MASAR & JORDAN MA DIIDI KARAAN QORSHAHA TRUMP EE BARAKICINTA REER QASA?
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- MASAR & JORDAN MA DIIDI KARAAN QORSHAHA TRUMP EE BARAKICINTA REER QASA?
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline A
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia
falastiin maxeey u dhima naayeen haddii si sahlan u guuraayaan , Taraam waa dulmiloow & Cadawga muslimiin dunida waana leyska cilinaayaa abad !!!!
مشكورين
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw
Alley leeyihiin reer qasa
Allah ayey magantiis yihiin
Asc mowliid iyo Mohamed subax wanaagsan
Salaam
Faalaastin dhulkoga ayay xor kuuhelaayan melna matagayan faalaastin dhulkoga way udhinten ilaahayba guuusha keeni qasa insha alaah
Ilaahay Ha jibiyo Ku faarta
Asc HBN ONLINE dhamtiin waxan idinka codsanaya ina barnaamijka BANDHIGA HBN inad kuso qadatan xaladaha ka jira CONGO 🇨🇩 iyo siday wax u jiraan fadlan 🤝
Waad mahadsan'tihiin
Allaha ugargaaro réer fasatiin waa lootashadaye lkn ilaahay ma odhan
Sisi&kuwa la mid ka ah ayaa caqabad ku ah qadiyada falastii'niyiinta
Waana la gaadhay xiligay ta'gayeen&dhamaan horjooga'yaashada carabta
Fircoon iyo Qaaruun Allah ayaa ka qabtey dunida,kuwanna Allaha ka qabto umada reer falastiin iyo dhamaan Muslimiinta.
Faalaastin waa mujaahidin sharafle dhulkoga way udhinten melna kamatagayan dhulkoga faalaastin waa jaahad wayn qasa ilaahayba cawin insha alaaah guuuul wayn
Ilaahey.ayaa.awooda.o.dhan..leh.reer.Qasa..sisi.awalba.mareykan.&carabta.dhufaanan.ayaa.keensaday.meesha
Ninkii dhoof ku yimidbaa geeridu dhibeeysaa dhul ninkiisa baa iskaleh waxa allaah uu barakicinaayo waa mareykan iyo israaiil insha allaah.reer falastiin iyaga dhulkooda loogu yimid weyna guuleysanayaan insha allaah
somalia hala geeyo ama greenland hadii egypt diido
❤❤❤
Uma arko masar&urdun inay'wax diidi ka'raaa ama yee'layaan wax dan u ah shacabkooda&shacabka geesi'yaasha falastiini"yiinta
Asc wllehen wauducaynayna
I aamin wax ka jira ma jira hadal sisi
Asc❤❤❤❤❤
Asc. 😂😂😂
Qasa guuul iyo gobanimo faalaastin dhigoga ayay uhuuren dhulkoga qasa ilaahayba dufaacaya mar kasta guuul wayn
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
Isagu ilaahay durba aduunka dhaafin gaalka
Wax kasta oo ay mareyka😢n iyo Israil ku barakicin karto Falastiin wey sameynayaan, hadey noqoto hada amaba mustaqbalka, lakiin Fakastiin waa ka goantahey in ay dhulkooda inta yar ay ku mintidaan, lakiin ma helidonaan dowkadaha Carabta amaba muslimiinta jn ai Falastiin ku rageraan taas, waa wax aad yar
HBN IDINKA LAFTIINA AYAABA KU MASHQUULAY HADALKA BILAA MACNIGA AH EE TRUMP.
That is very shameful Mr President, if you're not supporting Palestine? leave them let them stay Gaza,
Cc waa adoon maraykanku leeyahay sayidkiisana kama hor imaankaro
Masar iyo urdun lacagta kalmada la siiyo wa israiil ka shaqeya nabadgelyadeda haddii la jojiyo nabad heli meyso israiil waxa lagu so deynaya jabhadaha ka jiro oo qarson ba so ifbaxayan
Israel american ha dajiyo alaska waa meel ku filan israel oo dhan kana badan
Waxas mashqeynayaan
Palestine ma aha somalida o kale waa diin leg oo wadaniyin ah.
Taram riyo ayuu ku jiraa dad sanad iyo dhor bilood lagaracayay wixi ka dhiman karo wey ka dhinten me katagayan dalka ey u dhinten
Dadkii hubka lagu bara kicin waayay yaa la doonaya in hadal lagu barakiciyo
Trump wuu riyoonayaa tii Alle meshay taal
Madax waynaha maraykanka been ayu kuuriyoday faalaastin dhulkoga way udhinten melna matagayan qasa dhigba loo huuray iyo jaahad wayn ilaahayba guuusha keeni
Masar iyo urdun waxey ku baxsanayan haddey hayan qaxooti min 100 illa 150 qof falastiniin ah waxeyna yirahan dadkale kuma darsan karno culeys bey nagu tahay arintan bey ku dodan dowladas sidey shacabkoda iyo siyasiyiin toda midiyaha ka hadlan
Doqonkan feerahaweyn maladhegeystaa yuhuud a isagakaxun
Mareey kan ka dhaqaa li hii aduun ka siin jiray wuu ka Jara tay wuxuu kaliya oo uu ree bay yuhuuda iyo masar kama na Jara yo dhaqaa la Mar ka masar maxaa gooni ah oo loo laa luu shaa yuhuuda iyo reer gal beed ka bay la shaqeey saa waan ka suura gal in ay reer palsatiin soo raraan ha deey run sheega yaan may xuduuda u fur to dhaawa ca ha loo daweeyo hub na ah soo Gud bis taan
Faalaastin dhulkoga way udhinten melna kamatagayan faalaastin dhulkoga been ayan laashegin
Tuuraam beenale israil ayad raari maraykan gee israil beenale cadaw ah