و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته. اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. ❤❤❤❤❤❤
Isago awlad iyo xaas wanagasan iyo maal haysta ayu sino ku dhacay hadana markale aya janis la siyay oo ay uso noqotey lkn nasib xumo khatumo xumo iyo fadexad ayu ku danbeyey kagasidaran cadiwgisi wa ka argostey soubhannallh
Wiilkani nimcadii Allah siiyay, lana rabay in uu uga mahad celiyo waa garan waayay.waxaa uu sameeyay wixii laga xarimay.wuxuu ku gafay xaaskiisa iyo ehelkiisaba. Waxaan tilmaami karaa ninkaas in uu ahaa shakhsi daciif ah, aan lahayn go'aan qaadashadii laga rabay ninka raga ah. Hooheey ciil iyo waay; u fiicnaydaa in uu waji xun tuso si' yasitaan ku jirana runta wajiga ugaga dhufto.Caku nin jilicsan. Gabadha Humaam ah iyo ninka Cali ah waxay ahaayeen laba shakhsi oo aad u degan, waxayna u fikireen si' caqliyaysan,waxayna ku guulaysteen in ay si'nabad ah uga dhexbaxaan dhibaatadii ay sameeyeen labadoodii lamaane ee liitay. Duqa ing.Emen wuxuu ahaa xaasid, taas ayaana ku xambaartay in uu dhager iyo dhiig bani aadam galo if iyo aakharana ku khasaaro.
@@Hafsabilanqis xafsy abyy beri wa malintii dhar dhaqowga muqalo iga so dhis kuwas igu caawi anku waheshadee slada sbx san ugu fadhista cishihii kabaa dhankaga iso dhis dee 😀😘
Dee waxaa umaleynayaa inuu isdhahay in gabadha kaleutagtey oo iney diideydo in albaabka qeylidiusu in lagu sookaco diideydo ma asaa og naagta kale iney gurigeeda kamaqantshsht lol
Qofki 1aad
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Deg deg badanaa ma shaydaan baa
Xagay durba isugu faraxasheen subxaanallaaah
Scw❤❤❤
❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
Scw Scw scw scw scw Scw Scw Scw scw scw
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Subxanalah illahayow sinan kamagan galnay nagaha cararbta maxa gogol dhaf ku saliday subxanalah
Ws wr wb afka ayaa juuqda gabay naagaha waa fidno Subxaanallaah aniga naagaha carabta waan ka nixijirey markii la dilaayo ileen naagahaan oo kale baa ku jiro bada hal malaay ayaa qurmiyo Allaahumagfirlanaa team Hafsa waan idin salaamay
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته. اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. ❤❤❤❤❤❤
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey sharafeey hafsa bilaneey
Isago awlad iyo xaas wanagasan iyo maal haysta ayu sino ku dhacay hadana markale aya janis la siyay oo ay uso noqotey lkn nasib xumo khatumo xumo iyo fadexad ayu ku danbeyey kagasidaran cadiwgisi wa ka argostey soubhannallh
Hafso horey usoco wlashyy
Wcs ❤
Sallahu caleyhi wasalam ❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
xabsa aad baada u mahdasantay qisoyin cajiiba ah ayaa noso xusha ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Mushkilada oo dhami waa quruxda
Scw scw
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Naagu xog badana jaran jaro aa acudubilaah minashaydhani rajiim waa nin wabax ah
Wiilkani nimcadii Allah siiyay, lana rabay in uu uga mahad celiyo waa garan waayay.waxaa uu sameeyay wixii laga xarimay.wuxuu ku gafay xaaskiisa iyo ehelkiisaba.
Waxaan tilmaami karaa ninkaas in uu ahaa shakhsi daciif ah, aan lahayn go'aan qaadashadii laga rabay ninka raga ah.
Hooheey ciil iyo waay; u fiicnaydaa in uu waji xun tuso si' yasitaan ku jirana runta wajiga ugaga dhufto.Caku nin jilicsan.
Gabadha Humaam ah iyo ninka Cali ah waxay ahaayeen laba shakhsi oo aad u degan, waxayna u fikireen si' caqliyaysan,waxayna ku guulaysteen in ay si'nabad ah uga dhexbaxaan dhibaatadii ay sameeyeen labadoodii lamaane ee liitay.
Duqa ing.Emen wuxuu ahaa xaasid, taas ayaana ku xambaartay in uu dhager iyo dhiig bani aadam galo if iyo aakharana ku khasaaro.
Talo cibra qaadasho wixii aan ka baray halkan;
1- In aad Rabib uga mahad-celino wixii nicmo ah ee uu ku siiyay; sida Aqoon, Shaqo, Xaas fiican, xoolo iwl. mahad-naqa Allah waxaa kow ka ah inaad qaadato wixii uu faray wixii uu kaa reebayna ka harto.
2-In aadan indhaha la raacin wixii Allah siiyay qayrkaa; sida Aqoon Qurux Xoolo Xaas iwl.kuna qanacsanaato wixii haysato.
Asalaamucalaykumxafsaninkaasiwuxuuahaadaciifdhaafdhaafraganimadiiiyogoaankiiragulahaabuuceebeeyaynaagtaasimarkaygaraacdayalbaabkwaxaakagafilnaydhadalkululiyoinuukarbaasho
yacnii la.isku farxashay kulahaa😂😂😂alla tanaa nagta waxa haayo mayaro wlh😂 darbi ka boodaa😮
Martanay waa ku salamay korka goso caadiya mohoo 😂
@Hafsabilanqis wan ka qaday mlpy 😂wlh saan.u qoslay lee funny thy
@@Hafsabilanqis xafsy abyy beri wa malintii dhar dhaqowga muqalo iga so dhis kuwas igu caawi anku waheshadee slada sbx san ugu fadhista cishihii kabaa dhankaga iso dhis dee 😀😘
Inshaallah xabibti waan so dadalayaa waxaa jirto qiso dheer oon qebtedi kale sugayo markan sodiyariyo aan so galinaa ♥️🥰🫂
@Hafsabilanqis insha allah
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Caaqiba xumada macaasidaa waa taa natiijadii zinada xaranta ah
Waxa dhishey naagti Cali
Gabadhaa dishey markii lafurey ayaa uga boodey inuu guyrsado kadibna isdhaafsisey
Dee waxaa umaleynayaa inuu isdhahay in gabadha kaleutagtey oo iney diideydo in albaabka qeylidiusu in lagu sookaco diideydo ma asaa og naagta kale iney gurigeeda kamaqantshsht lol
Asalaamucalaykumxafsahaawaaruntaaoowuxuuarkiwaayaygurixaalahiyogabadhxalaalahiyocaruurcaruurxalaalahiimaanalaauurbuuxshwaamaahmaahsomaaliyeedwaanacaqiidadasaxdahbiriigabiniaadamkuwwwaaiimaan❤😂🎉😢