FADLAN WIILKAN TIKTOK KA QABTA ACUUDU BILAAH\DIRISLE ABDI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • fadlan wiilkan tiktok ka qabta,
    somalitiktok kanyar halaga qabto,
    fadlan qofkan tiktok ka qabta,
    dirisle oo reaction ka bixinaya somalitiktok 2020,
    somalitiktok2020,
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW TH-cam CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    TH-camKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

ความคิดเห็น • 771

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 4 ปีที่แล้ว +444

    Ma ku qaraban magaca alle lkn hadii aad awoodid like isii please🇸🇴

    • @shafieabi
      @shafieabi 4 ปีที่แล้ว +1

      Allahu akbar

    • @halwohenna
      @halwohenna 4 ปีที่แล้ว

      zakariye boy 😃😃

  • @saadaqlove6451
    @saadaqlove6451 4 ปีที่แล้ว +375

    waa adigii commentigyga aqrinayee liketa ha ila dhafin wll

  • @abdirahmanmahamoud3589
    @abdirahmanmahamoud3589 4 ปีที่แล้ว +25

    Walalo fadlan like isarat allah janada hanikeyo

  • @sukhradiamond8623
    @sukhradiamond8623 4 ปีที่แล้ว +25

    Dirisle my king best TH-camr in the world 🇸🇴🇸🇴👈

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +158

    Dirisle vlog asturia Noga so same wliga madan noga so sameen
    Inta igu raacsan like isaara👍😍

  • @nooleeyelyrics7038
    @nooleeyelyrics7038 4 ปีที่แล้ว +221

    Wll 1saac gudihiis ilaahey hakula kulmiyo waxaad Ku faraxdo hadaad subscribe iisaarto

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Yaasidoow lpx SUBSCRIBERTU WAA XAGAAGA THANKZ

    • @salmanturkish4786
      @salmanturkish4786 4 ปีที่แล้ว

      Hadanan ku sarin ma helayo mahino waxan rabo
      Helitanka ma adiga gacanta ku haya mise rabiya gacanta ku hayo

    • @qamarahmed327
      @qamarahmed327 4 ปีที่แล้ว

      Wakusary wll isoduce in Allah awlad isiyo thanks

    • @nimcodagan1857
      @nimcodagan1857 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdilahick9075
    @abdilahick9075 4 ปีที่แล้ว +101

    Intii qoralkyga aragta waxan idin rajeneya nolol farxad leh love guys

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +11

    6 minute 1.5k 😱😱😱
    Dirisle keep going

  • @Apdynajib07
    @Apdynajib07 4 ปีที่แล้ว +16

    Dirisle waan ku taageera lkn sxp qofka ha niyad jabin plz waxaa laga yaaba asxaab badan inuusan lahayn oo uu farxad meeshas ka raadinayo oo tiktok sxp la noqday

  • @oscarrichard1376
    @oscarrichard1376 4 ปีที่แล้ว +3

    je sais pas si tu me comprend Dirislow mais abo je souhaite une bonne courage pour ton belle travail. Masha Allah. Continue, toujours les ennemis sont les perdants. Dirislow je te salué abo

  • @chanalkadacwo2261
    @chanalkadacwo2261 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank yuo

  • @abdirahmantom8516
    @abdirahmantom8516 4 ปีที่แล้ว +1

    First person like

  • @mohamedabdinasirali6661
    @mohamedabdinasirali6661 4 ปีที่แล้ว +4

    Dirisle abdi i like how you give the reaction

  • @quruxdumarchannel
    @quruxdumarchannel 4 ปีที่แล้ว +22

    Hhhh anaaa uhoreeyo maanta💕💕💕

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Qurux Dumar lpx SUBSCRIBERTU WAA XAGAAGA THANKZ

