😂 😂😂😂 ala qosal bey igu dilen kuwan part 3 please lkn kursi meesha soo dig qofku waa inu fadhista marku wax cunayo diiniyan cup ka onetime ka ahna soo dig cuntada xigtana pizza iyo burger and chicken
😂😂 cimraan xabsi maa laga soodaayay bisinka amiira wiilka cunto siiya baahiya ku disheen wiilasha kala way nasanaayay aside madaxa xitaa kor Uma qaadaayo😂😂
100k wax yar ugu harsan plz subscribe usaara th-cam.com/video/i37Ww6f05Ik/w-d-xo.htmlsi=ZYZXxFAXXXUGmM5q
Asxaabey iigu soo duceeya walaalkey mcn oo geeriyooday saakay geerida waa xanuun wlhi
Caadaaaw
Ceda keen saancamal🙏 amiiro ❤
amiira lanbarka ma isiin kartaa koko 😊
pizza 🍕🍕gabdhaha kaso dhig part 3
Allah is one ❤
Yes my sister
Yes
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫵🏻🕋😮
Koko. You good. Guy
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
the best person ever the most knowledgeable and the most shine all allah created is prophet صلى الله عليه وسلم 😘🕋🕋
Caydo l.antis ma nurayo chalengigan part 3 kuso dar so fany cimaran ugu nasibka b😊adna😂
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰
CAAGA ISTAAJI LACAGTAAS QAADO 700 BOQOL BEEN BEEN IGA BAXDEY HHH
th-cam.com/video/0HMrfojoBwo/w-d-xo.html kaaley nala daawo
part 3 gabdho kaso dhig😊
40 qofood ducadooda wa la aqbalaa isoo duceeya muraad aan leyahy💗
Ilhy hkufududeyo wllo
Amiira part3 canjeero iyo maraq ka dhig😂😂😙❤❤❤❤
😂😂 qeyb kale oo gabdho ah soo sameey
Ceeb.mohoo gabdho say mesha wax ugu cunayaan😂
Amira abayo sosamey part 3 lkn kasodig gabdaha koko hasohilawin inta iguracsan like 👍 plz i.a nosamey
😂 😂😂😂 ala qosal bey igu dilen kuwan part 3 please lkn kursi meesha soo dig qofku waa inu fadhista marku wax cunayo diiniyan cup ka onetime ka ahna soo dig cuntada xigtana pizza iyo burger and chicken
Cimraan iyo deeqoow caadiyay u qadeeyeen macalimu iyo cumeer qayaano faadil iyo cabdala masaakiin 😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 your write
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
amiira ma qadadii cimraan ayay soo qadatay waka naxariislaan wax u cunayee 😂
Hhh
😂😂😂😂
Manshaallah waa ka ducaysatey amiira qurux ❤😅 way bahan yihin wiilasha eskabolo waaye
Wow amiira you are on fire these days keep doing this❤
🎉
Alaa cawaa imraan aa si cunaay😂😂maacalimo cwa waku dacdaay ilmaha miiska dan baris ka digeen
Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah part3 canjeero iyo maraq ka dhig ❤❤ 😂😂 Abayo Amiira qurux 700k 🎉🎉❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰🥰👍
Wiilasha iskama wiswisaan aniga weel dhaqan ayan siidhaqaa iskadaa inan qof waxlacuno Allaha idiin daaweeyo Qaando sii qofkiiba ee gacanta haku heesto ❤
Bariiska kadhaaf challenge ga waa dhulka ayuu ku daadanayaa kabacdi waa lagu istaagayaa
Cimran isn’t easy 😂😂😂
amiira abaayo qaado ayaa kufiican qaadooyin ukeen 😂😂😂😂😂
Parte 3.ciyda iyo xazazi iyo armahena iyo comer iyo mares.
Amiira game adkee 2 mar isku xigto qfkii keeno cunadda haraaxeysto 😂😂
First one☝🤗 Team Amiira marnaba noo hoos👸✊😙🤗👑❤❤❤
Amira keep gonna 😂😂 so part two sis
moalimu tliyow wllhi berka i casaadey sn u qoslayyy😂😂😂part three gabdha no keen😂😂
Amira parti3 cabitan ka uu fur pills fikrad kudar sasho 👍
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤
Pizza Ukeen part 3
INTOODA IO ASAD IO CAYDA KUSOODAR✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Macalimo iyo Cimaarn maraan Ilhyba amatetka u Furay m.a 😂😂
Amiira part 3 gabdho kaso dhig 😊
Qusalkaa iga dhamaaday macalimow caadi maha
Amir hore u soco
Qab qabeey ❤qab qab aawi maxa la aantiisa usoo duubtay noogasoojawaab wlle
Gabdhaha mad kentid.
