Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Koowaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 165

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +11

    Wadne kaabe Taariikhda Ayaad Gashay Wallky Waxad Hortiisa Ka Qaaday Ninkii Heesta Xalaasha Ulahaaa 😍😍👏👏👏 Abwaan Axmed Saleebaan Bide Abwaanka Ayaanu Somalida Dheernahay

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah abwaanadeena nooooolaaada❤ soomaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

    Masha alllah axmed saleeeban bide nolow abtiii❤

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 4 ปีที่แล้ว +7

    Ahmed saleeban bidde uma malaynayo in uu jiro abwaan ka riwayado iyo Heeso badan. Long life Abwaan sharaf iyo karaamo naga mudan oonu ku faano.

    • @CabdiSandhere
      @CabdiSandhere หลายเดือนก่อน

      Maba jiro wll 45 riwaayadood +doodo furan abwan gaadhay isago moye

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 5 ปีที่แล้ว +16

    Abwan axmed seleban bide alle cimri dher iyo cafimad baynu u weydinayna abwankena Qaliga

  • @liibaanxuseen8563
    @liibaanxuseen8563 5 ปีที่แล้ว +8

    AXMED SALEEBAAN BIDDE waa xariirtii iyo labeentii fanka somaliyeed .

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

    Masha alllah axmed saleeeban bide nolow❤

  • @laylamohamed1756
    @laylamohamed1756 5 ปีที่แล้ว +5

    Laba abwn oo aad u cajaa'iba badan alx waxa ii sharafa inaan labadoodaba la kulmay waana dad aan u dhibirsan AXMED SALEEBAAN BIDE IYO AADAN TARABI JAMAC oo labadooduba aan ka helay talooyin soo dhaweyn iyo taariikhba alle ha idin barakeeyo cimrigiina adeeroyaal

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 3 ปีที่แล้ว

      Leyla hada markale jaanis u hesho walal weydii wax ku saabsan fananada AUN marwo maxamad gaasira

  • @ahmedjama5693
    @ahmedjama5693 5 ปีที่แล้ว +16

    Abwaankena axmed saleban bide alle haynoo xafido aamin

    • @abdirisaaqlulumbe9322
      @abdirisaaqlulumbe9322 5 ปีที่แล้ว

      Abwaanka Ahmed saleeban bidde alle cimrigaa haa uu barakeeyo

  • @hodancabdulaahi160
    @hodancabdulaahi160 2 ปีที่แล้ว +5

    Sida geed caleenliyo 🌱
    Ubaxa guudka qariyeen🙈
    Ooy gooni laamuhu🍂
    Ay midba geesteed 🤔
    Hoobaan isgaadhiyo😍
    Guutin miro ah leedahy🍇
    Oo godon barwaaqo ah🐪🐑🐄🌴
    Galka faraqa soo daray😊
    Durdur aan goaynito 💭
    Gacan webi kuyaala😍
    Oo gu iyo jiilaal 🟢🟤
    Midib laqurin baa too🥰
    Gabadhyahy galgaclbaa😘
    Goortaan ku eegaba 🤔
    Qalbigay galisaa ❤
    Waxasi aanan garanyn 🙈
    Iigunuudi caashaqa💖
    Halaka aad igaarsiin 🥰❤😊💞
    Heestaan waxaa ku soo qaatay class 8 kii mailaabay tartan kugali jirnay gabayada iyo suuganta wiil iyo gabar laqaadan jiray alla xasuus wllhi
    (Abwaan Axmed saleebaan bidde) cimri iyo caafimaad🤲👌💯❤💞🤲🤲😊🥰👏👏👏🤴❤💯

    • @SamirDuco
      @SamirDuco ปีที่แล้ว

      Hodan xasus

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

    Masha alllah adaan tarabi nolow❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +8

    Horyaalka shanta SOMALIYED waa #SOMALILAND❤💪💪💪💪💪💪
    Waxan daawanaya 24.08.2020

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 5 ปีที่แล้ว +7

    شاعرنا المرهف احمد سليمان بدي امدالله في عمرك ومتعك بالصحه والعافيه

  • @cabdirisaqiid3118
    @cabdirisaqiid3118 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed saleebaan bidde dabadii Nasiib male qof fanaan noqdey alle cimriga hakuu dheereeyo adeero