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 4 ปีที่แล้ว

      qurux subscribe nagu shrf yaqe th-cam.com/video/zvmc6XxFEZo/w-d-xo.html

    • @quruxdumarchannel
      @quruxdumarchannel 4 ปีที่แล้ว

      @@hanadhassan8122 waakusary bro

    • @quruxdumarchannel
      @quruxdumarchannel 4 ปีที่แล้ว

      @@nasiibnew7766 waakuusaaray wall

    • @shugrijaamacytdd1077
      @shugrijaamacytdd1077 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk wallahi ad baan uqosle 😁😁😁😁😁

  • @abdalamoha3552
    @abdalamoha3552 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sxb been mahan caanimo ayaa meel daran gagashay sxb dirisle keep going pr0 love halagaa helo 😍

  • @apdishakourck5839
    @apdishakourck5839 4 ปีที่แล้ว +1

    Idirisle apdi horu socot wllkie
    Isla socot wngzn wllkie

  • @nimcosagal254
    @nimcosagal254 4 ปีที่แล้ว +8

    Hore u soco Hno🥀🍁❤️💯

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      nimco Walaal SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin Adoo MAHADSAN

  • @Dalizka
    @Dalizka 4 ปีที่แล้ว +18

    Qofkii donya inuu qozla 5:38 sifiican ha ueega😂

    • @Dalizka
      @Dalizka 4 ปีที่แล้ว

      @@kaderaroppleh 🤣🤣🤣🤣

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle Abdi Keep Going👌❤👏

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 4 ปีที่แล้ว +12

    Hadaad is ruxdo wad garanaysa waxa dhacaya kulaha😂😂😂😂😂im dying wlh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going Drisle huno mcn❤🤴🔐💊

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว +1

      nadra Walaal SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin Adoo MAHADSAN

    • @nadasmile6498
      @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว

      @@hanadhassan8122 haye wlalao❤

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nadasmile6498 hyh wlaal nadra My What's app Hadaad lyrics u Baahantahy

  • @qamarahmed327
    @qamarahmed327 4 ปีที่แล้ว +12

    Walaleheyga somaliyed like marabo hala isoduceyo wad maxadsantihin

  • @ubaxeyibrahim4396
    @ubaxeyibrahim4396 4 ปีที่แล้ว +18

    Gabar qurux badan hada taxey tiktop sogal kulahaa disle dibadanaa

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Ubexeey Lpx SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin Adoo MAHADSAN

    • @ubaxeyibrahim4396
      @ubaxeyibrahim4396 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hanadhassan8122 wankusarii comment igaralii abowe

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Hyh walaal ubax Hadaad Lyrics ubahntay my what's app 0634782523

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ubaxeyibrahim4396 yaa u sheega in kuwii ugu foosha xumaa xagaas ku aruureen

    • @ubaxeyibrahim4396
      @ubaxeyibrahim4396 4 ปีที่แล้ว

      @@hgh6577 nimco walai inu kawala ayuu rabaa oo kaliyaa qurux mesha matale

  • @gouledadan8952
    @gouledadan8952 4 ปีที่แล้ว +1

    Go forward pro idisle🇸🇴❤❤🔥 your are my brother❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedmuuse1920
    @maxamedmuuse1920 4 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanna allah
    *Waali hadad rabto iyo wax aad ku yaabto in aad aragto titok waqti ku lummi shit* 😭😭
    Editid: jimco wanagasan qaraabo

  • @barwaaqoclkariim3241
    @barwaaqoclkariim3241 4 ปีที่แล้ว +1

    1.7k 5minite keep going brother

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 4 ปีที่แล้ว +102

    HADAAD ILAAHAY JECESHAY #SUBSCRIBED II ZAAAR😭✊

    • @cabdalepezani9541
      @cabdalepezani9541 4 ปีที่แล้ว +3

      Waan ku saray adna isaar wll

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว +3

      Tallo same lpx SUBSCRIBERTU WAA XAGAAGA THANKZ

    • @A.H.3530
      @A.H.3530 4 ปีที่แล้ว +1

      iLahy iyø Likta Ka LA Garø Niø Xayawanyøw.

