Allaha u Naxariisto isaga Fananiintii Geeriyootay oo dhan Aamiin. Maxamed Maxamuud Cige (Busi) Maanta oo ah Khamiis 2/7/2020 ku Geeriyooday Hargaysa. Khamiis 2/7/2020, London UK
Runtii hal keeday dhigeen.doqon baad tahay dadka dayaxa gaadhay ma danbi bay soo kordhiyeen mise waxbay tareen.la iskama hadlo.waxa ay waxa ka alifeen wixii uu samaynayey afweyneh m.s bareh.
Allaha u Naxariisto isaga Fananiintii Geeriyootay oo dhan Aamiin.
Maxamed Maxamuud Cige (Busi)
Maanta oo ah Khamiis 2/7/2020
ku Geeriyooday Hargaysa.
Khamiis 2/7/2020, London UK
Dadka murtiidas cuuriyan kasoojeda masha Allah xasan ganay cajiib mucjiso makala dhacan fananiin musicians talents walee
MUSIIBADU IYADAA ADUUNKA U MACALINA maantey heysataa umadi aduunka ku noolayn oo dhan oo virus yar baa waalaya inuu gaal iyo muslimba macalin u noqon doono shaki kuma jiro lkn ilaahey muslimiinta iyo umada soomaliyeedba haka bad baadsho duul baa la oofsanayaaye.
walhi waxa ay sheegayan horena way usoo dhacdey ilaa mantana wey socdaan allah ya cisak ABWAAN HASAN GANAY
tariikhdu waa mudan
wa jira markhati le
Raggaa musikada tumahaya waxaan uga jeedaa/arkaayaa laxameyste weyn iyo hoobal iyo kabaniste weliba Ismaaciil Cabdi ( Ismaaciil Yare) nin u eeg oo saxaphone afuufaaya. Yaa si saxa noogu sheegi karaa ma Ismaaciil yaraa, oo saxaphonekana ma yaqiinnay Alle haw naxariistee?????
Waa isagii
Cilmi iyo caado
Goormuudhintay busi
Hal-abuurka geeska
Aways abokor Goobe
Maxamed ismaaciil iyo kinsix
Asc waxaa aad iyo aaad ula yaaba qaabka mataalada xigmada iyo miraha riwaayadaaan ku jira waxaaan ruwaayadaaan ka hadalaysa somalida biliwgeedi ilaaa maanta naraxalada ay soo marreen waxaaay ruwaayadaan saadaalinaysay xiligaa meesha somali ku socoto oo ah dagaal gaaajo qax dhib waxaay tusaale muujinaysa in kalinimada iyo kooxaysigu yahay burburka midnamada iyo hormarka qofkii daawada ama fahama macanaha ay xanbaarsantahay ruwaayadaan waxuu fahamaya mishkilada jirta dalkeena
Ibrahim Khalif
JUBA WUU KUSOO BAXAY RWYADAN ...
1o14
Balaayo ayay sahadinayeen ala maxaa dad ku dhintey balaayadiiay huriyeen kuwani
Adeerkaa kitaab diid u sheeg culimo laaye faqash urtay
Runtii hal keeday dhigeen.doqon baad tahay dadka dayaxa gaadhay ma danbi bay soo kordhiyeen mise waxbay tareen.la iskama hadlo.waxa ay waxa ka alifeen wixii uu samaynayey afweyneh m.s bareh.