Talada waa tii Allah ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha reer qasa Aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha isku salido hana ku rido musiibo degdeg ah ha ee dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
Thanks so much HBN online tv, marka M.trump uu taagerada uu siiyey ama uu siin doono ku xidhayo waxaan gacanta ugu jirin Ukraine 🇺🇦, xukuumada Russia 🇷🇺-na aaney cidna gorgortan kula geleyn gobolada uu qarameeyey barlamaanka Russia 🇷🇺-na ansixiyey iminkana ka mid ah dal-weynaha Russia 🇷🇺 sida gobolka Crimia oo uu hore u qabsadey, sidee loo akhriyi karaa hadalka Trump.
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Scm mawliid xaaji
Fadlan sawirka macdantaa naadirka ah iisoo dir
(قل إن الأمر كله لله)
Thanks bro Man HBN TV director
Talada waa tii Allah ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha reer qasa Aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha isku salido hana ku rido musiibo degdeg ah ha ee dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
Thanks so much HBN online tv, marka M.trump uu taagerada uu siiyey ama uu siin doono ku xidhayo waxaan gacanta ugu jirin Ukraine 🇺🇦, xukuumada Russia 🇷🇺-na aaney cidna gorgortan kula geleyn gobolada uu qarameeyey barlamaanka Russia 🇷🇺-na ansixiyey iminkana ka mid ah dal-weynaha Russia 🇷🇺 sida gobolka Crimia oo uu hore u qabsadey, sidee loo akhriyi karaa hadalka Trump.
Qorshuhu.waa.sirdoon.xamaasna ma ogolaani godadkooda in la arko iyo meelaha saldhigyada ah dhulka hoostiisa ee hore loo.ogaan.waayey❤❤❤❤
Dagaalkuwaa.dhaqaale.ukrain.aragney.ee.qaza.maxaa.ku.jira
Nooga warama❤❤❤❤
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
❤❤❤❤❤
HBN online tv❤🎉🎉🎉
Allaha ha u gargaaro muslimiinta meeesha aay kutashenaayey allhala soo ma joogo
Anigaa ku arkay buur yar oo somalia ku taal ila soo xiriira fadlan
❤❤❤❤🎉🎉
Asc mowliid iyo Mohamed duhur wanaagsan
Hej!
Wariya moxamed hadalka bowsii ader
kan dabaalka ah madaxweyne wax kama ogo waxaan u maleemaa waa markay muslimka hurdada kakacaayeen
Waa tuug xadhkaha goosty
Guuldaro.maxaa.lagu.liqaa.israel.haku.liwdee.iyo.guruubkeedu.qazase.maxaa.iyadana
KKu.duugan.ee.dhaqaale.ah.m.m.cadejawaab.keen❤❤❤
Tuga adunka ugu weyn waUSA
Goboladan uu qsrameeyay ruushku dadka islaamku miyay degaan yukrayn dadkeeda. Islaamku waa intee in le eg
Waar anaa iskuul aadaya taasi wakhti ayey qaadanaysaa imaratigu dhagaxaan badan ayuu raraa buurahaa berbera udhow haaye ninyow waxaan layaabanahay wadamada khaliijku ma hanti’la’aan ayaa haysa wadamadani mawaxbaynu u diidanahayba miyey hadii inagii isdilayeyney intii umadahani heerkan gaadhayern miyaanay ahayn cilmigii waxan aykuhelern in ay inooga faaiideeyaan waxay doonayaana cunaan dadkana gaajada kasaaraan ileen wax ehela maanta iyagaa inoo xiga Africada maba aaminsani anigu laskin wadamada islamku maxay sidan inoogu samaynayaan isku diin ayeynu nahay dhaqankii wax aada makala gedisna sucuudiga miyaan nidhaahno intii nala qabsan lahaa oo gaalo madow naqabsan lahayd dee meesha nacalaa aabaheee kuyaal qabsaday qabigeedaba
Maraykanku waxa uu ka faa iidaa dalalka dagaalka ku jira sidii dagaalkii labaad ee aduunka
Waaryee mawlid waxa dadka loo rarayaa waxa umadaha ilaahay loo xasuuqayaa waa dhaqaale waa iiman la’aan waar dadkani miyaanay ogeyn maro cad in inta lagu duubo god madow laguridayo gaalka gartay markaanuu ilaahay aqoon waa trump oo kale taasi waa qodob inaga Somalia aduunkan inagaa ugu qanisan miyaanay ahayn in aynu ogaano bal wadankan iska banaan ee xabaduun kasocoto balo degtay maxaa ku jira ee aduunkan aynu kula gorgortanaa sidaan dadkan basbeelkaa aan ugu raadino nolol qaniya
Ma dal dagaal ku jira ayaa loo qabsadaa qaan