Riwaayadii | Tuugo Forex | maroojiye , Murqaan , widhwidh, moalimuu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #Share #Subscribe #Like

ความคิดเห็น • 181

  • @wadanisomali5911
    @wadanisomali5911 4 ปีที่แล้ว +6

    Wll inta rasuulka jecel igu dhac si

  • @Oodwayne566
    @Oodwayne566 4 ปีที่แล้ว +15

    Allan idinku dhariyee hala dhaafina subcarbta saara

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 4 ปีที่แล้ว +16

    Moalimu somali dhaba oo umadiisa wax la raba💪
    Qofka lacag rabaa waa inu dhididaa bahasha lama beere kalaya nala #Hayaama

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 4 ปีที่แล้ว +24

    REE.. HAYAANACDEMY’’ like ta Igu Cumaamada 👍😂🤣••

    • @toysbabykids5432
      @toysbabykids5432 4 ปีที่แล้ว +2

      Well done bro
      Ma u jeedaa sida loo ceebeyay forex tii

  • @abdullahiabdirashidnur7553
    @abdullahiabdirashidnur7553 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah riwaayad wlhi quruxoo reer burco keep going

  • @pizhaarrcastaro3952
    @pizhaarrcastaro3952 4 ปีที่แล้ว +56

    KKKK WALHI WAXA MAQLAY AKHRISTOW INA XASID THY
    SUBISCARIBE ISAR ALLAH DARTIS
    CAR KKK THNKIZ WALALHEY INTA AFKA SOMALIGA KUHADASHA

    • @cilmiali33
      @cilmiali33 4 ปีที่แล้ว

      Pizhaarr Castaro war sxbow maroojiye numkiisa noo reep alla kusii qaade diraacow

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      Ku saray wlo

    • @suldaamoinaburalle8046
      @suldaamoinaburalle8046 4 ปีที่แล้ว +1

      Hye hhh

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      @@suldaamoinaburalle8046 kusaray wlo

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      @@bulshaawisports3928 kusaray wll

  • @nasromirad4411
    @nasromirad4411 4 ปีที่แล้ว +9

    wiilashii sokuwa qur qurxonaday e naxay masha allah burco waadka reysateen 👍👍👍

  • @asmasaban9024
    @asmasaban9024 4 ปีที่แล้ว +10

    masha allh hre usoco teacher mualimuu from boorama

  • @kamalmuhamet9834
    @kamalmuhamet9834 4 ปีที่แล้ว +3

    Scw iso buuqda dadkeygi 🙏🏾🙌🏽

  • @abdulahigaryare9857
    @abdulahigaryare9857 4 ปีที่แล้ว +42

    Qofki ugu horeyey oo dawada ayan ahay like dhac iigu siiya plz

  • @farhandarajo
    @farhandarajo 4 ปีที่แล้ว +8

    MEEYE TAAGEERAYAASHAYDA WAA WLLKIIN C/QANI ISKU FILAN OO CHANNEL KAN CUSUB SAMAYSTAY HAYE HALAY KALA KICIYO ASXAABTA WAX ITUSA🙏🙏

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      Kusaray wlo hore usoco hana cajisin

  • @maxamuudjoobane
    @maxamuudjoobane 4 ปีที่แล้ว +6

    Hayaanacademy.com madal waxbarasho oo dadkeeda u faaideysay markhaati ka ahay iyo al ustaaad @moalimuu oo dadkiisa u hagar baxay hadaba daawadayaal fariinta ayaa ah forex waa suuq maaliyadeed oo ah fursad iyo khatar wada socda mar aad doneyso in aad kashaqeysato waxaad ubaahantahay in aaad xirfada barato taaasna waxa idin fududeysay hayaanacademy.com

  • @zakiyare8115
    @zakiyare8115 4 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhu ninkaa gaaban wlhi waa funy is khaafinta buu 600 boqol keeny

  • @mahomedhassan5754
    @mahomedhassan5754 4 ปีที่แล้ว +21

    Inta murqaan iyo maroojiye ayka qosliyeen farta taaga

  • @hamdaali4535
    @hamdaali4535 4 ปีที่แล้ว +13

    AlaH jcliyaH Rer Burco ♥️♥️👏🏻😂😂

  • @nimcoguuto3488
    @nimcoguuto3488 4 ปีที่แล้ว +18

    inta aragtay inuu deeq maroojiye naaxay like dhac igusii

    • @muxmucuro6599
      @muxmucuro6599 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh
      Miyad miisaantay
      Quruxeey

