Waan la'ilmeeyay walahi markaan arkay gabadhaan waxa lagu sameeyay, waana wax aad looga xumaado, qof ilaaheey sharfay oo sidaas u aqlaaq badan ma mudna in warkaan camal prank loogu sameeyo. very sad!. ilaaheey sharafta idinka qaad, Shuushuu allah ku sharfo
madaama Shuushuun ka ooysiisay Aniga dislike aan kuu saaray Falastiin iga xanaaq ama ha ha iga xanaaqin Shuushuu Waa gabaryar oo aan u jeclahay maahan jecelka caadi ga ah Aqlaaq deeda aan ku ku jeclaaday iyo hormarka eey gaartay
Waxan prank ga ka dhaho hadu xadka ka baxo waa dambi meshaan wxa ka jira قول الزور وشهادة الزور waana min acdamil kabaair شهادة الزور من أكبر الكبائر ومن أعظم الذنوب يقول الله سبحانه: فَاجْتَنِبُوا الرِّجْسَ مِنَ الأَوْثَانِ وَاجْتَنِبُوا قَوْلَ الزُّورِ [الحج:30]، ويقول النبي ﷺ في الحديث الصحيح: ألا أنبئكم بأكبر الكبائر؟ قلنا: بلى يا رسول الله! قال: الإشراك بالله، وعقوق الوالدين، وكان متكئًا فجلس فقال: ألا وقول الزور ألا وشهادة الزور، فما زال يكررها حتى قلنا: ليته سكت.
Shuushuu been matakaan masakinta waaka oysisay waa inad rali kalin usameysa my sister shushu hadi adan jafaawo u banay falastin nay hadama prank wali ah ku sameysay✌✌✌
TEAM SHUUSHU RAALI GALIN UBAAHANAHY INTA IGU RAACSAN HALA IDIN ARKO💯💢
Walahi wan la ooyay gabadhas ilmadoow waye rali galiya hadiikale waka qoomameen😭😭😭
Shushuu boqorad wye wxs wy ka waynthy runtiii💟❤👑
WA ina Rali Galin U sameysa 👌mise JaFow isku Diyari🤔🤔😣✌
Waa run
Usheeg 😠😠
Wllhi waa miskiin shuushu kadaaya uf
WAlahi wa oo yay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Gabdhaan raali kalin usamay haday kle jafiw falstiiin kama kaftano kabadhaan shuu shuu love you
Shushu abayo wan kujeclahy wlhi
😂😂😂😂😂 sorry Shuushuu waxa lagu wada jecelyahay. ileen waa daacad nimadan. Hadaan kula socon lahaa labadaan waa garaaci lahaa.
Maskinta waa lagalay
Prank ina argty oo soo orady love dhac
Allahayow shushu janada geeeee👏👏
Amin yaa rapii
Dhmmntnb Aaameeen Yaaarab
Amen
Adi maraptid
Amiin
Maasha allah shushu aad baan kuu jeclahay maadaama aad tiri been waan necbahay ilaahay ha ku xifdiyo habo macaan
Waxaan afka weyn leh gabadha nooga leexo wlhi qoftaan qalbi kale ilaahey siiyey m.a alle haku xifdiyo sis queen shushuu ku jeclahay ina hooyo
Waxan prank maaha wlh ee gabadha ciyarta ka daa 😭😭😭😭😭😭
Shuuushuu walahu huuno dar ilaahay baan kuu jeclahay💕
Shuu--shuu--prank dambo haku sameynin---ok --wllhi shuu-shuu wan jeclhy
Miskiin waaye shuushu mar dambe haku samaynin😥
Wlhi shuushuu wey calool jilcan tahay waa gaber maskiin oo baariyad allaha ha xafidee
waa cambaarayiinayinaa falastiin iyo gabadha la joogta prankiga aad ku samayiiseen shuushuu cabdale markaa arinkaa raali galin baan uga baahanahay hadaan nahay team shuushuu abdalla markaa waxaan leenahay shuushuu waa qof xariir ah yaan mardanbe shuushuu waa hanti qaran man sha allah
Shuushuu wlhi waa qof ixtiraam iyo dadnimo iyo daacad nimo leH
Wllhi qalad ayad sameysay shushuu wa gabar baari eh o daacad eh ilahey haku xafido wllhi wa gabar baari eh qanci una sameey raali galin farxad leh
Waan la'ilmeeyay walahi markaan arkay gabadhaan waxa lagu sameeyay, waana wax aad looga xumaado, qof ilaaheey sharfay oo sidaas u aqlaaq badan ma mudna in warkaan camal prank loogu sameeyo. very sad!.
