Ustaad Casharadii Hore ee Mass umber iyo kuwaa hadaynu dib ugu yara Noqono:Waxad Tidhi Neutronku malaha Charge. Markaa isaga qaacidaa lagu soo sarayaa ah(Mass number -Protronka) Hadana waxad tidhi Mass numberku muxuu yahy waa adigoo isku Geeya(Protron iyo Neuron) Kee La Hor Helayaa Mass Number iyo Neutronka macalin
Thanks ustaad Allah qeyr kusiyo ustaad noo soo Badi casharada chemistryga
Ok inshalaah
M.a macalin aad iyo aad Ayaad umahadasanthy
Mahdznid ustaad abaalkaga wax ku gudo ma aqaan wlhi wax badan iga saacidey
m.a macalin illh hakaa abaal mariyo wllhi waxbadan naga saacidey 💯
aamiin wll Mahadsanid.
Shukran ustaad
Ustaad allah haku barakeeyo
Waxan kaa codsan lahaa in casharada telegram group noogu soo gudbiso
Macalin Tirada electron ka ee ay soo qadanayaan Ma Intii la doonay qaadanaysaa 2 iyo wixii ka badan: Mise Intaa Wax Dhaafsiisan na qataan.
N-3
cilmiga alle ha kuu siyaadiyo
Mahadsanid wll
Ustaad Casharadii Hore ee Mass umber iyo kuwaa hadaynu dib ugu yara Noqono:Waxad Tidhi Neutronku malaha Charge.
Markaa isaga qaacidaa lagu soo sarayaa ah(Mass number -Protronka)
Hadana waxad tidhi Mass numberku muxuu yahy waa adigoo isku Geeya(Protron iyo Neuron)
Kee La Hor Helayaa Mass Number iyo Neutronka macalin
Pro suashasan is weydiinayey we isku Kay qaban weydey.