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 5 ปีที่แล้ว +9

    LEGAND AHMED SALEBN BIDE ❤👏🏼

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว +2

    From USA I love abwaanka he is the rare minds of “Somalia” n m somali without the “lands”
    Aagaan ka buuxsada dhawaan
    Ma arki doontaan e

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว +1

      Withe land idiot Somaliland was there before so called Somalia what a jealous low life from talentless somalia

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว

      Rage msaid
      Maxaad walaalo uga jeedaa dib uma arkaysaan. Miyaad dilaysaa walaalo idinkaba waa abwaankiiniiye hanaga dilin

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว +9

    Abwaanku wuxuu isku darsaday, Hal-Aburnimo, Aqoon, Deganaan, Dhaqan, Dad la socod, Fannaanimo, ALlah haku xafido, maxaad murti nagu sii daysay aanu ku raaxaysannay oo wakhti adag ku dhaafnay,

    • @omarmahamoud4986
      @omarmahamoud4986 5 ปีที่แล้ว

      sxb wxn maqlay abwanku inu caruur lahayn

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว +2

      @@omarmahamoud4986 waa dhici kartaa, oo sida uu sheegay markii jaceylkiisii laga guursaday, dee wuu iska dhaafay guur, illaa jaceylkisii oo islaan ahi usoo noqotay oo la soo furay, markaana caruur malaha mey dhalin, too old, too late,

    • @omarmahamoud4986
      @omarmahamoud4986 5 ปีที่แล้ว +2

      ilahay ha siyo insha Allah

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 5 ปีที่แล้ว +23

    waxan jeclahay inaan Hargeysa iyo Boorama u kala goosho oo aan wakhtigayga inta ka hadhay ku qaato. Waxaa i jiidansya ilbaxnimada, aqoonta iyo sugaantooda oo aan aad u jeclaaday. Soomali hormuudkeeda ayaad tihiin ee Soomaali ha nicinee ee Hogaamiya.haddii markii caalamka la waatay Hargeysa laga dhigi lahaa caasimadda Soomaaliyeed waxaan qabaa wax badan ayaa inoo qabsoomi lahaa.

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 ปีที่แล้ว

      Record jabay ayad wada tihin. Nin walba gaadigisa ha wato cid kayga I wadaysa ma jirto. Waxa ku so haday hadaka ah tiri Somali ha nicina side ayanu u nici karna waxanu nahay ma adiga sinjiga qofka u haya? Adeer cimri ayah ku jirta caqliga ka shaqaysi. Dhaqankena na quruxda badan halkaaaaaaaa ka daawo

  • @jabeelchannel4001
    @jabeelchannel4001 5 ปีที่แล้ว +4

    Maacha Allah in badan ayaan sugayey barnaamijkan saab TV iyo shaqalaheeda oo dhan aad ayaan u salamaya mhd baladhan dhamntiin

  • @kalwais7880
    @kalwais7880 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle cimriga ha kuu dheereyo Adero❤️

  • @abdirizakjafane1178
    @abdirizakjafane1178 ปีที่แล้ว +1

    Markaad wedhsame iyo laabsaalax soo qaadatay jiheeye intaa ku ilawday

  • @Ziizeman
    @Ziizeman 5 ปีที่แล้ว +7

    *AHMED SALEPAN BIDDE* ❤Alle CimriGa Hakuu Barakeeyo lkn Isma laHayN Barnaamij Noocana ayaa LaGu Xusi waayi *JAWHARADII SUUGANTA HADRAAWI* 😢 Alle IsaGana CimriGa iYo Caafimadkapa Ha usiyaadiYo #saab & #calourzone 🙏

    • @kayoz4599
      @kayoz4599 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @maxamedcabdicilmi6181
      @maxamedcabdicilmi6181 ปีที่แล้ว

      Marku Ahmed saleeban bide marayo hadrawi wuxu noqonaya arday

  • @huseinhabad2229
    @huseinhabad2229 4 ปีที่แล้ว +6

    Legend axmed saleban bidde

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 5 ปีที่แล้ว +9

    Mànshàlàa manshaalaa manshaalaa Alhamdulillah viva Somaliland foreva Somaliland ilahayow dadkayga quruxda badan iyo dalkayga Somaliland xifti beutfull night.

