MA AAMINAYSID INTA DAQIIQO UU KU DHAMEEYAY BURGER

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 422

  • @ozzyy__officiall
    @ozzyy__officiall 3 ปีที่แล้ว +290

    Asad ku celis ayan rawa sawabto ah arimaheena aya iga day galabti cunto isiiyey marka one chance haley siyo oo ku celis ah 😃😃

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯

    • @English--Somali
      @English--Somali 3 ปีที่แล้ว +2

      Waan kugu raacsanahay In one more chance lagu siiyo Lkn isa soo adkee markan

    • @khadarismailabdullah7843
      @khadarismailabdullah7843 3 ปีที่แล้ว +2

      Hala siiyo🤣🤣😀😅😅😀

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk

    • @suldaan755
      @suldaan755 3 ปีที่แล้ว +3

      Ozzyy sxp adiga halmar afka waxbadan galineysay isagana waxyar markuu afka galiyo wuu liqaayey kaarto ayuu kubadiyey tookada kale waxyar markaa afka galiso calali kadib liq ok 👌😄

  • @awoawnuh3297
    @awoawnuh3297 3 ปีที่แล้ว +59

    Xaqiiqdii waan daawadaa videoyoyadaada lkn komanti wali kama bixin waxaa igu kalifay inaan ka bixiyo inaan kuugu bishaareyo inaad insha allah lugahaaga ku istaagi doontid waayo waanku riyaaday waxaan rajaynayaa inay riyadaydaasi run noqoto

  • @gudoonmohamuudabdi109
    @gudoonmohamuudabdi109 3 ปีที่แล้ว +40

    Abeera sidan ayuu ku qurux badan yahay

  • @sitahoabdiabdi9627
    @sitahoabdiabdi9627 3 ปีที่แล้ว +40

    Abeera quruxlow ayuu noqdaya maasha Allaah🥰

    • @xilkascade
      @xilkascade 3 ปีที่แล้ว

      Kk hayeey dooliga

    • @qalbisafi9922
      @qalbisafi9922 3 ปีที่แล้ว +2

      Abera timihi badna folxumo ayu ku ah wlhi hada qoraxlow ayu noqdey 🤣🤣🤣🤣

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @misterhanad7051
    @misterhanad7051 3 ปีที่แล้ว +37

    Abeera timaha markuu jarey wuu qurxoonaadey ,,, ha is dhihin nin aa tahey ha faanin waa talo fiican awal jeego dheer uu lahaa😬😂

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 ปีที่แล้ว +11

    Run haddii laysku sheego Abeero saasuu ku qurux badan yey ee mahad Celi arimeheena

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 ปีที่แล้ว +9

    Asadow kuma cusbi illaa iyo 2019 aya kugu xirnayn ani iyo caruurtayda oo sadex jir iyo 5 jir markasta waxay iga baryaan asad xaajiyow wa jecelyahay ii geee way oo yaan markale sabcarab hadii lasari karo waan kuu saarilahaa lkiin one jaanis ayey ka dhigeen gaalada asadow😭😭😭😭😭

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 ปีที่แล้ว

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD

  • @cabdrisaaq2030
    @cabdrisaaq2030 3 ปีที่แล้ว +9

    Wllkey waxaa ku rajeynaa inow ilaahey Dib kugu so celiyo cafimad kaga Aamiin

  • @umemadchannel1428
    @umemadchannel1428 3 ปีที่แล้ว +24

    Mashaa Allah walalkega Asad Allah KU dooro waxayabo xiiso badan ay noso gelisa wankugu xiran nahay hadan nahay rer Holland hore u soco walalheega

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 3 ปีที่แล้ว +29

    Arimaheena iyo ibra kadarba soqabo😍😍😍😍

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯

    • @makoibrahim1337
      @makoibrahim1337 3 ปีที่แล้ว

      Labo miskiin🤣🤣

    • @katraabdullahi9241
      @katraabdullahi9241 3 ปีที่แล้ว

      @@makoibrahim1337 maskiin iyo kuwaasàa maya

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 ปีที่แล้ว +6

    TH-camrada Qaar marka ay wax ay soo dhigaan waayaan ayay dhehaan waa lay sixray
    lkin asad hagio malin kasta wax cusub soo dhigaa Mshallh bro Hore u soco ♥️💯

