ABAAY ABAAY#1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • SOMALI BANTU GREAT

ความคิดเห็น • 162

  • @yoonisibraahim7447
    @yoonisibraahim7447 ปีที่แล้ว +6

    😓😓😓😓😓😓😓
    markaan arko waan iska ilmodaa dadkii fiicnaa wey dhamaadeen dad an xeeldhereen cilmi iyo arakti baa aduunkii lawareegay siina hoobanayo ama isku laaynayo anaa saxan iyo adaa qaldan oo dadka dhuminaya😭

  • @qasaayeism
    @qasaayeism 10 ปีที่แล้ว +42

    Every body should know that this is our real culture and tradition.......ilaah ha dhowro maamooyinka soomaaliyeed .

  • @waliyowwaliyow9192
    @waliyowwaliyow9192 9 ปีที่แล้ว +17

    Abaay faadumo rasuul firkeda fiicana! ManshaAllah! Xasuuus wayahano kale Nabad buuxdo aya laheystay

  • @wadani2007
    @wadani2007 10 ปีที่แล้ว +7

    Excellent video, 21 yrs Abaay Abaay igu danbeeysay, great refreshment

  • @mrabdirahmanibrahim1375
    @mrabdirahmanibrahim1375 7 ปีที่แล้ว +3

    wwwwww masha allah Abaay Abaaay wllhi way iigu baxdaa maamooyinkeena allow dhowr ku diinta waxba aan ka fahamsaneen ee doonaya waxsakta in ay qofka ku gaaleysiiyaan ader diinta waxba kama garaneysidee wax soo baro kadib daliil iyo si asluubaysan wax u sax hadey wax qaldan yihiin lkn inta ka horaysa I love Abaay Abaay..........

  • @zuweeys
    @zuweeys 12 ปีที่แล้ว +10

    maasha allaaah . waa digri fiican qeeyr allaha nawada siiyo !

  • @cabaascali2992
    @cabaascali2992 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa digri Wanaagsan Allah khayr badan Hana siiyo 💖

  • @arturozinnemann6298
    @arturozinnemann6298 10 ปีที่แล้ว +15

    Maa shaa'Allaah, tan oo kale waayahaan lama arag: Ilaahow dadkeenna iyo dhaqankeenna noo badbaadi!!!!

  • @raxmoabdul5929
    @raxmoabdul5929 8 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah I love abay abay since no abay abay no piece Wallahi every thing got ruwen subxanallah

  • @mujtahidka
    @mujtahidka 10 ปีที่แล้ว +25

    One of the greatest praise of sayidatuna Fatima Zahra mashALLAH

    • @JannahismyGoal
      @JannahismyGoal 7 ปีที่แล้ว +2

      Isn't this Shirk though? just asking, I don't understand exactly what they are doing? is it permissible? Because if they are really praising Fatima or Zahra..Why aren't they praising Allah their creator more often and so than another...

    • @AHfamily2023
      @AHfamily2023 7 ปีที่แล้ว +2

      MashaAllah I love listening to this Abaay Abaay everytime💞💞💞💕💕👌👌

    • @batulomacow12
      @batulomacow12 7 ปีที่แล้ว +1

      This is clear kufr and shirk
      This is from sheytan neither from quran nor from sunnah.

    • @salmahassanabdi279
      @salmahassanabdi279 4 ปีที่แล้ว +4

      Zalifa 8900 how can praising the prophet scw and his sahabas be shirk? We praise Allah SW as well and by the way praising the prophet SCW means praising Allah as well because when praising prophet SCW we are praising Allah because we are saying Allah granted him this and that did this and that for him so we are praising Allah as well. And besides that Allah order us to love the Rasululah SCW and praise him so we are following what Allah order us. How can we not praise Rasululah SCW when Allah himself praised him? Are we not suppose to follow Allah?

    • @siham4676
      @siham4676 4 ปีที่แล้ว +1

      batulo macow cadeen ma u heysaa In ay tahay shirki amaanta Fatima Zahra?

