FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA l Q 20 AAD QOSOL, QISO IYO XIKMAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • FILM LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA WAA FILM MUSALSAL AH OO XIKMAD BADAN XAMBAARSAN ISKUGUNA JIRA QOSOL QISOOYIN DHAB AH OO KUSAABSAN NOLOSHA SOOMAALIDA IYO WAANO KU XIDHNOW JIGJIGA TUBE

ความคิดเห็น • 392

  • @deeqaahmed7206
    @deeqaahmed7206 7 ปีที่แล้ว +13

    Caruur agoon ah Ayaan koriyaaye like ta igu caawiya

    • @abwaanqorshetube2359
      @abwaanqorshetube2359 7 ปีที่แล้ว

      deeqa ahmed hhhhhhh caruurtu ma like tay ku koraysaa

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว

      deeqa ahmed 😂😂😂😂cuno makuu goysa like ta mise waakugu yartahay😂😂

    • @abdifatah-Yare
      @abdifatah-Yare 7 ปีที่แล้ว

      Faaladdii ugu waalida casayd intaan faalooyinka aqrinayay 😂😂😂😂😂😂😂.Odeyga ha iska habaarin 😂😂

  • @sagalmuseharun4192
    @sagalmuseharun4192 7 ปีที่แล้ว +10

    waaaw wayso gashay ani like ha isarina hada alle taqatin cudur like la iraa ba idinku dhacee haygu daaraanina

  • @xamdiomg5076
    @xamdiomg5076 7 ปีที่แล้ว +19

    kkkkkkkkkkkkk caawa adiga ayaaa ugu horeeya ayaan islahaaa lkn 151 ayaaa iga horaysa inta iga danbaysa hadaan ahay gabadh walaashiin ah liketa igu qabta dadkii layga beeroow

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 7 ปีที่แล้ว +29

    Ar ayaantan waan soo dahaa une cawa waan ini tugaa like ugu cawiyaaa

  • @Golahadhalinyarta
    @Golahadhalinyarta 7 ปีที่แล้ว +26

    Balaayo Ama il la'aatay Ama ilka dheeratay war islaantu dhib badana oo indha adakaa qofkii Like isiiyaw waynaw.

  • @yahyefilow2084
    @yahyefilow2084 7 ปีที่แล้ว +19

    Second like and comment.$$$$(100%)

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv 7 ปีที่แล้ว +17

    riwaayadaan aad ayaan uga helay waayo waxa ay ka hadleysaa dhibaato mar waliba taagan, waan jeclahay soomaalida jigjiga.

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 7 ปีที่แล้ว +20

    2nd waw..... viva my dadkeygii.
    Wixii asal DDSI AH LIKE Ha ila dhaafina

    • @Qalbi_holcay
      @Qalbi_holcay 7 ปีที่แล้ว

      DILEDHAYE TV hhh dhab iga dheh libaax.

  • @dhiiboodhalaalbeautysalon8817
    @dhiiboodhalaalbeautysalon8817 7 ปีที่แล้ว +18

    wllhi waan ku faraxsanahay laaqiya jabka ku soo socda nabsigii axmedba helaya xujada laga qaadaya sidii ay axmed guriga uga saartayba iyadana looga saaraya intii igu raacsan like ha igu boobaan😂😂

    • @cabdisalancilmi2232
      @cabdisalancilmi2232 7 หลายเดือนก่อน

      Kawaran 2024 ku soo jawabaayaa😢😢😢

  • @abdilahiabdi2367
    @abdilahiabdi2367 7 ปีที่แล้ว +10

    Omg wn soo dahay azxbta qaaliga ah pz like

  • @naimajama6370
    @naimajama6370 7 ปีที่แล้ว +4

    wixii isaaq eh like iisaara laaqiya waa taagersanahay

    • @cabdisalancilmi2232
      @cabdisalancilmi2232 7 หลายเดือนก่อน

      Og kawaran 2024 kuu soo jawabayaaa😢😢😊

  • @najmaali1067
    @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว +49

    Waaa wareeey wxn sheegayaa dhaboobaya bilahi laaaqiya balaha laga rifaayaa yacoo naaani nin iga dheh tlhi 😍😍 waxa iigu daran biinka dharka ee eng cabdisamad xidhay ku qoslay bilahi 😂😂liketa igu booba viva naani burcad burcad hore helay weye 😍😍😍😍😍