  • @sabahahmed6203
    @sabahahmed6203 3 ปีที่แล้ว +3

    mnsha allaa asad waa qofka kaliya een waxuu soo galyo xiiseeyo wllo abero madaxaagu san ayuu ku qurux badanyahaye san udayso sidanaa sunihii nabiga ahe

  • @kingbaane9565
    @kingbaane9565 3 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo wllky asad xaqiiq wllhy habeyn dhaweyd wxn ku riyoday adigo lugahaga ku soconaya cafimad saricna wn ku rajyn inay riyadeyda romowdo allh hano aqbalo🔥❤👍

  • @bintudaahir4451
    @bintudaahir4451 3 ปีที่แล้ว +1

    wow obeera sowkan qurux badnaaday madaxii buulku ka dul dhisnaaa quruxdadu qarinayey Arimaheena Alle kuso diray markuu timaha kolba dhan ka jarayey

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 3 ปีที่แล้ว +30

    33 min 4.9K views Another level...
    Keep Going Pro❤️

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯

  • @nasriinnuur1603
    @nasriinnuur1603 2 ปีที่แล้ว

    Wll.asad.xaajiyo.iwrn.wll.illhaay.xaku.xafiido
    Inshallah. Lugaha.mar.uunbaad.ku.iistaagiidoonta

  • @islampeace6606
    @islampeace6606 3 ปีที่แล้ว +6

    Abeera mansha allah sidan aya ku ficantahay tinta sidan ku deso wll❤🙏

  • @Real_Arzon
    @Real_Arzon 3 ปีที่แล้ว +6

    Obera - Bro Haircut Wah WaliH zhp Hada Kadib Saan U JaroH 👊🏻

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah comes soon 6000k insha Allah masha Allah abeero sunada ku qurxan yhy sidaan ujaro hda ka dib wlkey

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @miina7904
    @miina7904 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah opera wa uu quruxbadnaady markuu tintii iska jaray

  • @abdulhussein4399
    @abdulhussein4399 3 ปีที่แล้ว +15

    The one only Asad xagiyo keep going wll♥️

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯

  • @fowziibrahim1295
    @fowziibrahim1295 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah apera wuu qurux badnaaday tinta badan iskadaa ku dheh asadoow iga gaarsii

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 3 ปีที่แล้ว +11

    masha Allah keep going Asad Hajio 🥰😊

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @apdizamed2825
    @apdizamed2825 3 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allh abeera qurux badanaa cawa war timo danbe ha la bixin zhp

  • @zaamcade745
    @zaamcade745 3 ปีที่แล้ว +7

    Obera timaha mrku xiirey quruxlow ayuu noqday

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 ปีที่แล้ว +1

    Anbera timaha ku wuruux badnayd wadna iga yabisay sad u dhsmsysay mn sha allaaa guul wll ken❤️💯

  • @adnoNour
    @adnoNour 3 ปีที่แล้ว +2

    Ubeer saan Lee booba qurux ku yahay wallhi M.a 🥰🥰😇😊

  • @somalifilms7
    @somalifilms7 3 ปีที่แล้ว +5

    🌐Move forward a lot mY bRothEr Azad Hagio✌💯

  • @hamzabusuri5763
    @hamzabusuri5763 3 ปีที่แล้ว +4

    Abeera waa qof fcn wllhi m.a🤗❤.

