yar ku dhagay san jiray

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaal Mari jacaylka uxul xarf iyo xullka amaanta

  • @SahraQali
    @SahraQali 7 หลายเดือนก่อน

    Old is gold ❤

  • @marianoproduction8492
    @marianoproduction8492 ปีที่แล้ว +7

    I love maryan mursal dance 🎉💃

  • @SafwaanGaldile-us5bl
    @SafwaanGaldile-us5bl 10 หลายเดือนก่อน

    Maryan mursal ciYaalkii Hore mocha allah pest is dance

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dhagaysanaya 5 November 2023 maalin axad ah waxan jooga sheffield sacadu waa 13:51 duhurnimo jewigu waa rooban yahay waxan cabaya koob shaah ah indhahaygu waxay qabanayan caleemo kala midab ah oo qurux badan oo daaqadayda ku dhaw dhagahaygana waxa ku dhacaya dhawaqa iyo musica iyo midhaha heesta

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 8 หลายเดือนก่อน +1

      Mchlah allh ha kugu xiftio wlshy 😢😢❤❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +2

    My fav singer’s ❤️

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed ปีที่แล้ว

    Xasuus😢2012

  • @user-jv8cu1hb3v
    @user-jv8cu1hb3v หลายเดือนก่อน

    Wowow 🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @mahamedwarsan9724
      @mahamedwarsan9724 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 qofkii kadameyey oodhageysta heestan iska dheh😎

  • @fariidcali1096
    @fariidcali1096 ปีที่แล้ว

    2015 bergadid allah cod macann

  • @husenmohamed6200
    @husenmohamed6200 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว

    Maryan mursal ciyaarta bay taqaan

  • @jimaldiinali7531
    @jimaldiinali7531 10 หลายเดือนก่อน +5

    Hada Lajooga 2023 wan dageesani haya Xasuus 😢

  • @rahmaaxmed431
    @rahmaaxmed431 ปีที่แล้ว

    waxan dhagaysanaya 2023 /6/10 habeen Axad ah insha Allha waxn ku soolaban dona marka uu hiigsigaygu rumobo if Allha say

  • @FatihTerim-t9b
    @FatihTerim-t9b วันที่ผ่านมา

    Aw

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 5 หลายเดือนก่อน

    2024 ?? 👌🖐🖐🖐

  • @user-lh9we6fe3p
    @user-lh9we6fe3p ปีที่แล้ว +1

    احم احم احم 🙈😂

  • @ugbaad7733
    @ugbaad7733 2 ปีที่แล้ว +4

    🙈🙈

    • @zakariyaahmed8286
      @zakariyaahmed8286 2 ปีที่แล้ว

      🔥🔥🔥🔥🙈🙈😂❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedaxmedmaxamedaxmed8443
    @maxamedaxmedmaxamedaxmed8443 ปีที่แล้ว

    Xasan Aadan

  • @khasiiboabdi3884
    @khasiiboabdi3884 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 7 หลายเดือนก่อน

    💘💕💘💕💘💕💘💕💘💯😍

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 ปีที่แล้ว

    💖💕💕💕💖💯

  • @FatihTerim-t9b
    @FatihTerim-t9b วันที่ผ่านมา

    Aaaaa

  • @abdimoh
    @abdimoh ปีที่แล้ว

    Teedaabaa xilkeeda gudanaysa oo duco qaadanaysa🤣

  • @mohameddekowshukrishukri4806
    @mohameddekowshukrishukri4806 ปีที่แล้ว

    3

  • @FatihTerim-t9b
    @FatihTerim-t9b วันที่ผ่านมา

    Aw 2:20 2:22