    • @nimcoguuto3488
      @nimcoguuto3488 4 ปีที่แล้ว

      @@muxmucuro6599 mayee dhabanadaa bararsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว +5

    *asc somaliyeey qof ma tahy WhatsApp status xiiseya channelkayga haarinaari lyrics soo booqo hdaad ka hezho subscribe ii saar* mhadsantiin🙏❤

  • @Mcshiine
    @Mcshiine 4 ปีที่แล้ว +5

    #7:53 Sagaal jeerbaa Harageeyga Lagu Dukaday kulahaa hhhhhhhh
    Qosol iguma harin wllhi

  • @maareenoloshaada5177
    @maareenoloshaada5177 4 ปีที่แล้ว +8

    Inta daawanaysaan illlaahay dartii subscribe iizaar waxan ahay wllka soo maaliyeede

  • @osmanupdykadir.officiall9740
    @osmanupdykadir.officiall9740 4 ปีที่แล้ว +8

    Aaway showgii mogdisho ma lashaaciyo ina adeer deq maroojiye iyo murqaan away maba arkee

  • @toysbabykids5432
    @toysbabykids5432 4 ปีที่แล้ว +11

    Foxex tii la ceebe
    Aar noodaya waanu ka ceeshnaye
    Inta foxer ka shaqay sata like saara

  • @Farxaan-xidig
    @Farxaan-xidig 4 ปีที่แล้ว +1

    HAYAANACADEMY Runti wax bdn ban kapartey Alxm Moalimou marwalpa qlpigan oga duceeyaa wlh Ustaad Abdiwali Nolow ustaad

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 ปีที่แล้ว +9

    WalaalaHaY subscribeta igu qabta🤗😎

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 4 ปีที่แล้ว +11

    Forex’dadbaa Ceebeeyey 🤦‍♂️
    Wxan ka mid ahey dadka ka Shaqaysta forex’’
    Forex Waa Xirfad la barto kaga baahan Dadaal iyo Samir •• Dadka lacagoohooda Uu dhiibanaya Dad kale, Ha ogaadan in ayna jirin Qof kuu balan Qaadaya faidO 100%.. hadad rabto In aad forex Ka’faidO Nolshaadana Hormar ka gaadhO•• Aqoon teeda yeesha please 🙏

    • @user-ni6pk9hj6f
      @user-ni6pk9hj6f 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa ribo cad siday is ku waa faqeen culimadu

    • @daahirmhassan8645
      @daahirmhassan8645 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa allah aad iyo aad wll suheyb biyo sacabadaadaa looga oon baxaa waan rajeynaa inaan barto forex noqotana Shaqada mustaqbalkeyga

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 4 ปีที่แล้ว

      Waar waa shaqdi waligeedba jirte oo welina hada Ribo raacdey

  • @usaameclraxmaan6392
    @usaameclraxmaan6392 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa lagu aqaan reer buro rawaayade keep goin

  • @Babadtahar
    @Babadtahar 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah

  • @zalladzallah5838
    @zalladzallah5838 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa lagu yaqan Xerta Togdher riwaydaha Go forward

  • @sadaambollo3170
    @sadaambollo3170 4 ปีที่แล้ว +3

    Moha diraac keep going bro

  • @ayaankaarshe8220
    @ayaankaarshe8220 4 ปีที่แล้ว +23

    Inta ila aragty inu deeq hurdo kaso kacay like ii saar

  • @marshiyalofficial3237
    @marshiyalofficial3237 4 ปีที่แล้ว +4

    Funy wye ku waan wlhi kan dheer ugu
    Jeclahy subscribe isaara
    🧡❤💚🧡❤💚🧡❤❤💚

  • @amiin666ahmed4
    @amiin666ahmed4 4 ปีที่แล้ว +3

    Diraac Ragga Vidoe Noso Badi Zhp Subscribeta Iyo Liketa Iyo Comment Ishare Ba Anaga Na Waydii Markaa

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 4 ปีที่แล้ว +4

    WellDone Mucalimuu & Jilayaashaba.

