ethiopia diid ma jiree Somalilandnimo diid ayuu Wadaa Madaxweyne Xassan sh ilayn waakan Hobyo siinay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน +9

    Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน +4

    Absolutely; run baad sheegtay Reer muqdisho show ga munaafaqada ah ha iska daayaan✅👍

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 หลายเดือนก่อน +3

    guul qaranka soomaaliland

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha allaah walee wiilkaas reer muqdisho waa xalaal runta u sheegaya reer xamar caqliga wanaagsan wa kaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 หลายเดือนก่อน +8

    SOOMALILAND KAMA MID AHA FADARALKA
    EE BEENTA ISKA DAAYA

    • @faizasaid3803
      @faizasaid3803 หลายเดือนก่อน

      Way riyoonayaan dee 😂😂😂❤

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน

      @@faizasaid3803dad xanuunsan ayaa tihiin wlhy

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน

      @@faizasaid3803wax Laga yaqyaqsoodaa tihiin waan idinka karaamo badanahay sidee daL idiinLa wadaagi karnaa

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy หลายเดือนก่อน +2

    Viva Somaliland ❤😮

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน +4

    Wiilka. Reer. Muqadiisho. Ruun. Buu. Sheega. Maasha. Allh. Nin. Raaga. Guulaaso. Allh. Haaku. Baarakeeyo. Geesi. Guulaaso. Nooloow. Wiilka. Yar. Baadhaama. Oodayaada. Waayeen. Bisiinka

    • @HalimaM-b4q
      @HalimaM-b4q หลายเดือนก่อน

      Xaq hadaan loo handlin, dulmi dhanaan dadkoo dhan gaadha ayaa ku dhici doona.
      Somalia well dulmi ayeey Somaliland ku hayaan.
      Somaliland laguma qasbi karo midnimo aaney dooneen.
      30 sanadood ayeey midnimo ku jirtey oo aay dulmi ku jirtey,hada sheekadaas weey soo dhamaatey, Somaliland dib ugu noqon meyso mudnimo ay Somaliya la middoowdo.

  • @HalimaM-b4q
    @HalimaM-b4q หลายเดือนก่อน +2

    Somaliya hadii ay ka soo hor jeedaan hasiiska Somaliland, waxba ka qaadi maayaan.
    Hasiiskaa wuu fuleyaa waana la saxii doonaa.
    Somaliland marna ha sheeganina, idin kama mid ah.
    Somaliland ka sabra wey idin dhaaftey. TOO LATE TOO LITTLE .
    Somaliland is gone.

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade หลายเดือนก่อน

    MIDNIMO DHIMATAY ISKA DHAAFA SOMALILAND DIB UGU NOQON MAYSO 34 SANO AYAAJIRAA SOMALILAND IYO CALANKEEDA AYAA AAMIIN SANAHAY XATAA CIRKU HADUU SOO DHACAYO UF UF S.TALYAANI

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l หลายเดือนก่อน +3

    HORTA INANKAASI. MASKAXDA. CAAFIMAADKA QABTAA. KUJIRTO. AAD. BAAN. USLAAMAYAA WAANU. MAHADSAN. YAHAY. WAABA. QOFKA. KALIYEEN. MAQLAY. EEREER. SOOMAALIYA. TALYAANIDA. FASHILANTAY. INANKII. UGU. CAQLIGA. BADNAA. KUWANKALE. WAXAAN. USHEEGAYAA. INAY. XANUUNSANAYAAN. ISKA. HADAAQAYAAN. DULINA. AY. YIHIIN. WAX. AANAY. WAXBA. KABADALI. KARINA. KUDAALAYAAN. ADEER. ORDA. XUMAZNTIINA. IYO. XASIDNIMADIINA. LAFADHIYA. DHULKIINA. SOOMAALILAN. WALAAHI. BAYDAAN. WAXBA. KA. BADALI. KARAYNE. USKAG. BAAD. TIHIINE

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah waxad shagtey waa run ilaahey ah ku barakayo waxad tahdey geesi

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu หลายเดือนก่อน +1

    Nacaybka Jamhuriyada bsrakaysan ee somaliland buu ku qaraniyaa Ethiopiada uu afka la dhacayo Xasan-dhiiqo .

