prank naxdin leh ayaa ku Sameyay 🙄shadiyo sharaf😱🥲

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @falastiinhajiofficial
    @falastiinhajiofficial  2 ปีที่แล้ว +104

    Asc asxaabta aan jeclhy 100 wax yar ayaa iga dhiman plz bishaan igaar siiya🙏🙏

  • @xafsoali4093
    @xafsoali4093 2 ปีที่แล้ว +50

    Team falastiin hddaa nhy wan arsanhy guul team falastiin ❤❤❤✊✊✊✊👏👏

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 2 ปีที่แล้ว +77

    Sanadkaan Si Fududaa Lagu dhimanooyaa Kullahaa Shaadiyo 🤣🤣

  • @faisafanichannel4311
    @faisafanichannel4311 2 ปีที่แล้ว +74

    Inta ila araty falas tiin iyo qolkee inay isku dhar egyahiin ismuujiya😋🥰😋🥰🥰

  • @fadumaabdullahimohamed3327
    @fadumaabdullahimohamed3327 2 ปีที่แล้ว +11

    Shadiyo wa qof qalbi wangsan runti 🥰

  • @alioscar3725
    @alioscar3725 2 ปีที่แล้ว +22

    War shadiyo xariif markee fadhisatayba camera 📸 raadis ee gashay😂

  • @hafsacabdi5130
    @hafsacabdi5130 2 ปีที่แล้ว +38

    hadaad i jeceshihiin waan idiin imaaday kulahaa alla shaadiyaaa🤣🤣🤣

  • @maqsuudcilmi4585
    @maqsuudcilmi4585 2 ปีที่แล้ว +12

    Shaadiyo sharaf qf an qabwyni lhyn wye isla markiba way so oroday marky maqsha falaska xnusan allh hku sharfo xpti 🙏

  • @Sarah-ys4sm
    @Sarah-ys4sm 2 ปีที่แล้ว +2

    Shadiyo wlh wa qalbi jilcantahay Masha allah

  • @sabirinabdisiyaad4558
    @sabirinabdisiyaad4558 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaa icuni raptaaa kulahaaa😂😂😂 shaaadiyo caadi maaaha🤣🤣

  • @simanofficial3525
    @simanofficial3525 2 ปีที่แล้ว +1

    Kowsar dugsi isla dhigan jirnay😂 reply iso gal sis kowsar

  • @faadumanuur7674
    @faadumanuur7674 2 ปีที่แล้ว +2

    Shadiyo prnk hadu lagu sameynayo shadiyo leyma dhaho mad ledahy inkirad xitaa magacaga 😘🥰😍

  • @ayuubmohamud4533
    @ayuubmohamud4533 2 ปีที่แล้ว +14

    Laandhere falastin hajji😁😁😁😁😁😁😂 shadio mardanbe prank yaan lagaa maqlim

  • @hodanishali8483
    @hodanishali8483 2 ปีที่แล้ว +10

    Sanadkaan Si Fududa lagu dhimanooya kulaha shadiyo mid ma ah🤣🤣

  • @nimcoahmed9485
    @nimcoahmed9485 2 ปีที่แล้ว +2

    Shadiyo way shakidey camery raadisey😂😂

  • @mostaphejama6903
    @mostaphejama6903 2 ปีที่แล้ว +17

    Shadiyo layma dhaho xiligaan 😂😂😂😂😂

  • @raxmoy17
    @raxmoy17 2 ปีที่แล้ว +10

    Aaar shadiyaa ati ani shadiyo laimadoho xiligan kabilawato 😂 ar tuu maahan

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 ปีที่แล้ว +47

    Gbrtan funy wayo labadinaba way idin jishay ay dheeray wa ku wata🤣

  • @updivatahhazzan6883
    @updivatahhazzan6883 2 ปีที่แล้ว +8

    Qolkan prank emar lagaga dhigay😅😅😅😅

  • @mohamedmahmud6370
    @mohamedmahmud6370 2 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂 shaadiyo quran yakasayo kulahaaa