  • @marwamustafe1076
    @marwamustafe1076 5 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed saleebaan bidde Allah Yaduulu omrak AdeeR❤❤

  • @samodooncali
    @samodooncali 5 ปีที่แล้ว +17

    Waxa aan sugi la' ahay inta diiwaan laga qorayo abwaan Axmed Saleebaan Bidde, haddii laga qoray oo anaan ogaynna ha lay sheego. Waxaan u mahad naqayaa shirkadaha soo qaban qaabiyay cawayskan ee SAAB TV iyo Colorzone.

  • @zakariyecarab6483
    @zakariyecarab6483 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLE CIMRIGAAGA HA DHEEREEYO
    ABWAAN AXMAD SELEEBAN BIDDE
    WAA ABWAAN SOMALIYED

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 5 ปีที่แล้ว +38

    Hargaysa hadaysan jirin somaalidu ma heesteen

    • @dawladfidhiye3226
      @dawladfidhiye3226 5 ปีที่แล้ว +5

      Wax kasta abwan laguma shegee ahmed saleban bide wa abwan dhaba

    • @geelleguure8808
      @geelleguure8808 5 ปีที่แล้ว +6

      Reer waqooyiyow Alaha idiin barakeeyo nabadiina. Anigu waxan u dhashay Kismaayo hase ahaatee waxan jeclahay inaan Hargeysa iyo Boorama u kala goosho oo aan wakhtigayga inta ka hadhay ku qaato. ilbaxnimada, aqoonta iyo sugaantooda ayaan aad u jeclaaday. Soomali hormuudkeeda ayaad tihiin ee Soomaali ha nicinee ee Hogaamiya.

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 5 ปีที่แล้ว +1

      @@geelleguure8808 nasapkii zxp zuugaanta waa wasa leenahay dhexbay ino thy.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 ปีที่แล้ว

      Geelle Guure Xushmad Badan Baanu Ku Haynaa, Wan Kuso Dhowaynaynaa Walaalo

    • @niciimanalka5644
      @niciimanalka5644 4 ปีที่แล้ว +2

      waa xaqiiiq tasii

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

    Axmed saleebaan bide abwaan qaaliya murti badan afsoomaali yaqaan suugaantana lagu daabacay waan salaamay

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 5 ปีที่แล้ว +1

    From Mogadishu
    Waan taagersanahay abwaaninta io fanaaninta reer waqooyi ama kofur ama bari 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤
    Fanku kala sooc ma aha xoolo ayaad tahiine

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว

      Haawo Dagan 🤣🤣🤣 Waligiinba Hal Maydun Gawricin 🤣🤣 Ku Waasha Abwaan La,Aan Baa Idin Ku Dhacday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 4 ปีที่แล้ว

      @@bintiahxmedsaleban9682 xoolo hada kuwiina ayaa xoog ku dhageysana maxad ka bedeli kartiin may dheh

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +2

      Haawo Dagan 🤣🤣 Is Daji Wallo Waan Ogay Lkn Sababta Aan Kuu Sheego Wax Fanan Ah Iyo Wax Abwaan Ah Oo Xigmadle Waligiin Maydun Yeelan Somalida Waqooyi ayay Xigmada Iyo Fanku Ka Yimi Markaa Taas Ayaa Keentay Inaad Dhagaysato Becouse ereyo Aad Ku Qanacday Ayaa Kaaga Soo Baxay Waana Sababta Aad U Dhagaysatay Markaa Sorry Qalad Hay Fahmin Makala Fogin Somali Waa Walaalo

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 ปีที่แล้ว

      @@bintiahxmedsaleban9682 been baad naftiinna u sheegtaan, koofur kaama abwaan yara ee dadka kala baro.