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland has ku xisaabtamina, idinku is baacaada.

  • @burjilibax
    @burjilibax หลายเดือนก่อน

    Masha Allah runsheg wa xaqsheg

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 หลายเดือนก่อน

    Xaasid ilaahay ma saacido ,wallee intaad s,maliland, qarinaysaan, ee isleedihiin qariya ,inaydaan abid guul gaarayn,xataa calooshooda ayay qiyaamaynayaan, iimaaan laawayaal, subxaan allaah

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 หลายเดือนก่อน

    Caaaaac somaliland ma somaliyad u taqaan sawdiga adba badaha ugu yaboohaya xaasidyahaw

  • @Amiinmaslax
    @Amiinmaslax หลายเดือนก่อน +3

    Cabaad

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh หลายเดือนก่อน +2

    Ibnu xalaal saaxibul caqli allaka cabsile hambalyo mudanaha kowaad ❤❤🎉🎉

  • @IgeAbdiman
    @IgeAbdiman หลายเดือนก่อน

    Iam from somaliland, itobiya halis bay ku tahay somali oo dhan

  • @HalimaM-b4q
    @HalimaM-b4q หลายเดือนก่อน +1

    Umada Somaliyeed ee aad ku walaateen waa kuwee?
    Somaliland idin ka tegtey,Somali galbeed, gacanta kuma haysaan, NFD is Kenyan.
    Magaca weeyn ee asalkiisu yahay isir,dusha ha iska saarina
    Viva Somaliland, viva Ethiopia.

  • @fathiamuse9339
    @fathiamuse9339 หลายเดือนก่อน

    Sax sax sax

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    WAA MAJEERTEN HAWIYE NECEB WAXBA ISMA DHAAMAAN WAA CADOW WADA NECEB QARANKA SOMALILAND MARKA AY IS CUNAAN AYEY ISKA DHIGAYAAN INEY SOMALILAND U DOODAYAAN WALAAHI WAA BEEN MAJEERTEN WAA KUWA UGU NECEB REER SOMALILAND HAWIYE WAA ISKA CAWAAN QAAWAN OO AAN WAXBA OGEYN LAAKIIN KUWA CADOWGA RUNTA AH EE SOMALILAND SI RUN AH U NECEBI WAA GUUD AHAAN DAAROOD FAQASH IYO MAJEERTEN. JOOJI OOHINTA

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea หลายเดือนก่อน

    Wiil xalaal ah oo wax badan kashifay,
    Walaahi kani yar waa hogaamiye,Somali sax ah,anigoo nin Somalilander kan waa supporsan nahay, mw,xasan waa ku siranteen habaar qabe lgu sirmay.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน

    Dawalad Somalia layidhaahdaa majiro Wlee

  • @abdi5852
    @abdi5852 หลายเดือนก่อน

    Waa dameer dhuusaaya

  • @faclon.
    @faclon. หลายเดือนก่อน

    waslad xalaaala ayaa thy haan noolado dadka klana habaqtiyaan caqli ah baa koonfur kataliya sxp respect baad mudan thy alxaasid laa yuflax lkn somaliland waan utashanay

  • @AxmadMuuse-lr2dd
    @AxmadMuuse-lr2dd หลายเดือนก่อน

    Fadlan qoladiinaa reer somaliya waxan idinka codsanayaa inaydaan dooda qaybka noqon qof isaaqa oo Aaminsan midnimo waayo waxba idinkusoo kordhimaayo lakiin dadka somalilandr nimada aaminsan kasoo qaybgaliya taasaa xiiso u yeelaysa dooda

  • @DeeqaAhmed-q9p
    @DeeqaAhmed-q9p หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa itoobiya mou gaa hore waxay ahaydi walaalkood

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 หลายเดือนก่อน

    Faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah illahsy baaa mahad leh moooryaaantii mogadisho waa isqalanaysaa xasan

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 หลายเดือนก่อน

    Labo afle ha iskudirin dadka somaliyed.
    Huguri ayaa u xilatay ee habah dilin somalida fadllan