Koko
Fawsia Dimple
Sundus
Adna
Fadma
Hhh amiro dhareer kaa naga da aayay ❤❤❤❤
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ♥
Aamiin
Amiira gabdho ha ka dhigin waa foolxumo hablo camirada cunto ku cunaayo lkn part 2wiilasha farxal udhig yacnii baaquli biyo ugu shub gacanta ku meydhan thankss
Cayda ku soo dar nooh sister 😂❤
Part two gabdho kasoo dhig abaayo amiiroy
Prank ku samee koko plz 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Part 3 koko fatma io ceyda kaso dhig amiira plz
Cumeer qyanada kowaad wku gulesty intkle wlagu qabty ani ahn wxa isleyhy cimrnaa dhargy 😂
Amiira inankoodu bisinka ma horu u gaajoonayay bisink sidu wax leeyay😂😂😂dadka faruhu goosanayaaye
CIMRAN AYA UKU NASIIB BADAN MASHA ALLAH
Barti Tarii so sameey❤❤❤❤Amiira quruxy wan ku jeclhy 😂😂😂
Amiira Xabiryar gool insha allah
Part 3 biise. Nooh qabqabna kusodar nooh❤
Keep going my sister amiiro qurux 😊
Amira qurux you have a lot of money quruxey❤❤
Amiira soo badi qfka ugu nasiibka humaa maclimow wye
Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran TH-cam-keyga ❤😊
muna
Hh
part 3 cambuulo kadhig please amiira
Part 3 gabdho sanbus iyo lelefow so same😂
Part 3 waxaad keentaaa pizza 🍕 iyo chicken wings cabitaanka cocola bas
Cimran cawa wuu casheye casho uma bahna sax imran.❤❤❤❤❤❤❤❤
Cimaraaan Masha Allah tartanka adunka haka qeebgalo wanwataa wlh ❤❤
Cimraan aa dhargay m.a fadil ugu nasiib xumaaa😂😅
Part 3 gabdhaha Kokoo fosiyo ayaan adiga miina iyo sumayo plz amiira ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Amira maxa kabdaha nh mukujeran miyaa maxa i.n beerey😮kebdaha ayan rabna😂 ok qer ayan kurejeyna ok😊😊😊
Byo gabdhaha soo sameye oo koko ku soo dar plz❤😂biris iyo cheken
My sister don't worry 700k wagari🎉❤❤❤
Wllshey mcan Amiiro❤
Parta 3 iyo ceyda cimraan wuuw dhergey
Partt 3 amiira
😂😂😂😂macalimow markuu qada ba walaga qaadayaa armaan baaa dhargay iyo cumeer😂😂😂😂😂part 3
Macao mow mark uu qada ba walaga qaadayaa Armaan baaa dhargay iyo Cummeer😂😂😂😂😂 😂😂part3❤❤❤❤❤
Maasha walhi cimraan ayaaa raaxeystay
Amiira part three gabdho rapnaa❤😂😂😂
Kuwaan in ann ku dhajiyo ayan ka baqaybeee wlhi gaajo iqabate.❤
More Parts pls😢😢
Prat 3
Amira challenge gaan so celi isla wiilasha wilba wa xaraabe wlhi😂❤
barti 3 soosameey waan kahelnee abayo
Part3 pleas❤❤❤❤
Team amiira qurux one like👍
Bar 3 iyo ceyda
😂😂 cimraan xabsi maa laga soodaayay bisinka amiira wiilka cunto siiya baahiya ku disheen wiilasha kala way nasanaayay aside madaxa xitaa kor Uma qaadaayo😂😂
M.a dheh yahow waxan waa game sow mhn😂
Wuxu waa game ee cadi iska dhig nin rag inu yhyna hahalmamin🤨🤣
Qab qab ayaa ka maqan meeshaan Amriira qab qab aawey hee😊
Hada kadib qaadoyin keen qofki farihiisi oo salid leh caga ku halabaysaa iyo miiskan wuu halabayaa part 3 caydo kudo dar
Alla gemkan saa u jeclhy lee 😂wllhi waa qosol socdo amiiroy noso badi macalimow neh haka soo tagin😂❤
Soo badiyaa ani hata waan gajoday😂
Part 3 gabdho amiira
Parti gabdho kasoo dhig koko kujirto please amira wan Ku Jecel nahay ♥️♥️❤❤💞
Keep going wllshy Amira qurox
Part 3 wiilal kasoo dhig❤😊
8:15 Cumeer qiyaano ayuu sameeyey
Ninka kaliyee si niyada u cunayaa waa cimraan
Yaryarkan kale camera iska gadayaan😂😂
Part 3 , meesha asad hagio keen nio
Amiira qofka wuxu cuno halka mar uucaga istajiyo yaan lga dafin wixisa hadhameysto xaqooo uleeyhy
Dee qofkan Dheere wad walaalaha tihiin Ayaan wixiiba laastay
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Part 3 gabdho kasoo dhrig ❤❤
Fanaanad Jaallaha miskiin waaye wuuba xishoonayaa!
Cuntada isoo caraftey😂😊
Amiiro horay u soco
Na wllo #mulqaacad u keen next video 😂😂😂
Part 3 please
Part 3 next girl