    • @DHAQANE_TUBE
      @DHAQANE_TUBE 4 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdalepezani9541 wllo subscribe iisaar

    • @DHAQANE_TUBE
      @DHAQANE_TUBE 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hanadhassan8122 wllo subscribe iisaar

  • @omiiraahmed
    @omiiraahmed 4 ปีที่แล้ว

    Igula saliya xapipkena mohamed scw scw

  • @amalqurx7769
    @amalqurx7769 4 ปีที่แล้ว +12

    Dirsle cafimad kuwar wad iga qoslisaye

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 ปีที่แล้ว +2

    JUMCO WNAAGSAN TAAGERAHA IDIRISLEH

  • @axmedak4743
    @axmedak4743 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going diresle

  • @boqoradagalmudug7145
    @boqoradagalmudug7145 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle run ahaantii inta qof somali ah oo you tuber ah adaa ugu aqli badan masha Allah

  • @drsfadumaabdullahi4656
    @drsfadumaabdullahi4656 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣 Qosol iiguma harin Wlh hadaan ogahay inay wax orordaayaan aniga majeeseen Dirisle Abdi You made my day

  • @shaadianacfi6554
    @shaadianacfi6554 4 ปีที่แล้ว +4

    Dirisle Abdi ❤farxad kunolw

  • @Malika_qurux
    @Malika_qurux 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle tik tok Djiboutika 🇩🇯 kaa hadal OK keep going bro

  • @queennaciimo1268
    @queennaciimo1268 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll qali hormar wacan

  • @amdxfom4308
    @amdxfom4308 4 ปีที่แล้ว +2

    Ana ugu hor arkay videoga dirisle 😂😂

  • @deeqoaxmed6548
    @deeqoaxmed6548 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks wllkey dirisle Allaha ku xafido

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle dhiblow ♥♥😅😅😅😅

  • @hablokaboherbaloil
    @hablokaboherbaloil 4 ปีที่แล้ว

    Guleysa walalkey dirisle abdi

  • @husseinaadanibrahim6264
    @husseinaadanibrahim6264 4 ปีที่แล้ว

    Macalinka youtubka iDirisle cabdi wan Ku salamey bro

  • @wakhtimedia362
    @wakhtimedia362 4 ปีที่แล้ว

    Idirisle abdi keep Go ing

  • @AbdallaBuurane
    @AbdallaBuurane 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa talo fiican
    Dirisle xamar jooga qarkeygado marwalbo nadhahdaa xamarkeyne

  • @naajixshorts3764
    @naajixshorts3764 4 ปีที่แล้ว +22

    6:05
    waa Aniga qofka comment-ga uu derisle aqrinayo soo qoray waxayna iga ahyd dhab laakin wiilka jawab igama soo siinin

  • @haykaldek6539
    @haykaldek6539 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle ProH hore usoCo

  • @diamondplutmuz1687
    @diamondplutmuz1687 4 ปีที่แล้ว +1

    Hdii aa ka mid thy team idirle fdln like ii zaaRa😂😂💎

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 4 ปีที่แล้ว +1

    Beas Toutuber Dirisle abdi

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 4 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle cabdi❤️😍

  • @apdinajibmahad6506
    @apdinajibmahad6506 4 ปีที่แล้ว +2

    Ana ugu horeyey like hala dhafin

  • @FarahFarah-pn4rt
    @FarahFarah-pn4rt 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk naaso ayuuba yeeshee subxaankoow

  • @moxxtarmahamedo1021
    @moxxtarmahamedo1021 4 ปีที่แล้ว +29

    Inta nabiga jecel scw Subscribe isara🙏🙏🙏

  • @sakariyejeesto6664
    @sakariyejeesto6664 4 ปีที่แล้ว

    First

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab6824 4 ปีที่แล้ว +1

    Team dirisle idin jeclahay🔥💖🥰

  • @bakarfarahofficial8775
    @bakarfarahofficial8775 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle wax halaga barto

