ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Muuse cali xigmad iyo qosol weeye beerka ayaa icasaaday sidaan u qoslaayey fadlan nosii wad waraysigiisa.ilaahay cimiriga iyo caafimaadka iyo xusuusta hakuu siyaadiyo.
Alle ha u barakeeyo cimriga iyo camalka
Sagal guure walaal mushtak Abdi naano soo qabo barnaamijka xiga fadlan❤
Mashalaah
Abkoooy
Buulacada cadawga ugu xun ee islaamka adoonyo ku doorsan mayno cadho alah ayay ku dhacday yahuuda qofkii ka mid noqonaya isagay u taala lkn somali cadawga keeni mayno
😂😂😂😂😂Waa qof ka hadhay dadkii hore ee wacnaa, wax naxli ah iyo calool xumo kuma jirto hadalkiisa. Xitaa Siyaad Barre ayaa calool fayoobaantaas ku abaal mariyey
Nimanka kama libiqsato markay waraysanayso
Tani waa wareertay sidey makarafoonka uqaaadatay
Muuse cali xigmad iyo qosol weeye beerka ayaa icasaaday sidaan u qoslaayey fadlan nosii wad waraysigiisa.ilaahay cimiriga iyo caafimaadka iyo xusuusta hakuu siyaadiyo.
Alle ha u barakeeyo cimriga iyo camalka
Sagal guure walaal mushtak Abdi naano soo qabo barnaamijka xiga fadlan❤
Mashalaah
Abkoooy
Buulacada cadawga ugu xun ee islaamka adoonyo ku doorsan mayno cadho alah ayay ku dhacday yahuuda qofkii ka mid noqonaya isagay u taala lkn somali cadawga keeni mayno
😂😂😂😂😂
Waa qof ka hadhay dadkii hore ee wacnaa, wax naxli ah iyo calool xumo kuma jirto hadalkiisa. Xitaa Siyaad Barre ayaa calool fayoobaantaas ku abaal mariyey