    • @medsourou1783
      @medsourou1783 2 ปีที่แล้ว

      Mach allhah mn frr tu vas bien

  • @mohameosaeet1762
    @mohameosaeet1762 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad challenge kan ku soo celi
    Habeen danbe insha allah
    Ceyda
    Faadil
    Abeera
    Cumeer
    Iyo arimaheena

  • @Cabdalecade0154
    @Cabdalecade0154 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inta 2024 daawaneyso only 👍

  • @abdikadir5865
    @abdikadir5865 3 ปีที่แล้ว +35

    Leesthan 1 hour 5.3k is another level ASAD HAGIO keep going bro.

    • @isniinobishaar5482
      @isniinobishaar5482 3 ปีที่แล้ว

      9

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯

    • @maluyunabdi1848
      @maluyunabdi1848 3 ปีที่แล้ว +1

      Correction say less than not leesthan 😂

  • @iqroozilofficial3134
    @iqroozilofficial3134 3 ปีที่แล้ว +4

    600k subscribe insha Allah 2days

  • @hamdimohamed5268
    @hamdimohamed5268 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad walakeey please do this to challenge arimaheena iyo ibra kadarba please i love this challenge keep going brother 💖

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 3 ปีที่แล้ว

    Asad zhp noso badi hana ka cajisin zhp anaga garbkga keep goin

  • @fartuncadey8863
    @fartuncadey8863 3 ปีที่แล้ว +1

    Obera Timaha markuujaray qurux Saan iskadhig wll

  • @apdizamed2825
    @apdizamed2825 3 ปีที่แล้ว +2

    Asadow baryahan 😪codsigayaga maaqbashid plz arimaheena iyo ibra so qabo like hdd igu racsantahay plzzzzzzzzzzzz

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 ปีที่แล้ว +3

    Abeera waaba fahmi wayay aryaa timaha mardanbe hadeysan sidaan Ku qurxoon tahee

  • @ayanayan5030
    @ayanayan5030 3 ปีที่แล้ว +1

    Abeera san ayuu ku quruxbadan yahy m.a timaha badan mawa fiicno

  • @hamdamoha8340
    @hamdamoha8340 2 ปีที่แล้ว +2

    Best challenge wlhi abeere cade caadi maaha legendary nin rag wax lasoo cunay waaye❤️🙏

  • @jamacaxmed4681
    @jamacaxmed4681 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshlh asad xajiyow bro guuleyso

  • @abdullaahiali4387
    @abdullaahiali4387 2 ปีที่แล้ว

    Abeera wll qliya sidan ayd ku qurxon thy sidan ha iska bedelin bro✌

  • @napiiljuniorofficial1957
    @napiiljuniorofficial1957 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad hajio heesta cusub ee jamac xidig soqabo Bro please 🙏

  • @English--Somali
    @English--Somali 3 ปีที่แล้ว +3

    Unbelievable abeero 🏆legend, OZ bilaash qaliir uma aha, isa soo adkee Sxb next time

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 3 ปีที่แล้ว +3

    😀😀😀🤣🤣bismilaahi abeera waanba aqoonsan waayee😁 diyaar waaye uudhahay waan aqoonsady😅🤣🤣

  • @xaliimamohamed3153
    @xaliimamohamed3153 3 ปีที่แล้ว +8

    M.a my brother keep going 🙏 💘

  • @islamicmediaofgtown9411
    @islamicmediaofgtown9411 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a obera wlhi sidan aya kuqurux badantahay m.a

  • @monam7931
    @monam7931 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Asad marba firad fican bad kenaysaa sas lo bahanyahay hanbalyo

  • @abdishakuradade3859
    @abdishakuradade3859 3 ปีที่แล้ว +1

    Asadoo wax masoodhigoosid maxaa waaye Aboowe

  • @sar-m9564
    @sar-m9564 3 ปีที่แล้ว +2

    SHARMA BOY LAGEND WAAYE BEEN UMALEE WUXUU SOO WADAA HESTII ADUUNKA QASI LAHEED MARKE 600k ne wuu gaari rabaa♥️♥️♥️
    lagend #SHARMA_BOY

  • @xaqdhoorjeceyl4992
    @xaqdhoorjeceyl4992 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxaapey waxaa ahay wiil soomaliyey waxaan idinkarabaa inaa iisaartaan sebciraab mahdn