  • @mohammedhasan1933
    @mohammedhasan1933 7 ปีที่แล้ว +4

    hoyooyinkeyda ii nolaado adun iyo aaqiro ale dambegiina ha dhaafo amin große Mohammed hasan

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abay abaay hiinde ma hilman teen awoyoow ma hil manteen

    • @imthehero76
      @imthehero76 2 ปีที่แล้ว +1

      Wax badanaa daango iyo timir kasoo cuntay haye walaasha

  • @iskuraranofficial860
    @iskuraranofficial860 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah alle ha idiin dhowro aamiin

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว +1

    Abbaay Abbaay
    Abbaay Sitiyey
    Batuula Nabay.

  • @yuzzerseff5476
    @yuzzerseff5476 6 ปีที่แล้ว +5

    Haaaah ar ma iigeysiinoo
    Waa loo xiisey

  • @abdilatiifahmed1097
    @abdilatiifahmed1097 8 ปีที่แล้ว +2

    allow ahlu duruqada dhammantoda towxiidka kudil khatimadodana towxiidka kadhig

  • @abdulahiahmed6784
    @abdulahiahmed6784 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waan yaabaye nuurtada waa tuma Aay nuurtooy uun baan maqlayahe

  • @mohammedhasan1933
    @mohammedhasan1933 7 ปีที่แล้ว +6

    waxaan salama dhaman hoyoyinka dhaman qasatan ay ceeblo kuulow oo ah hoyadeyda saxibteda rumano isaq gadud

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 ปีที่แล้ว

      Masaasay tiri
      Nio afmaymayga qayb ayaan aqaanay
      Lkn kan kii aan aqaanay waa dhaafay

  • @Nuriiitaaa
    @Nuriiitaaa 11 ปีที่แล้ว +3

    Nice, abaay abaayey long time since i have seen

  • @abdulahiahmed6784
    @abdulahiahmed6784 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga marka aan baranayi siirada nabiga scw kuma aan arag oow laadiisa wax nuurto ladhaho habrahan taariiq kale oo dheerad ah ayey yaqaaniin waaba caalimiin habrahu kkkkkkkkki

    • @fyusuf2328
      @fyusuf2328 3 ปีที่แล้ว

      Nuurto waxey kawadan fatuma bint rasul scw
      Kkkk

  • @kingmahrez4985
    @kingmahrez4985 2 ปีที่แล้ว +1

    Alow mamoyinkeena nodaa
    2022 ya dawanooyo weli

    • @sucadoahmed3387
      @sucadoahmed3387 ปีที่แล้ว +1

      2023 ban dhawanaya 🥰👌

    • @Sama36985
      @Sama36985 5 หลายเดือนก่อน

      2024 😂

  • @moulid23
    @moulid23 13 ปีที่แล้ว +12

    i will pray to ALLAH SWT to give you food and freadom inshallah.

  • @Zecado
    @Zecado 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 4 ปีที่แล้ว +1

    War adaa la higle. Tanna waa ii dhimaneed

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa !
      Maxaad aragtay

  • @maryanmohamedsandkids9191
    @maryanmohamedsandkids9191 8 ปีที่แล้ว +5

    maasha ALLAH

  • @MsRumaan
    @MsRumaan 13 ปีที่แล้ว +4

    Brilliant...........I love u all mansha allah

  • @mohamedkhaire6129
    @mohamedkhaire6129 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 🤗😍❤

  • @xaawoxirsi161
    @xaawoxirsi161 8 ปีที่แล้ว +10

    mashllh waaba jalboodey

    • @THETRUTH-ey7le
      @THETRUTH-ey7le 7 ปีที่แล้ว +1

      kkkk kale igu jaalbo anigaa yaaqeey

    • @jamiilayusuf9281
      @jamiilayusuf9281 6 ปีที่แล้ว +1

      Xaawo Xirsi hhhhh siko kale waan jalboday

  • @somaliqueen10
    @somaliqueen10 12 ปีที่แล้ว +6

    mans ha Allah they love prophet Muhammad and his daughter i do too

  • @Mali_mamba1
    @Mali_mamba1 6 ปีที่แล้ว +3

    fadima abille 😂😂 iyo iisho kuulow

  • @nurtoomar5702
    @nurtoomar5702 3 ปีที่แล้ว +5

    I love this so much 🙂🙂

  • @yasmiinayaanlecali3127
    @yasmiinayaanlecali3127 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤Allah years and scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😊

