HABOON IYO DIRISLE MAXA KALA QABSADAY SHEEG INDHAHA QOFKA CAANKA AH FASHILKA ADUUNKA😂

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 165

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +80

    Allah is one ❤❤😢

    • @HereoChanel
      @HereoChanel ปีที่แล้ว

      الله اكبر ماشاء الله الحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 ปีที่แล้ว +28

    Big moha iyo sharma waxba nagama galin anaka from TEAM DRISLE 😅😅😅😅

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 ปีที่แล้ว +36

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @HereoChanel
      @HereoChanel ปีที่แล้ว

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @Hanad_c_h
    @Hanad_c_h ปีที่แล้ว +54

    ```Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️👆🕋```

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax ปีที่แล้ว +25

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +21

    Big legend always idirisle abdi and haboon another's levels yes or no choices pictures 👍💯💯😍💯❤😊

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +5

    Manshallah qalanajadeenaa sidaa edabta iyo ixtiram ka u leedahay Ayaan Waxan kaga codsanaya inaan Illahay dartiis Timahaga u daboolato waayo Hadan dumar Nahay meesha jirkeenaa ugu cowradaa badan Waa timahaa waliba waxad ku Adan tahay ehelu Diin Oo culimahaa OG family (Sh Umul xafadahulah) Wlhi Cabsidaa iyo rali ahanshaha rabi ayaa wax walba lagu helaaa Quruxleydeenaa igana rali ahow qalanjadeenaa❤️🙏🙏💕allaha na ha ku fududeeyo 🤲👍🙏
    I hope you reach this message to her legend and Keep going ina abti 👌💯👍Inshallaha!

  • @BilqerBilan
    @BilqerBilan ปีที่แล้ว +17

    Qofkii ugu horeeyay ee dawado❤ plz waa jimco ee iisoduceeya waa xanundnhy😢😢

  • @XaawoAxmed-b1k
    @XaawoAxmed-b1k 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo timaha noqari adigoo rali ah qaali walahi waan idan tageraa adi iyo idirisle m.a iskuwaara idanleyahy 👍👍

  • @leylahassan8268
    @leylahassan8268 ปีที่แล้ว +6

    Tinta sey leedahah ani kaliya miyey dhib igo heesa mey qamarka halmar xirato

  • @mustafedabjacayl
    @mustafedabjacayl ปีที่แล้ว +18

    Dirisle abdi Prank ku Samee Hapoon Zxp Please Wa Codsi

  • @JaamSha
    @JaamSha ปีที่แล้ว +10

    Wad iskunuresan masha allah ❤❤❤

  • @saalimabdurashid
    @saalimabdurashid ปีที่แล้ว +14

    Dirisle wan ku salamay bro I'm from jigjiga 👋💨

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 10 หลายเดือนก่อน +1

    Tom hungs darisle & iswhaaq i am in a Chicago Illinois u s a it is really beautiful story i always follow your channel i💕 you guys 👍👍👍

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed ปีที่แล้ว +8

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @casowe_cali4518
    @casowe_cali4518 ปีที่แล้ว +10

    Naagta weyn maxay madaxa la qawisay adun lagu fanayo wixii xumanta ah lagu fanayo jogna

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 ปีที่แล้ว +4

    Haboon iyo dirisle abihiis wey wada hadleen wax fahma😂 abaha. Miyaa kulahaa😅

  • @israjama7225
    @israjama7225 ปีที่แล้ว +9

    Idirisle talentgi waka dhamadaye yuotube uskadhaf😂

    • @ismailahmed4342
      @ismailahmed4342 ปีที่แล้ว

      Maxaa u daawanee

    • @Shamuurecabdi
      @Shamuurecabdi ปีที่แล้ว

      ​@@ismailahmed4342😂😂😂😂😂

    • @mohamedyusuf656
      @mohamedyusuf656 ปีที่แล้ว +1

      Xaasid adigu maxaa tahay ?u silly ax whole😂😂😂

  • @zajittahassaan8938
    @zajittahassaan8938 ปีที่แล้ว +1

    Haboon qaali timaha qarso Rabbi haku barakeeyo

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 ปีที่แล้ว +6

    hoogey Ana Heynka 😂
    Xaa Qofkan Aad Moodid Hooyada haddana Kolba Timaha Nin Gayaankeeda Ku Hor Walcineysa..
    Adduunow Xaalkaa be` 😮😮

