DOONTA NAGA TAGI RABTE UGU DAMBEEN DALXIISKEENA WUU DHAMAADAY..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • #king #ceyda

ความคิดเห็น • 411

  • @user-mo5ip6vj1u
    @user-mo5ip6vj1u หลายเดือนก่อน +121

    Ceyda amiiro kuqurux bdn yahay
    Amiirana ceyde kuqurux bdn tahay🎉

    • @AweyscadaweCabi
      @AweyscadaweCabi หลายเดือนก่อน +2

      Wahaysa😅

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน +4

      Xidigta iyo Xidigta Team 27 waa best Match ❤ 💖 ♥

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +146

    Team king ceyda one like 👍 ❤

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen หลายเดือนก่อน +81

    Team ceyda wayahan wad kabisen 1m wad kadahdeen bobsiye wilka bishan gudehyda😂😢

  • @Milyanquruxfuns
    @Milyanquruxfuns หลายเดือนก่อน +27

    Amiiradeena anga team qab qab hadaa nhy in wax la kala qarsado layskuma ogyn😂😂😂 ceyda bes in wax lo sheeg masoconayso😂

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq หลายเดือนก่อน +58

    Inta wiilkan ila jecel love ❤❤❤

  • @user-jg9tj2cv7x
    @user-jg9tj2cv7x หลายเดือนก่อน +154

    Ceyda wiil carafat sicid ladhaha jira oo Malaysia jooga oo xanusan xalay tiktok live jabra Isla soo Koreyn mahysto qof garabkisa ah plz ceyda adi iyo teamkaga wiilkas utaga oo cawiya ajar ba helaysan wa Wil dhalinyaro oo lixadkisi kuwayay shil gaari hadana qaliin bu geli raba cawiya wilkas tiktokisa carafatsicid1 ba ugu qoran

    • @jacfar1226
      @jacfar1226 หลายเดือนก่อน +5

      Alle Ha Caafiyo😢😭

    • @user-nv8vq7gw9o
      @user-nv8vq7gw9o หลายเดือนก่อน +1

      Alha kucafiyo wll 😢

    • @farxiyocabdulle4808
      @farxiyocabdulle4808 หลายเดือนก่อน +2

      Allah hacfiyo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +215

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤️🫶🏻

    • @SiciidWarsame-du2pe
      @SiciidWarsame-du2pe หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @MunaHusein-zr7mh
      @MunaHusein-zr7mh หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw

    • @user-yx7pj7lh2l
      @user-yx7pj7lh2l หลายเดือนก่อน +1

      Scw ❤❤❤❤

    • @Xamsemuuse-xw1dd
      @Xamsemuuse-xw1dd หลายเดือนก่อน

      P
      P 😊​@@Juneydiboy123

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 หลายเดือนก่อน +91

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤❤️❤️🕋☝🏼

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah หลายเดือนก่อน +34

    Boqorkaan mxaa million kiisa ku haysatiin somaliyey 🎉

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 หลายเดือนก่อน +32

    Ninkan wlhi masul wye m.a he is the legend 🙌 ♥ dadka asiya Kala wado

    • @user-go1zk4no3e
      @user-go1zk4no3e หลายเดือนก่อน

      Haa dadkaa waa weenaa joogaan hadane asaa mesha masul ka ah❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-go1zk4no3ewaa dumar uun wiilashane 2 bada ka wayn wali may tagin meesha lkn waan kugu raacsanahay ceyda waa masuul 40 jirada ka masuulsan

  • @user-go1zk4no3e
    @user-go1zk4no3e หลายเดือนก่อน +22

    Ceyda ninka safarka kama hagooyo❤❤arday boy isnot easy❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 หลายเดือนก่อน +13

    Dalxiis qurux badan waa soo qadteen so nabad gala❤ amiira maxay sheegtay😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +24

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv หลายเดือนก่อน +19

    Allla ceyda su amiiro borsada ugu wado omgtt haddana kursi isku adan ayy faristen😂

