Sh. Cabdi Xayi " Kursiga iyo xukunka dagaaladiisa ka dhasha anaa qaadanaayo iyo ma qaadaneysid"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

ความคิดเห็น • 32

  • @ibrahimnur3449
    @ibrahimnur3449 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Sheikh Abdul Xayi jasakakah kheyr jasa,a

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha alah shek cabdi xayi
    Xafidalah amen yaa rabi

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 ปีที่แล้ว +11

    Allaahu Akbar.Quraanka ayuu ku saleeyaa hadba waaqica taagan ileen Quraanku waa Waaqiciye .

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah maxaa run sheegtey walee yaa ka maqlaayo sheekhunaa jizakalaahu kheer

    • @7siifu272
      @7siifu272 3 ปีที่แล้ว

      SubxaanALLaah ILaahay waxuu yiri Subxaanahu Watacaala "وفي أنفسكم أفلا تبصرو" Bal farahaaga fiiri qiraal ahaan waa ALLaah "الله" Jalla Jalaaluhu, Alifku ka bilaabanayo Suulka Calaacalahana waxaa ku qoran "إلا" Alif iyo Laamalif. Shukran

  • @mohaabdi3534
    @mohaabdi3534 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa sheikh update ah allah haku xifdiyo

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +7

    Shiiikh khayr allahaku siiyo eee sheeekh dhiiran inaa tahaan kuu arkaa iyo jadiidiye
    Eee xer& arday inoosoo saar cilmiga kaa qaada

  • @mahmoudhashim2397
    @mahmoudhashim2397 3 ปีที่แล้ว +8

    Shekhow ilaahay xaku xifdiyo

  • @ayanaliwarsame2235
    @ayanaliwarsame2235 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a Alle hanaga dhigo kuwa ku cimri qaato

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh cabdi xayi ilaahay haku xafido

  • @barwaaqoadam8292
    @barwaaqoadam8292 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazaka allaah khayr .shiikh xayd

  • @gadiidmadoobe8375
    @gadiidmadoobe8375 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha' allah Sheikh Jasakallahu 🤎

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay puntland iyo jubberland khutbada ha maqlisiiyo

  • @MohamedMohamed-qx5jm
    @MohamedMohamed-qx5jm 3 ปีที่แล้ว +1

    Mulkiga waxa iska leh Allah swt waxana bixiya Allah cazza w jall qofkuu donuna siyaa, yaan dadka la wareerin in shaa Allah

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Abdi Hayi 😍

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku xifdiyo shiikh

  • @sharmakehagi7341
    @sharmakehagi7341 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Shiikh cabdi xayi

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 3 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك شيخنا الغال جزاك الله عنا خير الجزا

  • @youtubes4170
    @youtubes4170 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa iga' yaabiyaan reer comment horey ka soo, qoreen

  • @kingamore7110
    @kingamore7110 3 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh biri golaha shacabka no tag ee u wacdi xaqeena noo dhici

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 ปีที่แล้ว +4

    Umada waxaa ugu xun qof wax bartay OO hadana Diinta Islaamka si fcn u bartay Qur'aan krm na xafiday hdana uusan naftiisa ku camal faleynin wllh, tan maanta na heysta aaba taas ah qof walba OO maanta masuulnima sheegta wada xaafidiin saas ey thy na kuma dhaqmaan ee waxey ayaga sameeyaan uuna baan arkeenaa anaga sidaas leen ku soconeenaa wllh inaan wax is badeleen Somalia,

  • @ciyaalkaxaafadacuradkooda7715
    @ciyaalkaxaafadacuradkooda7715 3 ปีที่แล้ว +5

    Soonkeena iyo salaadena alle hanaga
    Aqbalo

  • @AliHassan-wq4xf
    @AliHassan-wq4xf 3 ปีที่แล้ว +6

    Cheick abdi hayi dar ilahay iyan ku jecelnahay hadan nahay reer Djibouti

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 3 ปีที่แล้ว +1

    Allha bad badiya umada somaliyed dhibey qaban
    Allha u gar garo

  • @isgow
    @isgow 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh diinta qof aan aqoonin ma fahmi karo waxaad ka hadleesid waana XAQII. Jazakumul Laah Kheer.

  • @mahmoudhashim2397
    @mahmoudhashim2397 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc

  • @Goobe_yare
    @Goobe_yare 3 ปีที่แล้ว +3

    𝘄𝗮𝗮 𝘀𝗮𝘅

  • @iamrashkaxeydar8097
    @iamrashkaxeydar8097 3 ปีที่แล้ว +1

    M.n

  • @abdirahmanjamac7
    @abdirahmanjamac7 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh abdi xayi jisaakalaah kheyran sheikh waxad sameysaa school lagu dhigto waanada diiniga ah ee wadaniyada iyo syiaasada ku dhisan .
    iyo weliba cilmiga diiniga ah iyo kan maadiga ah siday isu waafaqsan yihiin Mahadsanid

  • @ahmedyare7450
    @ahmedyare7450 3 ปีที่แล้ว

    Sh,saamileyda siyaasada ma fahmin ee maxaa waaye?dad somalia ah oo saami lahayn maa jiro.

  • @mohamedsharif7544
    @mohamedsharif7544 3 ปีที่แล้ว +1

    Hahaha aniga waxaa iimuuqda wadankan gacanta waxaa ku dhigi doona sacad mundulood meesha uu aadayo asaa yaqaan sababta oo ah waxba isku maogola abgaal.