@@sxagaa am watching 26/3/2023😮wlhi ustaad hal xiraalayaasha sidan u fhmay msha allh❤wlhi ardyda asxbteyda durba wxey i dhahaan noso badi😂mahadsanid teacher😊allaha kaa abaal mariyo🥰
Ustaad Allah ku sharfo Waxan jaclanlaha xisabta Form 1 Square root by Factorisation iyo kuwa kale oo badan iyo integers Ustaad.kuwas no bilow Allah Ku sharfe
Immisa tiro oo kale ayaad rabtaa in aad ku darsato, haddaad qoraneeysid 3 tiro, jawaabta waxaad ka dhigeeysaa ka hormari 3, kana jar 3. Jawaabta waxay kuu noqoneeysaa 30797. Ka dib raac tusaallaha uu ku siiyey Ustaadka,
جزاكالله خير🤲
Aad ayaan ufahmay teacher
Thank you👍
Asc mclm jazaa akallah
Wasax wan kashaqeeyay
Allah cebrakaaka akubarakeeya
Macalin majiraa course xisaabta ah
Teacher aad ayaan u fahamnay 👍
Keep going my teacher ❤
Video gii ka horeyaba shalan dawatay😂
Ustaad siciid hadalka waxa ku jira in la daawanaayo 2021 dadka dawanayan ka mid ahay shukran ustaad
Thank's ustaad
Mahadsanid macalin💕💕💕
Ilaahy cilmiga hakuu barakeeyo teacher
Aamiin aamiin wll
@@sxagaa am watching 26/3/2023😮wlhi ustaad hal xiraalayaasha sidan u fhmay msha allh❤wlhi ardyda asxbteyda durba wxey i dhahaan noso badi😂mahadsanid teacher😊allaha kaa abaal mariyo🥰
Siciid xagaa iyo cu,ar aaad baan idiin salaamay
M. A alaha kaa awaal mariyo ustaad
Mahadsanid macalin
M'a wamahad Santay macalin yutubka
Mansha allah macilin ziciid xagaa keep going
Teacher siciid xaaga waan fahmay thanks maclin
Aad ayaan ufahmay ustaad mahadsanid 👍
Mansha Allah keep going macalin
Mafahmin ustaad
Masha Allah
msh Allah
Masha allh Macanin
You have given us a good example
Macalin saciid so badi
Anigoo joogaa jarmalka ayaa ku daawadada waanad i caawisaaa
mancha allah waan kugu dhiri galinayaa inad halkaa noga sii wadid ustaad
ما شاء الله
Masha allah wllhi waa cajiib
Walhi waan faaiday mahadsanid
Allaha kurt xifdiyo
Aaamin wll dhamaanteen.
2024
sax waye
Aad ban uga helay aniga sida wax u wadid mash allh
Asc macalin hadii xisaabta ewar loo dambeesiiyo kawaran
Maash Allah ustaad anaa ka mid ahaa xalay waxa yaabanaa Mar xitaa waxaan is dhahay armeey Isla ogaayeen numberada kkkkk balse caawa iga shaafisay aniga ilaaa 5 jeer ayaa kaligey qoray xisaabo kala duwan waana saxay dhamaan cilmigaaga alle hakuu barakeeyo ustaad qaaliya mahad sanid sidaada ku soco
Masha allaaah
Waaw
Ustaad Allah ku sharfo Waxan jaclanlaha xisabta Form 1 Square root by Factorisation iyo kuwa kale oo badan iyo integers Ustaad.kuwas no bilow Allah Ku sharfe
hhh hore usoco🙊🙆
2024😂😂😂 baan daawanayaa ku cayaadhay boowe waxkasta hadii la aamino waa dhici kadhaan😅😅😂😂
M.a
Kkkkk maasha Allah
Anu hadaan dawanaya
2024 Fiirsanaa😂
2022 daawanayaa wlhii 🙆♀️
Asc
ustaad adigoo mahadsan xisaab sidaan oo kale soo qor si gaaban 364
456
Haa waad astaahishaa like .