    • @hayaatali1705
      @hayaatali1705 7 ปีที่แล้ว +2

      horta like maxa laga hela pls iisheega kkkk ma lacagba laguqata

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว +2

      xayaat Osman. Anigu wxn ka helo wad yaabi kuwo aan zhp nahay oo caraban pizza kaga cunaa dadka kale mooyaan ma ogi😂😂😂😂🍕🍕🍕😃😃

    • @mahamedismail1037
      @mahamedismail1037 7 ปีที่แล้ว +1

      Najma Ali hhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @susuumoha6879
      @susuumoha6879 7 ปีที่แล้ว +1

      Najma Ali kkkkk sheekadu haday si fiican u socotaa 😂😂😂

    • @laqanyojacayl9580
      @laqanyojacayl9580 7 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk najma mooryaansanaa ma laaqiyaa wax u aha

  • @filsanbby6431
    @filsanbby6431 7 ปีที่แล้ว +9

    Bismillahi rahmani rahim wax oo dad gormey iga soo hormaren subxanka

  • @yussufmohamed1056
    @yussufmohamed1056 7 ปีที่แล้ว +12

    caawa Marti ayaan idiin ahay ee like igu soo dhaweeya plz

  • @aamindayl1604
    @aamindayl1604 7 ปีที่แล้ว +16

    inta miskiinka dhuuban tageersan
    like ta soo buuxiya
    cawa dayrka ayuu kaso dhacay kkkkkkkkkk

  • @user-ib4vn7rm3t
    @user-ib4vn7rm3t 7 ปีที่แล้ว +9

    cawa anaa ugu horeeyo like ii saara inta iga danbeso 😂😂😂lol

  • @John-wq9zr
    @John-wq9zr 7 ปีที่แล้ว +98

    Gabdha film Ka atariishada ka ah qurx bdna intii ila aragtay like igu qbta sn idin ogaado

    • @anasmaxamed7789
      @anasmaxamed7789 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhh sxb raali noqo waa xaas kaygii isha baxarka ugaas aad howgu masquulin

    • @لاحكمالالله-ش1ص
      @لاحكمالالله-ش1ص 7 ปีที่แล้ว

      pogba pogba tee ka wadaa martay laakiin dibi hade e is caateyn lehee d

  • @badriabihi248
    @badriabihi248 7 ปีที่แล้ว +5

    Axxx Maryan Iyo Axmed Wanagsana Mashallah 😭❤

  • @faizacadey1000
    @faizacadey1000 7 ปีที่แล้ว +1

    Alle laqiya ninkii dililahaa ayaa imaday into laqiya ila neceb like ta ha isero

  • @samiyahusein4613
    @samiyahusein4613 7 ปีที่แล้ว +14

    hala hala like mafadow yaa ariite laqiya 😍😍😍

    • @dosaadosee8627
      @dosaadosee8627 7 ปีที่แล้ว +1

      Qn Saam Ariirow mafadahee😁

    • @tamaantamaan4254
      @tamaantamaan4254 7 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkok laqiyaa wa lagala danbayndonaaa dds

  • @hilwaanahassan5444
    @hilwaanahassan5444 7 ปีที่แล้ว +9

    4qeybaa hadhay arsi laaqiya loogali doono hhhhhhh liketa lasheegaa ar igusoo dara