  • @AbdirahmanMohamed-j9p
    @AbdirahmanMohamed-j9p ปีที่แล้ว +1

    Dirisle wan kusalamay walal
    Haboon walalo gaabdh wanagsan bad tahay wana ahayd fadlan walalo macan asturnanta kudadaal mahadsanid

  • @nasta-yq6dy
    @nasta-yq6dy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nabigena maxamed scw scw scw

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix ปีที่แล้ว +7

    Wale waxba jira dherkoda waa isku mid dirisle tan ku yac hada lipx thy😂😂

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix ปีที่แล้ว +10

    Waa wada hadashen ladhahy kulaha abaha miyaa😂😂😂😂😂 vaaaaar😂😂😂

  • @hashimshukri3032
    @hashimshukri3032 9 หลายเดือนก่อน

    Dirisle waa runtis waxa filimkas ladaha ' cast away ' by Tom hank's iyo captain Phillips good game both of you

  • @fatimaabdillahi3310
    @fatimaabdillahi3310 ปีที่แล้ว +12

    Kusaliya ruuskeena ❤❤❤❤

  • @moussafarah4310
    @moussafarah4310 ปีที่แล้ว

    Wlhi Dirisle qoftaan quruxlay wayee ku dhagso

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 ปีที่แล้ว +5

    2 isbuuc ayaad la maqneed waad la soo.laabatay 😂❤

  • @rahmorahmonuur6681
    @rahmorahmonuur6681 ปีที่แล้ว +5

    Abyo is astur ilaahayka cabso

  • @Ridwanmohamed-qq5og
    @Ridwanmohamed-qq5og ปีที่แล้ว +10

    Qurux kudigle❤

  • @salmomaxamedsaalx8834
    @salmomaxamedsaalx8834 ปีที่แล้ว +6

    Wa runteed anigu jiifban kudawanyaa😂

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 8 หลายเดือนก่อน

    Inader idrisle gabadan kurso waa gaban wanagsan weyan ok 👍

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 ปีที่แล้ว +4

    Cawrada qarso wlashey اتق الله يا بنت

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah ❤

    • @Sooyalka
      @Sooyalka ปีที่แล้ว

      Nagu soo biir wllshy

  • @ButterflyPearl
    @ButterflyPearl ปีที่แล้ว +3

    mashaa allah way isku nuurayan❤

  • @HawaHawajr
    @HawaHawajr ปีที่แล้ว +5

    Beented maaha haboon anaba jiifo dadkana kuli wn Gartay marka laga rebo ninki udambeyy😂

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 ปีที่แล้ว +10

    Waayadan xan baa idinku malqay labadina wana laga yabsadee maxa jira dee 😂❤😂

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @hassanqumane114
    @hassanqumane114 ปีที่แล้ว +1

    Waxa layaba timaha geska laga soo sarayo ma quruxba laga radiya

  • @Dirir-t1l
    @Dirir-t1l ปีที่แล้ว

    Gabadheenii quruxda iyo qiimaha badnayd Haboon Deeqa, maalin dhow kuwa canaasiir ah oo ka masayrsan baan meelahaas ku arkaayay, kuwaas hoos xataa ha u fiirin.

  • @Cayni123
    @Cayni123 ปีที่แล้ว +2

    Se iska dhigayso igu daran😂

  • @madarmohamoud-eg8wy
    @madarmohamoud-eg8wy ปีที่แล้ว

    Qoftan video yadeda soo badi dirislow

  • @JOKER___980
    @JOKER___980 ปีที่แล้ว +2

    Keep going🎉🎉🎉🎉

  • @makocali9564
    @makocali9564 10 หลายเดือนก่อน

    Habooneey xbibti mcnto timahaga qali👸

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 ปีที่แล้ว

    Dirisle waxa kuwaydina youtube acount iyo facebok page 2 acount ama 2 e mail kala duwan malagu isticmali karaa?