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 3 ปีที่แล้ว

      @@sayidka6911 hhhh Koonfur Oo Abwaan Lahayd ....Abti Ma Ciyaal Baad Wax Sheegaysaa Mise duq Gaboobay ...koonfur Hadalka Ayaaba dhibayee Maxay Gabaydaa 😂😂😂😂

  • @khaalidcarab2749
    @khaalidcarab2749 5 ปีที่แล้ว +8

    Axmed saleeban bide 1:Dhabtuu jacayl ku yaala 2:aan damaq jacayl 3:wajiyaal isxasuusta 4:inaan wali ku jecelahay 5:onkod roob ka ma daayo 6:Cashaqa ma baran wali 7:xaggaaga markaan uciiray 8:naf ku jecel adduunyada 9:Ragganimooy nin kaagi 10:Sideed iila yaabtaa

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว

      Haka dhicin sallaamada
      Jail iyo jacayl heesaheedii
      Lama soo koobo karo

    • @khaalidcarab2749
      @khaalidcarab2749 5 ปีที่แล้ว

      Thank's bro magaca icajabiyay somaliland tayda Go forward

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว +1

      @@khaalidcarab2749 you too brother lets us somalilandtayada (our Somaliland) being inclusive to be politically correct. All the best

    • @khaalidcarab2749
      @khaalidcarab2749 5 ปีที่แล้ว

      @@somalilandtayda3765 ok bro Thank's

    • @alihassanali7655
      @alihassanali7655 5 ปีที่แล้ว

      Khaalid Carab intaasiba walahi waa top 10 ever song

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +3

    taarikh aan isku keeno aan is ogeyn abwaan siciid saalax waxa u ka mid ahaa schoolka dayaxa waxaanu sheegay inuu ka mid ahaa ruwaayada ciil iyo caashaqa oo axmed saleeban bidde sameeyey halkaas ayuu fanka ka soo galay macalin siciid saalax oo imika jooga ameria ahna raggi ruwaayadi aqoon iyo afgarad waxa ka qorey siciid ayaana ka sheekeyey qisadaas waa marku axmed saleeban bidde ka shaqeneyey schoolka dayax qeybta laydhka

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 ปีที่แล้ว

    Abwaankan heesihiisa mid latuuraba male waa abwaanka aan ugu jeclahay suugaantiisa ilaahay ha daayo

  • @cxHniy3luv
    @cxHniy3luv 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka caqliga lasaaxiibaa waa inaad kasoo dhawaysataa. Somali ha waarto🤗

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura6867 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah tariiqda somalida ee quruxda mudan Salaan ✋qiimabadan quuska sharafta badan🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎉🎉🎉🎉🎉🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻👍👍👍👍💕💕💕👏🎓🎓🎓

  • @mohammedBille
    @mohammedBille 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed saleebaan bide, cimri dherer 😘

  • @sharmarkesaleeban8136
    @sharmarkesaleeban8136 5 ปีที่แล้ว +3

    alle cimrigiisa hadaayo amiin amiin

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 6 หลายเดือนก่อน

    Woow
    Adeerkay, Alle cimriga haw dheereyo ❤ Reer weyd waa jacaylkii oo Qof ah, Hablaha Reer weyd Ragoo dhan ayaa jecel
    Maasha Alla❤

  • @shukrifaarax4177
    @shukrifaarax4177 5 ปีที่แล้ว +6

    alla mxn jeclaan ahaa inaan ka qayb galo bandhigan

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว +5

    Qaybta labaad goorta lasoo galinayo noo sheega plzz🙄

  • @Am3n26
    @Am3n26 5 ปีที่แล้ว +7

    Wa barnamuj qurxon, lkn dadku heesaha marka la qadayo inay shucuur mujiyanbay ahyd, sacab Madaxa o la ruxo iyo heesaha o ay la jiibiyan inamada esh qiyasak

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 6 หลายเดือนก่อน

    Waa Raga taariikhdooda la’ Qariyey xa xa

  • @newgenerationstudents3434
    @newgenerationstudents3434 4 ปีที่แล้ว +1

    Taarikhdu iyada is qori doonta

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 ปีที่แล้ว

    Axmad saleebaan Bidde hambalyo 9:44

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla halkaa waxa ka muuqda rug cadaayo

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 2 ปีที่แล้ว

    Tii ugu xumayd ayaad weliga ruwaayadihiisii Soo Qaadatay Sxb.