  • @ibtisamtimeofficial42
    @ibtisamtimeofficial42 4 ปีที่แล้ว

    Tiktok alla haleeyo wuuna waley subhanallah

  • @qadarowofficial1359
    @qadarowofficial1359 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle sxb dharka Kenya ma yaale sxb isheeg waan rabaa sxb

  • @rooblexidig1920
    @rooblexidig1920 4 ปีที่แล้ว +3

    Hey I tell you some bro you know I’m saying this is the best TH-cam bro thank you bro thank you thank you thank Jesus Somali all bro this is pushing

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂🤣🤣🤣dhulka ku jiday subscribed dhac igu siiya asxaabeey ♥️👌🙏

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 ปีที่แล้ว +1

    Never give up✊✊😍😍

  • @amiin_fitness8066
    @amiin_fitness8066 4 ปีที่แล้ว +1

    team dirisle like haladhaafin🎭

  • @chouaibdiriehallaleh4761
    @chouaibdiriehallaleh4761 4 ปีที่แล้ว

    Macha allah

  • @nasroawkoonbechannel
    @nasroawkoonbechannel 4 ปีที่แล้ว

    Wll waan ku saray adna iisar wll waa iga codsi alle dartisa igu garsiya 1000ka

  • @yaayaapro4213
    @yaayaapro4213 4 ปีที่แล้ว +7

    Ku soo biir chennal keygah Hadaa ku cusub thy Eena booqo daawate hadaa ka hesho vedio subscribe plz

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 4 ปีที่แล้ว +3

    Darisle Gacan geed Muxuu leeyahay maanta tallow Like Dhac iigu siiiya

  • @zhucaypbulshaawi1239
    @zhucaypbulshaawi1239 4 ปีที่แล้ว +2

    #Hhhh dirisle wixii tagara
    ------fadlan like izar

  • @macquulmedia9859
    @macquulmedia9859 4 ปีที่แล้ว +2

    Intii team dirisle farta taaga Like ta dhac kusiiya💋💋💋

  • @fatahkamal2275
    @fatahkamal2275 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll dirisle darka aad gado waa mansha allah lakin kusodar sarawisha,kabaha,jakadaha iyo shatiyashad mahadsanid.

  • @muudadhaanse8298
    @muudadhaanse8298 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy zxb Dirisle benta ma ahn in laga qabo waaye

    • @muudadhaanse8298
      @muudadhaanse8298 4 ปีที่แล้ว

      Zxb dirsle waxan rabaa inan kulasoxiriro adga waxn ahy dagerahga zxb lmbrka whtsppka isodr bro

    • @muudadhaanse8298
      @muudadhaanse8298 4 ปีที่แล้ว

      Ama kega wkaa 0907514010

  • @ibrahimboss2004
    @ibrahimboss2004 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle wlhi Waad La Heshay Bro

  • @mustafahmeddirie6037
    @mustafahmeddirie6037 4 ปีที่แล้ว

    Keep gwing darisle

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye1125 4 ปีที่แล้ว +47

    Ilahay Noloshada Mid Qurxoon Oo Qiimo Leh Ka Yeello Walaal Qaali #Subsicure
    I Saar Muraadkaaga Ilahay Mid Sareeya Haka YeeLo Amiin Boqolaal Jeer______ Jimce WNGSAN❤

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Hal Abuur SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin Adoo MAHADSAN