    • @asmalaki747
      @asmalaki747 7 ปีที่แล้ว

      Yackoo naana nin iga dheh

  • @soomaalibaanahay7310
    @soomaalibaanahay7310 7 ปีที่แล้ว +66

    Iyaaa. like like yaaa soomaali ah bal somalinimada inan ficil kuhelan eegaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @iamsomali4620
      @iamsomali4620 7 ปีที่แล้ว +1

      soomaali baan ahay hhhhhh somalinimo aya nu kugu siinay nio

    • @soomaalibaanahay7310
      @soomaalibaanahay7310 7 ปีที่แล้ว +1

      I am Somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisalancilmi2232
    @cabdisalancilmi2232 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ismuu jiyaa dadkaa 2024😢😢😢

  • @saami5777
    @saami5777 7 ปีที่แล้ว +31

    Dadkan Ma dhexseexdaan waaiga yaabiyeene hh

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว +1

      sadaam Husein waaa hurudnaa xagana gurigayaga ah😂😂😂

    • @saami5777
      @saami5777 7 ปีที่แล้ว

      Najma Ali hhhhhh Wlhy waa idiinka yaabay 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว

      sadaam Husein adna kusoo biiir darbi jiifta reer youtube 😂😂😂

    • @saami5777
      @saami5777 7 ปีที่แล้ว

      Najma Ali 🤣🤣🤣🤣🤣 🤣🤣🤣🤣Wlhy waa shidantihiin TH-cam Jiif waa in Aan Bustaha kuso Ag dhigtaa 🤣🤣🤣

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว +1

      sadaam Husein. Haaa hey welcome to darbi jiifta youtube ka wlloh 😂😂😂😂😂

  • @qalihquruxleey9433
    @qalihquruxleey9433 7 ปีที่แล้ว +16

    qofki kowad like azxpta

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว

      Hayat Saed. Meesha like badan hadii lagu siiyo maxa helaysa ani waxba ku hayaaye😂😂

    • @qalihquruxleey9433
      @qalihquruxleey9433 7 ปีที่แล้ว

      Najma Ali muamuz

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว

      anigu cawa ayan nacy maryan iyo axmed ba sa hoyaded aya habarta ilkaha dheer lagu dhahay habartina wy dhunka dy iyado hoyaded caysy alla nagtu doqon sana axmed su rabay ayu halay

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว

      guriga axmed iyo maryan aya lagu shaqa gynaya hadhaw na xujada wy qadanayan shirkada aya la waragi alla laqiya in kaar aya kudhacdy yahu isma og gurigi bay golaysa

  • @NasserAhmedIlwad-jb7vq
    @NasserAhmedIlwad-jb7vq 7 หลายเดือนก่อน

    Gigjiga lovely place i wanna go there in summer love u from Djibouti 🇩🇯 💕 💖

  • @saharakoslaye5734
    @saharakoslaye5734 7 ปีที่แล้ว +24

    Woow manta cidi igama horeyso welcome asxabta we love ❤️ u

    • @saami5777
      @saami5777 7 ปีที่แล้ว +2

      Sahara Koslaye Bahalka baayo miya Dhex jiiftay waaiga yaabise

    • @fadumoabdi1966
      @fadumoabdi1966 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahara Koslaye thanks sister

    • @yusufxamud1866
      @yusufxamud1866 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahara Koslaye hhhhhhhh
      ar maye wn ka kulmay un lph

    • @saharakoslaye5734
      @saharakoslaye5734 7 ปีที่แล้ว

      Yusuf Xamud 😂😂😂😂😂😂👍👍👍

    • @saharakoslaye5734
      @saharakoslaye5734 7 ปีที่แล้ว

      Famine Abdullahi u very welcome quruxey thanks 🙏

  • @yusufxamud1866
    @yusufxamud1866 7 ปีที่แล้ว +6

    hhhhhhhh
    like ta igu qabta cawa ana so hormaye

  • @maxamedcabdiqaadir9526
    @maxamedcabdiqaadir9526 7 ปีที่แล้ว +2

    Car yaa caawa iga horeeya

  • @shukrixuseen5989
    @shukrixuseen5989 7 ปีที่แล้ว +7

    Oh no wa ncy maxkada an dhamaaaan Ted's kle plz sida odhan ad uso rajinesan inoga so dhaweeya