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijku wuu fiicanaan lahaa haddii loo daynlahaa heesaha Dadkii hore u qaaday oo kadibna sidaa Abwaanku uga sheekaynayo qiasa weliba sidey kutimid iyo wakhtigii ay dhacday laakin waxaa dhantaalay ciyaalkan codkii dumarka leh ee leh waxbaanu heeseynaa leh.

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 9 หลายเดือนก่อน

    maandeeq heesaha waa macaysay

  • @elmiali6710
    @elmiali6710 5 ปีที่แล้ว +2

    Saab Tv maxaa kaqaldan heesaha xusa fanaaniinta qaada iyo qisada heesta mataqaanan sida barnaamij noocana looqabta copy gareeya UnTv ama HCTV

  • @inacabdirisaaq6529
    @inacabdirisaaq6529 4 ปีที่แล้ว +3

    37:11 --- 43:10 🙏🙏

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว +5

    Abwaankii weyna Axmed saleebaan bide.

  • @zakariyecarab6483
    @zakariyecarab6483 3 ปีที่แล้ว +3

    AXMAD SALEBAN BIDE WAA ABWANADA AAN HIIGSANAAYO JECLAYSAYANA INAAN KA GALO
    WAKHTI AY AHAATABA BOOSKA UU HADA UU KA TAAGAN YAHAY BULSHADA SOMALIYED

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 5 ปีที่แล้ว

    Heesta Waayeelka Wiilka hore aya aad ugu Cod macaan

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku waa qoloma waa li tacaarafu kaliya wax kale haw qaadanina

    • @xiismaxamuud1291
      @xiismaxamuud1291 5 ปีที่แล้ว +4

      Sxb maxuma barashadu abwaanku waa abwaan somaliyeed waxaanu kasoo jeeda gobolka togdheer waa nin habar yoonisa oo xirsi cismaana oo rer wayda

    • @Dalkiiuhiiliye
      @Dalkiiuhiiliye 5 ปีที่แล้ว

      @@xiismaxamuud1291 wad ku mahadsanty sidaad ila wadaagtay xogta abwaanka

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 5 ปีที่แล้ว +1

      Nio burco waa meel dad haldoor ah kasoo baxaan wlhi

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 4 ปีที่แล้ว

      @@xiismaxamuud1291 pro maah waa ciidgale waa reer hargaysa

    • @bashirmuse7776
      @bashirmuse7776 3 ปีที่แล้ว

      @@axmedzaki9978 waa habar yoniis wll waliba xirsii cisman reer wayd kasii ah

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 ปีที่แล้ว

    Nagiib Wadne kaabe Fanaan Buuxa

  • @bullo-xaartv2601
    @bullo-xaartv2601 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta Video gu kubilaabmay yaa igu caawinkara

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa ustaad maxamed mooge liibaan alle u naxaristo

    • @akae5153
      @akae5153 5 ปีที่แล้ว +1

      Nabad iyo Nolol Heesta uu ku bilaabmaysa " ONKOD baa layidhaa abdi tahliil warsame ayaa qaada Mahadsanid

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว +3

    Waar cunaayuhu hadal habayscsanaa sideetamaadkii maxaa keenay lixdamaadkii buu alifay Allah aamiin ma iisho

  • @ayaanhassan5459
    @ayaanhassan5459 5 ปีที่แล้ว

    Barnaamij wacan

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 9 หลายเดือนก่อน

    riwaayadahiis waxaa metelay fanaaniinta ugu caansan sida kinzi aaden , xarago, zahra mire,qalinlo. magool. laakiin riwaayadii alle aamin ma iisho oo ay marka hore ay meteleen baxsan iyo mohamed yuusuf laakiin marka dambe ay meteleeleen tubeec iyo maandeeq oo ay qaadeen cadan yemen. heesaha maandeeq waa la qaaday tubeec iyo mohamed yuusuf.