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnta Aniga ugu horeyey dawanaya sxbky maroojiye igu deeqa like khawadkiina 😁👍🔥❤👌🖐💯😉

  • @aymancde1213
    @aymancde1213 4 ปีที่แล้ว +2

    Moalimuu wlhi zhakhzi aan taageero. Jecelna wllihiisa soomaaliyed inuu heer gaadhziiYo

  • @dhooboy
    @dhooboy 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa mahadsantahay wll waxad tahay qof wax garad ah

  • @abwaanbeyle2424
    @abwaanbeyle2424 4 ปีที่แล้ว +7

    hhhhhhhhhhh wlhi way iga yaabiyeen raggaan jilayaal toosa

  • @bileahmed875
    @bileahmed875 4 ปีที่แล้ว +4

    Reer burco only

  • @taxaneofficaill6965
    @taxaneofficaill6965 4 ปีที่แล้ว +3

    sxp mcn diraac noo soo badi horayna usoco

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 4 ปีที่แล้ว +6

    War niyow dadka maxa looga maaro la yahay cadaabka ilaahay. War forex waa ribo maxa inugu falay aduun lama joogayo koleyba.

  • @empireshow1
    @empireshow1 4 ปีที่แล้ว +1

    Forex waa xirfad waana la bartaa hooy lacagtada cidna haw dhiiban aniga waan bartay waanan ku shaqaystaa

  • @sahankaxigmadaha6578
    @sahankaxigmadaha6578 4 ปีที่แล้ว +1

    walahay ninkasi wakhtigayga ayu 5 bilood iga lumiyay somaliyeey ninkasi wa scamer ee halo fiirsado ninkani wa af miishaar lkn waxba kuma barayo ninkani wuxu doonaya inad waliga isaga ku tiirsanatid markasu malinba waxan naf lahay ku sheegaya

    • @ahmedajibril6167
      @ahmedajibril6167 3 ปีที่แล้ว

      Wali wax makafahantay mise halkii baa taagantahay?

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia 4 ปีที่แล้ว +2

    Diraac sxb qali Dadaal wacan

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 4 ปีที่แล้ว

    Lagaasoo qadh qadhi oo inkaari kugu dhacday habaar badanaa inanku bismilaah

  • @dayaxdalnuurshe8422
    @dayaxdalnuurshe8422 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhageyso macalin kulahaa deeq maroojiye

  • @zhakiipromance3529
    @zhakiipromance3529 4 ปีที่แล้ว +6

    14:50 nin kani wa macalin

  • @jaaleawil1818
    @jaaleawil1818 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul baan ku Rajaynayaa Bro Diraac

  • @faaraxmadam2685
    @faaraxmadam2685 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkk dunida bah busarad

  • @Babadtahar
    @Babadtahar 4 ปีที่แล้ว +4

    Diraac

  • @ibrahimchannel6730
    @ibrahimchannel6730 4 ปีที่แล้ว +3

    wlhi aadbay iga qosliyen nimankani
    akhristayashaw bal subscribe ii saara ilmaderayaal

  • @zuhaylaali4852
    @zuhaylaali4852 4 ปีที่แล้ว +2

    Jilayasha reer togdher tageero ayaan idin hayaa 👍

  • @xarbixassan414
    @xarbixassan414 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaa ilaahey aan la hayaanee kaalay nagey hayan dhulka wlhi

  • @abdirissakcujerishow1089
    @abdirissakcujerishow1089 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk Ragiiii rg ahaaaaaa

    • @ahmedjama3294
      @ahmedjama3294 4 ปีที่แล้ว

      forx waa xaran cad culimada islamkuna way risky Racen markaa iska daya

  • @aamiinsaxafi4823
    @aamiinsaxafi4823 4 ปีที่แล้ว +1

    Deeq ita live kula hadashaY bal is muuji

  • @Mattaanpro
    @Mattaanpro 4 ปีที่แล้ว +2

    Asxbey hadii aad tahay qof jecel heesihii hore oo qoraal ah fadlan isoo booqo sxbyaal subscribe tana ku qabta