  • @ahmedmahamedahmed8313
    @ahmedmahamedahmed8313 7 ปีที่แล้ว +2

    laaqiyo waaba weeseysataa miyaaa ooo salaada ayey isku diyaarisaaa hhhhh xumaata filmka Lee waa funny wlhi #like Ku qabo

  • @hafsaabdullahi4256
    @hafsaabdullahi4256 7 ปีที่แล้ว +10

    But any way im so happy cant wait to watch part 21😂😂😂😁

    • @hafsaabdullahi4256
      @hafsaabdullahi4256 7 ปีที่แล้ว

      Wn sameeye wllo

    • @Suldan8587
      @Suldan8587 7 ปีที่แล้ว +1

      Hafsa Abdulahi 😂😂😂😂😂😂😂 me too.

  • @umanajmanajiib1014
    @umanajmanajiib1014 7 ปีที่แล้ว +14

    Laaqiya kii dililaha ba yimid nabsigay Ahmed kagashay baa kuwareegaya😂😂😂😂

  • @brokiiaden7604
    @brokiiaden7604 7 ปีที่แล้ว +1

    habataaa ilkahadeer kulahaaa yabyabkis ----- ya isodaweynayooo jigjigaa soarkirabaaaa walikey somaliyaaa ma araaag from USA

  • @axmedabdulahikabsool5454
    @axmedabdulahikabsool5454 7 ปีที่แล้ว +37

    Ruxiii 104 ayaan ahaye ha laisiiyo like badan asxabay reer dhaxbuurna waa ahaye

  • @khalidmuhe9825
    @khalidmuhe9825 7 ปีที่แล้ว +5

    caawa ayadba moodaa in aan soo dansaday wax yar ee inta iga dambaysa igu dhaafa👍👍👍

  • @hamdamohamed1222
    @hamdamohamed1222 7 ปีที่แล้ว +3

    Yackoo Naana Wuu Kaso Matajinaya Laaqiya😂Wixii ay Axmed ku samaysy oo idil Hadaa laga Jarayaa.

  • @sumayamaxamed8754
    @sumayamaxamed8754 7 ปีที่แล้ว

    Filinkan waxaan jeclaan laha inla kordhiyo oo la soo daayo habeen kasta waayo xiiso gaara ayuu leeyahay asal wlhi axsan filin somali liketa iisara intii igu raacsan

  • @John-wq9zr
    @John-wq9zr 7 ปีที่แล้ว +25

    AR CW nasib badniyaa qofki 13 an ahy hye hee isugu key soo dar Dara like 😂😂😂😂

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 7 ปีที่แล้ว +6

    Markey sheego gudubte warku gaaray dariskee goonyaha magalada dadku ugu garamayay laqiya wa gadedii

  • @nimcoawil8423
    @nimcoawil8423 7 ปีที่แล้ว +15

    jacylkan kulaylka kugadhny kulahaa 😂😂😂

  • @carabeyshariif9357
    @carabeyshariif9357 7 ปีที่แล้ว +10

    reer jig jiga fadlan dhibka naga dhafa haBen walbo noo soo daya hadii kale naga dhafa noh

  • @ahmediise5284
    @ahmediise5284 7 ปีที่แล้ว

    Like ta maxay sheegtaa war hedhaha habarta laaqiya u codeeya she is the star of this movie wlhi

  • @khallosomalilander7157
    @khallosomalilander7157 7 ปีที่แล้ว +2

    Ethopinku 2009 ayay Soo socdan halka aan 2018 imika galayno Sidaa Aad nooga danbaysan nooga danbeeya awoowgiin la Gubye 😂😂