  • @Albabuldiin615
    @Albabuldiin615  13 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah keep it up

  • @foziaissa7993
    @foziaissa7993 7 ปีที่แล้ว +4

    abaay abaay maanshaalah

  • @mahamudbidhe8212
    @mahamudbidhe8212 7 ปีที่แล้ว +6

    this is going good

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 ปีที่แล้ว +3

    Al jacliyaa. Jalbo. I heeso

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +2

    Dadki qalbiga wanaagsana

  • @sacdiyomaxamed
    @sacdiyomaxamed 13 ปีที่แล้ว +2

    masha allah mamoyinka molaca fadhiyo lakin you tup in lasogaliya walaga fiicanyahey waacoro codkoda

  • @jamiilayusuf9281
    @jamiilayusuf9281 6 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤😀 al yaa igeyo meshaan

    • @imthehero76
      @imthehero76 2 ปีที่แล้ว +1

      Madax dagsi miyaa

  • @maryancadey2978
    @maryancadey2978 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah yaa yidhaa Allah ulaabta inkastoo aanan fahmeeyn luuqadaa lkn Quran iyo axaadiis midna Kuma maqleeyno lagula hadlaayo Allah lagu baryaayo subxaanallahu khaaliq

    • @shaka214
      @shaka214 4 ปีที่แล้ว

      Are somalis Sufi?

  • @sidali419
    @sidali419 13 ปีที่แล้ว +6

    i really love this song

  • @rounrahma2091
    @rounrahma2091 4 ปีที่แล้ว +3

    this is shirk يقعون في الغلوا(غلو في الصالحين)(ولسيما الغلوا في الصحابيات )ومن يحب النبي صلى الله عليه وسلم يسلك طريقه وليس بمدحه هذه أعمال شياطين الله يهديهم

  • @sacdiyomacalimaden6806
    @sacdiyomacalimaden6806 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasus ayaytay banku raci jiray

  • @maryanyusuf7202
    @maryanyusuf7202 7 ปีที่แล้ว +4

    maansha allah

  • @mohamedabdigaab9912
    @mohamedabdigaab9912 9 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaay abaay

  • @1433omar
    @1433omar 12 ปีที่แล้ว +4

    innaalillaah, hooyooyinkeen sidaanaa loodhumiyay, waxaan hadda maxaa waaye! qur;aan maahan xadiithna maahan, marka sidee diin ku noqonaayiin?

  • @saciidfaroole8657
    @saciidfaroole8657 7 ปีที่แล้ว +4

    masha,allah

  • @sarurohassan7392
    @sarurohassan7392 5 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah

  • @asmabilan7535
    @asmabilan7535 9 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alah

  • @cabaascali2992
    @cabaascali2992 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah 💖❤️🧡,🤲🥀🥰😍

  • @MsRumaan
    @MsRumaan 12 ปีที่แล้ว +6

    AMAZING STAY BLESSED LOVE Uz MANSHA ALLAH

  • @mohamedyusuf5207
    @mohamedyusuf5207 8 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah

  • @nasraayaan7711
    @nasraayaan7711 7 ปีที่แล้ว +2

    Waa cod macaan lakin luuqadu maha afsomali malaa kolay anigu ma fahmin

    • @dhiiranaanmedia9867
      @dhiiranaanmedia9867 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa afsomali luuqada waxey ka sii thy MaayMaay

  • @user-jf9qc3ec9v
    @user-jf9qc3ec9v ปีที่แล้ว

    Masha allah❤❤❤❤

  • @abdishakuurmohamed4598
    @abdishakuurmohamed4598 6 ปีที่แล้ว +7

    Allow dhowr hoyooyinkeena hadaad kaheshay qoraalkeyga like sar 👍

  • @ducaaleaxmad1988
    @ducaaleaxmad1988 7 ปีที่แล้ว +1

    Cabdulrabi adi yaa kuu sheegay taas waa yaabe

  • @MotivationalSpeech527
    @MotivationalSpeech527 12 ปีที่แล้ว +1

    waxaan quf laga soo gaaray malahan walaalayaal waxaan waa quraafaat ee dadka iska
    sameeysteen waana bidca dadka meesha jooga waxaa ku waajib ah ineey wax u sheegaay

  • @Albabuldiin615
    @Albabuldiin615  12 ปีที่แล้ว +2

    And Sheikh How many kind of bidca have or has being mentioned or are there?