  • @hidaayogacal5875
    @hidaayogacal5875 ปีที่แล้ว +2

    Shaadiyo layma dhaho 😂😂

  • @nawaaljama236
    @nawaaljama236 2 ปีที่แล้ว +2

    Sanadkaan si fudud lo dhimanoyaa 😅😂😂🤣

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 2 ปีที่แล้ว +5

    sanadkaan si fududaa lagu dhimanaoya kulahaa 😁😁😁😁😁

  • @Neyruus
    @Neyruus 2 ปีที่แล้ว +31

    hhhhh sanadkaan si fudud laku dhimooya kulahaaa shaadiyo🤣🤣

    • @naciimaqurux571
      @naciimaqurux571 2 ปีที่แล้ว

      Haaa waa runted sbbto ah mowltu qaflihi batay

    • @nasriinapea752
      @nasriinapea752 2 ปีที่แล้ว

      Ayado ok haddne hesaha ilhey haka madobeyo ayda io xajigeda wlhi gbr qlbi wngsan waaye yaarbi soo hadeey😭😭😭😭😭😭

  • @NimcoNuur-rc2vx
    @NimcoNuur-rc2vx ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo waxa badan aya dad ka yabisay ada maty laga yabiye cabsi ma darentay 🤣🤣

  • @hanadkijwa1088
    @hanadkijwa1088 2 ปีที่แล้ว +1

    Brank markaa fiirsanaye shaax isku daadiye walhi waa furay😂

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @salwofaraxcalisow6127
    @salwofaraxcalisow6127 2 ปีที่แล้ว +2

    First commanti like muuhum 🥰😅

  • @yusraabdulahi7823
    @yusraabdulahi7823 2 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣 cilmiyaa so.xasuusty wlhi saa u qoslaaye

  • @kowtherkiman6652
    @kowtherkiman6652 2 ปีที่แล้ว +5

    Falaska haaji wixii ku helan layabay 💔🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qassimolaad8718
    @qassimolaad8718 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa rab tiin adeerayaal 🤣🤣🤣🤣 shaadiyo umadeena maa han

  • @maxibusuri7466
    @maxibusuri7466 2 ปีที่แล้ว +1

    Falastiin 100 wax yar ugu dhiman hala gaarsiiyo asxaabeey video yada so badi falastiin

  • @sabiriinomarmaxamed2177
    @sabiriinomarmaxamed2177 2 ปีที่แล้ว +3

    SHAdiyo Layma DhaHo😂😂😂

  • @queenkaafiso1305
    @queenkaafiso1305 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo gabadhan adaa hesadiide nanaga foq shaadiyo leemadhaho xiligan hal xabana duudka dhaw shaadiyo sorry 😍😍falastiin aad na cadi matihiid walaahi prank beelo waye iyo qosal💯💯

  • @nuuradiinoffici
    @nuuradiinoffici 2 ปีที่แล้ว +1

    Team falastiin haji waa arsadeen waa ino guul hadaan arsanay🤣🤣

  • @yuukeypoy3360
    @yuukeypoy3360 2 ปีที่แล้ว +8

    🤣🤣🤣🤣🤣shadiyo magacaygeda way in kirtay🤣🤣

  • @shamsocabdulahi50
    @shamsocabdulahi50 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla berka aderayalow kulaha shadiyo

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiyo sankuu seey 🤣🤣😁 baaba jeey soo jaf

  • @fardowsoahmed3914
    @fardowsoahmed3914 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂laimadhaho kulaha shaadiyo sacaan

  • @zamzamupdyrisaaq9896
    @zamzamupdyrisaaq9896 2 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo laimadhaho xiligaan😅😅

  • @najmabegum1362
    @najmabegum1362 2 ปีที่แล้ว +12

    Hhhh prank been eh marked shadiyo albabka soqaracde kahore gawada tiri waten abayoy markan shadiyo albabka qaraceysee anaka docila eh miya

    • @naomidagan9520
      @naomidagan9520 2 ปีที่แล้ว

      Same idea 😂😂😂

    • @hamdacifow1397
      @hamdacifow1397 2 ปีที่แล้ว

      Cunuga shadiyabo oynoye kkkk

    • @najmabegum1362
      @najmabegum1362 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 wlhy weycebeysanyihin kuwan dad waweym oo been iskusogurtay

  • @iqroyusuf6195
    @iqroyusuf6195 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh wllhi waligey comment qpf ka bixinin parnk kigi iigu horeyey ee aan si daacd ah u qosly waa wllhi shadiyo rabaa aaaa hhhhh

