- 76
- 108 140
Mohamed Omar Yusuf
Canada
เข้าร่วมเมื่อ 19 ก.พ. 2020
Jannel kan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo bandhigno barmaamij waxbarasho, oo aan ku kaabayno, korna ugu soo qaadayno cilmiga iyo aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxaan xoogga saaridoonnaa hadii alle idmo, maadooyinka Xisaabta iyo Sayniska oo laf-dhabar u ah waxbarashada iyo tacliinta sare.
Dhalinyarada ama da'yarta Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa 75% inay ka yihiin bulsho-weynta dalkeena. Waxaan halkaa ka fahmayna in baahiyaha ugu waaweyn ee wadankeena yaala inay waxbarashadu kamid tahay. Sidaa daraadeed, waxaa dhamaanteen inala gudboon inaan kawada qeyb qaadanno sidii aan u tayeyn lahayn, una ballaadhin lahayn aqoonta iyo waxbarashada dadkeena.
Mudo dheer ayaa laga yaabaa inay qaadato casharadan. Waxan ku barandoonna Mathematics, Chemistry, Physics iyo Biology. Waxaana ukala horaysiinaynaa sida qoralkodu ukala horeeyo, inshalah.
Magacaygu wa Mohamed Omar Yusuf. Waxaad igalasoo xidhiidhi kartaan facebook page kayga oo aan lifaaaqiisa soo galiyey halkan hoose. Mahadsanid.

| Barashada chemistry | Lewis structure and octet rule part 2 |
Barashada sayniska iyo xisaabta
มุมมอง: 1 053
วีดีโอ
| Barashada chemistry ga | Lewis structure and Octet rule part 1 |
มุมมอง 972ปีที่แล้ว
Barashada sayniska iyo xisaabta
| Xisaab | Finding Y-value given x of quadratic eqaution |
มุมมอง 989ปีที่แล้ว
Barashada xisaabta iyo sayniska
| Barashada chemistry ga | Valence Electrons |
มุมมอง 1.4K2 ปีที่แล้ว
Barashada sayniska iyo xisaabta.
| Barashada Chemistry ga | Covalent bonds part 1 |
มุมมอง 6492 ปีที่แล้ว
Barashada sayniska iyo xisaabta
| Barashada chemistry ga | What is a Molecule ? |
มุมมอง 1.8K2 ปีที่แล้ว
Barashada sayniska iyo xisaabta
| Barashada Chemistry ga | The Periodic table |
มุมมอง 4.1K2 ปีที่แล้ว
| Barashada Chemistry ga | The Periodic table |
| Barashada Chemistry ga | Polyatomic ions |
มุมมอง 1.1K2 ปีที่แล้ว
| Barashada Chemistry ga | Polyatomic ions |
| Barashada chemistry ga | Atomic mass unit |
มุมมอง 1.4K2 ปีที่แล้ว
| Barashada chemistry ga | Atomic mass unit |
| Xisaab | Factoring Trinomials part3 |
มุมมอง 5282 ปีที่แล้ว
| Xisaab | Factoring Trinomials part3 |
| Xisaab | Factoring Trinomials, Part2 |
มุมมอง 4942 ปีที่แล้ว
| Xisaab | Factoring Trinomials, Part2 |
| Xisaab | Factoring Trinomials, part 1 |
มุมมอง 6362 ปีที่แล้ว
| Xisaab | Factoring Trinomials, part 1 |
| Chemisry ga | Mass number and Atomic mass |
มุมมอง 1.7K2 ปีที่แล้ว
| Chemisry ga | Mass number and Atomic mass |
| Xisaab | Sum or Difference of two cubes |
มุมมอง 4552 ปีที่แล้ว
| Xisaab | Sum or Difference of two cubes |
| Barashada Chemistry ga | Atomic structure |
มุมมอง 2.2K2 ปีที่แล้ว
| Barashada Chemistry ga | Atomic structure |
| Xisaab | The Difference of Two Squares |
มุมมอง 5022 ปีที่แล้ว
| Xisaab | The Difference of Two Squares |
| Barashada Chemistry ga | Atoms and Elements |
มุมมอง 2.7K2 ปีที่แล้ว
| Barashada Chemistry ga | Atoms and Elements |
Macalin i fahansii mole
Waxa ahay arday jamacad dhigto sifican uma soo fahmin intaa school dhiganay cawa wax badan fahmay wllhi
Thanks
Asc muqalkan waxa so dhigtay laba sano Ka hor runti waxa ahay arday fm2 ah vioegan Ayan dawada aad iyo aad Ayan wax badan Kaga Faiday thanks macalin 😊
Walaal aad iyo aadbaad umahadsanthy
❤❤❤❤❤
Thank ustaad ❤
well done
Physics noo bilow macalin mahadsanid 🎉
Teachet Sblock P blok D block kuwee waaye teacher 😮
Inoosoo Badiger macalin
Tank
Ilahay kheyr haku siiyo waad nafahan siisay 😊❤
Mahadsanid macalin runtii waankufaaiday walibo xilli aan baahi wayn uqabo arkay Allaha ajarhakaasiiyo ruuntii aad ugufarxay waana kuuduceeye meelwalbòd joogto ❤
Thanks ❤
Thank you Mr Omar waan fahmid
Cashardani waa fasalkee
Masha allaah
Mahadsanid
Miyaadan iga caawinayn
macalin exponential and logarithm baan la dhipanhy
Good
Runtii wa fahmey
Teacher waa mahadsantahy alle ha kaa abaal mariyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Tnx ustad
Asc teacher maxamad wll aad bad u mhdsn thy wax badan ban ka faiday allaha ka abal mariyo murad kaga oon macaasi ahayn allaha ku sahlo
Thnks teacher❤
Macalin wanaagsan
Thank you 🎉❤❤
Jisaakalahu khayran waad noo faaideysay
Thanks teacher
Analytics geometry soo sharaxay ustaad
M.a ustaad
Jasaakalaah
Sxb video gii hire ee xisaaabta fractionka Ee isku darka ama ka jar ama ku dhufashada iyo qeybinta. Waxaa la badiyay ⅔+⅘+⅜ sidaad u sharaxday qehb ayaa ka dhimaneyd ee sideen u maareeyaaa walaal
ardayda dugsiga sare dhigata miyaa tahay, waxaan bilaabaynaa courses dugsiga sare ah
Waad mahadsa tahay😊
Mahadsinid sxp mcn thanks
Thanks 👍
Thanks ustaad❤
Mahadsanid ustaad maxamed cumar aad ayaan u fahanay xisaabta jisadaada magudi karno Allah kugu abaal mariyo highest paradise Firdowsa aclaaa.💯👍
Masha allah
ustaad waanu kaa faa'idaysanay mahadsanid. calculasta mar noo soo duub iyadana.
Asc ustaad allaha ku barakeeyo wax badan baan kaa faaiiday ustaad halkeed iga aaday allaha ku xifdiyee
Asc ustaad allaha ku barakeeyo wax badan baan kaa faaiiday ustaad halkeed iga aaday allaha ku xifdiyee
thanks teacher
Thanks macalin❤
Thanks teacher
Thank you teacher
Mahadsanid
Casharada polynomial functions oo dhamaystiran soo geliya iyo channalka laga helo