ilaaheey sharafta idinka qaad, Shuushuu allah ku sharfo
Waxaas qalab waye wlhi waxaad sameysay falastiin haji wax fican madan sameynin shuushuu inad waxad ku sameyso waa qalad dadka ka cudsadayna waa nacasiin aniga asxabtada ayan ka mid ahay kuguma racsani wlhi waa inad shushu cabdala raali galin adigu sinaya aad live soo gashan anigu asxabta kugu xiran ah waa inad igu tix gilisa wana ka sugaya sorry shuushuu abdallah
Benalayaal 1:25 shushuu wexey dhaheysa i dhageesta ma ogtihin ani waa imide🤣
Var Haa wllhi 😅😅😅😅😅
Falastineyyy ilahay ka cabso miskiinta maxa ugu samayzay 😪😪😭
Walaashay dad ka qaar baraanki luuma sameeyo abaayo shuushuu camal waa gabar masaakiin
Falastiinay waan kutaageera wallhi from TikTek 🥰❤️🧕
Inanta Shalmada Casanka xidhan wayba ogtahay inay Camera kusocote Miyay Garan wayday sifican u fadhiiso.....
Shuushuu kuma fiicno prank in lagu sameeyo runtii waa miskiin hadal badan aan aqoonin
1:25 shushu codkeeda mooho😂😂😂😂😂
Shuushuu
Asc
Shuushu. Walaahi Waa gabdha reer TH-cam ugu Sharaf badan
Shuushuu abdallla maskiin waye mx uga samesay prank 😢😢🙏 wxn jeclan lahaa rali gali inad ka bixiso vedio ka so samey 🙏❤😰😰😭😭
Shuushuu💯🥰🥰🥰 maskin 😭waye abyo dambo haku🙏🙏 samenin oky 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😹😹😹😹😹😹😹
Alla shuu shuu maskiin waye 😥
Allah ani waan diidey prank oo dhn saanaa🤣🤣🤣🤣🤣
shuushuu waa in aa raali gilisiin falastiin iyo gawarta kale magaceeda ma aqaan lkn shuushuu hala raali gareeyo Team falastiin
Shushuu wlh wa gabar miskiin ah masha allah falastiina qof xun maahan ee boqolka gaarsiiya
TEAM SHUUSHU HADAN NAHAY RAAGALIN AYAA RABNA
madaama Shuushuun ka ooysiisay Aniga dislike aan kuu saaray Falastiin iga xanaaq ama ha ha iga xanaaqin Shuushuu Waa gabaryar oo aan u jeclahay maahan jecelka caadi ga ah Aqlaaq deeda aan ku ku jeclaaday iyo hormarka eey gaartay
Biin isar ana u horeyo Falstiin🤣🥰📌
😁😁😁😁😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Falastiin wlhy wxa fican ma samyn shushuu mr kle prank hku samyn😥😥
Waa nootaal Falastiin Gabadha saan ugale miya Nimaan aarsan uurka Babartiisa ku jiraa Shushu walaasha joogto aana ku aaraayo😡
Wlhi waan ciishooday oo xanaaqay Gabdhow aduunka waxaa ugu fican ugu wanaagsan waa kalsoonida ee ilaaliya qalbiyada dadka siiba shuushuu waa gabar wanagsan diin leh akhlaaq leh please prank ku sameeya lkn wax sumcadeeda qalbigeeda dilaya raali kama nihin shuushuu ee qalbigeeda noo ilaashaa waa boqorada dumarka wlhi qof dar alle loo jecelyhy weeye