  • @mirandajonas12
    @mirandajonas12 12 ปีที่แล้ว +2

    mashallah

  • @deynabafarah1722
    @deynabafarah1722 9 ปีที่แล้ว +2

    Is good abaay abaay

  • @MsPinkyhot
    @MsPinkyhot 13 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @zuzukulmiye1877
    @zuzukulmiye1877 6 ปีที่แล้ว +4

    Digri wa gahlehi

  • @suadmire1697
    @suadmire1697 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah mamoyinkan wa igu baxda

    • @imthehero76
      @imthehero76 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhh madax dagsi fiican

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว

    Meesha daango ayaa ka bisil..kkk

  • @CushiticSomalianMale
    @CushiticSomalianMale 11 ปีที่แล้ว +8

    also if you really true about what you say then thats good, but dont talk over the internet do what these sistas and Somalian mothers on this video are doing, give praise and thanks to Allah God... like what these beautyful DARK-skinned Somalian black-muslim sistas are doing, muslim gospel.. thats wasup... they are singing about God=Allah, not just talking about it, like you.. lol

    • @JannahismyGoal
      @JannahismyGoal 7 ปีที่แล้ว

      I hope they are not doing shirk...

  • @abdirahmanmegaman4418
    @abdirahmanmegaman4418 8 ปีที่แล้ว +1

    wow wow

  • @kareyjuma3730
    @kareyjuma3730 4 ปีที่แล้ว +1

    I’m going to

  • @abaasahmad9
    @abaasahmad9 7 ปีที่แล้ว +3

    hada mxa laka wada

    • @hodanwahbi3328
      @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว +1

      Abaas , ahmed , waxaa amaa loogu tirinayaa, iyo xasuus, wanaagi ay sameeyn jireen, Dumarkii, nabiyada, dhaleen , ama qabeen, sida. ABAAY xAAWO, FADUMA, BINTI RASUUL , abooto XAAWO, IYO WAXAYALEEDAHAYA, aBKOW ADAM, IYO WAXAY KA, SHEEKEYNAYAAN, IN nABI ADAM, LAGA ABUURAY CARADA, AMA DHOOBO, ABAAY XAAWANA, FEERTIISA FEER KA, MIDA SIDAAWEYE, aBAASOW

  • @maryanmohamedsandkids9191
    @maryanmohamedsandkids9191 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah

  • @bz768
    @bz768 13 ปีที่แล้ว +1

    Intee ki yaale?

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 2 ปีที่แล้ว

    Maalin aan digsigii ka xaday iyagoo saan u digrinayaa.

  • @rounrahma2091
    @rounrahma2091 4 ปีที่แล้ว +1

    هات أي دليل لهذه لأعمال

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 ปีที่แล้ว

      Adigu lakaalay waxa inaad qof amaani karo iga hor istaagaya?
      Sheekooy ku nacay !

  • @Albabuldiin615
    @Albabuldiin615  12 ปีที่แล้ว +3

    And last can I ask you what is this video about or what they talking about, You can even know what they saying and you want to say somehting about the video first listen and understand then call me with your prove and i am always ready just let me know when you ready. I give you 5 years from now to find just one hadith Sahex, or Sunah, or in the Quran thank you!

    • @MDXspecial
      @MDXspecial 4 ปีที่แล้ว +1

      Are you still waiting 😀

    • @anabhassan3781
      @anabhassan3781 4 ปีที่แล้ว

      SOM1 Army ikr 😭😂

  • @TrappTrapper
    @TrappTrapper 3 หลายเดือนก่อน

    2024. Somali bantu 🖤🖤🖤🖤 1:18

  • @nafisomuxidiin6790
    @nafisomuxidiin6790 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤😍

  • @tawxiidmedia8606
    @tawxiidmedia8606 8 ปีที่แล้ว +3

    iyagi ma asturna way qaawanyihiin waa danbi waxa ay aqrinaayaana wax ka jira malahan waa bidco iyo qurun

    • @aliaabshir
      @aliaabshir 8 ปีที่แล้ว +2

      i do agree with the part that they are missing is astur BUT, "WAXAY AQRINAYAAN WAA QURUN " aa really acuudu bilaahi rasuulki ilaheyy gabadhiisa sharafta badneed ayeey amaamaya what is wrong with you?