  • @jannahibrahim5578
    @jannahibrahim5578 7 ปีที่แล้ว +4

    Yakhay inti filmkan ka heshay haygu qabato

  • @hafsamm1641
    @hafsamm1641 7 ปีที่แล้ว

    Sadaam Husein hhhhhh wlh wadigaqoslisay like

  • @abdurazagbare6342
    @abdurazagbare6342 7 ปีที่แล้ว +4

    Waad nagu raajiseen qaybta labatanad hhhhhhh dawosho wacan

  • @WJGaab
    @WJGaab 7 ปีที่แล้ว +3

    Nice movies

  • @AyanAhmed-ql8lb
    @AyanAhmed-ql8lb 7 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh wale xaley ayuu ugu macana haddi laaqiya la so galey gurigina laga qaadayo daba ka baya...like 😅

  • @جنتالدنياءياامي
    @جنتالدنياءياامي 7 ปีที่แล้ว +7

    Mxkamadu ma dhamanayso ish!!!

  • @Wizzyak
    @Wizzyak 7 ปีที่แล้ว +2

    bal suaal aan idinku darsado caawee Like tu mxY tartaa walloyaal iisheega bal plz

  • @hodanina1434
    @hodanina1434 7 ปีที่แล้ว +11

    waan yaaby habeena ugumaaan horen lkn cawa wxn ahy qodka 15

  • @channelkeenamaanta4673
    @channelkeenamaanta4673 7 ปีที่แล้ว +8

    Hala hala hada la is haya laqiyo wac badan daadd laqdabeysaay hada ayadan la laqdabeen raba ayadanaa😂

  • @mohamedgabow2452
    @mohamedgabow2452 7 ปีที่แล้ว +1

    Like yaa aqee

  • @safiyoahmed9245
    @safiyoahmed9245 7 ปีที่แล้ว

    Walee laaqiya godkeedaa biyo ugu soo galeen mid nahaab ah ayaa helay

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 7 ปีที่แล้ว

    Alla necbiyaa jaad iyo sigaar illaahayow kamadoobee oo uriso usaar

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Axmed iyo Maryan nabsi bax ayey heleen. Laaqiya gabadheedii labad ayaa baa'binaysa

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
    @hazzanmohamedpaapapoolito9862 7 ปีที่แล้ว +10

    Horta arinta maxkamada wiilka yar sanad iyo dheerad miyuu socday
    Ileen axmed marky laaqiyu guriga kaqaaday waxaa kaso wareegay
    Hal sano intaazba kiisku wu socde

  • @ahmedaar1047
    @ahmedaar1047 7 ปีที่แล้ว +6

    Dadku laaqiya jecla 1252 aya iga soo horeysey heheh

    • @ahmedaar1047
      @ahmedaar1047 7 ปีที่แล้ว

      Laqiiya

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Aar alle sodoh fcn halaga dhigo laaaqiya one love 😍😍😍

    • @ahmedaar1047
      @ahmedaar1047 7 ปีที่แล้ว

      Najma ali . Bisinka wad habartameysa wllo

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa musalsal wanaagsan oo dad soomaaliyeed ku dhiiradeen kuwa carabaha & hindida aanba ku dawaqnee

  • @cabdirhmnjaama4605
    @cabdirhmnjaama4605 7 ปีที่แล้ว +1

    caawa Wa Ikan Liketa Igu Qabta 😍Jigjiga Is My Home Malin Dhawayd Ayaan suuqa Ku Arkay Laaqiya anayba Qosolka IGA dhamaysay One Love Ddsi😘

  • @samiirnuurmataan
    @samiirnuurmataan 7 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii Like bee wadaraadinayaan 😁😁😁😁😁

