Allow mucaaradka kan wax walba ka hor imaanaya iyo kuwa qaar ee dhex fadhiya baarlamaanka ee iyaga jiha ay u socdaan aan la garaneyn allow naga qaba oo wadanka noo hagaaji
Maskax isticmal saxib caasimada iyo mesha amniga leh ee laga saara arsenal ayaa laga qabanaa 2m xataa hade shacabku doorato waa bilaaw bee positive not negative
Waxaan aad uga xunnahay in Drs.fowsiya x.adan laga reebo u tartamidda somaliya iyadoo loo danaynayo Kenya. Sadexda kale jabuti.muritiuas iyo madgaskar waxaa loo diyaariyey inay raila odinga u tanuzalaan sida aan horeyba uga warhaynay qorshaha Geelle iyo xasan.naguma cusba warkaan horey baan u haynay iyo lagu bedeshey danaha qaranka somaliyeed. Taariikhda ayayna galaysa qorshahan madow.
Lawo nin o ladoortay o heshiis eheen ayaa umadan o dhan wixii lo qawanlahaa Eed loogu dhigaa si loo joojiyo😮... Argagaxiso dadka ladigaali karo shacabka ayaa dooranaayo si Argagaxiso Awoodeda Hoos loogu dhigo.😮midnimada umada somaliyeed qof horjoogsan karo maleh.
Baroow ha dhihin Somali oo Federalka ah Fikradda Majeerten ayaa keensaday Aftina looma qaadin waa sida ay Majeertenka u diiden 1960ki in Shacabka Somali la tira kooba? Raali noqo hadaan ku saxay😊😊😊
Majeerteen federaalka miyuu ka mid aheyn mise waad dowlad ka madax bannaan noo qeex sababta uu u diidi karo teeda kale hadduu federal keenay maxaa diidaya inuu federaalka uu keenay ka hor yimaado ma dawlad ka today somaliyaa oo uu cadeeyey inuu ka baxay oo dawlad gooni isu taagtay yahay
Dad ku dilayo ku dhacayo waxba ma wadagi kartan Africa wey na disha wey na dhacda dhulki aan lahen kenya iyo itobiya ba nalugu gumesta hadan Somali nahay Africa waxba ma wadagno Somali wa Muslim
Wax midow africa la yirahado ma jirto anaga Somali hadan nahay wey na badaan itobiya iyo kenya anago leh dhulkena kenya iyo itobiya bey nagu dilan waxan hesana naga qatan Somali wa Muslim
Puntland Sxb Saciid Dane prime minister Laga hor istaagay Aaa dhib wadi mooye Rwerkaas ma xuma waa Dad yaqaan Hogaaaminta Somalia. 🇸🇴 Ogaaden Naceb aw Qabo ayow Qarsan waaye Dane because Ogaaden Waa Daarood Saamigii Rerkaas iyaga Qaatay
Allow mucaaradka kan wax walba ka hor imaanaya iyo kuwa qaar ee dhex fadhiya baarlamaanka ee iyaga jiha ay u socdaan aan la garaneyn allow naga qaba oo wadanka noo hagaaji
Guul Dowlada dhexe e Somaliya guul insha Allah
Mahadsenid
Wan so dhawey nayaa qofkii ka hor yimada waa argagixiso
Tani waa riyaddii ugu xumayd ee aan abid arko
👋 Weriye Iimaan.
Warkaas Waa dhibaato in ay diidaan doorasho qofkasta codkiisa dhiibto
Mucaaradka Sheekadooda Waa Hadaan Aniga Wax Aheyn Waxba Ma Soconaayo Taasna Waalaga Soo Gudbay Walee
Guul shacabka kenya
Waa sheekada Hada Kuwa dowlada sheegto iyo kuwa kale sameeyaan qof ayeey Gurigooda geynayaan Qalab Argagaxiso xiriir laleh kadibna waxay dhahayaan waa Argagaxiso sheeko siyasiyiinta iyo kuwa xubin ka ah Meelo dalka kamid ah o xasaasi ah. Shirqolada nucaas waa lakasaa dadka sameeyo. Walaahi😮...
Mucaaradka Waa Tuugo Raba Umadda Dhiigooda Inee Iska Dhuuqaan Taasna Cid Ka Dhageysana Majirto Somalia Wee Socotay Cidii Hor Istaagtana Xabdi Aa Sugaaya Cidna Looma Jooji Naayo Walee.
Maxay ansixiyaan dowladda soomaalia ayadaan xamar qaar keed ka tallineh adoo qaawan bay rabtaa in dhahdo dadku dharka ha xirtaan sow waali maaha
kkkkkkkkkk sax
Sidee ku dhici kartaa one man one vote wadan ka dhan xor ma ahan
Maskax isticmal saxib caasimada iyo mesha amniga leh ee laga saara arsenal ayaa laga qabanaa 2m xataa hade shacabku doorato waa bilaaw bee positive not negative
SHACABKU TUUGO DANBE UMA FADHINAYAANE SHARCIYADA HANALOO ANSAXIYO CODKANA GACANTA HANALOO SOO GELIYO AAN KU CIIL BAXNEE
suuro gaal ma ahan in qof iyo cod ah hargasho waayo dalka intaa badan isma haysto hashiid ma ahan dowldda iyo mamuulada dalka ka jira dowladda waxa aay wado waa hees bilaa music ah
Mucaradkaa waxey rabaan 4,5 si ey u laaluushaan Odayaashii Qabiilada marabaan in shacab ey codeeyaan
Waxan laga hadlayo maha wax
Runtii caruurta xita loo sheegi
Karo lkn wxn layabanahay?