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen หลายเดือนก่อน +47

    Kii Dalxiis Ahaa Meelba dhigteen🔥Sidiina Halo Dalxiiso Ama Hala jiiftO😂😂

    • @SamiyaMuhidinKhaliif
      @SamiyaMuhidinKhaliif หลายเดือนก่อน +1

      Dalxiiskii nolosha ayey ku qabteen😂😂

  • @Eragatoo
    @Eragatoo หลายเดือนก่อน +8

    Wxey dhahdey amiira adina waan kuu xiisi lahaa haddad maqnaan lahed😂😂

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda หลายเดือนก่อน +14

    Ayy ceyda kan dalxiis wuu dhafay😮amiiradeyda qurux deda boxosa dhameystiran mirayyyyyyyyyy🥹🫶💕

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l หลายเดือนก่อน +23

    Amiira waxey kuu qarisay waan fanay 🤣🤣🤣

    • @QueenAmiira-fw6cn
      @QueenAmiira-fw6cn หลายเดือนก่อน +1

      maxa waye🙄😂😂

    • @NajahJama-ek8mi
      @NajahJama-ek8mi หลายเดือนก่อน +2

      Meeshii mufaday tiri😂😂😂

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z หลายเดือนก่อน +31

    King ceyda on like❤❤❤

  • @Samia5-v8w
    @Samia5-v8w หลายเดือนก่อน +203

    Amiiro mxay sheegtay TeaM ceymir one like😂❤

    • @MumtaasCumar-op4hr
      @MumtaasCumar-op4hr หลายเดือนก่อน +12

      Berry brown uxiisay dhahday

    • @ismahaanabdul3914
      @ismahaanabdul3914 หลายเดือนก่อน +5

      Asad aan u malayna😂

    • @AfiifaDaahir
      @AfiifaDaahir หลายเดือนก่อน

      anaba waa umaleena​@@ismahaanabdul3914

    • @AmiiraFans
      @AmiiraFans หลายเดือนก่อน +5

      mesha Muufada e uxiisty😂❤

    • @hanadkingmd3758
      @hanadkingmd3758 หลายเดือนก่อน +1

      mery borwn uxiisay ayay tidhi

  • @FgdtrHjchh
    @FgdtrHjchh หลายเดือนก่อน +33

    Waxaa leeyahay muraad inuu ilahey iisahlo iigu soo duceyno 40qof ducadood waa aqbal plz isoo duceeya😭🙏🙏🙏

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +25

    Heeeee CAYDA ❤❤❤Macha"Allah 😂🎉 Waa Kuu Sheegay Amiira & Adiga Inaad Thiin Qeys & Leyla ❤❤❤🎉😂 Maanta Abaay Adna Waxeey Ku Dhahday Wiilll Hadiiin Dhallo Waan Kuugu Saminaaa 😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 ( Best wishes❤Ceyda❤🎉)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x หลายเดือนก่อน +53

    only team walba one like 😂😅❤

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 หลายเดือนก่อน +3

    Cayda coming soon 1m congratulations mar dhow

  • @Sabrina_.76b
    @Sabrina_.76b หลายเดือนก่อน +20

    Amira mesha kale u xiistay waxa waye mesha coffega 😂😂

    • @Kiki-r3j
      @Kiki-r3j หลายเดือนก่อน +1

      Maya xanan waye

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 หลายเดือนก่อน +21

    ilaahey hanii nabad keeyno Reer Safar ❤❤ teamkeyga walbah kabax Amiiradeena xee dhahy😂

  • @Saamiaahmat
    @Saamiaahmat หลายเดือนก่อน +33

    Nabiga kusaliya❤

  • @nuurocolowamiin
    @nuurocolowamiin หลายเดือนก่อน +16

    Masha Allaah Nabad kubaxa Nabadna Kutaga❤❤❤❤❤❤

  • @SakibKhan-hm7hk
    @SakibKhan-hm7hk หลายเดือนก่อน +7

    Cayda io amira isku so baxayan ❤

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv หลายเดือนก่อน +23

    Inta rabta in laga shekeyo wixi kuso dhacy inty dalxiska ku jiren😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน

      maya waxba yaan laga sheekayn habrihii beenta badnaa o copy dhahaayay ayaa copy dhahaya