  • @abdideria4432
    @abdideria4432 5 ปีที่แล้ว

    Waa abaan taariikh leh hore aan loo aqoon😅

    • @elmiali6710
      @elmiali6710 5 ปีที่แล้ว

      Waa abwaanka ugu heeso iyo riwaayado badan umada somaaliyeed waxa hees hirgashay waabari qaadeen 100%60 isagaleh

  • @shabcaanmustafe5074
    @shabcaanmustafe5074 4 ปีที่แล้ว

    Plz asxaabta waxaad heetsa marku abwaanku soo galaayo lashiday cidii qaaday qofkiy cidii garanaysa plz fannanka qaday

    • @abdibazidibro5307
      @abdibazidibro5307 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed mooge liiban ayaa qaada AUN heesta waxa la yidhaa dhayal looma heesee

    • @hidesidechanel
      @hidesidechanel 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed mooge

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว

    Kan yaree hadalka adkaynayaa muxuu ahaa

  • @mikereizz
    @mikereizz 5 ปีที่แล้ว +2

    44:31 😂😂😂😂

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 5 ปีที่แล้ว

      Ninka afka qaloca

    • @mohamedgarane3249
      @mohamedgarane3249 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ku abuurtay ka baq walaal.
      Qof Alle si uu u abuuray haku qoslin.
      Adigaba Alle Wuu kaa dhigi karaa Maanka ku haay.

    • @mikereizz
      @mikereizz 4 ปีที่แล้ว +1

      omar mohamed
      Bal beenta ad shegaysid eeg!
      Ma ilahay ba u abuuray mise isagaa afka qaliiciyey??? Orod video ga so wada daawo

    • @mohamedgarane3249
      @mohamedgarane3249 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mikereizz sorry walaal si qaldan ayaan u fasirtay marka.
      Cimaamad ayaan kuu saaray madaxa.

    • @mikereizz
      @mikereizz 4 ปีที่แล้ว +1

      omar mohamed kkkkk wan kaa aqbalay walal
      Gobanimo 🙏🏻

  • @abwaandaajiyeofficial3377
    @abwaandaajiyeofficial3377 4 ปีที่แล้ว +1

    Asal

  • @muniirkapuro3104
    @muniirkapuro3104 4 ปีที่แล้ว

    afkeenu waa qaali ee aynu dhawrano

  • @cabdulahic.raxman2890
    @cabdulahic.raxman2890 11 หลายเดือนก่อน

    Heesta furitaanka yaa qaado

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida cadaan ayay kagag dhagtay markaad gabadh cad gurtaan waa sababta ay habluhu isla cadaynayaan maxaa carabku idiin kagaga dhici waayay carabku.
    Cadaan qurux maaha madawna foolxumo maaha waa midab indhayarta ayaa cadaan wax u tari lahaa

  • @sarahaahmed6313
    @sarahaahmed6313 4 ปีที่แล้ว

    asc

  • @jamaismail5514
    @jamaismail5514 5 ปีที่แล้ว +4

    Muxuu soo kordhiyey maheesaa wacan alla aakhiraa dambeeysa aar hadaad kanaxaysaaan haduu noolyahaye wax usheega (heesuhu waa digriga shaydaanka wlhy howgu gargaarina waa danbi waxa uu sameyey aar usheega

    • @qabiilnindiidooqarandifaac544
      @qabiilnindiidooqarandifaac544 5 ปีที่แล้ว +1

      MUNAAFAQ MUNAAFAQ DHALAY
      Maada xisaabinaya dadka

    • @jamaismail5514
      @jamaismail5514 5 ปีที่แล้ว

      Subxaanlh munaafaq ma ihi xaqa garo hadaad tahay muslim ha iska indha tirin

    • @qabiilnindiidooqarandifaac544
      @qabiilnindiidooqarandifaac544 5 ปีที่แล้ว +1

      @@jamaismail5514 adeer umada adigu xisabin maysid
      Alle waad u siman tihiin baal adigu naftaada xisaabi 🤔

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว

      Ma Wax Aad Sheegto Ayaad Wayday Wallo Orod Qaniisiinta Waani Iyo Iyo Raga Dabada Laga Maro Kuwaas Ayaa Ubaahan Waano 🤣🤣🤣🤣