Caqligii umada somaliyeed
Meesha uu aday ?
Mmmm maantoo Qammisa bisha agosto ma voa italy baa meeshu
Luwa ka so harjeedaa i waa danaystayaal waxay ka fakarayaa siday xildhaanada lacag u siin lahayen si kursifa khayaano ugu heli lahayen
Somaliland intaa neceb tihiin intaa ku dayanaysaan baa ka badan!
Halsano iyo todobo bilood aya u hadhay xumda xssn ma ku qaban kartaa qof iyo cod been tadka loo sheegaya weeyi
Mdx weyne xasan iyo Xukumadiisa ayaa ka Shaqeynaya doorasho
Qof iyo cod ah ?
KAALAYA ILA QOSLAAY!!!!!
Waxaan aad uga xunnahay in Drs.fowsiya x.adan laga reebo u tartamidda somaliya iyadoo loo danaynayo Kenya. Sadexda kale jabuti.muritiuas iyo madgaskar waxaa loo diyaariyey inay raila odinga u tanuzalaan sida aan horeyba uga warhaynay qorshaha Geelle iyo xasan.naguma cusba warkaan horey baan u haynay iyo lagu bedeshey danaha qaranka somaliyeed. Taariikhda ayayna galaysa qorshahan madow.
Dal baad leedihiin ee maad ka soo tagtaan oo ad timaadan Somaaliya
yahuda ka dqmbeysa ee u midooba somali weyn iska daciya qabiilka qurunka ah meel ku duuga
Ma ihi mid dadka Dhib u keenayo hadii wax aay doortaan waxa laga yaaba in Argagaxiso u aragto Gaalo kadibna wax iska ilaalin ah ama kalasaarida xubnaha dowlada kamid ah iyo Shacab. Madama shacabka doortaan dadka.hadee wax doortaan Argagaxiso Xaal culus inuu lasoo baxaa lagayaaba.😮
Hassan dhooqo yuhuud ushaqeeye
2 shabaab wadashaqeeen ataa kadhaxeysa
Lawo nin o ladoortay o heshiis eheen ayaa umadan o dhan wixii lo qawanlahaa Eed loogu dhigaa si loo joojiyo😮... Argagaxiso dadka ladigaali karo shacabka ayaa dooranaayo si Argagaxiso Awoodeda Hoos loogu dhigo.😮midnimada umada somaliyeed qof horjoogsan karo maleh.
Falastiney falastin iyo israil cabsi cabsi miyaa maad soo qadine
Baroow ha dhihin Somali oo Federalka ah Fikradda Majeerten ayaa keensaday Aftina looma qaadin waa sida ay Majeertenka u diiden 1960ki in Shacabka Somali la tira kooba? Raali noqo hadaan ku saxay😊😊😊
sidee majeeerteen u diidi karaa tiri koob teeda kle Faderaalka wxa lga so xadey Rayiga abdulkadir zoobe 1941 wadey
Majeerteen federaalka miyuu ka mid aheyn mise waad dowlad ka madax bannaan noo qeex sababta uu u diidi karo teeda kale hadduu federal keenay maxaa diidaya inuu federaalka uu keenay ka hor yimaado ma dawlad ka today somaliyaa oo uu cadeeyey inuu ka baxay oo dawlad gooni isu taagtay yahay
@@axmedsixteen8509Somali lama tiriin karo maxa yeelay wa reer guura 5 qaraad jooga tirada runta lama helayo fahaan mida meesha ku jirta
@@axmedsixteen8509 majerteen dowld ma rabo qabyalld quran ah somali barey dhaqan xumo wx kle lgma faaidn
Warka aad sheegasaan meeshaad joogtaan kabilaaba
Ethiopia maxa kajiraa
Dj is not country
It is part of somalia 🇸🇴
We want to get big somalia 🇸🇴.
ma riyooneysa😂
Dad ku dilayo ku dhacayo waxba ma wadagi kartan Africa wey na disha wey na dhacda dhulki aan lahen kenya iyo itobiya ba nalugu gumesta hadan Somali nahay Africa waxba ma wadagno Somali wa Muslim
Wax midow africa la yirahado ma jirto anaga Somali hadan nahay wey na badaan itobiya iyo kenya anago leh dhulkena kenya iyo itobiya bey nagu dilan waxan hesana naga qatan Somali wa Muslim
Dadka heystan ogadeen somali dhan ma ahan iska xureya iskadaya qabyalada media ka wadaan😂😂
@@AliHusseinMohamed-ig3qrmaba fahmin waxad sheegeso qoralka iska sax iyo ereyga
@@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 kuwa xabshida heysto wa dadkada somalida kle wxb kma galin
Puntland Sxb Saciid Dane prime minister Laga hor istaagay Aaa dhib wadi mooye Rwerkaas ma xuma waa Dad yaqaan Hogaaaminta Somalia. 🇸🇴
Ogaaden Naceb aw Qabo ayow Qarsan waaye Dane because Ogaaden Waa Daarood Saamigii Rerkaas iyaga Qaatay
ogadeen asga xuriyad u bahan Gumeysi kujra😂
Hh