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 ปีที่แล้ว

    Soorry abeera ayan dhihirabay marka wiil kale magaciisa ku qalday abeera tintaada qurux miiran ayad ujaratay sidaas inaa ku socoto ayan kuu rajeynaa waàa sunadiii xabiibkeena maxamadd scw sws in shaaa allaaah0

  • @jaamacafrica5678
    @jaamacafrica5678 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah wll asad hagio xafidakallh

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @samiiramoha559
    @samiiramoha559 3 ปีที่แล้ว

    Obera qurux Yaabu noqday mardanbe ha sameen timaha dhaadher

  • @YahyeAbdi1
    @YahyeAbdi1 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi abeera funny waaye big fun guahay legenow

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wana idnasalamy dhamantini from kenay 🇰🇪🇰🇪

  • @c.qaadirmaxamedxasan8158
    @c.qaadirmaxamedxasan8158 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a legend keep going pro asad hagio

  • @fadumo-fanka6379
    @fadumo-fanka6379 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllken obeera timaha wad sojartay allaha kubarakeyo sida kusoco

  • @updiwali6177
    @updiwali6177 3 ปีที่แล้ว

    Sxp asad hajio mxaa kudaaray away vidio yahiin

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 3 ปีที่แล้ว

    Ozzyy iyo asadna waxan ilaahey uga baryaa in timaha xun iska jaraan sida opera cml

  • @aabemacaan1348
    @aabemacaan1348 2 ปีที่แล้ว

    Abeera markuu timaha iska jaray qurux loow ayuu noqday m.a

  • @niceproand7898
    @niceproand7898 3 ปีที่แล้ว

    Kan ugu horyay sidu wax u cunyo ayaan la yaaby sidii islaan cajuusda

  • @AxmedXukun-lm5wi
    @AxmedXukun-lm5wi ปีที่แล้ว

    Waan ku taakeeraa sxp Asad xaajiyoow ee sxp youtobe ka linki ga ii Saar comontga

  • @omarabdihamidomar9581
    @omarabdihamidomar9581 3 ปีที่แล้ว +1

    Abeera qurux baad noqotey markii aad iska jartey madaxa

  • @luungiofficial7768
    @luungiofficial7768 3 ปีที่แล้ว

    1 kuusaari waa ani waaye wll TikTok falooiidhaha wll keep gooyin sxb

  • @bilaalahmed7378
    @bilaalahmed7378 3 ปีที่แล้ว

    AriMaheena Soo Qabo IYO Abeera

  • @luulcali1339
    @luulcali1339 3 ปีที่แล้ว

    Asad plz hakisoodari barna mishkan fhabdho

  • @asadcade5140
    @asadcade5140 3 ปีที่แล้ว

    Waa gaaree inshah 600k kabadan

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 2 ปีที่แล้ว

    Abeera jarmada ayuuba ku shidanyahay

  • @saalimsaabir6979
    @saalimsaabir6979 3 ปีที่แล้ว +1

    Nooso badi challenge yaasha🤗😍😍😍

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqalkan.asad wxuu soo dhigay 2years ka hor isagoo half milyan mrya hdana wxuu mryaa 2 milyan waaw iga dambeyow like ha ila dhafin😂

  • @cabdrisaaq2030
    @cabdrisaaq2030 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @fadumo-fanka6379
    @fadumo-fanka6379 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkakalana insha allah abeera siduyelay isagana urajeyneyna tumaha iskajar wll0

  • @najahmahdi8521
    @najahmahdi8521 3 ปีที่แล้ว

    Bismilah ilahy ha idn barakeyo lakin wa labo hunkuri com😳😳

  • @fanprojvideos3023
    @fanprojvideos3023 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad Muslim Tahay like iisaar wll

  • @maanka305
    @maanka305 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan wllyaal Nagu soo biira Waxaad kaheli doontaan kanaalkan Fidiyawyaal tarjuman Nashiidooyin tarjuman iyo wixii khayr ah👏💯

