IELTS NALA DIYAARI 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @Abdi_Farah
    @Abdi_Farah 8 หลายเดือนก่อน

    IELTS academic iyo IELTS general Ma isku qaadan karaa Labada Shahaado

  • @hassanaliibrahim4513
    @hassanaliibrahim4513 21 วันที่ผ่านมา

    Courses kle macquul ma tahay inaad qabato walal?

  • @Adenmahad144
    @Adenmahad144 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my beloved brother when i watched your video this before inspired me to get the exam and i realy hope to take the exam in next 2months.

  • @Suheyb639
    @Suheyb639 2 ปีที่แล้ว +5

    ielts inagu wali maanan gaarin waxaan ku jirnaa barashada luqada gaara ahaan speaking oo aad noogu adag marka waxaan kaa codsaneenaa in aad in aad diyaariso course tasoo naga caawineysa in aan ku hadalno luqada mahadsanid.

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว +2

      Haye wllo insha allh taasna waan ku jira hawsheeda

    • @ismailyoung1639
      @ismailyoung1639 2 ปีที่แล้ว

      Sihaam intee ka diyaarisaa luuqada ma dalkaa mise dibada
      Muqdisho hadee tahay ii sheeg meesha

  • @FaadumoSucudi
    @FaadumoSucudi 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee lagu galaa itaxaanka

  • @FaadumoSucudi
    @FaadumoSucudi 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee laga barnaya ielts

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad nooshegtaa wall meelo naga caawinaya diyaarintiisa, thank you so much 👏👏👏.

  • @hajimedia286
    @hajimedia286 11 หลายเดือนก่อน

    Yuusufow wll hada corone ma jiro there fore IELTS indicator ma heli karaaa??

  • @abdiladifmohamedmuhumedabd9107
    @abdiladifmohamedmuhumedabd9107 2 ปีที่แล้ว

    IELTS edicator ma waxa uu raacsanyahay
    general mise Academic

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp hadaan mid kaa codsado waxaad kasoo warantaa fursadaha Canada lagu tagi karo xaga wax barashada iyo dhinacyada kalbo tii kuu fudud

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 2 ปีที่แล้ว

    notion member ship maka noqon karaa 😂😂😂 waan xiisaynayaa note kaagee

  • @AyuubTech143
    @AyuubTech143 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha 'Alllah USTAAD rabbi haku barrakeeyoh xaqiiqdii wax badan ayaan kaaa faa'iidey anh waana rabay barnaamijkan xogtiisa oo dhamaystiran.

  • @bareamin2148
    @bareamin2148 ปีที่แล้ว

    Meqa malin ayu socona imtixanka?

  • @ahmedabdi4571
    @ahmedabdi4571 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid macalin sare course daas ani safka hore baan kaga jiraa waa sugi kari la ahay.

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 2 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco bro nolosha kuma xumeyso

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Noloshu kuma xumayso wll

  • @mowlidhussein8153
    @mowlidhussein8153 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Masha Allah.
    Waan ku jiraa howshan , writing testk 1 Ayaan dheemay ,lkn waan jeclaanlah inad bilowdo.

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Insha allh hhaye wllo

    • @idilahmed8394
      @idilahmed8394 2 ปีที่แล้ว

      Xabiibti bal wax information iga sheeg

  • @mohamedfarah1326
    @mohamedfarah1326 2 ปีที่แล้ว +1

    jazaka allh noosoo dedeji macalin wax kasta diyaar baan la nahay

  • @wiilsoomaliyeed7189
    @wiilsoomaliyeed7189 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio qofka Somalia joogo siduu u diyaarin karaaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Online course mid baan isbuucaan bilaabayna hada xiisaynayso waa kugu darayaa.

  • @bashiiringiriis1961
    @bashiiringiriis1961 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done bro

  • @abdiselamhassan1989
    @abdiselamhassan1989 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro. InshInshaAllah wan kafaa iidaysnaynaa

  • @blackali5439
    @blackali5439 ปีที่แล้ว

    I sweary to my good

  • @skillsharingchanell3102
    @skillsharingchanell3102 2 ปีที่แล้ว +3

    Be ready insha allah

  • @haifamoha7140
    @haifamoha7140 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll Cambridge ma isku mid baaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Haa wllo

    • @haifamoha7140
      @haifamoha7140 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll haa sax waxan jooga puntland wxaan rbaa ina dhinaca ku hdalka iyo dhegysiga iga caawiso
      Waxan ahy arday bilow ah sndkaan jamcdaha garowe oo lga hirgaliyey barnaamijka Cambridge university

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      @@haifamoha7140 masha allh insha allh wan kula shaqayn

    • @haifamoha7140
      @haifamoha7140 2 ปีที่แล้ว

      Wll shahaaadada ielts ma mudo kooban bay shaqeysa mise wa wax inta noolahy i anfacyso oo ii shaqenyso bal dhinacas information igasiii

  • @mumtazabdi5261
    @mumtazabdi5261 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks a lot for this video🌹

  • @somaaligirl9542
    @somaaligirl9542 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash lllh ustaad yusuf shukran

  • @ugbadbbarre4749
    @ugbadbbarre4749 2 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco hno yusuf shire.

  • @hassanmohamedbwana-mx9cb
    @hassanmohamedbwana-mx9cb ปีที่แล้ว

    Ina somwa wapi

  • @lailaabdiwalimusse557
    @lailaabdiwalimusse557 2 ปีที่แล้ว +1

    Diyaar ina Abdiqaniyow

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว +1

      Hue huno facebook ama instagram iga so qabo

  • @naciimaahmed3927
    @naciimaahmed3927 2 ปีที่แล้ว

    Walal waxaad isheegta qaybaha u ka kobanyay qaybteeba u adkayd

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Qofkay ku xirantahay qofba qayb baa ku adag ani writing ka igu adka

  • @ladanjama9119
    @ladanjama9119 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allh habo horay usoco

  • @cabdikafiraage2238
    @cabdikafiraage2238 2 ปีที่แล้ว

    Acca global

  • @blackali5439
    @blackali5439 ปีที่แล้ว

    Bello

  • @aminamohamudnur6149
    @aminamohamudnur6149 2 ปีที่แล้ว +1

    keep going

  • @khadarabdillahi6018
    @khadarabdillahi6018 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks ustad my first time i got band 5 less than 1 month preparation, hopefully after four month i will take another chance.

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Insha allh best of luck

    • @mohamedali-ip5sx
      @mohamedali-ip5sx 2 ปีที่แล้ว

      Khadar abdulhi ma gashay saxiib

    • @khadarabdillahi6018
      @khadarabdillahi6018 2 ปีที่แล้ว

      May sxb wali fursad uman helin. Waxan rajaynaya December markasa break helaya.

    • @Asiya5309
      @Asiya5309 2 ปีที่แล้ว

      @@khadarabdillahi6018 qaabka iyo wadada aad marey ma igu caawin kartaa wloo plz

    • @khadarabdillahi6018
      @khadarabdillahi6018 2 ปีที่แล้ว

      Sxb hadi aad somalia joogtid waxa qasab ah inaad aado Nairobi ama addis halkaas ayay centre ku leeyihin wd booking garaysanaysa then date ka uun ilaasho.

  • @idilahmed8394
    @idilahmed8394 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlo wxan ku waydinaya ielet ma gali kara qof english biloow ah

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Wu geli kara lkn grade hoose buu ka keensan mrka inuu is dhisaa fcn marka hore