  • @buzhrayar5027
    @buzhrayar5027 ปีที่แล้ว

    Ishwaaq somali way ka badisay
    Dirislena waa legend mazhallah

  • @shukriabdi8870
    @shukriabdi8870 ปีที่แล้ว +2

    Waa Runtaa wlhi waan jiifaa Abyo

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 ปีที่แล้ว +1

    Alla kani waa faraq kulahaa meelkalaan kumaqnaye xaskisa maa dhahdayna 😂😂hada ayaduu ku maqnaaaba😅😂😂😂

  • @yahyeabdirahman3692
    @yahyeabdirahman3692 ปีที่แล้ว +1

    Sxb dirsle qaftaan wax makala dhaxeyo mais firi kartaan habon aesy qabkeda

  • @samarmohamudroble5462
    @samarmohamudroble5462 ปีที่แล้ว +2

    Qoftaan walagu cajisaa hadalkeeda lalabo ani wan nici rabaa chanalka darislow naga so badal qoftan iiish

  • @sacdiya.maxmed
    @sacdiya.maxmed ปีที่แล้ว

    M.h dirisle adoo

  • @HakimoAliisaq
    @HakimoAliisaq ปีที่แล้ว

    Dirisle hayeey hayeey

  • @asmaelmi8401
    @asmaelmi8401 ปีที่แล้ว

    Waxaba wuu u sheegaye maxaa challenge ah

  • @AdaweyareNuurcali-tb2he
    @AdaweyareNuurcali-tb2he ปีที่แล้ว

    Nin wina atahye qatan madaxa qaraso kudhiha ilmo mahan

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle quftan wad isku nuureysan

  • @mohmednoryusuf3169
    @mohmednoryusuf3169 ปีที่แล้ว +4

    Somali Hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @1236AHJP-ei7nf
    @1236AHJP-ei7nf ปีที่แล้ว

    HabooN iYo dirisle viDeoyaDoda Kama Caajiso niO😂😂❤

  • @FaysalXasan-h1x
    @FaysalXasan-h1x ปีที่แล้ว +1

    Prank ku same haboon

  • @hipaakali1676
    @hipaakali1676 ปีที่แล้ว +1

    Alaah is one😢

  • @Mustafa-xu9ko
    @Mustafa-xu9ko ปีที่แล้ว +2

    Sxp waaa ku tageraa wlhi reply isogl😢

  • @CR71987
    @CR71987 10 หลายเดือนก่อน

    tom hanks waaye

  • @ahmedibrahimahmed9421
    @ahmedibrahimahmed9421 ปีที่แล้ว

    Mxa qosolka badan wax ba qaldane

  • @GoojeCade
    @GoojeCade ปีที่แล้ว

    Dirisle waan ku salmay

  • @laylalaylaxasan8203
    @laylalaylaxasan8203 ปีที่แล้ว

    apyo timhda astur dambi wye sidan diinta rali kma ahn

  • @dableali5416
    @dableali5416 ปีที่แล้ว +2

    Tan waa nagu soo dhistay

    • @abdirashidhaji3405
      @abdirashidhaji3405 ปีที่แล้ว +3

      Tan hortiisay dhisneed waa atariishi caan ah caqli badan mutacalimad qashinyahow

  • @AmanAliHassan
    @AmanAliHassan ปีที่แล้ว +1

    TIMAHA LA QAAWIYO MA QURUX BAAA???