  • @caraboday9074
    @caraboday9074 หลายเดือนก่อน

    Hadaan run laga hahlin waxba idiinma hagaagayaan sidee u yeelatay ama hanti idiin noqdeen dadka iyo dalka somaliland

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 หลายเดือนก่อน

    xaqiiqo weeyi taasi reer somalia waa dad xaasoda oo cadaaawad u haya dadka reer somaliland gaar ahaan beesha isaaq

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน

    Ninkani wuu saxanyahay siyaasada mugdisho waa mid xanuunsan

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 หลายเดือนก่อน

    HADAAD DOONTAANA WELIGIIN RIYADA KU JIRA

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 หลายเดือนก่อน

    Kani ma ahan wiil soomaali ah ee waa oroma soomaali barto aanihii baa soo galay kismaayo oo sheegay soomaali waan nin laga eeylay xamar mark dhaqan xumo saxaafadeed sameeyay oo been waiting sheegay

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l หลายเดือนก่อน

      QOFKASTA OO. KAHADLA. XAQA. HAA. WAA. OROMO LAAKIIN KUWA DULIGA. AH. EE. XAQA. ISKA INDHO. TIAYA. EE. BEENTA. SHEEGAYA. EE. IYAGOO. EBERA. HADANA. DOONAYA. INAY. WAXAAN JIRIN KASHEEKEEYAAN. WAX. AANAY. WAXBA KAQABAN. KARIN. KAHADLAYA. WAY SAXANYIHIIN. OOWAA. SOOMAALI. ADEER. DHAGAYSO. ANAGU. HADAAN. SOOMAALILAN. NAHAY. CID. BEEN. NOO. SHEEGI. KARTAA. MAJIRTO. CID. WAXNAGA. BADALIKARTAANA. MAJIRTO. OROMADAAD. SHEEGAYSAAN. BAANU. NAHAY. ITOOBIYAAN. WAXWADA. YEELANAYNAA. IYAGAAN. WAXWADA. QABSANAYNAA. SOOMAALI. MANAQAANO. IYO QUDHUNKEEDA. ADEER. DANIHIINA. RAACDA.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน

      ​ifarax adiga oromo ah marka xaa rabtaa baqyar

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 หลายเดือนก่อน

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 หลายเดือนก่อน

    Hubba soomaaliya la keenayo soomaali uun baa isku dilaysa itoobiya ha keento ama masar ha keento sidaa ula socda

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    ragii somaliland wadankoodii way dhisteen umadoodii qaxday alkoodii dumay dhise dadkoodi qaxay soo celiyee somalia halka ay keenya u qaxayaan horta bal dadkiina soo celiyaa badoodiina ethiopia way la baryaayan Somaliland way xasidayaan marka xasidnimda wa taa ka socon wayden somalia quluubtooda bugta dad quluubtooda bugtona wanaag kama sugayno

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp หลายเดือนก่อน

    Meye dadka somaliyed ma labadan reer ee shurakah ah mid madaxweyne ah iyo mid raysalwasare ah wixii kalana waa
    Cadaw umada somaliyed
    Dadka ma cawaan ayey modayan
    Somaliland danihina qabsada
    Guul ayanu idin rajanya isha ala
    Qudhunkan ilahay ha idinka koriyo

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waxan u sheegayaa somaliland way tagtay ee iska ilaawa oo intaa aad ku wada joogtan uun bal ku heshiiya oo cadaalad ha helaan waxaa wali hadaa aan helin intaa aad fadraalka idinkula jirta oo la rabaa in la gumeeyo soomalinimadan aad la xiiqsan tihiin halkee bay taalaa ma mid dad qudha sheegtaan baa maalinba inta xukunka joogta

  • @EidXaaji
    @EidXaaji หลายเดือนก่อน

    Somalidu Sida Carabta Haday Kala Googoddo Derris wangsan Noqdaan Maxa inaga Xumaanaya Cidna layskuma Qassbo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Soyaasiidiinat. Soomaalida. Dadkuun. Baay. Isaku. Diirayas. Waa. Caadoowag. Uu. Weny. Waa. Siyaasada. Soomaalida. Waa. Ruun. Tii. Geesi. Ruunat. Isuu. Sheega