    • @cadefaarah7831
      @cadefaarah7831 8 ปีที่แล้ว +2

      al shabaab aya tahay nocada oo kale wala yaqana

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 8 ปีที่แล้ว +3

      qawaarij looguma tala galin ee yaa dhageysta in dhahay abaay faadumo hadeey in dhibee kataga meesha uuuuuuuuuuf

    • @ShaaficiHilowle
      @ShaaficiHilowle 7 ปีที่แล้ว +1

      Qofki eey dhib ku taay yuusan daawan ha isaga tago meesha heesahana laabtoobyada ka buuxsada iyo mobile da hooyooyinka jaceelka ka keenayne waax ka sheega duli ayaa tihiin
      noolaaha hooyayaal

  • @maxamedgurey3249
    @maxamedgurey3249 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @UbahinanoorUbahinanoor
    @UbahinanoorUbahinanoor ปีที่แล้ว

    🥺🥺❤️❤️

  • @bronkarim9628
    @bronkarim9628 12 ปีที่แล้ว +2

    abaay abaay#1 youtube

  • @zacklavigas1383
    @zacklavigas1383 5 ปีที่แล้ว +1

    Acuudu bilaah ilahow dadka diinta saxda ah bar

  • @SahroMohamedShacib-gl6qd
    @SahroMohamedShacib-gl6qd 11 หลายเดือนก่อน

    Ac

  • @suhurakhan8718
    @suhurakhan8718 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh

  • @updyrahmanbinusharaf2955
    @updyrahmanbinusharaf2955 3 ปีที่แล้ว

    Hahahhaahahahahahhaah kulow kulahaa bisinka

  • @cabdiqadircali2349
    @cabdiqadircali2349 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow maamoyinka no sacid

  • @malyuunsheikhnuurmalyuunsh5266
    @malyuunsheikhnuurmalyuunsh5266 ปีที่แล้ว

    Cajib alow xaqa nagu dil

  • @mohamedabdalle173
    @mohamedabdalle173 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhh dhantadaan fanankee qaadey bal waan yaabey Allahow so hanuuni waa dad dhunsan

  • @Albabuldiin615
    @Albabuldiin615  12 ปีที่แล้ว +1

    ok thanks sheikh, if you have some prove for me or have at least 1 hadith or show me one Aayat from the Quran that refuses this make me an appointment and I will provide you a prove or something that said I can do it and if your really educated enough let me know and I will prove you I am right Your wrong ok thanks

    • @mohanlee2242
      @mohanlee2242 2 ปีที่แล้ว

      Hello this is fabrication. Although you wrote the comment a decade a go but still its innovation

  • @abdallaalimohamed5695
    @abdallaalimohamed5695 ปีที่แล้ว

    Ax Ax ix Ax

  • @saadiqwarsame4577
    @saadiqwarsame4577 7 ปีที่แล้ว +2

    ciyara caadi ma ahan wllhi

    • @fartunaden9033
      @fartunaden9033 6 ปีที่แล้ว +2

      Saadiq Warsame cayaar mahan ee waa abaay abaay jaahil nimada iskadaa

    • @holy_smoker
      @holy_smoker 6 ปีที่แล้ว

      Saadiq Warsame adeer aflagada daa

    • @holy_smoker
      @holy_smoker 6 ปีที่แล้ว

      Fartun Aden mahadsanid walashis

  • @deequnibbelove5541
    @deequnibbelove5541 2 ปีที่แล้ว

    Cidanna isqawiska kunacay

  • @raaseeye
    @raaseeye 12 ปีที่แล้ว +1

    loool this is clear culture and has nothing to do with religion, anyone who says this is religion will be included in the Yah; "waman athlama miman iftra calalaahi kathiban" this is a bad culture wich we atribute to religion, each islamic country has their own weird culture which many of them think it is part of religion but to outsider muslims it is clear what they are doing is crazy for example some indonisians have sanamis which they worship, and to the eyes of somalis that would be unheard.

