Hkeiyr Allah kusiyo waxad sababty anigo mushrik ah in aan islamo meel aan kugu abaldaro mo ogi lakin inaad wax nocadeyso wa muhim AL-SHABAAB qabuuriyiinta waxey ugaleysiin wayen way isqariyaan marka ay jogaan caktoda qabrigii wa uukatobad kenay ayey dhamaan dhaxan soft shegankaro inuu qabri bariyeyo malahan kawaran sheikh dadkas miyaan mudneen udurdaar uguyaraan????
Mnsha allah
Masha allah
MASHA ALLAH WAX BADAN BAAN FAHMAY .
JIZAKALAH KHAYR
Masha allaah
Jazakalaah kheyr
Shekh jaskumu Allah kheyr
جزاك الله خيرا علمتنا بتاريخ السلام
Subhannallah
صل الله عليه وسلم
بارك فيك
صلى الله عليه وسلم
Allah hakubarakeeyo sheikh hadii aad waqtiga noohelikaryo maalin walvo noogsoodhig 1 vedio 1 saacna noogadhig fadlan
Jazaakallaah sheikh
Jazaka Allah kheyr
Jasaakallaahu khayr sheekh
M.a shaallah illahow No. Xafid
Manisha allh sheekh Hore usoco
الشريعة التي تم تطبيقها قبل 1400 عام، لم يعرف الناس كيف يصنعون المرحاض في عام 2025.
Saan u sugayay sheikh jazakallh khayr
Sheikh hal mar xeerka tolka no faah faahi video nooga sooo duub
Sh asc ilahi darti baan kujeclyahy lakni sufiyo iyo jadidiyo iyo ixtisam wad radisay wad kusaxsantah lkni Al shaabab maxaat kudiday shqow nosheeg sida sharicada islamka Lagu dabaqikaro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alshabaab jihaadka ayay tawxiidka kahormariyeen mana ogola dadka in mushriknimadooda lacadeeyo qaasatan kuwa qabuuraha caabuda. Kaliya dawlada ayay gaalo u yaqaanaan iyagoo kutilmaama soomaali 100% inay muslimiin yihiin waana been.
Dadka xataa qabuuraha ay ka burburiyeen ayay muslimiin kusheegeen maadaama ay soomaali yihiin.
Lakin sheikhow ayaga kumagaalowan miyaa mas aladaas
Ninkii mushrikiinta walaalaysta waakaafir qolada uudoono ha ahaado@@AdanMahamed-f1w
Hkeiyr Allah kusiyo waxad sababty anigo mushrik ah in aan islamo meel aan kugu abaldaro mo ogi lakin inaad wax nocadeyso wa muhim AL-SHABAAB qabuuriyiinta waxey ugaleysiin wayen way isqariyaan marka ay jogaan caktoda qabrigii wa uukatobad kenay ayey dhamaan dhaxan soft shegankaro inuu qabri bariyeyo malahan kawaran sheikh dadkas miyaan mudneen udurdaar uguyaraan????
Madad yaa jaylaani aguthnaa yaa maquuth ineey dhahaan mala hubaa macna ahaansa maxeey tahay kelmadaas mugaas aa la xugmi karaahe
Aguthnaa na badbaadi aya laga wada
@ hadeey tahay nabad basdi waxaa bad basdin iska leh 1 ilaah oo ah kan aduun iyo aakhira ay gacantiisa kujuryo kassoo loo wada qirsanyahay خلق السماوات والارض في ستة ايام Laa jeylaani walaa shiikh fulasn
@@Masago2026
Hadaad kashakido dadkaas jiilaani uyeerta gaalnimadooda adigaa lamidnoqonaaya....iskafiiri arinta aad ismoogaysiinayso.
@ sheikh macnaha ayaan waydiiyay intaana xugun lala aadin nimanka Medad /yagyuth iwm iney dhahaan leyskyma heysto e macnaha laku kala raaracaa
Nimankaas waaogyihiin waxay dhahayaan oo iyadoo afsoomaali ah ayay ku xadreeyaan
@@Masago2026
Sharexo 1400sano kahor lagu dhaqmi jiray dadxitaa garan wayay inay musqul samestan 2025 Hala isku xukumo waa doqonimo
Mushrikiinta qarabadeyda ah saasey dhaxan waxey yiradan waxey yiradan nabigu s c s iyo sunadiisaba way dhinteen subhana Allah
Sharci Alle ma duugoobo lkn sharci bini aadam ayaad kuqanacday , illaahay hakusoo hanuuniyo haduusan hanuun kuu qornayna shartaada la baqti.
Qarikah allah han wa fajiyo
Kaligaa maahan kufaarta oodhan ayaa uarka in shareecada laga ilbaxay@@AdanMahamed-f1w