Waraysi Abwaan Sugaal Cabdille iyo kooxdii Heegan Qaybta 1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Waraysi Abwaan Sugaal Cabdille iyo kooxdii Heegan Qaybta 1AAD
    Abwaan Sugaal Cabdille Cumar oo ka tirsanaa kooxdii heegan ee booliska ayaa ka waramay taariikh faneedkiisa iyo kuwii Heegan

ความคิดเห็น • 23

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan Sugaal Cabdule Waxaa Hal-abuure cajiib ah.❤

  • @Moha-Galayr
    @Moha-Galayr 2 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto abwaan cabdi bashiir indhobuur 😢

  • @magichashi
    @magichashi 14 วันที่ผ่านมา

    Wax markaa ku horyaala, misna aad sahlanayso, hadhow meel xun tagaaya💯

  • @abdullahigargar1047
    @abdullahigargar1047 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan sugaal abdulle jilaa qatara ah cadi maha gabyana ah well done

  • @CabdikhaaliqMahamed
    @CabdikhaaliqMahamed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heesti abwan sugaal hadan kaga tago camaraderie

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 3 ปีที่แล้ว +1

    Dabagooye illaahey how naxariisto wuxuu ku dhintey dagaalkii Godey 77 waa ninkii lahaa maansadii hadii aanan soo noqon caleyga nuurow allahow ku nabad gali

  • @abdullahtamamyare8518
    @abdullahtamamyare8518 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan x.adan ee caadavsoo baxdiyo TH-cam ka waan kawaayay ma magac kale bey leedahay

    • @bashkaabdalla6238
      @bashkaabdalla6238 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdullah Tamamyare cindi nuuriya ku raadi sxb dhageesi wacan

    • @abdullahtamamyare8518
      @abdullahtamamyare8518 6 ปีที่แล้ว

      mahadsanid sxb in badan

    • @alihusseinomar581
      @alihusseinomar581 6 ปีที่แล้ว

      Abwaanka baqdin miyaa ku jirta muxuusan u rabin in uu ka sheekeeyo qasiyooyinka heesihiisa?

  • @mohamedabdi4509
    @mohamedabdi4509 11 หลายเดือนก่อน +1

    Akhyaray heestaa hadaan kagatago xamar ee uu qaaday abwaankaan aan rabaa ee yaa meel iigu sheego pls😢😢😢😢

    • @yaasindhagayare7214
      @yaasindhagayare7214 7 หลายเดือนก่อน

      Heestaa inaader caawadaas raadinayaa hadaa heshay isoo qabo

  • @Mosman47
    @Mosman47 3 ปีที่แล้ว +3

    war niyahow intaa aanu xasan aadan rawaxin maad ka soo qaadidi wareeysi

    • @yaasindhagayare7214
      @yaasindhagayare7214 7 หลายเดือนก่อน

      Saaxiib heestaa ana waa la,ahay heesta Xamdi baa la dhahaa hadaa heshay ila soo wadaag Laandheere 🫡

    • @Mosman47
      @Mosman47 7 หลายเดือนก่อน

      Heestu teebee ahayd sxb

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel 4 หลายเดือนก่อน

      😁😁😁😁😁 dee malaha maba hadli karo

  • @AxmedJamac-awcigaal
    @AxmedJamac-awcigaal 4 หลายเดือนก่อน

    cidinuuriya eeshcaal hees iyo weliba badh

  • @fuaadmuuse3211
    @fuaadmuuse3211 6 ปีที่แล้ว

    Xamar ayuu faalig Ku hayaaa

  • @alihusseinomar581
    @alihusseinomar581 6 ปีที่แล้ว +3

    Abwaanka baqdin miyaa ku jirta muxuusan u rabin in uu ka sheekeeyo qasiyooyinka heesihiisa?

    • @dhalboqortooyogm5252
      @dhalboqortooyogm5252 3 ปีที่แล้ว +1

      Cid u ka cabsanayo ma jirto lkn waa wax la soo dhaafay.

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 ปีที่แล้ว

    Horta nio ninkii cabditahaliil la odhan jiray xagu ku danbeeyey?

    • @abdullahtamamyare8518
      @abdullahtamamyare8518 6 ปีที่แล้ว +1

      Dhalin Ileeye Boy ; Xamar isagoo kuxanuunsanayaa baan ogaa allaha caafiyo

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 3 ปีที่แล้ว

      Illaahey how naxariisto sanadkii horuu geeriyoodey