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 7 ปีที่แล้ว

    Laaqiya haday dad soo dhibtay yackoo baa iyana dhibaya hhhhhh liketa igu qabta

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh first viewer ya igu hysta

  • @ummubahja3867
    @ummubahja3867 7 ปีที่แล้ว +20

    Maxkamadii aan necbaa bey kubilabeen yahuu

    • @muscabmascuud8649
      @muscabmascuud8649 7 ปีที่แล้ว

      muslimah queen hhhhhhh

    • @muscabmascuud8649
      @muscabmascuud8649 7 ปีที่แล้ว

      haa wanba nacay qudhydu

    • @hiboabdinasir8494
      @hiboabdinasir8494 7 ปีที่แล้ว

      muslimah queen
      Hhhhhhh wlhi waad iga qoslisay😂😂😂😂

    • @ummubahja3867
      @ummubahja3867 7 ปีที่แล้ว

      Haa wan necbahay maxkamada halmar hanaga dhameyaan iyada iyo hesta lagubilawo waqtigiba ayaga qeybsaday

  • @abdinasirfarah566
    @abdinasirfarah566 7 ปีที่แล้ว +1

    Alla dadkan comments ka bixinaya maxaan nacay ee like ta iyo maalaa yacniga daldalaya

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว

      Abdinasir Farah wlloh qali intay qabyaalad la tagnaan lahayeen iskadaa like ta haynoo guraane sow samaha wll😍😍😍😂😂

  • @somaliqueen1553
    @somaliqueen1553 7 ปีที่แล้ว +5

    war hada Leeba Soo dhacde xage tagneden waa yaabe shaqada dhan TH-cam miyaa😂😂😂😂😂😂

  • @nurmohamud614
    @nurmohamud614 7 ปีที่แล้ว

    Like ta maxaa laga helaa bal aan arkee dadku waxay ka faa idaane bal like dhaha wlhi waan garan wayey lake igu qabtaa socota maxaa laga faa idayaa

  • @tayasiiroday7564
    @tayasiiroday7564 7 ปีที่แล้ว +1

    Wooow cawa way shidanty laaqiyi

  • @hananjamac5822
    @hananjamac5822 7 ปีที่แล้ว +1

    like tan bal waxa lagu arkay aan so arko ana maante bal like ta igu qabta ana kkkk

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 7 ปีที่แล้ว

    i liked wiilka heesaya codkiisa inanka hala ii doono lolz

  • @RahmaMDeria
    @RahmaMDeria 7 ปีที่แล้ว +4

    Bisinka reer is dabayaac Gacanbaan idiin taagay Meesha maad dhexseexatan

  • @WJGaab
    @WJGaab 7 ปีที่แล้ว +4

    Sifiican loo jilay

  • @bojaliyareofficial1528
    @bojaliyareofficial1528 7 ปีที่แล้ว

    Inta ilanacada maxkamadan aan dhamanayn like ha isaarto intakalana comment haka bixiso yaab

  • @saharakoslaye5734
    @saharakoslaye5734 7 ปีที่แล้ว +9

    ☝️

    • @yusufxamud1866
      @yusufxamud1866 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahara Koslaye zxp ana ka so hore maray

    • @saharakoslaye5734
      @saharakoslaye5734 7 ปีที่แล้ว

      DILEDHAYE TV wahoran kusaray wallo

    • @saharakoslaye5734
      @saharakoslaye5734 7 ปีที่แล้ว

      Yusuf Xamud wan irkay quruxey thanks 🙏

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh
    Ninka binka dharka
    Muxu dhagta ugu xirta

  • @ayaannuurka9396
    @ayaannuurka9396 7 ปีที่แล้ว +1

    Habartii laaqiya walasoo galay xujada halga wareejiyo horta markaasaa waryaalaa

  • @iimomo623
    @iimomo623 7 ปีที่แล้ว +11

    Dadku horta may u dhex hoydaan TH-cam hhhh

    • @John-wq9zr
      @John-wq9zr 7 ปีที่แล้ว

      Iimo Mo hhhhh dhulka wllhi mooji bl weydi

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 ปีที่แล้ว

      Iimo Mo haaa darbi jiif youtube wala yahay adna iskagasoo biiir😂😂😂

    • @iimomo623
      @iimomo623 7 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @abdirahmanmohamed8422
    @abdirahmanmohamed8422 7 ปีที่แล้ว