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 หลายเดือนก่อน

    ADEER SOOMAALIYA WAA INTII TALYAANIGA KA XOROOWDAY HA ANBANINA ADEER HANA RIYOONINA

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibakediye3364
    @habibakediye3364 หลายเดือนก่อน

    Waa dadkii nagu beeray Oromo

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 หลายเดือนก่อน

    ADEEROY CIDA IS HAYSAA WAA ISAAQ IYO DAAROOD EE HAWIYOOW YAAN CID AANAY WAXABA IDIN DHEXMARIN AAN LAGUU GALIN CADAAWAD OO YAANU IDINKU GABANIN NINKAANU IS HAYNO

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 หลายเดือนก่อน

    Reer villa hiraab

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 หลายเดือนก่อน

    WAA RUNTIIS YARKA UGU HOREEYA.

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 หลายเดือนก่อน

    15,sano indhaha lama,saarin raashin deeq ah ama hadyad ah dekedda muqdisho ilaa 92 gaajo ay u dhinteenvl 14 kun oo ubadan koonfur galbeed cago barar

  • @moali7156
    @moali7156 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia ayaa sheegtey inay inay dhul iyo bad soomaaliyeed ayaan rabaa inaan qaato, oo weliba waxay leedahay waa qasab inaan helo.
    Taas soo sax ma ahan?

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l หลายเดือนก่อน

      Itoobiya. Dadkii. Dhulkan. Lahaa. Baa. Siiyay. Waliba. Dhulkaloobadan. Baanu. Siinaynaa. Waxbana. Kamagalin. Qofaan. Soomaalilan. Ahayn. Qofwalba. Meeshiisa. Haka Hadlow. Oo. Haku. Ekaado. Adeer. Anagu. Soomaali. Manihin. Waxaznahay. Soomaalilan. Hadii. Magacaasi. Waxsoomaalilayidhaa. Kujiro. Taamacneheedu. Mazha. Inaan. Soomaali. Katirsanahay. Waxba. Nagama. Dhexeeyaan. Aanka. Ahayn. Diinta. Islazmka. Waxkale. Iskuma. Nihin. Ansgu. Itooboyaanaqaanaa. Oonu. Walaalo. Nahah.

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp หลายเดือนก่อน

    Somalia been been wax an ahayn ma garanayan dawlada somaliya
    Wax ku shurakobay hawiye iyo darood oo col ah inta kalana ma jiran waxna loma ogola
    Waxay ku shaqaystzn umada somaliyed dawlada somaliya oo been ah ti farmajo waxay ahad dawlad darood tani xasan sheekh waa dawlad hawiye kolba ka haya moyane ka kale dagaal ayu kula jira

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE AYAA TAHAY WAXAA LAGU ADEEGSANAYAA KALA FURFURRIDDA UMMADDA SOOMAALIYEED DABADHIF AYAA TAHAY ,

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y หลายเดือนก่อน

    HA WAALAATO SOMALIDU XAGEE DAWLADII JOOGTAA AAD SHEEGAYAAN YAA HESHIIS AH. BILAA CAQLI YOU ARE A CRAZY PEOPLE OF THE WORLD.CUPKA WAALIDA IDINKA QAADAY 👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km หลายเดือนก่อน

    somaliya mel mala awal,iyo qowlaysato magac koxaysiya ma jajulo wada ayan arka

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 หลายเดือนก่อน

    dee xamar waa qarankii saa daardeet waxay sheegeen uun baan laracaa laakii.
    aranta gudah weeye midna arinta dibadaha.
    itoobia way ku sooxadgudubtay sharci ahaan soomaaliya