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 4 ปีที่แล้ว

      hal abuukar subscribe nagu shraf yaqe th-cam.com/video/zvmc6XxFEZo/w-d-xo.html

    • @rkhennachannel1572
      @rkhennachannel1572 4 ปีที่แล้ว

      Hal abuur wall wan kusary adna isaar mahadsanit

    • @rkhennachannel1572
      @rkhennachannel1572 4 ปีที่แล้ว

      @@hanadhassan8122 wallal wan kusaray subscrib adna isaar walal

    • @rkhennachannel1572
      @rkhennachannel1572 4 ปีที่แล้ว

      @@nasiibnew7766 wallal wan kusaray adna isaar subscurb

  • @aliabdihakimmuhumedsibriye1006
    @aliabdihakimmuhumedsibriye1006 4 ปีที่แล้ว

    Dirislow zxp single nimada goormaa ka paxee pro gariiraayapa wow aroosay

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 ปีที่แล้ว +2

    😂🤣😂🤣😂anagiiba naaso la,a isna waa luxooyo astqfurllh wlhi nag nagiigan baan ahy

  • @DetectiveMuad
    @DetectiveMuad 4 ปีที่แล้ว +26

    Derisloow sxp reactionkaaga ma xumo
    Lkin sxp mararka qaarkood qofka aad reactionka ka bxinaysid sxp hadlkaaga ka fiirso
    Waxan sa u leeyahy sxp waxa jira dad qaar hadalka si xun ay ugu dhacaan oo ay qalbiga ka jabiso
    Like bullying ina samynyso cml ay kaaga fahman sxp !!!

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว

      Way caynkas nalacabihikuyalkan wan kutagera idhaafi laleeyahay kadhici mayo

    • @checkmattee222
      @checkmattee222 4 ปีที่แล้ว +3

      If a man is doing such disgusting and disgraceful things then he should be spoken to and adviced not to do such things. Because he is clearly acting like a woman, and as Muslim man, he shouldn't be disgracing himself like that. God didn't create men to be feminine. This is not bullying. It's admonishing. Know the difference bro.

    • @DetectiveMuad
      @DetectiveMuad 4 ปีที่แล้ว

      @@checkmattee222 i know it's not bullying but he is a Human being have a heart and feelings some words may gonna hurt him or causing depresse...
      Sweet words could understand him something but not hurtful words .

    • @abdia9799
      @abdia9799 3 ปีที่แล้ว

      @@checkmattee222 men could have feminine tendencies, Alle been haka sheegin.

  • @xidigamuqdisho2643
    @xidigamuqdisho2643 4 ปีที่แล้ว +2

    _War fiiri aflagada iska yar daa_
    _Waxaad _*_views_*_ ku radineysa bal fiiri ban ku oralaha _*_《si walba _tahay_** siku qanac sanaaw》*
    *Sikale u raadi bariiska wllo*

  • @cubeydamediaproduction1080
    @cubeydamediaproduction1080 4 ปีที่แล้ว +3

    Dirislow iisoojawab

  • @bashiirsheekh6359
    @bashiirsheekh6359 4 ปีที่แล้ว +6

    fartoon BalBalaar ka wll ked wye sedi marka iska dhaaf ha iska falaq falaq leyee 😂👊👊🙏

  • @prettylouis6722
    @prettylouis6722 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle wll waxa dambigan eh ha so dhigin ado mahadsan anaka muslimiin a nahneh hees neh waa xaaram e inta a is ilaalin kartid is ilaali wa wada dhimaneena dhamanteen e a ilahey ka cabsano hees dhan channelkaadi dhan hees ka mamnuc allaha ku xifdiye

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 ปีที่แล้ว +1

    yuuyahay

  • @zulthanzuriyaofficial8588
    @zulthanzuriyaofficial8588 4 ปีที่แล้ว

    Azxapta teamka idirsle
    Wa i zalmy ruxitaan ayu wadaa dharkana dhigo nio

  • @jekeyjecelowjaamacofficial1697
    @jekeyjecelowjaamacofficial1697 4 ปีที่แล้ว +27