  • @yacaye02
    @yacaye02 8 หลายเดือนก่อน

    Hadoo sharma kujiro sheer waa iguleedahay

  • @FaysalXasan-h1x
    @FaysalXasan-h1x ปีที่แล้ว +1

    Prank

  • @Khaalid300xasan
    @Khaalid300xasan ปีที่แล้ว +1

    War nio gabdhan way kaaga dhagtey iska guurso

  • @Nathanabdi-rv2rq
    @Nathanabdi-rv2rq ปีที่แล้ว

    Musasal bay shishay saa gabigeedaba is qalqalooc bay kabixi la.dahy😂😂😂😂

  • @macaanemuqdisho
    @macaanemuqdisho ปีที่แล้ว +2

    Prank ee Ka leedahay mrkn😂

  • @TheSamiya17
    @TheSamiya17 ปีที่แล้ว

    hhhhhh dirisle sida u socote ma adigi isku qaldeysid ninkale

  • @HodanMaxamuud-yi2pv
    @HodanMaxamuud-yi2pv ปีที่แล้ว

    Dirisle halaga war hayo brother

  • @Shamuurecabdi
    @Shamuurecabdi ปีที่แล้ว

    Tinta ma iska asturatid wlley marka manta dhan celcelineeyso

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er ปีที่แล้ว +2

    Dadka wax laguma idhaa

  • @nasrudinahmad1108
    @nasrudinahmad1108 ปีที่แล้ว +6

    Haboon buste isn't easy😂😂😂

  • @hanaqaadfamilygruop4805
    @hanaqaadfamilygruop4805 ปีที่แล้ว

    War dirislow Samixa is not easy

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 ปีที่แล้ว

    sax waaye darisle sheegay 😂

  • @abdourahmanmoumin1676
    @abdourahmanmoumin1676 ปีที่แล้ว

    Allah is one 😂❤

  • @olanormann
    @olanormann ปีที่แล้ว +2

    Legend😂

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @keykey2594
    @keykey2594 ปีที่แล้ว

    Dirislow walal inantu waa qoloma?

  • @ciil-tire1435
    @ciil-tire1435 ปีที่แล้ว

    Gabadha is astur dheh saan Diinta ma shegeeso

  • @amaalbirimo4987
    @amaalbirimo4987 ปีที่แล้ว

    Jabiin labadina isla so sameya flima

  • @degayassin
    @degayassin ปีที่แล้ว

    Adigu
    Dirislwo
    Meelwalba
    Ooxunmiyad
    Tagata
    Imika
    Warya
    Edo
    Hallasi
    Mawanasana
    Hoy
    Kajog

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 ปีที่แล้ว

    Tinta qarso ama qayso is waq mxa waye hafka😃

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 ปีที่แล้ว

    Hh inantani sida hindaha maxay madaxa u ruxdaa horta weger😂😂

  • @cfataaxfaysalcazka3415
    @cfataaxfaysalcazka3415 ปีที่แล้ว

    Ala dirislow emotional 😂 tiktok o dhigyaa

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 ปีที่แล้ว

    Gabadhan sheekadii riyaan waa nagu xirtay goorma ayay ka jawabee inta ila qabta is muujiya

  • @abdirahmanmohamed8391
    @abdirahmanmohamed8391 ปีที่แล้ว +2

    Wuba😂it’s waba

  • @ruunabdaleofficial8569
    @ruunabdaleofficial8569 ปีที่แล้ว

    Naa is astur oo ilahy kabaq

  • @youtubesomaliashow7777
    @youtubesomaliashow7777 ปีที่แล้ว +2

    tag hooyada wase waad xumaady meelkasta blocka kaasaray halkana ilaawy hada kaasaaraya dhila kudhashy adiyo hooyadaaba

    • @SaciidSadha
      @SaciidSadha ปีที่แล้ว

      Intaad sok doonatay baad caayaysaa dhilo😅

  • @guleedhuseen8765
    @guleedhuseen8765 ปีที่แล้ว

    Yaybul ku soo dar

  • @catuush____happy4319
    @catuush____happy4319 ปีที่แล้ว

    Waleee been maha markaaa mushqusha ku jirtid dawashasa mobelka mcn wyye😂😂😂 anaaa idinka huho

  • @Khalid-do4ez
    @Khalid-do4ez ปีที่แล้ว

    Gabadha asturnaanta kuficneda alway dhal culimaan ahaydii gabarey alle kacabso

  • @najmomaxamed4366
    @najmomaxamed4366 ปีที่แล้ว

    Allahisome❤

    • @Sooyalka
      @Sooyalka ปีที่แล้ว

      Nagu so biir wlshy

  • @xamzailyaaz9120
    @xamzailyaaz9120 ปีที่แล้ว

    Qofka dagan u maskax badan yahy gabadha anu ma garanayo lkn aad ayay u daganty

  • @hamzemandela2435
    @hamzemandela2435 ปีที่แล้ว

    Dirisle prank ku same habon

  • @aragsanmohamedaragsan1106
    @aragsanmohamedaragsan1106 ปีที่แล้ว

    Maskiin samiixo meel cidla lagudiray tana waa kalakacsi lee

  • @Barisamaadki
    @Barisamaadki ปีที่แล้ว +1

    Qoftan wa xabxab 😂