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh หลายเดือนก่อน +30

    Team ceyda on like 🎉😊❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj หลายเดือนก่อน +4

    10/10000 waa raxeesten 😂😂😂❤

  • @Umi_aragsan
    @Umi_aragsan หลายเดือนก่อน +31

    Inta og Amira iney daxdey Xanan uxisay 😢😂❤

    • @FatimaXariir
      @FatimaXariir หลายเดือนก่อน

      Naa yaa kuu sheegayy😢😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน

      nio may dhihin Xanaan wax kale waaye xanaan maba qariseene mar hore anaaba maqlay iyadoo dhahaysa xanaan baa u xiisnay

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 หลายเดือนก่อน +37

    Team king cayda one like 👍

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 หลายเดือนก่อน +5

    :اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds หลายเดือนก่อน +3

    Safar salaaaama. The king 🤴 ceyda. Iyo asxabta ❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan หลายเดือนก่อน +26

    Team sundus and Koko and amiira one like 👍

  • @user-bu9le8qp1x
    @user-bu9le8qp1x หลายเดือนก่อน +22

    Waxay dhahday waa ku jeclahy❤

    • @DahranIbrahim
      @DahranIbrahim หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน

      war maya wax loo xiisay baa lasheegayay bee maxa jeceel eh 😂😂

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v หลายเดือนก่อน +4

    Safar salaama damatiina King ceyda 😮😮😂😂😂😂prank ❤❤❤qosolka aduunka wey

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 หลายเดือนก่อน +17

    10%10 waxan dalxiis wadhafay magac haloso bixiyo❤🎉😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz หลายเดือนก่อน +9

    Team king ceyda is not easy 1M subscribers coming soon ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali หลายเดือนก่อน +9

    WELCOME BACK
    SAFARSALAAMA. ILAAH. NABADKEENO
    DHAMAANTIIN❤❤❤

  • @user-po7jx2xs8
    @user-po7jx2xs8 หลายเดือนก่อน +40

    Kusali Scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw

  • @Aishaa56678
    @Aishaa56678 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus macalimo aragtay xita walashed ilawday xisoley waxid 😂😭

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 หลายเดือนก่อน

      Sundus iga wad mid maahan😅 gabadhii dhan wayba iloowde

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 หลายเดือนก่อน

      ​@@naimaarif745wll10 daqiiqo video ga la duubayo ma ah nolasha

    • @Aragsan4
      @Aragsan4 หลายเดือนก่อน

      iyada safarka dadka warka badan le lasocota safrki horna alfa bay sas ku ahyd lakin ki macalimo aha run run bu ujeclada umalyna sundusey bu ila manta kuhayay marna chanalka adna asago maseraya arkay 😂😂😂

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 หลายเดือนก่อน +2

    One love ❤️ team ceyda 😅❤😮

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha2749 หลายเดือนก่อน +6

    Team Walba One Like 👍 ❤

    • @Kingmoha2749
      @Kingmoha2749 หลายเดือนก่อน

      #dalxiiska_sidee_isku_tihiin ❤

  • @RaxmoCabdulahibare
    @RaxmoCabdulahibare หลายเดือนก่อน +16

    Walalkey ceyda❤❤❤❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 หลายเดือนก่อน +11

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @Queen-Zaaraa13.
    @Queen-Zaaraa13. หลายเดือนก่อน +6

    Wllhi Dalxiiskan 10/1000❤🎉😢

  • @BatuuloMacalin-sf9fz
    @BatuuloMacalin-sf9fz หลายเดือนก่อน +5

    Allh idin nabad geeyo dhamaantiina❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +4

    alla ani waa madoobaaday kulahaa Amira 😅 Amiira saaid umad madoobaan anaa u dhahay wax yar o 2 bari kaaga ba,ayo waaye ❤

