Borama markad aaday way iseegtay inan kula kulmo lakin markaan muqdisho tagay 2019 walahay waxan lakulmay jeekey 🥴 ani ajakis iyi yackow iyi fuaad rabay
@@ahmedbaasadeq7747 haddaba an ku saxo lama goodle wa hawiye siiba hg aye u yaqan iyo abgal, waayo qabilada kale ad shegtay rer xamar islama dagan muqdisho madagano qabiladas ad shegtay
@@ahmedbaasadeq7747 anigu kuwa rer xamar ah ban arkay oo igu yiri rerahas ban u naqan , waayo adigaba fikir reraha kale ad shegtay islama dagan xmrna madagano mgrty caqliga ha shaqeyo
Qofkii lapad ban ahy wligay like ma codsan😭😭😭
Alaha kuunaxariisto ajakis qabriga alaha kuqawojiyo💔😰😭😭😭😭
Amiin Allaah unaxaristo 😰😭😭😭😭😭😓
Harqaan wa SHAQO sharaf ah madama NABI IBRAHIM UU AHA QOFKII UGU HOREYAY EE SURWAL TOLO
Ilaahey hakuu naxrsito wlh wanaga farxi jirtay janadah allh nagu kulmiyo
wlhi wan qsly walbo saaid Allha idin xfdo janadii ayn idiin kugu duceeyy❤❤❤❤❤❤👍
Alla haunaxariisto ajakis
Alle ha unaxariisto ajkis
Allah unaxaristo ajakis wanku xasusan doona 😭😭😭😭😭😭😭😭😢🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏻
ilhi haku naxriisto
Alaha kuu naxariisto
Ala ajakis mansha allah allaha ku xafido abtow walahi ano qosli kareyn berka i xanunay qosol 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
Ajakis sxb waan kusalaamayaa reer muqdisho hadaa nahay waan ktaageersanahay noolow
Waa ku dharanaa harqaan😂😂❤💕
Nin lama goodle oo qori gamoo kasenin 😂😂😂😂
Allaha u naxariisto Janadii fardowsa allaha kawaraabiyo wlhi ajakis waa legend nagabaxay
Allah unaxariisto
Masha aallaah masuul sare captain aan ku faano keep going walaal masuul
Rer xamar rer faqay dad dhaco ma naqano lkn sharqan talow io xirfado kale
Lama godle waa idin salamay walalheyga
Ajaaa cadi maha funny 😁😁😁
Illahow kuunaxariiso😔😔😭
Ramadan kariim ajakis
Allaha unaxariisto
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🌷🌷🌷🌷
😂😂😂😂 I love Ajakis❤💯
Allow kuu naxariiso.
Ramadan Mubarak all my fans
Kkkkkkkk ajakis ❤️❤️❤️❤️🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️
Ilahow unaxariiso ajakis geeradisa kadib ayn firsanyan 😪😪
Borama markad aaday way iseegtay inan kula kulmo lakin markaan muqdisho tagay 2019 walahay waxan lakulmay jeekey 🥴 ani ajakis iyi yackow iyi fuaad rabay
Kkkk ajakis waa ku salamay you re funny
Kkk qori waa la iga ilbaxay
Lama goodle Hg❤☝
😂😂😂 lama goodle aan qori gamow kaseenin buux adeer😂😂😂😂
Kaas Somalia ma ku dhalenin dhul kale ku dhashy hhhhh😭😭🤣🤣🤣
Maxaa laga wadaa labo godle horta ifasir 😂😂😄😄😄😄😄
@@xaajicaamir9703 somali ku dhashey 😁😂 adi ma u diidey 😂😁
@@mohamedabdi2157 😁😁😂👉💪
@@kiiyarakiikaweyna1197 marqaati ilahey yaqaan kugu aninaa😁😁
Ajakis waligaa xabad ma kuugu dhacday
😭🤲💔😔
Baba cabdi muriidi waku salaamay
