Bisle 2dii afrika meel soo saar wlkey allaha ku badiyo oo boqol hakaa dhigo waqti dambe ha dayicin 4tana buuxi oo farta iyo zalmona usoo noqo insha allaah
Bisle inaad hooyo farxad galiso waa muhiim sidaan ayaad ku qurxoon tahay nin akhyaar ah ahlu sharaf ah ayaad tahay tin dambe ha deysan maasha allaah 2dii weekba hal mar nasoo salaan si aan kuula faraxno cimri dheer caafimaad iyo farxad farabadan baan kuu rajeyneynaa
Nin balan ma leh Subxanallaah
Asc Bisle iyo Farta maasha allaah Alxamlilh wllkey qaali hadaad nabad qabto cadowgaa ha jabo caafimad iyo farxad baan kuu rajeynayaa
Ninkaan qooq badanaa gabdhoo dhan miyuu iskarabaa
Farta caadi iska dhib suuraha naga daa sidaad u welweleysay waan ogeyne oohinta waatey kaa dhamaataye bisle la,asntis abaar alle idinma kala qaado nabad allaha kusoo celiyo
Nin Somalia uf 😢😢😢
Bisle waa runtaa farta calooshey ka hurisay murugteda ayaan ka seexan waayey qiiq ey isku qarinee oohin wey ka dhamaatay 4tii cisho aad ka maqneyd
Bisle 2dii afrika meel soo saar wlkey allaha ku badiyo oo boqol hakaa dhigo waqti dambe ha dayicin 4tana buuxi oo farta iyo zalmona usoo noqo insha allaah
Bisle inaad hooyo farxad galiso waa muhiim sidaan ayaad ku qurxoon tahay nin akhyaar ah ahlu sharaf ah ayaad tahay tin dambe ha deysan maasha allaah 2dii weekba hal mar nasoo salaan si aan kuula faraxno cimri dheer caafimaad iyo farxad farabadan baan kuu rajeyneynaa
Uf dheeh
Somaliyeey ninkaan nabsi kama baqaaho miyaa war allaah kabaq ninyohow sidaan nool maha bisloow wale kuma daawadobhaddii aad farta xaaji dulmiyay war meshan kuudembeyso waan sugaynaa farta waad bahdishay war allaah kaqab waan waaqalad miyaa u sheegtid gabadha in aaday guursan rabin ceeb maja haddii aad kahelin. Caku nin soomali
Been loow. And. Beenleey