Falastiin bes naga dheh hee gabadha dhadamisa ku dameyse😂😂😂
Shushu waa qof qalbi jilcan wallahi 😪
Falas tiinay baranki kusoo samee happy iyo queen ritaash
Walahi maskiinta sas maxa ugulee falastiin umadena maahan😭😭🤣🤣🤣🤣
wlhi shuu shuu Abdalla daacad Illaahey waaye caloosha ayee i hurisay Aad ayaan ugu xumahay shuu shuu Abdalla sorry lknse dadka iska dhici daacad nimadaan noo kalareeeb
Qoftan Uqubadeyda Yenikasibaxin Maskin Waye wlhi 😢😢
Wayba kasoo baxday
Hiba maxamed hiba nuura
Saxibteyda maxa ka rabtin shushu cabdala keep Going xppti
Ala hbo mcny shushu mar danbe prank haku sameeynin😭😭 wa gabdh qalbi wangsn wlhi oo khaladka neceb
Raali galin baa rabnaa team shuushuu hadii lake
Shumis iyo Af shiir wad ka dharagtay macsalamo
Waxan prank ga ka dhaho hadu xadka ka baxo waa dambi meshaan wxa ka jira قول الزور وشهادة الزور waana min acdamil kabaair
شهادة الزور من أكبر الكبائر ومن أعظم الذنوب يقول الله سبحانه: فَاجْتَنِبُوا الرِّجْسَ مِنَ الأَوْثَانِ وَاجْتَنِبُوا قَوْلَ الزُّورِ [الحج:30]، ويقول النبي ﷺ في الحديث الصحيح: ألا أنبئكم بأكبر الكبائر؟ قلنا: بلى يا رسول الله! قال: الإشراك بالله، وعقوق الوالدين، وكان متكئًا فجلس فقال: ألا وقول الزور ألا وشهادة الزور، فما زال يكررها حتى قلنا: ليته سكت.
Wlhi falastiney waan ku nacey gabadhi aan aduunka ukujeclaa bad ka oysiisey wlhi waan oyey xitaa ani
Warun Shushu adunka dan aya lagasa in ay waxqatheynin run ayey shegti walaxii 🥰🥰🥰
Adi madhsay😂😂😂
Wllhi wan ilmeyay shuushu sorry xabibti🥺🥺🥺🥺❤️❤️
Raali galin ayaan ubaahanahay hadaa nahay team shuushuu
Shushuu oohinteeda wy ma dhibeee wllhi wn la ooyay ka daaaaya plz
Prank markaan arkay sariirtaan orod ku imaaday love you falastiin
Sariita wasmo maa ka soo dontay🤣🤣
@@maskacade8474 balo ku wastay😂😂😂😂
@@hodanhassan1012 maxaa rabtaa wley🤣🤣
@@maskacade8474 ninyow wa iga yabisay😁😁😬😬😬
🤣🤣🤣😍🤣🤣😍🤣🤣🤣
Gabdhaha kale barankiga lagu sameyo kama naxa lkn shuushuu abdalla wllhi sixun ayaan uga naxaa shuushuu ha laga daaya baranki
Shuushu gaber naxariis badan allaha xifdiyo
Sos garab tii wan lalab tay walahi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Shushu leee 😂😂 noga so aar walaley san dhibic 🤣
Raligilin ubahantahy team shuushuu hadaa nahay
Wah waxs wax lgu ooya miyaaa jiljilcana shuushu naa waa qaday ma dhahdid maxa ka badelysiin naa is adkeey maskiinsanidaa supxallhiye 😂😂
1:25😂😂😂shushu codkeda wlhi waa ila ogeeden
I dhageysta aniga wa
Codkeda wa fila🤣
Si fiican u dhageso Wexey tiri i dhageesta ani waa imid ma ogtihiin
😂😂😂alla waa maqle
Haa wlhi
haa idhagaysata ani wan