  • @zakijr1367
    @zakijr1367 4 ปีที่แล้ว +1

    iisoo sheeg brother channel aan ka daawado riwaayadaha ay muqdisho ku dhigaan hadi ale idmo

  • @sahankaxigmadaha6578
    @sahankaxigmadaha6578 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani 42000$ayuu bil walba uga so xaroota websidka marka inad ka tagtid ma rabo hadaladiisi waxa ka mid aha inuu onan jiray furka sharoobada ara malin walba onyar cabeyna maxay ka dhigan tahay tasi wa aniga waliga igu tiirsanow

  • @halaburhamsehali9480
    @halaburhamsehali9480 4 ปีที่แล้ว +5

    Kuwani Dad maaha Walhi Kuwa Wadan koodii Ka yaacee Qadaad wayntii uyaacay Naago Weeyaan Kuway utageenban Diiday

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      Caac 😂😂

    • @xiinfaniin7757
      @xiinfaniin7757 4 ปีที่แล้ว

      Dhuusada kala tag meesha.... Najaasa iyo cuqdad ba kaa buuxda aan dadka kujidhin..... Caadi iska dhig

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 4 ปีที่แล้ว

      Dhaadhaaan wadankeey ka carareen wadankeese u carareen waad riyooneysaaa wlaaahi dalkoodi ayeey joogaan ee sakiin liq

    • @halaburhamsehali9480
      @halaburhamsehali9480 4 ปีที่แล้ว

      KULIGIIN hablaad Tihiine Qaraxa Iska Eega Dumaryaw Ma Dhashii Amison baad Tihiin

    • @halaburhamsehali9480
      @halaburhamsehali9480 4 ปีที่แล้ว

      @@maskiintiialleinaahmed733 Qabxo Timo Adag

  • @HankaabPodcast
    @HankaabPodcast 4 ปีที่แล้ว +6

    Ma.sha allah

  • @niciimamaxamed2543
    @niciimamaxamed2543 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @mohamedhapeep6192
    @mohamedhapeep6192 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy hayaan nin forex ugana lacag badan ugana xirfad badan baa garowe jooga saas ay thayna ma ahn ninkaasi faakhlayaasha 🤣🤣🤣

  • @mohamedhussainali249
    @mohamedhussainali249 4 ปีที่แล้ว +1

    mhdsanid masuul diraac

  • @ibraamohan830
    @ibraamohan830 4 ปีที่แล้ว +3

    😁😁

  • @farxaanmaxamed2588
    @farxaanmaxamed2588 4 ปีที่แล้ว +2

    Marka sidi lacagta la igo dhici laha ayan barta wa adunyo

  • @somalilanderpurre5769
    @somalilanderpurre5769 4 ปีที่แล้ว +2

    KULAHA GURIGAYAGIIBA YAW,YAB AYAA KUXIDHAN

  • @farahabdi3005
    @farahabdi3005 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk Raakan shek tuta wan jeclhy

  • @zakidiwaa1357
    @zakidiwaa1357 4 ปีที่แล้ว +2

    MOhametttt diRaac Our Legend

  • @user-tg3pk6eq4m
    @user-tg3pk6eq4m 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta ila Aragta xayaysiin iyo riwaayad in laysku wado
    Like hyla dhfin

  • @mukhtardayib7909
    @mukhtardayib7909 4 ปีที่แล้ว

    Mr moalimo go forward prother

  • @fanaxcadaawe4770
    @fanaxcadaawe4770 4 ปีที่แล้ว

    Aar liketa iila gaadha iyo subescarebeta siina sheergaree

  • @abdimajiidahmed4535
    @abdimajiidahmed4535 2 ปีที่แล้ว

    Waxani ruwaayad maahee waa xayaysiis meharad.
    Ma dadka caqligoodaad caayaysaa

  • @faradarMedia
    @faradarMedia 4 ปีที่แล้ว +1

    Deeq maroojiye Sibuuu unaxsanyhy kolleey Cimilada muqdisho Ayaa ku Adag wali😀

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว

      Halkan ay joogaan waa Garoowe waa intaysan aadin Muqdisho walaal.