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqdu waxay tahay somalia ma rabto inay somaliland noolaato taana waxaa u daliila
    Hobyo iyo meelakalaan ku siinayaaye somaliland xidhiidhka ujar ethiopiyaay, kkkkkkkkkkkkkkkk
    Arsaaqada illaahaybaa haya cidkastaana wixii u qoran ayay qaadaa, xasan sh iyo xukumadiisu taasay ilowsanyihiin, somalilandna iyadaa keentay 60 kii midnimada ,somaliana iyadaa cuntay midnimadii , kkkkkkkkkkkkk
    2024 midnimo dhimatay yaanay ku daalin somalia wax dhintay waa laga quustaa, kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 หลายเดือนก่อน

    Isaaqu miyaanay illahay lahayn dee waa kaa nasrigii yimiye ha hor istaagaan 😂😂😂😂😂😂 waar dulmigii aad nagu hayseen wuu soo dhamaaday tii alle ayaa socota wax ay ka qaban karaana ma jirto waasha ileen waliba idiin ma hadhine xitaa masajidii illahay bad ka dhex qaylinaysaan ee cibaadada loogu talo galee 😂😂😂😂😂😂😂 ama qaramada midobay tag ama igad tag samirkii sadkiisii baa soo degay 34 sanno ayan adeer samrayay. Somaliland waa la aqoon sanayaa waa la aqoonsanayaa. Gidaarada madaxa la dhaca

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h หลายเดือนก่อน

    I madadaali daali I maaweeli weeli iyo maaweelada caruurta. Iyo riyo maalmeed.
    35kii sano ee la soo dhaafey ???
    35ka sano ee soo socdana waa idiin sidaas.
    Keep on dreaming.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt หลายเดือนก่อน

    Kkkk shaqadina maha Somaliland ee danihiina kufoofa. Som/Land ciidini iyo dadkiini midna maaha.

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn หลายเดือนก่อน

    war kan waa orom soomaali maaha yuu idin qaldin

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari หลายเดือนก่อน

    Why itopia cìidamo bad u samaysatay

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 หลายเดือนก่อน

    Beenaalayaasha Soomaali sheeganaaya inagu isku Somali ma nihin isku dhaqan ma nihin diinta islaamka uunbaa inaga dhaxaysa Somaliland Dawlad gaara, jaar la ah Djibouti Ethiopia iyo waxaan dawlad lagu sheegi karin Reer Villa Hiraab

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 หลายเดือนก่อน

    isaaq miyaa iska leh waqooyiga soomaali koow bada ma isaaq baa iskale saylac ma umadaa waqooyi ogol go id. hawiye ma ah xasan iyo daljir.

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 หลายเดือนก่อน

    Caaac sac gusle kasta faaq haso dhaho

  • @maxamedjilibey5951
    @maxamedjilibey5951 หลายเดือนก่อน

    War daanyeerkan yuu waqti idinka lumin muumin waa roton seed

  • @RashidBeegsi-fh2sn
    @RashidBeegsi-fh2sn หลายเดือนก่อน

    Beenaale oromo ah oo af somali
    Bartay

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 หลายเดือนก่อน

    BEENAAALE BEENAALE BEENLOW FALALOW

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic หลายเดือนก่อน

    Beenlow gaal Abiy dhul iyo bad Uma heyno

  • @TrafiKo-x6p
    @TrafiKo-x6p หลายเดือนก่อน

    Adeer oromoy wadan kaayna no dhaafa

    • @faclon.
      @faclon. หลายเดือนก่อน

      wadanka ma hooyadaa baa le

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน

      Adiga ma hooyada leh oromo ku dasha was

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg หลายเดือนก่อน

      Wadanku waa kee adero umada ka xishoda kliyagoda somaliyowa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    HOOYADAA IYO SOMALIA WAS KHANIIS KHANIIS DHALAY OO MAJEERTEN URAYA AH ADEER MAANTA SOMALILAND NIIKO UMA BAAHNA XAARKA IYO QURMUUNKA GAROOWE LA JOOG SOMALILAND UMA BAAHNA WAX SOMALI LA YIRAAHDO

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka. Reer. Muqadiisho. Ruun. Buu. Sheega. Maasha. Allh. Nin. Raaga. Guulaaso. Allh. Haaku. Baarakeeyo. Geesi. Guulaaso. Nooloow. Wiilka. Yar. Baadhaama. Oodayaada. Waayeen. Bisiinka