    Filim kaan aad ayaan uga helay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 ปีที่แล้ว +1

    Alla Laaqiya jacket kii blue ahaa E ay kiikale aykunacday
    Ayuu kanasitaa 😱

  • @queendagan2359
    @queendagan2359 7 ปีที่แล้ว +1

    Like un baa lagu hayaa ma like baa ladawan mise filimka yahuu

  • @zakiosman9452
    @zakiosman9452 7 ปีที่แล้ว

    Ar caawa waan Ka dahay asxabeey ar filimka inta maxkamada yaa Ka saara waan ku cajisnay ee

  • @نجحمحمد-د6ج
    @نجحمحمد-د6ج 7 ปีที่แล้ว

    Alaa hoyo mcn igadhe 😍😍

  • @absameosman9113
    @absameosman9113 3 ปีที่แล้ว

    Walai gawadan Maryam, Ahmed wakuheystay.... ManshaAllah Ahmed hoyadisa walai wa ehel jano

  • @laylamaxamed1309
    @laylamaxamed1309 7 ปีที่แล้ว

    Kkkk walahy waa funy qeybta 20 aad igaga soo dhaqsada qeybta kale

  • @cumarhassan9077
    @cumarhassan9077 6 ปีที่แล้ว

    Riwaayad xaqiiqda
    Katurjumaysa
    Waxa aad u malaysaa in ay laaqiya waayuhu ku daba rogmadeen
    النجم الدرامى
    AHMED!!!!!!!!!!

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 7 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh alla Nani Ragsanaa walaahay Laaqiya Xujadii wuu kaqaadayàa intuu gabarteeda u'adeegsaday hhhhhhhh Qofkii Nabsi gurtaà wallee waa udanbeetaa inta nani taageersan like igu Qabta

  • @geediebla9923
    @geediebla9923 7 ปีที่แล้ว +4

    Wa jeceelki aan kuleeylka ku gaadhnay kulaha hahahaaha

  • @iskufilan2235
    @iskufilan2235 7 ปีที่แล้ว +1

    Acuudiyow waligey intaa #Jaad arkayey kan camal ma'arag dhirir badanaa

  • @نجحمحمد-د6ج
    @نجحمحمد-د6ج 7 ปีที่แล้ว

    2 ciisho ayaa lagu tajiray😍😍

  • @MsAbdikadir
    @MsAbdikadir 7 ปีที่แล้ว

    Wooooow

  • @xayaadaxmed4408
    @xayaadaxmed4408 7 ปีที่แล้ว +1

    yackoo nana nin nool baalahuu ka rifayaa laaqiya

  • @samawade282
    @samawade282 7 ปีที่แล้ว +3

    Film kan waa mid lala dhacay Wle
    Because 25 minute keliya Ayaa waxa la soo xariiqay 86 comment ah

  • @ismahaan8117
    @ismahaan8117 2 ปีที่แล้ว

    Waa wareey

  • @honeyfarah1507
    @honeyfarah1507 7 ปีที่แล้ว +5

    filmkan wankuheysta runti

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 7 ปีที่แล้ว

    11 yes

  • @hafsaabdullahi4256
    @hafsaabdullahi4256 7 ปีที่แล้ว +4

    Im almost the last person to watch !😖😖😖😖

  • @faysalmaalim3637
    @faysalmaalim3637 7 ปีที่แล้ว +2

    qeybta maxkamada,waa laagu cajisaya

  • @hafsaali2986
    @hafsaali2986 7 ปีที่แล้ว

    uf rer jigjiga iyo qaad cun badnaa

  • @nimceeyanimceeya3360
    @nimceeyanimceeya3360 2 ปีที่แล้ว

    Islaantii mucjisada ahayd ee ilkaha dheerayd waan ku qoslay walaahi hahahahha