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar waxani culimadu waa xaaraanbay yidhaahdeen ee iska hubiya

  • @hip_hopmusictv1275
    @hip_hopmusictv1275 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa hadal sax ah Wacaadan aqoon ulahayn kama shaqayn kartid

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir4478 4 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad wacan

  • @kamalmuhamet9834
    @kamalmuhamet9834 4 ปีที่แล้ว

    Wnka helay chanelkan kuxirnan dona insha allh🙌🏽🙏🏾

  • @cilmiali33
    @cilmiali33 4 ปีที่แล้ว +1

    war sxb maroojiye numkiisa inoo reep diraacow

  • @mohammedjaamac6846
    @mohammedjaamac6846 4 ปีที่แล้ว +1

    horta ma soonoqdeen jilayashi...

  • @munakhadar7459
    @munakhadar7459 4 ปีที่แล้ว

    Wallo soobadiya wslaaya hhh😚💟

  • @Oodwayne566
    @Oodwayne566 4 ปีที่แล้ว +1

    Subcarbta ii saara nacalaa shaydaan Ku yaale

  • @ciisecisman532
    @ciisecisman532 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh Wallee waa Sida La arkay

  • @prettyamiisha4634
    @prettyamiisha4634 4 ปีที่แล้ว +1

    Asal walaahi

  • @hamsemubarak1416
    @hamsemubarak1416 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkaa Ustaadka ahee ay la fadhiyaan Miyaanu Abdiweli Moalimuu ahayn Mise wuu u Eegyahay

  • @wiilkamudug9197
    @wiilkamudug9197 4 ปีที่แล้ว

    inta murqaan taageerta like saara ani ninkaas uun ban ku qoslaa

  • @maryamofx9329
    @maryamofx9329 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going walalo masha alah

  • @crisaaqcumaribraahim648
    @crisaaqcumaribraahim648 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ciisecisman532
    @ciisecisman532 4 ปีที่แล้ว +1

    Kulaha wey soodhace wey Soo dhicidoonta

  • @foozaycawel2469
    @foozaycawel2469 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk habaar badanaa

  • @khalidkayse7832
    @khalidkayse7832 4 ปีที่แล้ว

    Hayaantu markaa ma tuugo cusub ayaad tobabaraysaan wada wada Qaar kalena hanooso tajirane🤣💬

  • @cabdirashiidsaleeban3940
    @cabdirashiidsaleeban3940 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkk

  • @zakijr1367
    @zakijr1367 4 ปีที่แล้ว +1

    zxp chanelkee nimankan ka daawadaa

  • @nimcaanmohamed4621
    @nimcaanmohamed4621 4 ปีที่แล้ว +1

    2:6 heeY

  • @awiljama4326
    @awiljama4326 4 ปีที่แล้ว

    Sowkuwaa derwersadayaashi burco ka soo yaacay

  • @Var_isaaq
    @Var_isaaq 4 ปีที่แล้ว

    @casri acm lyrics

  • @hiboali2743
    @hiboali2743 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta ila aragtey inay madhax thy like 😂

  • @mukhtaarmacalin6419
    @mukhtaarmacalin6419 4 ปีที่แล้ว +3

    5:05 dheerar baa la' isku faanay meesha .kkkkkkkk

  • @nazirahmet6933
    @nazirahmet6933 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh lpaaxyo

  • @xalanefilms2711
    @xalanefilms2711 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii murqaan wuu naaxay nio

  • @cabdifatahhassan9293
    @cabdifatahhassan9293 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan subscribe saar aad baad umahad santahay

  • @jaaleifaraxsane8353
    @jaaleifaraxsane8353 4 ปีที่แล้ว +3

    Ragaan somuqdisho mse growe ayey joogaan

    • @halaburhamsehali9480
      @halaburhamsehali9480 4 ปีที่แล้ว

      Bakaaraha Ayey Joogaane Lknse Kani Soo Dhiga Ee Nacaska Ahbaa Garoowe jooga

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว

      Wiilashan waa jilayaal reer aburco ah; 2 bilood Garooway joogeen oo hadda riwaayadda ay Abdiwali Maoalimuu la metelayaan waa Garoowe lkn maalmo ka dib bay u duuleen Muqdosho.

  • @c.raxmanyusufmaxmed2237
    @c.raxmanyusufmaxmed2237 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaxye farah Ibrahim