    • @nimcocali3501
      @nimcocali3501 4 ปีที่แล้ว

      @@bintiahxmedsaleban9682 wlo wuxuunbaa xaaraana musiga iyogabdhaha qaaqawan iyo isqalqaloocoska

  • @Global_just
    @Global_just 5 ปีที่แล้ว

    Hees iyo kaman waxba masoo saaraan ee shaqeysta marfishka ka kaca oo jaadka cunidiisa yareeya

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว

      Qasim Mohamed Adigu Wax Iska Dhig Horta Markaas Baa Raga Lala Doonaa Adeer Adiga Ayaa Qaad Iyo Khamriba Cabee Adigu Baftaada Usheeg

    • @Global_just
      @Global_just 4 ปีที่แล้ว

      Hala shaqeysto oo shaxaadka halayska daayo iyo Anigaa reer hebel ah. Reer Hebel wax aysoo khordhinayso ma lahan, Shaqo

    • @ashasaid6336
      @ashasaid6336 3 ปีที่แล้ว

      @@Global_just qadadwein no history no future .layers manipulator fail state hana cauwryina isha baxarka.,

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 9 หลายเดือนก่อน

    Odaygan anigoo taageera baan ku nacay qadiyadii laascaanood markuu si qabyaaladaysan uga hadlay waa munaafaq

  • @Global_just
    @Global_just 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees hees ma ahee, meeshaad soo oodateen wadooyin u samaysta, biyona kasoo saarta dhulka biyo la’aan baa idin haysee

    • @axmedxaashi5429
      @axmedxaashi5429 5 ปีที่แล้ว +1

      Futadaad ka tidhi 😎

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +1

      Hana Cawryin Adoo Miidhan Baa Soogalaya meelaha Dadka Hirgalay Joogaan Oo Afdheer Soo Dhigaya Adigu Maxad Tahay Waxba Yahay Wax Aad Soo Kordhisayna Ma Jiro Waa Magac Kaliya Oo Dadka Comants Ka Ku CAAYAYA Adigu Horta Wax Iska Dhig Adeer

    • @hipadabdurahman6787
      @hipadabdurahman6787 4 ปีที่แล้ว

      Xaasid baatahay lkn aday ku dhibi

    • @Global_just
      @Global_just 4 ปีที่แล้ว

      Axmed Xaashi wax kale ma taqaanaan, hadii runta laydiin sheego caay baad lasoo booddaan !

    • @Global_just
      @Global_just 4 ปีที่แล้ว

      Hipad Abdurahman hadaan shaqeysta idin iri oo biyo soo saarta ma xaasid baan ahay ?!

  • @cadaymusbaax8186
    @cadaymusbaax8186 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma naarbaad ku horu marinysaa dadka

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว

    iidoor tumanaya

  • @sharmakehamari7233
    @sharmakehamari7233 5 ปีที่แล้ว

    Heesta uu ku bilaabmayo barnaamijku magaceed yaa qaada toloow

    • @akae5153
      @akae5153 5 ปีที่แล้ว

      Sharmake Hamari Heesta magaceeda Onkod baa la yidhaa oo waxa qaadi jiray "Abdi Tahliil warsame, Mahadsanid

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 5 ปีที่แล้ว +1

      @@akae5153 heesta ku bilaamayo iska hubso maha abdi tahliil waa fanankii alle AHN maxamed mooge weye.

    • @muniir3654
      @muniir3654 4 ปีที่แล้ว +1

      @@akae5153 dhayal looma heesee Maxamed Mooge Liibaan baa qaada

    • @muniir3654
      @muniir3654 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiasishashi8579 waa heestii dhayal looma heestee dharaartii aan ku caashaq ee aad dhibtaadiyo igu badisay howlaha

  • @abdiqanimohamud7751
    @abdiqanimohamud7751 2 ปีที่แล้ว

    war buus

  • @sharmakehamari7233
    @sharmakehamari7233 5 ปีที่แล้ว

    Heesta uu ku bilaabmayo barnaamijku magaceed yaa qaada toloow

    • @awilhassan2143
      @awilhassan2143 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed mooge naxariistii jano haka waraabiyee