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 2 ปีที่แล้ว +17

    Wllhi Falastiiney umadeena matihid jillinaa igu dishay yaqeyow 😅😂😂

    • @naciimohuseen3612
      @naciimohuseen3612 2 ปีที่แล้ว +2

      Ani xita waxban jila hadan kudhaho wayabsa wlhi 😂😂

  • @farxiyajamac9926
    @farxiyajamac9926 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣 shadiya sharfw mcnto Zory

  • @iqraismail2051
    @iqraismail2051 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh qosal Aya iku dishe Shacdiya kula waicuni rabta 🤣🤣🤣🤣

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa naxay ilaahey ma kugu ogyahay qof la dhahaa oo been sii sheegaa? Naa ilaahey ka xishoo waxaan waa aduune

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial1454 2 ปีที่แล้ว +9

    Shaadiyo leyma dhaho kulahaa 😂😂😂

  • @khadarcrazy5322
    @khadarcrazy5322 2 ปีที่แล้ว

    Falastin happy prank kusamey abyo

  • @ikraamabdiraxman567
    @ikraamabdiraxman567 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh taariq ayaa lagu dhigay shadiyo

  • @boqortoyotube5065
    @boqortoyotube5065 2 ปีที่แล้ว +1

    Nocas matihiin iga dag ku lahaa😂🤣kawsar wan wataa

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaadiyo wallac miyaa say ulalabootay aanba ka yaabee🤣🤣

  • @gacaloscott9474
    @gacaloscott9474 ปีที่แล้ว

    I love shadiyo sharaf the best action ever

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 2 ปีที่แล้ว +15

    nosoo badiya riwaayadaha plz Waxaan pranks lama oran karee waa riwaayad qurux badan waan ku haysanaa😅😅✌🏻

  • @sadiyodirie7324
    @sadiyodirie7324 2 ปีที่แล้ว +2

    See u jareneeneesay anaaa yaabay 🤣🤣🤣

  • @aliahmed433
    @aliahmed433 2 ปีที่แล้ว +4

    Shadiyo lima dhaho kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shuushuuiimaan5081
    @shuushuuiimaan5081 2 ปีที่แล้ว +4

    wxaan prank ma ahan waa riwaayad🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodanaxmed4549
    @hodanaxmed4549 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla gabdhahaan maxaan jeclahay😂😂😂

  • @hindamustaf1534
    @hindamustaf1534 2 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyyo guriga dhexjogty waa leyska fahmaa iney jiloyin kuligood

  • @saciidoyahye9200
    @saciidoyahye9200 2 ปีที่แล้ว

    kkkkkk falastiiinaa meesha cajiinka 🤣🤣🤣🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃👋

  • @fartuunyuusuf3785
    @fartuunyuusuf3785 2 ปีที่แล้ว

    Happy kusoo samee plz falastiin haji

  • @sadridaahir4038
    @sadridaahir4038 2 ปีที่แล้ว +2

    Xilgaan shaadiyo lama dhaho 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @idil2431
    @idil2431 2 ปีที่แล้ว +1

    Falstiiin Ma kaligeed aa guri dagan muqdidhayba joogtaye aaway familkedee dad oo qurbaha joogo baa famil ladaganayne sideey wax ujiraan

  • @rahmoabdi8164
    @rahmoabdi8164 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wey isla ogyihiin yaa duurka loodiraa

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +1

    Wale shaaashka bilaash kuma jeclaan 🤣🤣🤣

  • @xamdaani1269
    @xamdaani1269 2 ปีที่แล้ว

    Shaadiya waaa miskiin naxariis badan

  • @pinkgirl8969
    @pinkgirl8969 2 ปีที่แล้ว +2

    Camerada meesha kama badalan guriga falastiin xata shaaadiyo meel bas ah ayay camerada saarata 🤣

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 2 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo lima dhaho ku lahaa 😅😅

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi mustaqbalkaagey sameneysaa

  • @asmacabdi7828
    @asmacabdi7828 2 ปีที่แล้ว

    Een ani waa yabee falastiin hadee familkeeda la noleen maxa kaligeed meel dajiyay🤔 naag la qabo ma ahane

  • @amuunmaxamed7928
    @amuunmaxamed7928 2 ปีที่แล้ว +3

    Ala maNoliyeeey zhadiyo 🤣🤣🤣

  • @hamdiabdulkadir3751
    @hamdiabdulkadir3751 2 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo leymadhaho Saacas kulahaaa