Ajakis waligaa mataktay af gooye 🤟
Kkkkkk Ar ajakisa wlli fani ayaat tahay
Allah kub naxaristo baba ajakis Ameen🙏
Ajakis asc 30 ayan ahy
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🌹🌹🌹🌹🌹
Ajakis waxaa is cadeysaa
Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk laakin waxaan ku qoslay maka dhahday wa jigey fiiri qamarji muu u eg yahay
walaahay qosolkii baa iga dhamaaday 😂😂😂🤣
Hhhh ajakis cwa anaga Maa nagu keentay doorka
Kk
Ilhow u naxariiso wlhi wan jeclahay
Allow ku naxariiso
Aboo Allah kunaxristoh I.a
Ajakis wa dhodhole su al ajakisadi xamarweyne adi ya ween
"275 Aa Ku Dhacday" 😂😂😂😂
Ajaki
Kkkkk
ilaahoow kuunaxariiso nin weyn oo nafarxad gelin jiray markaan stresska nahay
Baba ajkis
From king ck to the family
Asc
Janatul fardowsa Allah ka warabiyo
Harqaan waa ku dhaaranaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ilahey haku naxristo 😅🤣🤣🤣wanaga qoslin jirtey
Asckum ajakis wiligaa digagad macuntay
Fadlan subscribes saar kuna soobiir cabdiraxman offlcaill share asxaabta
🤣🤣🤣🤣🇸🇴😍🇹🇷😍
Afka hakaa uro
vvvv
Keep goin my teacher
Allah unaxristo ajakis
Hhhhhhhh lama goodle ako gamoo kasenin
😂😂😂
Nin aad disho maheleysidee midkoo 280kg radso kulaha 🤣🤣🤣🤣😅🤣
Waa qamuunyo waa kuu ciilcunooyaa waaye
Ilahay kunaxriisto
cumar shaam nin Culus Tageero Sare aan ku ahay
Kkkkkkkk
Hhhhhhhh ..yab waaye walhi
😂😂😂ilahow kunaxarisooo
ههههههه
Nin lama goodle aan qori kaseen waye lol
Adiga war kaaga oo dhan reer xamar le miyaa 🖕
Kkkkkk
Macbudkow aniga kuma jiri 260kilo 😂😂😄😄😄😄😄😄😄😄😄
Dumaye aj wajira
Hhhhh zaaid ufuuray wallh
Libáaaaaaaax
Kkkk
Aniga markaa dhashay qori la iima kamin waligeeyna qori ma qaadan.Lama goodlaha i dhalay neh waa abgaal iyo habargidir .Wax ka dheh hee adiga kulikeen isku keen jimciye
Kkkkk kkkkk
Su aalaha inte laga weydiiya
Alle ku naxaristol lagend thy wax ku badali downo ma jiro
Ajakis nolow
Allah unaxristo
Lama goodle maxa laga wadaa haliiga jaahil bixiyo
Ladan Ladan hawiye laga wada ama fara dheyr waa isku mid
Lamagoodle waxaa la dhaha waxi carab, reer xamar iyo jareer eheen baa ladhahaa
@@ahmedbaasadeq7747 haddaba an ku saxo lama goodle wa hawiye siiba hg aye u yaqan iyo abgal, waayo qabilada kale ad shegtay rer xamar islama dagan muqdisho madagano qabiladas ad shegtay
Miski Cali abaay lamagoodle hg iyo abgal kaliye uma naqaano. Lamagoodle waxaan u naqaanaa soomlidha dhan asalkoodha guuraay ahaa jiraan (hawiye, daarod, isaaq, raxanweyn) kuligood baan dhahnaa
@@ahmedbaasadeq7747 anigu kuwa rer xamar ah ban arkay oo igu yiri rerahas ban u naqan , waayo adigaba fikir reraha kale ad shegtay islama dagan xmrna madagano mgrty caqliga ha shaqeyo
Ale yaarax ma
Hadii kufadhiisato neeftaa kuceshomee bee
😂😂😂