🤐
Ki shalayna waan lasocday kan mantana wa ka war sugaya
Horay usoco
Waana sameyey
Xageese kaagala soo xiriiri karaa
Waad mahadsan tahay
😍😍😍😍😍😍
Thank you very màchy teacher
Number of digitska ma badin karaa ustaad
Haa intii aad rabto & wixii aad rabto waa qori kartaa
Ustaad waa ku mahadsan tahay, waxaad isoo xasuusisay waayo waayo iyo wixii aan isku xujeeyn jirnay 70 meeyadii.
Ustaad Mahadsanid
Lkn Suaal Ayaan Wataa
Hadii Tirada Qofka Uu Qorto Ay U Dambeyso Eber (0) Maxaa La Sameynayaa?
Tusaale 2140
4 ta ayaad 1 kasoo deensanee
Mid kale ogoow, 4 number ka badan ayaad qori kartaa sida 6747754 iwn, sidoo kale intaad rabto ayaad is hoos dhigi kartaa tusaale :
6747754
6747754
6747754
6747754
6747754
6747754
6747754
Iwm
Haddaan kaaga jawaabo waxay noqoneeysaa jawaabta:
66747748
Hadii ustaad. 0800 cml ka waran hee
Immisa tiro oo kale ayaad rabtaa in aad ku darsato, haddaad qoraneeysid 3 tiro, jawaabta waxaad ka dhigeeysaa ka hormari 3, kana jar 3.
Jawaabta waxay kuu noqoneeysaa 30797.
Ka dib raac tusaallaha uu ku siiyey Ustaadka,
0800
2555
7444
0002
9997
6578
3421
--------
30797
0 sidee yelee sxb
@@anascade7657 cafwan, haddaan ku fahmay.
Taas qashinkaa ku daree, macnaha 0, xisaabtaasi waa 800 kaliya
Haddii aad tiraahdo waa in 0 aan isticmaalo, markaad jawaabta waxay noqon sidii hore, waa haddaan sax u fahmay
Funne yel tihin😂😢😅
Ustaad farta waa yar yartahay mark a sex is shaqaynaysid Cadman kaamirada udhawsy
Mahadsanid
Mnzha Allah #Siciid Keep Going
4th
Math f4 mad so dhigtid saciid
Ustaadi kuwa dabe oo gadaal looga derayo waa ogaanay lkn afarta koobaad sidee loo xisaabinaa mxa yeelay adigoon heysan kuwa dambe ayaadba jawaabta iska sii qorataye
2024😂
Runti ma isdheheeni xisaap kudhufo ayaad parandoontaa lkn waxaa kaafaa iday waxpadan runti macalin aad iyo aad ayaan kugu mahadcelinayyaa macalin nolow intey nolol jirto markasta madaxa korkiisa ayaad ii saarantahy macalim
Siciid, ma reer Jowhar baad aheyd.
Xujadaan waa xujooyinkii aan isku xujeeyn 40 sanadood ka hor.
Waa saxafi reer jawhar ah.
Hadda ka hor ayuu baraamij wada qaadanay, isaga oo hargrysa ka yimid.
@@mubaaraksaney4812 Waan grty, xujooyinka aan ka daawaday halkaan 90% waa wax aan isku xujeeyn jirnay yaraanteennii ama qiyaas 76-78.
@@MohamedHassan-wu9ij
Bisinka wllhi caadi ma tihiin.
Ninyahow 2916ki in aan baraamij jaamacadda kqdisho qabatay, nin inoogu yimid in uu ahaa ayaan maleenayaa saciid, oo waliba dhanka Saxaafadda ah.
Reer jawhar ayaan ahay ayuu lahaa Saciidkaas, hargeysa ayuuna ka yimid.
Marka reer jawhar caadi ma tihiiin haddiiba aad 76- 78 aad isku xujeen jirteen
@@MohamedHassan-wu9ij
Mahadsanid wll.
masha Allah
maasha allah
Math f4 mad so dhigtid saciid
M.a ustaad