  • @Sayidaxmedjamac
    @Sayidaxmedjamac หลายเดือนก่อน +17

    5 minit views 1523 qof ayaa dawatay waxba lagama qaban qaro king 🤴 cayda

  • @user-ku8fq2xd8m
    @user-ku8fq2xd8m หลายเดือนก่อน +7

    10/100 kan dalxiis wuu dhafay magac kale u bixiya 😍🔥🏖

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy หลายเดือนก่อน +10

    Amiira gurigaadaa u xiisy dhhda jh❤🎉🎉

  • @AxmedMaxamed-dn5zl
    @AxmedMaxamed-dn5zl หลายเดือนก่อน +3

    Ten of Ten Linkawi absolutely good place

  • @anisomaxamed6873
    @anisomaxamed6873 หลายเดือนก่อน +9

    Wow aniga ugu horeyo walkey cayda❤❤

  • @Sahra__________908
    @Sahra__________908 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira wexee tiri muufo u xiisay yaa fahmay 😂😂😂😂

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn หลายเดือนก่อน +8

    ani amiira waxe shegtay mafahmin iga so gaara😂😂😂

  • @AxlamAxmed-mx2bg
    @AxlamAxmed-mx2bg หลายเดือนก่อน +1

    10_1000 wuu dhafay kan safar 😊❤😊❤

  • @UmuMohammed-wy3yc
    @UmuMohammed-wy3yc หลายเดือนก่อน +11

    Masha allah wllky

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allh abukar wa handsome cdiya wow❤

  • @AxmedBaar
    @AxmedBaar หลายเดือนก่อน

    Aamiiro qurux iyo king cayda jacaylkiina ha waaro love you walalkeey cayduruus walalkeey waan kuuxisay goormee xamar imaane cayda quruxloow

  • @metekayagil592
    @metekayagil592 หลายเดือนก่อน +10

    King ceyda l love you

  • @craafaccraxiim
    @craafaccraxiim หลายเดือนก่อน +9

    Amiiro waxay dhahaday sxbkey uxiisay 😂😂😂😂

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd หลายเดือนก่อน +2

    Illahay Haa idin nabad geeyo abwe❤

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira waxey Ceyda dhagta ugu sheegtay Muuufo wn uxiisay

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 หลายเดือนก่อน +4

    Welcome back to KL my brother ❤

  • @khadiir_jeeke
    @khadiir_jeeke หลายเดือนก่อน +1

    Team ceyda iyo amiira and asad hajio one like 👍

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr หลายเดือนก่อน

    Wllhi cyda qof qalbi fcn can wayezxp mar walbo guul ayaan kuu rajey nayaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaaxmed6080
    @xamdaaxmed6080 หลายเดือนก่อน +3

    Macahala ceyda masuuliyad ka muuqata

  • @user-jd5pw2yj1z
    @user-jd5pw2yj1z หลายเดือนก่อน +9

    Cayda Mashalah wll sidadaa dadka ukale wado

  • @HassanAljabri-u2b
    @HassanAljabri-u2b หลายเดือนก่อน +10

    Team king cayda one lik e

  • @user-zh3ec7gl1g
    @user-zh3ec7gl1g หลายเดือนก่อน +7

    Team amiira qurux one like🎉

  • @Moproya
    @Moproya หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaal kusali nabiga scw ❤

  • @NuurMayow
    @NuurMayow หลายเดือนก่อน

    Abaayo amiiro inan imaado Malay siya waan jecelahay inan imaado aan rabaa xagee kaalasoo xariira ❤❤❤❤

  • @AbduljabbarMohamed-u8j
    @AbduljabbarMohamed-u8j หลายเดือนก่อน +3

    Waxay tiri waan ku jecal lahaa 😂😂😂

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya หลายเดือนก่อน +2

    Team walpa one like ❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @CabdiApdilaahi
    @CabdiApdilaahi หลายเดือนก่อน +5