    Sodog: wilkeyga dirisle shaqadada isheg aan gabadheyda kusiye
    dirisle: youtuber ayan ahay aabe
    sodog: o xu ahaa youtber ka wiilkeyga
    dirisle: dadka ayan karbaasha
    sodog: hada ayan gartay macalin dugsi aya tahay
    dirisle:😰
    Lasoco qeybta xigta😄

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      macalin SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin Adoo MAHADSAN

  • @mohasalaadibraahim4893
    @mohasalaadibraahim4893 4 ปีที่แล้ว

    Qofkii u horeeyay team Abdrisaaq

  • @sadaamcabdibirre7960
    @sadaamcabdibirre7960 4 ปีที่แล้ว

    Caadi maaha wiilka waa dirisle uu yar waa iskacaadi bro kaftanka 😆😆😆😆😆😆😆😆💜💜💚💚❤❤🧡🧡💛💛💟💟💗💗💓💓

  • @ruweydoruun9994
    @ruweydoruun9994 4 ปีที่แล้ว

    First today

  • @maogtahayproduction1360
    @maogtahayproduction1360 4 ปีที่แล้ว

    😂DirisloW zhp can inuu noqdaa halkaa lagashay 😂markan arko wanyapa wlhi sidada muu iska fadhiisto reaction iskabixiyo 😂inta dirisle ilajecel like❤

  • @draragsaninawarsame3915
    @draragsaninawarsame3915 4 ปีที่แล้ว +5

    Waligay tik tok vido ma galin mana isticmalo✨

  • @mandeeqdauud5223
    @mandeeqdauud5223 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh wlkey hore usoco

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 4 ปีที่แล้ว +19

    HADI AAD KAMID TAHAY #TEAM #DIRISLE ABDI BAL #LIKE TA IGU EEGA

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      moha SUBSCRIBERTU WAA XAGAAGA THANKZ

    • @aniwaaikan5301
      @aniwaaikan5301 4 ปีที่แล้ว

      Waan kabaxnay nio teamkan update mabalan makhsinkan unbuu fadhiyaaa

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      @@aniwaaikan5301 khaalidoow lpx SUBSCRIBERTU WAA XAGAAGA THANKZ

  • @ifrahnuor2574
    @ifrahnuor2574 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤👌👌👍👍👍👍

  • @nasradinsunnah4100
    @nasradinsunnah4100 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb dirisle dharkaaga inaan ibsado ayaan rabaa sideen u iibsada

  • @muniirjack7589
    @muniirjack7589 4 ปีที่แล้ว +11

    Lkn Anigu waligey maan isticmaalin waan necebahay tiktok

  • @abdikanadi6831
    @abdikanadi6831 4 ปีที่แล้ว +2

    Dirislaw waxba Kama hyno markaste one ahay

  • @nimcoabdiraxmanxuseen958
    @nimcoabdiraxmanxuseen958 4 ปีที่แล้ว +14

    Aduunka wax aad arkeynin malaha wlhi kkk derisle abdi adi matihid wll mcn

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว +2

      nimco Walaal SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin Adoo MAHADSAN

  • @sulemanmahamed5947
    @sulemanmahamed5947 4 ปีที่แล้ว

    i love you Dlrlsle

  • @qalbisaliimmedia6715
    @qalbisaliimmedia6715 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh dirisle wllkis

  • @lamiispompom837
    @lamiispompom837 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣 Aqli malhn iska dhaaf Dirisle wan ku tageraa💋

  • @nachman1082
    @nachman1082 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle Ani wlllKy❤💎💥💋🥳🤩🥰

  • @hafsaabdulkaadir1718
    @hafsaabdulkaadir1718 4 ปีที่แล้ว

    Anaa ogu horeeeyo

  • @nacnaciinanacnaciina2680
    @nacnaciinanacnaciina2680 4 ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horye fadlan lik uga qado👍👍

  • @wizabdallah4294
    @wizabdallah4294 4 ปีที่แล้ว

    King