    • @JannahismyGoal
      @JannahismyGoal 7 ปีที่แล้ว

      I want to know more from you...I am kind of agreeing with you, my only problem here is language otherwise if I spoke their language or even mai mai, I would've understood myself...I just want to know 100% if this is not shirk...Because if it is praise, as Muslims, we are suppose to praise Allah more and his Rasul not so much of Rasul wives or daughter than Allah himself aren't we? to me it doesn't seem like an act of worship if it is, I don't hear Allah's name at all..So what is it???? Can you please tell me

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 8 ปีที่แล้ว +1

    mushrikin qabuuriyin ah

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 8 ปีที่แล้ว +1

      adi ayaa too san miyaa afkaaga cesho edeb laguma barine

    • @abdullahiahmedmohamed3925
      @abdullahiahmedmohamed3925 8 ปีที่แล้ว +1

      nooci aan jeestadi kala daali jiray aa tahay wasakh nabiga iyo ahlul baytka aa la'manayaa markaa baa qabuuriyiin ledahay ciyaal suuq aan quraan iyo diin midna la barin

    • @ShaaficiHilowle
      @ShaaficiHilowle 7 ปีที่แล้ว +3

      dadka ha gaaleysiin hooyooyinka sharaftooda ma gaartide jaceel ayaa ka kenay ee jecelyihiin ayey xaawo iyo nabigeena suuban NNKH xitaa hadey qaldanyiiin si asluubeysan aa dadka loo saxaa eee horay lagama gaaleyso qofki qof gaaleysiiyana asaga ayaaa naqanaayo. walahu aclam

    • @AliHassan-be2lr
      @AliHassan-be2lr 6 ปีที่แล้ว

      Sax waaye waxan weey wareersanyihiin. ilah ha tuso wadada toosan. aboyow abooy iyo ax ax meel eey ku geyneso ma lahan.

    • @zowdaqueen7606
      @zowdaqueen7606 6 ปีที่แล้ว

      axmad fartaagte wahaabi xiir xiir obiya lamarin in aathy walhi

  • @abassabdi47
    @abassabdi47 10 ปีที่แล้ว +1

    abaayabaaxu

  • @somaliqueen10
    @somaliqueen10 11 ปีที่แล้ว

    what u talking abt crzy why i say that if i don't like what they doing

  • @malyuunsheikhnuurmalyuunsh5266
    @malyuunsheikhnuurmalyuunsh5266 2 ปีที่แล้ว

    Hhh islamanka mxa u diiiday dharka fadumo binti rasuul scw scw scw yaana lagu danbaabin Saad wax u wadaan wa qalad bal jirka asturta

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 7 ปีที่แล้ว +1

    eelaaaydaan maku tuugsanyaan

    • @Marishbeutty
      @Marishbeutty 7 ปีที่แล้ว

      bro waxaas waa qalad walal dadka lama caayo zxb Only dheh ilahay diinta ha fahansiiyo balse caayda waa mamnuuc

    • @zuzukulmiye1877
      @zuzukulmiye1877 6 ปีที่แล้ว +1

      Mashala

  • @munakeef2249
    @munakeef2249 2 ปีที่แล้ว

    Muna keyf

  • @cabdiikoowo9167
    @cabdiikoowo9167 2 ปีที่แล้ว

    ,

  • @sihaam5
    @sihaam5 10 ปีที่แล้ว +1

    suufiyaal isnacay waaye kuwaan

    • @mujtahidka
      @mujtahidka 10 ปีที่แล้ว +4

      maya waa suufiyo isjecel, suufiyo ismanacaan ismana qarxiyaan ee wey is jecel yihiin o is barakeystaan

    • @zowdaqueen7606
      @zowdaqueen7606 6 ปีที่แล้ว

      sihaam halane adne wahaabiyad athy wlhi wasaqyaheey suufi magarta