  • @fartunmaxmed1137
    @fartunmaxmed1137 3 ปีที่แล้ว +1

    abeera quruxlow ayuu noqdey

  • @djboydj9147
    @djboydj9147 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaal marinta rotige waaye yaana lagu gaadin Asadow

  • @faizoxusien1755
    @faizoxusien1755 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Masha allha 💖💖💖💖💖💖💖🥰Hambaliyo hambaliyo

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 2 ปีที่แล้ว

    600k insha allah 🥰

  • @Mohamedosman-xb1bw
    @Mohamedosman-xb1bw 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad gareysaa 600k masul

  • @caishaweys1996
    @caishaweys1996 3 ปีที่แล้ว

    Asc asad abowe waxa rabaa anigana hal hadiyo goorme isiine walal mcn illah haku caafiyo walahi wan farxilaah hadad hadiyo isiin leehad si aaadan fileen adiga ayaan ugu farxi lahay wexee donto hadhoqate pls walal cidsigeyga iga soo jawaab pls

  • @zultantube
    @zultantube 2 ปีที่แล้ว

    Maaaaaaaaaaasha Allah We love bro Asad sharaf iyo Karaamo ku noolow 😍😍😍

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 3 ปีที่แล้ว +11

    Tim asad iso dhaweya blz

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว

    Comentigeyga hadaad aragtid ha idhaafin 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll

  • @cabdulahimursal9177
    @cabdulahimursal9177 2 ปีที่แล้ว

    War zxp asad hagio sidee 700k aad u gaartayna waan yaabay

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah keep going my bor lkn aberaa sano kuqurux dadan yahay calashan timahaaa masha alah

  • @wezy5510
    @wezy5510 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Abeera Cunay Ali 🤣 😂

  • @luqmaansaid65
    @luqmaansaid65 3 ปีที่แล้ว

    Marka Hore maasha allh.
    Marka aniga teyda hadaan ka hadlo wax weyn ma aha sharadkaas anaa gelaayo yaa diyaara 50second Diyaar waaye

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 ปีที่แล้ว

    Please Asad Hajio challenge nuucan ah jooji ma ogid aqoona uma lihid khatarta cfmd iyo complications ka dhalan kara cuntada oo la boobsiiyo kaga sii daranee liqitaanka oo uu qofku isku khasbaayo waxa ka dhalan kara waa dhib weyn

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 3 ปีที่แล้ว

    Obarra saan kuqurxanyahay

  • @Liban5
    @Liban5 2 ปีที่แล้ว

    Allah kuu dayoo walal mahadsanid

  • @barwaaqoyusuf5442
    @barwaaqoyusuf5442 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi man garanin abeera nooc kale ayuu noqoday sasan kasuginay wllo mardanbe habixiin timaha please sasad sharaf kuleedahag

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +2

    Abeera mashaa alah quruxdaan arimaheena aaka danbeeyay 👌😂

  • @topgroups2244
    @topgroups2244 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc adeer asad waxaan kaa codsan inaad share out ii sameyso

  • @rozaaquen6978
    @rozaaquen6978 3 ปีที่แล้ว +3

    Apeera zanapa Qurux ku thY mxa kuGeYy TimaHaz zaiDkaa eH😂

  • @iqroozilofficial3134
    @iqroozilofficial3134 3 ปีที่แล้ว +3

    Hormar wacan wll Asad

    • @maxille42
      @maxille42 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/2ExDSqE_SGo/w-d-xo.html 🤯🤯

  • @fardowsaalifaragg167
    @fardowsaalifaragg167 3 ปีที่แล้ว

    Muqaaka wali ma dhameynin balse wilkan funaanada madow markaste sidaan tinta hau jarto timihisi hore waan ka nixi jiray quruxna ma eheen

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 3 ปีที่แล้ว +4

    nafta ugu horraysa cunihii raggaanu lahayn lol 4rom gobalka ragga.
    we are always with team27😋
    🔥😹