  • @RahmaAhmed-bj5bz
    @RahmaAhmed-bj5bz 2 ปีที่แล้ว

    Falastiiney abayo maxa saan dhan ugu catowdy

  • @zeynabmaxamed6701
    @zeynabmaxamed6701 2 ปีที่แล้ว +7

    Shadiyo wadhinti walahi 🤣🤣🤣🤣🤣😋😋

  • @Yourfavouritechef37
    @Yourfavouritechef37 2 ปีที่แล้ว +4

    Shaadiyo laimadhaho kulahaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @intawalanwlshodintawalanwl1022
    @intawalanwlshodintawalanwl1022 2 ปีที่แล้ว

    Xiligan ka Dib shadiyo maba ley dheho shadiyo wlhi waayab

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 2 ปีที่แล้ว +9

    Jiliin waali ah ar Falaskaa wallee umadena matihid 😂

  • @iqroaxmed2159
    @iqroaxmed2159 2 ปีที่แล้ว

    Wey dhimatay ku lahaa🤣🤣🤣✌

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 2 ปีที่แล้ว +1

    Gbdhaan luul make up ayaan umaleeyay codkeeda gabadhaaneeto marke dheheso

  • @adnuushabdulahi4380
    @adnuushabdulahi4380 2 ปีที่แล้ว +2

    Shadka waxii ku helan layabe🤣🤣

  • @najmomaxamuud6003
    @najmomaxamuud6003 2 ปีที่แล้ว +3

    Ala tana waa arsany wlle shadiyo mac sokr😂😂😂😂😄

  • @hafsamaxamuud343
    @hafsamaxamuud343 2 ปีที่แล้ว +1

    Garbisaarkeeda iyo diraceeda kuraasta iyo barkimaha falastiin yaa ila arkay hhh

  • @nastehamohamed3925
    @nastehamohamed3925 2 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo pole Sana ykh

  • @imaancdy9812
    @imaancdy9812 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa dalay sa u qoslaye 😁😁😁

  • @fadumabashiir9700
    @fadumabashiir9700 2 ปีที่แล้ว

    Magicii we iskabadashy walhi shaadiyo leymadhoho

  • @foosiyocabdi551
    @foosiyocabdi551 2 ปีที่แล้ว

    Sanadkaan si fududud loo dhimanoyaa

  • @asiyasalah9709
    @asiyasalah9709 2 ปีที่แล้ว

    Falaska maxaa guku dhacay abayo koor isku so qaad oo waxaa walbo macqula eh so kali daqiiqad walba wax lee so kili

  • @hanniali5758
    @hanniali5758 2 ปีที่แล้ว

    Prank ha dhihine jiliin dhaha

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 2 ปีที่แล้ว +1

    WllHi Waad Aarsatay Falastiin Si Fcn wlipa 🤣

  • @samaantaofficial7364
    @samaantaofficial7364 2 ปีที่แล้ว

    Sanadkan si fudud aa lagu dhimanoyaa kulahaa

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 2 ปีที่แล้ว +2

    😄😄😄😄shadiyo umadena ma aha

  • @luulabdi4977
    @luulabdi4977 2 ปีที่แล้ว

    @shaadiyo sharaf waxiii kuhelan layaby

  • @banyac0148
    @banyac0148 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa riixay🅿️🅿️🅿️

  • @naimachannel3816
    @naimachannel3816 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan idin imaday kulaha ar shAdiya kkkk 🤣🤣🤣

  • @abdishaacir5727
    @abdishaacir5727 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk magaceeda ee inkirtay shadiyo kema dhaho kulahaa

  • @qaaliluula5987
    @qaaliluula5987 2 ปีที่แล้ว +1

    Dacada u qoslay shadiyo dhib badna 😂 😂 😂 😂

  • @caishamahmud8381
    @caishamahmud8381 2 ปีที่แล้ว +2

    si fudud baaloo dhimanaa miyaaa 🤣🤣😂🤣🤣ar shadiya gabdha adaa haysta ka fuq🤣🤣

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 2 ปีที่แล้ว

    Falastiin abaayo inaa baa ba Adaa dareemooyaa MXaa ku helay xppti

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 2 ปีที่แล้ว +2

    AzhaHado dheH kuLaHa😂

  • @sihamyusuf3386
    @sihamyusuf3386 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi shaadiyo fulay Mahan maba cabsaneyso😃😃😃😃

  • @najuuali8452
    @najuuali8452 2 ปีที่แล้ว +1

    Kowsar ahaaaa qoftaaan 😱😱