    Asaxabta dhaman an kusalino xabiibken muxamad csw

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts หลายเดือนก่อน +1

    Dalxiis qurux badan ayaad qaadaten masha Allah amiira moofo iyo maraq ayay uxiistay

  • @Sayidaxmedjamac
    @Sayidaxmedjamac หลายเดือนก่อน +9

    King cayda

  • @aaminaaxmed7881
    @aaminaaxmed7881 หลายเดือนก่อน +3

    Muufo iyo macasaro ayey u xiistey😂😂

  • @GAZA871
    @GAZA871 หลายเดือนก่อน +11

    𝘾𝙚𝙮𝙙𝙖𝙧𝙪𝙪𝙨 𝙘𝙖𝙗𝙙𝙪𝙦𝙖𝙙𝙞𝙧 𝙖𝙭𝙢𝙚𝙙 𝙤𝙣𝙡𝙮 𝙖𝙙𝙞𝙜𝙖 𝙡𝙞𝙠𝙚 ❤❤❤

  • @SagalmaxamedAbuukar-zp5gm
    @SagalmaxamedAbuukar-zp5gm หลายเดือนก่อน +3

    Magdonis ma u xisty mise subwey😂😂

  • @nuurxasancumarnuurgaab158
    @nuurxasancumarnuurgaab158 หลายเดือนก่อน +1

    Safar salaam King ceyda baby one love ❤❤🎉

  • @user-xm8km6wg2f
    @user-xm8km6wg2f หลายเดือนก่อน +27

    Team Ceyda like ❤

  • @manerajepreel2696
    @manerajepreel2696 หลายเดือนก่อน +2

    Cayda masuul qaran❤

  • @LuqmanAhmed-pt7lx
    @LuqmanAhmed-pt7lx หลายเดือนก่อน +5

    First comment❤😊

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiro Mary brown waye waxay uxiistay 😂😂😂

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay haa idin naba qab keeno dhamaantin ❤🎉

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-3 หลายเดือนก่อน +2

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤❤

  • @SaadaqMahamed-r4z
    @SaadaqMahamed-r4z หลายเดือนก่อน +1

    1M baa kuqimeye 😂❤

  • @moohanofficial4493
    @moohanofficial4493 หลายเดือนก่อน +1

    Ilhy nabad haydi ku geeyo dhamanti wn idin tagera

  • @user-od1cm3ly9p
    @user-od1cm3ly9p หลายเดือนก่อน +3

    10/100000000 wllhi dalxiis sharaftiisa qaadaten waxba niigala ma qaban karo❤😂

  • @faysajama6987
    @faysajama6987 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤ mansh alllh wllky qaali

  • @user-ly9qm1hg3k
    @user-ly9qm1hg3k หลายเดือนก่อน +1

    Team king cayda iyo amiira qurux

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar หลายเดือนก่อน +2

    Amiro mxay shegtay koko aya u xisay❤😂😂😂

    • @Lajacley
      @Lajacley หลายเดือนก่อน

      Maya😂

    • @OwliyoOmar
      @OwliyoOmar หลายเดือนก่อน

      @@Lajacley ok adi sheg mxa waye😅❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน

      maaha caadi bay u dhihi lahayde

    • @OwliyoOmar
      @OwliyoOmar หลายเดือนก่อน

      @@adoontiallesiman262 ok yee ahan kartaa❤❤❤❤

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro หลายเดือนก่อน +2

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada haku geeyo

  • @NaimaNaagwayn
    @NaimaNaagwayn หลายเดือนก่อน +2

    Waxa Kallo uxiisayy meesha labadena kuwada caween jirnayy❤😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 หลายเดือนก่อน +5

    Muufadii bay uxiistay 😂😂

  • @munakhayr1404
    @munakhayr1404 หลายเดือนก่อน +1

    Mofadan uu xiisay dhahday legan bas baa fahmaya