Muddo kordhinta Axmed Madoobe oo laga horyimid | Qubanaha VOA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hora lo socon Somaliya way talabsatay Guul Dowlada Dan Qaran insha Allah

  • @SalaadSaalax-ud1xv
    @SalaadSaalax-ud1xv 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mac Quul Macha siyaasada madoobe

  • @warsamehamsa9408
    @warsamehamsa9408 2 หลายเดือนก่อน

    Ahmed ader horay usoco

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ahmad madobe qof u dhama Jubaland hada lama arag mana muqdo qof illahay dib ka keno moye

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekh, dasturkii ayuu bedalaay waxa uuu rabaa in 5 sanadood dib loo doorto,, Axamad madoobe iyo Lafta gareen xaq bay u lee yihiin min 5 sanadood .

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 หลายเดือนก่อน +1

    👋 Weriye Sandheere.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 หลายเดือนก่อน

    VOA waxba kana oga xaalada Britain labada xisbi ee waawayni waa isku mabda, wax lagu kaka doortaa ma jiraan kaliya kuwa hore u joogay waa la nacay.
    We are as Muslims Vote Independent and Worker party.

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 หลายเดือนก่อน

    Madoobe is king

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 2 หลายเดือนก่อน

    Afrikaanka xukun jeclaa, dastuurki lagu heshiiyay, halagu dhaqmo.

  • @Xaajisacadismaciil
    @Xaajisacadismaciil 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jubbaland ahmed madoobe cid udhaanto ma jirto
    Wayo majirto mucarad kahadlayo khawarij ta qofka donayo in Ahmed mesha laga saro oo malin xitaa kahadlin khawarij ta bal wuxu. Rabo isheeg

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 หลายเดือนก่อน

    Ahmad madobe shaqo badan ayu qabtay qabil is dilaya kama jiro jubaland wana hogamiye aragti dher walahay wa oday

    • @mmsports7
      @mmsports7 2 หลายเดือนก่อน

      Ahmed madoowe hal gobol kaliya ayu ka taliya waliba kismanyo a ugu waynade tan kale dadka dago juboyinka waa dad nabaded ma ahn dad qabii isku laaya

  • @user-ys6dl1sj9f
    @user-ys6dl1sj9f 2 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 หลายเดือนก่อน

    Mr Dable waa sidaa uu u sheegay.

  • @mohamedhasan-qf5jx
    @mohamedhasan-qf5jx 2 หลายเดือนก่อน

    We support the Labour part of Bretain

  • @MuqtarSheqdinle-ct3wf
    @MuqtarSheqdinle-ct3wf 2 หลายเดือนก่อน

    Guleyso xamar meadows wayo xukumet Dhabi ah Anaya somali warden aan wax lagu tilmaamo majiraan

  • @mohamedhasan-qf5jx
    @mohamedhasan-qf5jx 2 หลายเดือนก่อน +1

    We support the layout part of Britain

  • @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj
    @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed madoobe cid ka hor iman karta malahan isagana jira joogi doonana idinkuna dameer ciyeey baad tihiin.dadkiisuna way jecel yihiin

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 2 หลายเดือนก่อน

    War Ninkaas umada Ka qabta😮🙆‍♂️Waa Ku raagee

  • @hilowlemohamed5507
    @hilowlemohamed5507 2 หลายเดือนก่อน

    Hindiga kaqaada Reyswsaaradaha British Nin xunwaaye.

  • @abdiwahidmursal6718
    @abdiwahidmursal6718 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed madoobe Jubaland isagaa samaystaye maxaa laga hor iman

  • @AxmedMacalin-fp3jk
    @AxmedMacalin-fp3jk 2 หลายเดือนก่อน

    Asc soomali doolada la majirto waxaa loonoqday xilikii qabqablayaashay

  • @mohamedjamal3667
    @mohamedjamal3667 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa bada ibinayo ayuu kow kayahay

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhh axmed geed naar caadi mahan

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mucaradka Jubalan wa khaimin tug ah o shirkado dhismo iyo qandaras wata wana kuwo an lagu smini karin xilka jubaland cid ay matalan ma jirto wa moryan

  • @abdulahiabdirahman2548
    @abdulahiabdirahman2548 2 หลายเดือนก่อน

    AHMAD MADOBE NIN XISHODO MA HN

  • @welimahat6450
    @welimahat6450 2 หลายเดือนก่อน

    Awey CR7???

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 หลายเดือนก่อน

    Barlamanka Jbbaland wax ka badalka ay tasturka wax ka badalen ad ayan uso dhawaynaya hora lo socon Guul Jubaland iyo Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 หลายเดือนก่อน

    Doqon kaan yaa nagawod duqaan

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 หลายเดือนก่อน

    Biden waxaasi waa marmarsiiyo jaban ee doqonku meesha dhan hawga dhaqaaqo, ka kalana ma dhaamo oo waa dameer iyo labadiisi daan.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan is weeydiiyaa maxaa loo riday dowladi kaligiis taliska ( kacaanka ) 1991 hadii maanta 2024 kaligiis talis nimo raadinayo,

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 2 หลายเดือนก่อน

    PAUL KIGAMI GA KISMAYO WAA ADEN MADOBE 30 SANO HAYSO adna xisaabta aqiro unbaad isku badisay

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mucaradka jubaland wa tug walahay hadi ay hoganka qabtan qabil qabil aya laysu dili wa tug qandaras iyo shirkado wata o an lagu amini karin hoganka Jubaland

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 หลายเดือนก่อน +1

    jacliyaa hassn sheikh jabkiisa waayo shalay madaxdii asaga ka horeysay rabtay in ay taqalusan nidamkam fashilka ah maamul gobeleyda madaxooda inta badan jaajusinta ah kasoo bilow dani axmed madoobe lafagareen in awooda layareyo asaga dhaliili jiray inkastoo dowladii farmaajo kentay nin aan lahayn damir aan kahayn kursi fashilkii soo garay dowladii faramaajo laftagaren qayb ka ahaa hadana hassn dhiiqo abaalkisa

    • @zikibaaba1541
      @zikibaaba1541 2 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo faqash yaa kadaba dhilifsan ileen kuwii Qalbi dhagax intuu garba duub u xiray amxaarki Gabre ahaa farta kasaaray. Farmaajo Faqash waa kii askartii xabshida dagaalkii 77 ee looga laayey 77 taalo uga dhisay Adis ababa. War xishoo dhigorta ALLE kaa qaaday e.

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 หลายเดือนก่อน

    Qof walbo somali ah gursika ayuu rabaa in uu iska fadhiyo sida ahmed madoobe.hassan sheikh.muse biixi.diini qurax.farmaajo marka waay maxamed siyaad barre loo dhahaa waa dictatorship siad barre ayaa dhaamay wadanka dhisay iam very sorry for these guys

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 2 หลายเดือนก่อน

    Mayee siyaasiyiinta jubaland oo si jilcan uga hor yimid axmed madoobe

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 2 หลายเดือนก่อน

    Thats dictotrial manner

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweiyne Ahmed madobe waa wiil wiil dalle