wryaaya waxn brank weyo maxaa gabadhaan ujafasaan brank wan rabnaa anaga so badi🥰🥰🥰
ShUshu waa ku Jeclahay😍😍😍
Qurux leyda Haye ❤❤❤❤
markaan queen ritaash kusoosamey iyo boqorada stylka labadaas aan rabaa
Sorry abyo mcn shuushuu falsatin meel xun baa gaarsisey 🙏🙏🙏🥰😭
Zorry zhuzhuu lkn adunka beenta unecoanhy inta ilamidkaa izmuujiyah😥
Falastiin Haji gabadha maxa san ugu gashey ❤❤❤❤💯
Sorry shuushuu wlhi waaa kanaxay😓😓😓😓oohinteeda
Shuushu abdlle gbadha kaliyh an gr io gardrba an wto wye xaqqdii wa gbr xishod dhwrsnan Alle ku muteesty mrka shushu saln iga geeya🤚
Wlhi calosha ii xanutay sorry abayo shushu😭😭😭🙄
Wiiil surunayo ikow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
happy kusoo samee prank plz Sona dhoqso falastiin
Wllshey zhuzhu cabdala waad ka ooysiisay falastiiney waa inaa taala hadaan baaba kuu daarin waa inoo taala
Ax wllhy anaa kanaxay😖😖😖😖😖
Shuushuu ninkii helaa nasiib leh dabeecadeyda oo kale leedahay lkn waad qalbi jilcantahay
Shuushuu ayaan jacelahy I LOVE You ♥️ SHUUSHUU M C
Tem skuu shuu rali galin ayaan kaaga fadhinaa.hadii.kale jafow isku diyaari
Maxa falastiin inay mar hore gadhay ahyd 100k plez garsiya inanta asxabey♥️
Wallhi waan ilmeeye mcntey shuushu cdeey
WA INA RALI GALIN U SAMIYESAN OR JAFOW WLXI LAMAKABAXAYO
1 RALI GALIN OR
2 JAFOW
✌
Shuushuu been matakaan masakinta waaka oysisay waa inad rali kalin usameysa my sister shushu hadi adan jafaawo u banay falastin nay hadama prank wali ah ku sameysay✌✌✌
Shuushuu maskiin wye wllhi dadka qaar Mar hora idinka taki lahayen shuushuu wllhi gabdhaha dulqaad ayey dheertahaY
Shushuu Abaayo waa. Kaxumahay😢😭
Waaa inaa raaali galin kabixisaaaa hadii kale 😢😢
Gabadha sifiican uraali gali🥺🥺🥺
Shuushuu abdala oooooo am sorry 😔😔😔😔😐😐 😭
Am big fan of shushu plz oxinta farxat ugubaxatal
Alla miskiinsanaaa gabdha yartaaa waa ka xnajisen
Raligin ubahanhy anaga team shushu
Ar wlhi blhi leyskama yeeline gbdhan raali gelin boqortoyonimo halo sameyo🙏🙏🙏
Gabdhan shushu nugel badna horta 🥺
Team shuushuu ralagelin ubahanahay
Falastiin wlhi inana laga yelenin shuushuu cadey waa ina si qurix badan u raali galisaa hada nahay asxbatada plz 😭😭😭🥺
Falastiin mxa u canesin kliya wa PRink you toper wye okei🥰cadi iZka Dhiga somaliyey
Sorry xappti shuushuu wn laooyy walee😪😪💔🙏😰😰
Shuu shuu sory waana Prank lkn Raali galin majirto Adna markaada ka aarso Falastiin cashir u dhig Ayadana markeeda karbaash.
Gabdhan maskin waye halaga lexdo aqoon gaar ah uma ihi lkn ilinteda wey i dhibe halaga daayo